Daawo: Khudbadii Lagu Xidhay Xildhibaan Maxamed Abiib ee Imaaraadka Carabta

  Рет қаралды 99,381

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

Күн бұрын

Пікірлер: 254
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Maasha Allah Illaahay shacabka Somaaliland ee muslimiinta ah ha mideeyo Viva Xildhibaan Mohammed Abiib Down Ehlunaar Muuse biixi iyo Axmaarada ka so horjeeda.
@IsmailSuleyman-ur8jh
@IsmailSuleyman-ur8jh 2 ай бұрын
Abiib mansha allah kkk waad asiibtay
@halimamohamed9615
@halimamohamed9615 Ай бұрын
I love you Mohamed Abiib. Guuleyso.
@Dhamays
@Dhamays Ай бұрын
Thnks
@rukia-s6y
@rukia-s6y 2 ай бұрын
masha allah
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 Ай бұрын
Maxamed abiib e libero è verrò siiii❤✌✊💃🏼💃🏼💃🏼💃🏼💃🏼💃🏼🤲👒
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 ай бұрын
Ninkii reer kiisii dayacay ayaa iska dhigaa ya nin dumarka la shaqeeya
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
💛
@osmanhersi9905
@osmanhersi9905 2 ай бұрын
Viva somaliland ❤️🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾
@kabxanley8499
@kabxanley8499 2 ай бұрын
Beesha dhexe waa inaad aqbashaan runta hadii kale Muuse iyo inta ku xeeran waxay Soomaliland y badalayaan Isaaqland. Hadii aad sidaas dooneysaan dee xirxira cidii aan aheyn Isaaq ee runta idiin sheegta, sida Maxamed Abiib!
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 Ай бұрын
#somalia uno oggi è domani kii kanaxoow naaafta waaaaaaàaaa yeeeeeeey!!!! Somalia sooooooomali baaaaaleeeeee eeeeeeei eeeeeeei 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤞🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✊.
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Mareexaan baay sheegen jireen 1988 waa cadowgii daarod soo raacay ee isaaqa kuxasuuqay gudauursi malaha aabihii baa kujirey
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Darood Baa Qalbada idin Jabiyay Bash. 33 sanno haddaanu xornimo idin siiinay xitaa Qalbadaanu idinka daganahay.
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
@@Cici_mimibdalka oodhan dagaal baanu idinkaga qaada isaaqoo 1500 oorag ah iyo daarood juudaan oo 18000 oo raga ayaanu idinka xoreeysanay wadanka. sayid maxamed cabdile ayaan kadiidney afweyne ayaanu ka diidney. isaaqu dhulkuu dagan oodhan daarood oo harti iyo absame ah baanu kanboobney car hadaad awood leedihiin naqa qaada. Somalia iyo somaliland waxaan saganeyn oo dhul booba waa goorma ciidan oyo hub huluz hadaydaan u haysanin dhulka inaad is ceebeeysaan horta daarood juudaan caqli haduu leeyahay reerkii wadanka kasaaray ee kenya iyo Ethiopia dagaal ku geeyey iskumuu ceebeeyey
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 ай бұрын
Siilwayn
@drkhadiija2781
@drkhadiija2781 Ай бұрын
​@@Cici_mimianaabad iga xerawdee maxaad ku hadli
@abdicash8787
@abdicash8787 2 ай бұрын
Jaamac xayawaan [jamac shabeel ] hala xidho
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 2 ай бұрын
11:12 bad iyo dhul la iibiyo laguma helo aqoonsi . Gantaalada muuse xanuujiyay mid ka mid ay waaye .
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
That is true kuwa Europe ka yimid iyo usa 🇺🇸 waa kuwa qabyaalda iyo burburka iyo dhaca Somaaliland ku wada.
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
WALAHAY KANI WAA GEESI . Ninkaan daalimiin tuug ah ayaa eryanaysa runtii Alle ha ka qabto
@AnazHandulle
@AnazHandulle Ай бұрын
Labada kan ladhahayo joog waa ciro
@AdanOmar-s1h
@AdanOmar-s1h 2 ай бұрын
Comentiga ayaan aqriyoo oromadii afsomaliga baratay soo qoraysa iyagoo iska dhigaya somalilander, 😅😅😅😅
@robleahmed2558
@robleahmed2558 2 ай бұрын
Adiga ma dhilooyinkii Habar Awal ay cashada ku wasi jireen baad tahay.Bal noo sheeg.
