DAAWO MAALINTII MAGIC Messi uu Gambarka ka kiciyay Maxamed Qadar Yaab dartiis+Sheekooyin xiiso leh

  Рет қаралды 52,096

Khadar funny Show

Khadar funny Show

Күн бұрын

#SUBSCRIBE#LIKE#SHERE
Fadlan Subscribe saar chanalkeena si aad u hesho muuqaalo cusub oo xiiso badan

Пікірлер: 277
@hamzaproduction1448
@hamzaproduction1448 4 жыл бұрын
Magca Dj Hamza Jog Germany Messi Goat 🐐 Aniga maalinti Getafe April 18, 2007, Leo Messi Messi Goat 🐐🌏
@mohamedhashi7031
@mohamedhashi7031 4 жыл бұрын
Maxamed qadarow free kick. Leo Messi Liverpool
@xamzearap8268
@xamzearap8268 4 жыл бұрын
Chelsea love Saar
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 4 жыл бұрын
wll subscriber igu caawi pls
@indos292
@indos292 4 жыл бұрын
Man city love saar 6~0 maxasuusata
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 4 жыл бұрын
@@indos292 wll subscriber igu caawi pls
@sadampio3695
@sadampio3695 4 жыл бұрын
Magaceeyu waa cabaas Qadaroow messi kulankee real madred vs barcelona 2=3 90min messi goal kaas ayoo iga yaab saday
@liibaanmaxamed3053
@liibaanmaxamed3053 4 жыл бұрын
Waa LIIBAAN oo jooga CAABUDWAAQ habeenkii uu iga yaabiyay Messi wexey ehed 2011 UCL habenki daafacyadii Real Madrid oo tagtaagan gool ugushubay argaabka waa iwalay Iska sootuur cimaamada maxamed qadarow caabudwaaq kaasoo salaamayaa
@cl1387
@cl1387 4 жыл бұрын
Qadaraw Magacaygu waa magic Axmed Messi kulankii 3...0 barcenola FC.liver pool Freekic Alision 29m
@mustafalimuniir2558
@mustafalimuniir2558 4 жыл бұрын
Qadaraow Ramadan Kr33m magacyu waa mustaf cali muniir oo joga muqdisho gar ahaan yaqshiid xafada buulo geesaale messi wxa uuu iga yaabsady kulankii butinga dhulka uu ku ridaaayey wlhi Messi iyo Barce aaad ayn u tageraa wana jclhy rntiii ❤ Qadarow mar 2 aad Ramadan kr33m 🙏🙏🙏🙏
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 4 жыл бұрын
Asc maxamed qadarow magaceygu waa Abdiqani ahmed barca fan Odayga waanba tageraye ani waxow iga yaabiyay habeenki Sevilla into 70 badal kuso galay 2 goal kaso bareejeye Odayga habeenkas ow iga yaab saday magic Ree barca hadanhy MK kuur kuuritanka naga dhaf aad ayantan nagu heeso sxb ✊🏻😂
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 4 жыл бұрын
Asc qadaraw waa Osman oo.jooga Borma rag iska celiska dhaaf, Messi waxa uu iga yaabsadey hada kahor markii difaacyada Real madrid uu intuu dhamaan tiriyey Pepe, Ramos, Marcelo, alpoul, E. Casiles ka.hoos bixiey kubadfantastistic ah..🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️
@actor_guleid
@actor_guleid 4 жыл бұрын
Magacygu Waa Guleid Jooga Hargeisa Waxan ahay Madridsta Ninka gaaban Wxuu iga yaabiyay ciyaartii 2011 Champions league Barce vs Real Ma haysto Cumaamada Gaabka..🙆‍♂️
@anisocabdi972
@anisocabdi972 4 жыл бұрын
Kulankaasi real waxaa ugu badinay 2 iyo 0 pepe ayaa rooso qaatay
@actor_guleid
@actor_guleid 4 жыл бұрын
Messi ayaa naga badiyay sida kle waanu ka adkeyn raga @Aniso Cabdi
@anisocabdi972
@anisocabdi972 4 жыл бұрын
Messi 2gool ayuuna dhaliyay kulankaa
@actor_guleid