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 2 ай бұрын
Rooble sida raga u hadal waa run oromada afsomaliga baratey IYO xabashida ayaa dadka somali iskudira.Adigoon caytamin rayigaaga soo qor laakiin caydu ma fiicna.
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 2 ай бұрын
​@@mohamedabdillahi1960warye nacasyahow, reer Sheikh ISaxaq oromo iyo xabashi midna ma aha ee dan iyo gashanbuur ee Qadadweeynentu, Sangadhuudhida, ilma Afweeyne, ilma Baantuu iyo ilma axmed yaare isku soo duub wa Somali oo dhan iyo Isaaq, marka anaguu gashanbuurtayaduu wa Ethiopia, Israel...iyo cidwalba.... One love the Republic of Somaliland and the Republic federal of Ethiopia... ♥️♥️♥️♥️
@Ayaanlequrbo
@Ayaanlequrbo Ай бұрын
SNM tarikh deeda lama qorin iyada is qortay apti kuwa ka horeeya ku dalay adina waxba kama badali kartid froum somalilandernimo❤✊️
@Dhamays
@Dhamays Ай бұрын
Thnks
@caliducaale464
@caliducaale464 2 ай бұрын
Kalasaar Somalia iyo Somalia segegeryoow
@cumarlaki884
@cumarlaki884 2 ай бұрын
Adiguba qoraalka iska hubi Somali waa somaliye 😂😂😂😂
@AbshiroYaasiin
@AbshiroYaasiin Ай бұрын
Soomaali waa soomaali
@banadir5032
@banadir5032 2 ай бұрын
Maxamed abiib wuxuu yidhi SNM majirto awdal waxay utaqaan buuyidhi SNM argagaxiso markaa wadani wuu ku raac san yahay ama wuu ku raa xaysanayaa (ucid) marna may ogalaateen
@ShamsadiinGurane
@ShamsadiinGurane Ай бұрын
Geesi nacaysi heshay free insha allaah
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Dhamays media viva Xildhibaan Mohammed Abiib Maasha Allah Illaahay ha kuu siyaadiyo caqliga aamiin
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 2 ай бұрын
Ninkani runta uu sheegayo ayaa laguhaystaa maxaad runta usheegaysaa cajiib
@NaasirCabdiraxman
@NaasirCabdiraxman Ай бұрын
Hhhhhhhhhh runtu maxaad u taqaanaa nio Runtu ma madaxwayne la caayaa
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Ай бұрын
Kkkkkk Runta ayaa la dhibsaday MaanShaa,ALLaah madaxsare ALLaah cadawga hakaasiidaayo
@NaasirCabdiraxman
@NaasirCabdiraxman Ай бұрын
@@sayidcalimuxumedxadi8075 Inaad cadawga aad sheegayso Kolay waxaa tahay waxaa gunta ah Ee aan xishoonin
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 2 ай бұрын
Qudbad laysku xidho ma arko! heegoy Abiib ka fuq , doorashada hayska mashquulinine...
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 Ай бұрын
#somalia Waa africaka 'dunidu Waa africaka wixiii xumada Waa afrika afrika 'yaa umaqaan waxa umaqaan umaqaan Waa macaash macash macash. È io Non ci cisdo. Somaha???? Grazie
@MaxamedColoow-t4x
@MaxamedColoow-t4x 2 ай бұрын
Geesi
@husseinjamac4757
@husseinjamac4757 2 ай бұрын
Mr Maad Aragtay kkkk
@khadraibrahim5755
@khadraibrahim5755 2 ай бұрын
Oo cirro isagu ,,25 jir baa
@Ayaanlequrbo
@Ayaanlequrbo Ай бұрын
😂
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
💛💔💔💔
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 2 ай бұрын
NINKAA HADII LA AAMUSIYO DOORASHO HA SUGIN
@robleahmed2558
@robleahmed2558 2 ай бұрын
XITAA DHILADII KU DHASHAY BAA LA AAMUSIINAYAA MAXAA DOORASHADA KAA GALAY?
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 Ай бұрын
#mai somali diid no amore no reer muusa biixi no #popolo Somalia unità noo fascismo!!!!
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 2 ай бұрын
Zimbabweans Robert Mogabe maalinba xidhi jiray macaaridka ku ahaa Shangaray miyaa la odhan jiray kii buu u eg yahay kkkkkk
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Meeqo iidoor oo Zambian u eg ayaa iidoor ka buuxa iidoor abagaadha ninkaan waa nin soomaali sax ah oo ahayn sida iidoor jab dabacayuun oo kolba qarni qabiil kale gala hada amxaaro iyo oromo ayaad noqoteen oo iska dhiibteen waa balan in laidiin qaxiyo itoobiya qurunweyn inshaAlaah iidoor wey riyoonaya dhul dadkii lahaa jooga raba iney ictiraaf ku helaan ninkaan wuu diiday in iidoor u dawladeeyo AWDAL STATE OF SOOMAALIYA qabiil qabiil uma dawladeeyo waxaa soo afjaray SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA JAMAAHIIRTA HARTI MAASHAALAAH KU QUUSO DULM8GA WAA LAGU JABAA WAA LAGU CEEBOOBAA WAA LAGU BAABA A KIBIR KANA WAA LAIDINKA JABIYEY HADA AWDAL STATE OO SOOMAALI WADA GARAB TAAGAN OO BADA SOOMAALIYEED WADA ILAASHANAAYA AYAA GARAB TAAGAN IIDOOR IYO GAAL KUU WATO QOORTAA LAGA GOYN WARAABAHA LA CUNSIINAA INSHAALAAH
@cabdirashidshawr7664
@cabdirashidshawr7664 2 ай бұрын
Geesi geesi dhalay
@AnazHandulle
@AnazHandulle Ай бұрын
Waa dadkiciye
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 ай бұрын
Waa Nin dhiman Xilkas Maaha Samaroon Waa inay Soobedelan Kan Afkuu Kuhadalas Waakii derbi Jiifka
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 2 ай бұрын
Murti qaali ah (tolnimo waa nin quman qaweyntiis iyo nin qaldan qabashadiis
@osmanhersi9905
@osmanhersi9905 2 ай бұрын
hadal aan nuxur lahayn🤣🤣🤣🫏🫏🫏💩💩💩
@maxamedali16
@maxamedali16 2 ай бұрын
wuu riyoonayaa ninkani
@OmarAbdiHachi
@OmarAbdiHachi 2 ай бұрын
Islaantaada kaa cabanaysa sii xaqeeda
@engayaanlexasan8975
@engayaanlexasan8975 Ай бұрын
Waxasi waa ceebsamayntii reer yurub iyo yahuude xildhibaanku wuxu leeyahay xasaanad waxasina waa This is a national family matter
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
💛😁😁😁
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 ай бұрын
Cawan ogaaday wlhi inuu khayin yahay .codsira ayan arkay uuleyhayhay .sodhagayso hortay taar tv wlhi haddaaa benmodaysaa. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdulkarimFarah
@AbdulkarimFarah 2 ай бұрын
Muuse Biixi qofki wax ka sheega ma khaayinba? Ilayn waxa lagu haysta waa maxaad Muuse wax uga sheegtay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@cristiano-Ronaldo7-Suuu
@cristiano-Ronaldo7-Suuu 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@amranismail9902
@amranismail9902 2 ай бұрын
Muse Mashaallah tabarakallah weli wa xoog
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Aaway xooga waraabaha cunay iidoor wey jabeen taas ayaa run Ale ah waana dulmiga iyo xaq darada SSC KHAATUMA STATE JAMAAHIIRTA HARTI MAASHAALAAH AYAA IDIN SOO AFJARAY AWDAL STATE OF SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA GARAB ISTAAGAN OGOOW BADA SOOMAALIYEED ITOOBIYA WAA KA XAARAAN WAAN KU JIHAADEYNAA IIDOOR IYO GAAL KUU WATO INSHAALAAH
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
​@@sadiyaali9508agoontii kacaanka SNM 🔥 power Africa of Somaliland muuse adke jamahirtu oog iyo caynabo sow dhulkogii mahaa maantana waa dhul dhashii SNM ku raxaysanayso.
@cumarlaki884
@cumarlaki884 2 ай бұрын
Wlhi blhi waa geesi geesi dhalay war ninkaan camaamadiisa lama heysan karee xuriyadiisa siiya oo Mdxweyne u doorta 😊❤
@YourouYous
@YourouYous Ай бұрын
Monteur
@YaasinMohamud
@YaasinMohamud 2 ай бұрын
Runsheeg waa balo shheeg Reer sheekh Isxaaq Runta way kufarxijreenee waa maxay kuwan caytamaya
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 2 ай бұрын
19:30 war ninku odayga waa xanuujiyay .
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@afiarte8318
@afiarte8318 2 ай бұрын
Dadkan wax soo qoraya dal ma rabtaane qof caabud baad tihiin
@historynerd7549
@historynerd7549 2 ай бұрын
Wiilkan Allah ha cafimadsho
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 ай бұрын
Ninkani Waa Beenaale weny waayo shaqadiisaba ma aado intaa way ka maqanyihiin xafiisyada isga iyo kuwa la shaqeeye.
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis 2 ай бұрын
Waxaan la yaabanahay isaga naha kuwada sacabka tumaaya la yaabanahay walaahi shame
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 2 ай бұрын
Dameer fardo la daaqday haybada qaranka lagu yeeshay baa lagu duminayaa oo cadawga loogu basaasayaa cajiib !
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 2 ай бұрын
Mawaxaad ka wadaa isaaq waa faras samaroona waa dameer haddii aad SaaS ula jeedo waad foorartaa
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 ай бұрын
Runta dadka laguma caayo….xishood adaa dameer ahe
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 2 ай бұрын
JAAJUUS IBNA JAAJUUS INA ABIIB
@abdicash8787
@abdicash8787 2 ай бұрын
😂😂maad aragtay, 😂😂😂 maan arag
@ikk8851
@ikk8851 2 ай бұрын
😂❤
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c Ай бұрын
Kani waa catoshki labaad mar kasta aan arko kayar bu ii xasusiya
@Dhamays
@Dhamays Ай бұрын
Thnks
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 2 ай бұрын
Waxaan maqli jiray kabahow kula tuntay kabahow la dulmarey wallee waa wiilwaal
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 2 ай бұрын
Ninkan hadal kiisa hadii aan ku eego indhaha gooni isu taaga, waa u daacad. Hadii aan ku eego Midnimada Alle inoo sheegay, wuxuu ila yahay nin waalan oo midnimo walaalnimo ka hadlay hayeeshee diidan midnimadii Alle inoo sheegay.
@ikk8851
@ikk8851 2 ай бұрын
Yaa lala midoobaa ma qarax. Ila dhimo ila qarax ila African military in hargaisa and buro. Ayo lala midoobo mise lala haligmo
@kujoogclimatechangeomar4035
@kujoogclimatechangeomar4035 2 ай бұрын
horumarka dp world berbara soo tii wadani kasoo horjeeday maxaa laydinka filankaraa haday daan garaad fog ku shaqeyneen siyaasada wadani waa silbantahay waxay ku salaysantahay aargoosi shaqsiyeed
@abdirisakali9636
@abdirisakali9636 2 ай бұрын
Ninkaaasi waaa afdheeryhy daaa liinta hasoo dhadhamiyeeee😂😂😂e
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 ай бұрын
Xaquu kahadlay xabadi sugtay sxb
@omaraden8391
@omaraden8391 2 ай бұрын
Tuug
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 2 ай бұрын
Sacamka ayu isku ilooway oo u dhex galay lhalado badan oo xildhiban odhan. Waa kiciye bulsho waa fidnad wadee ,waa caawga qaranka ninkan waa iin 10 sano loo gooya xarig.
@sacdiyoahmed287
@sacdiyoahmed287 2 ай бұрын
Masha allah guuleyo walal❤
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 2 ай бұрын
Marku sida u hadlayo waxa lamooda nin wanagsan oo danta dalka u warwaraya , Wa laba wajile kani waa dalim ninka madaxdisi sida u cebenaya ,wana lagaranaya muse iin cid uga lexejecle badan jiriin . Ina abiib wu lu fican yahay iin linta la soo siiyo ha soo miyirsado . Dadka khaldana wu amanaya dadka wanagsana wu cambareenaya bal kaaso kalee maxaa u taqaniin soo munafaq maahin
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆
@abdicash8787
@abdicash8787 2 ай бұрын
Kuwa meesha joogaa sacab garaacis badanaa. Ma ilma siyaad barre ayuu la shirayaa
@muwaadinsoomaaliyeed6865
@muwaadinsoomaaliyeed6865 2 ай бұрын
Abib waa waxgarad Somaliland guul la jecel hadii asoo kale la heli lahaa dowlad la wada leeyahay ayey noqon laheyd oo lawada difaacayo lkn isaaq waalan oo marqaansan ayaa burburiyay rajadii nin qoyskiisa wax ugu oolin oo maalin iyo habeen marqaansan ayaa guul keeni kara isaaqow meelihiina isaga qayila hargeysa burco iyo berbera ee umadiina dhinac ka raaca dowladnimo waxba kama ogodiina😂
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 2 ай бұрын
Kan ismadhagaysto waa in dastuurku xukumaa ooladilaa weliba labwajiile
@MohamedDuale-l3u
@MohamedDuale-l3u 2 ай бұрын
Dawarsiga hada lama barto e wa dhaqan ...iyo hide layska dhaxlo ...
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 ай бұрын
Asc 1 mar ayuu dhahay soomali inaankatagno mahaa 😂😂 midhkAa ayay ku xidheen iyo cayda muuse biixii waar inanka halacafiyo kumuu talAgalin fudayd baa kuyara jiraa
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis 2 ай бұрын
He's wanka really ay ay ah dheh
@EdMoh-b7y
@EdMoh-b7y 2 ай бұрын
Ninkan maskaxda ayuu wax ka qabaa.
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad Ай бұрын
Khudbad qof Lagu xidho ma sheegin ee wuxu ku hadlay wax jira oo in la hagaajiyo u baahan
@Dhamays
@Dhamays Ай бұрын
Thnks
@mubarigcalixasan3627
@mubarigcalixasan3627 2 ай бұрын
Hoyadaa u sheeg naag naag dhalsy wax ka guro is eerso
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg 2 ай бұрын
Waxayabo ruun ayu ka hadlay
@daryeelran8007
@daryeelran8007 2 ай бұрын
Ninkani waa geesi aragti dheer laakiin reer booramuu kasoojeedayoo uunugleeyey xasuuqii snm ugeysatey balse taariikh iyo halgan fog bay leeyihiinoo maruun bay kicidoonaan !!!
@Halgan-p1h
@Halgan-p1h 2 ай бұрын
Halkay ku halgameen walaal bal ii sheeg iyagoo cadaw la dagaalamaya, tariikhdaa noogaa faa'idee si xunna ha ii arkin walaal ee inaan barto ayaan rabaa
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 2 ай бұрын
Waa run waxaa u sheegay ni .geesiya ❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡waddani guul viva.Abiib
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 2 ай бұрын
Meesha waxa ka buuxa commentiyo ay qorayaan oromo iyo xabashi afsomaliga baratey.
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Ай бұрын
Ninkan waaa geesi xaq ku addimaya....tuugtii iyo daalimiinta ay runtu damqayso haysta....
@maryamali8408
@maryamali8408 2 ай бұрын
Tuugta ada kamida istusbaad tayay, shirqoolga ciidanka adaa kamida
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 2 ай бұрын
Mocaradku ama kicitanka lasdhiig waXa kenay markay arkeen in somaliland la aqoonsaday mad fahminba xukuumada ayad ka bilowday
@CaliMaxamud-k5v
@CaliMaxamud-k5v 2 ай бұрын
Waa geesi
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 ай бұрын
Waar kutaaf waalba marku khaalad qaranka kagaalo iin xadhigisa qabiil lagadigo waa khalaad
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 Ай бұрын
Waxaan umaleynaya in xininyaha lagatuumey???????
@warfaaden6369
@warfaaden6369 2 ай бұрын
waxaas oo miidhan ayaa ka buuxa somaliland waa in la sufeeyaa waxaan doono ayaan ku hadlayaa waa dimuqraadiyad mashaqaynayso
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 2 ай бұрын
Absolutely waa nin xuun o nacasa
@AbdulkarimFarah
@AbdulkarimFarah 2 ай бұрын
Waxa tihiin jahiliin aan qabiil moye waxkale aqoon you are sorry behind both of you go back to school and educate yourself. This is the 21st century. Ninkan waxa lagu haysta maxaad Muuse wax uga sheegaysa
@VivaWNP143
@VivaWNP143 2 ай бұрын
Runtu kululaa hhhh ala maxay ku gubtay waa waligaaba
@jiidhe1970
@jiidhe1970 2 ай бұрын
Uqdad land.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 ай бұрын
Maxamed waxa uu ka hadlayo waa xaqiiq iyo run laakiin runtu wey qadhaadhahay oo lama liqi karo. Had iyo jeer nin kasta oo af macaani waa laba mid uun, inuu daacad yahay oo jecel yahay inuu dadlkiisa iyo dadkiisa wax i qabto. Iyo inuu khaayin yahay weyn oo wixiisa Afsoomaali ku toosisanaya. Markaa maxamed waqti hala siiyo si loo kala barto axwaashiisa
@hisaliartan8227
@hisaliartan8227 Ай бұрын
#nono capito maxamed abiib ma tu sei libero???
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 ай бұрын
Liinta uu ubaahnaa
@Janno190
@Janno190 2 ай бұрын
Ninkan waxa uu Ka shaqeeyaa burburka somalilland waxan UU la shaqeeyaa cadawga somaliland wax cadbaana lagu hayaa jiir bararay
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 ай бұрын
Waar ninkan cidi qudbad kuma haysato, hargaysa isaga kuwo kalaba waxay doonaan ayay ku hadlaan cidna uma qabsato. Waa ninkan arrinta waa tii loo gudbiyey golaha xildhibaanada, waa kuwii xataa ka shiri waayey. Markaa xeer ilaalintu waxay ku qasban tahay inay tallabaabo cad qaaddo.
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 2 ай бұрын
14:10
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
Kurastaan samaroon raadiyeen loo sineyn horta mxy yihiin meelkasto isaaq fadhiyo sowkuwa la fadhiya 😅
@MarwahusseinAli
@MarwahusseinAli 2 ай бұрын
Ninkan waaloo seeto dheereeyey war waxa inta ladhowrayuu kibree halala xisaab tamo nin walba oo afdheer oo cadowga ushaqeeya yaan lakibrin kuwo kale oobadan halagu xigsiiyo
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 2 ай бұрын
Reer somaliland inta damiirka wanaagsani ninkan ha u hiiliyaan runtii xaq ayuu sheegay oo xumaan muu sheegin.😢😮 Runta ayuu dhayda ka cadeeyay.
@Cabdikarin-y8c
@Cabdikarin-y8c 2 ай бұрын
Carabkaagu cadaab kaa badbadin cidii wax kula og baa garowsata ha daalin. Waad gadhi himolada waan kuu joogna sl adkauso dhib kastoo kula soo dirista mudane allena ha kuu saato miisanka wanaaguadaada waxaad ku hadashay
@SahraHassan-r2c
@SahraHassan-r2c Ай бұрын
Si ficaan buu isu xidhaay nimacadi buu xejin wayey beertii ruqaay ha ku noqdo
@Dhamays
@Dhamays Ай бұрын
Thnks
@nugaal012
@nugaal012 2 ай бұрын
Shacabka adigoo miidhani Xildhibaan u tahay ayaa isku dira ee danbigaaga afkidhiigloow ha saarin cidkale.
@ahmedalii-cw2dl
@ahmedalii-cw2dl 2 ай бұрын
Kuwa uu leedahay kilmiyaa boobay dalka sawkan inaga ay Ku shaqaysanayaan
@FaicalHachi
@FaicalHachi Ай бұрын
Nine-hole.magaracbaatahay..qaaqbadhaysaa
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
ПРЯМОЙ ЭФИР. Золотой мяч France Football 2024
4:41:06
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 163 М.
DEG~DEG: Garxajis oo Ciidankii Ugu Badnaa Udirey Jiida Hore Ee Qoor~lugud
13:17
Dhamays Media Production
Рет қаралды 320
BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali
12:21
DEGDE ABGAAL OO SI ADAG UGA HADLAY XADHIGA XIL_MAXAMED ABIIB
7:30
Awdal Media Production
Рет қаралды 60 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29