@actor_guleid 4 жыл бұрын
Aniso adigu Ma Barca ayaad tageerta
@calimaslaxaxmed8821
@calimaslaxaxmed8821 4 жыл бұрын
qadarow waan ku salamay sxp wa cali masalx oo joga mogdisho. Gabka cimamadiisa mahsan karo wan tageraa habenkii uu iga farxiyey 2017 goal waqti dambe uu real ka dhaliyey fanandane ku siiibaty wooow magic messi
@Liilove240
@Liilove240 4 жыл бұрын
Liiban bishaar Oo jooga kismaayo Hawenkii finalka cop delrey uu dadkoodhan mareeste Walahi wan iska qosle cimamadana iska tuure😍❤
@NN-ye4fi
@NN-ye4fi 4 жыл бұрын
(إن ألله يحب الصابرين)❤
@mohamedabdirisak3699
@mohamedabdirisak3699 4 жыл бұрын
Khadar Funny Show thanks zhp go forward zhp 💯💯💯👏👏👏⚽️⚽️⚽️👍👍👍
@mkmk-dg6gh
@mkmk-dg6gh 4 жыл бұрын
Asc maxamed khadarow waaku salaamay sxb hadii aan kahadlo arinta messi waxaa jiro kulan uu iga dhidid siiyay waana kulankii Bayern Munich ee boateng iska dhacaayay magic ninkaa hadii aanahay taageeeayaasha Ronaldo markastuu nawaalaa lankse kulankii Bayern Munich iigu darnaa aniga ahaan
@toptechnologyofficial4709
@toptechnologyofficial4709 4 жыл бұрын
Maxamed mustafe from borame Tagero liverpool Cimamadada igutuur Leo misse wakan ugufcn inaa sports daawanayay
@harunalikuukaay2234
@harunalikuukaay2234 4 жыл бұрын
Barcelona fans #like 👈🏻👈🏻👈🏻
@haashimbille649
@haashimbille649 4 жыл бұрын
Nika ugu horeye Ayan Ahy like igu Cawi
@MUUMINXUSSEN
@MUUMINXUSSEN 4 ай бұрын
4 years ago
@munasarbashiiraxmed3081
@munasarbashiiraxmed3081 4 жыл бұрын
Qadarow waxaan ahay reer ronaldo aan ahay haa maalin ayuu iga yaabsaday magic
@omarhusseen4501
@omarhusseen4501 4 жыл бұрын
WAAN KUGU TUURAY CIMAAMADA MR KHADAR LIBAAX. ANIGA SAAS AYAAN UGA HARAY MESSI CADE
@salmocalisalmiina9911
@salmocalisalmiina9911 4 жыл бұрын
Missi wa duni kle👏💪
@abdisamadhassan4832
@abdisamadhassan4832 4 жыл бұрын
Haa waa habeenkee liverpool vs Barcelona 3 _ 1 waan yaabay sxp cimaamada waan ku tuuray
@Kalid__
@Kalid__ 4 жыл бұрын
Barcelona 3-2 Real madrid Last minute uu ka dhaliyay lionel Messi 🐐 Lkn Qadaroow Hadaan Nahay Barcelona fans waad Na Kuurkuurta Baryahan way naga jiiftaaye Noo cimaamad Nio MK😄
@m.aamiin2449
@m.aamiin2449 4 жыл бұрын
magaceyga waa maxamed aamiin joogo kismaaayo waxaan tageero real madrid haa wlhi kulankaas real madrid 2 vs barcelona 3 last minit uu naga dhalinaaye ayaa igu darneeed messsi waaa laacib waxaan nasiib u yeeelanay inaa messi oo ciyaaaraayo aan arkanay
@rashiidomar9686
@rashiidomar9686 4 жыл бұрын
@@m.aamiin2449 pr0 caadi iska fhig
@cawayskasportskatupe5145
@cawayskasportskatupe5145 4 жыл бұрын
Asc qadrow magacaygu waa mahrez xayderi oo jooga Bossaso tagere madrid haa wa jirtaa kulan uu real batis sand kahor uu dafacyadii oo tatagan shotaha afkiisa hore qaf ka dul taagay habaynkaa inaa stutska sarto golka igu khasbay
@siidaliabdisalam5927
@siidaliabdisalam5927 4 жыл бұрын
Waan salaamantahay qadarow waa reer afgoi oo kuleh ramadaan mubaarak
@galadstudiochannel2787
@galadstudiochannel2787 4 жыл бұрын
waa yusuf joga muqdisho waa ciyaarti Bayer 04 Leverkusen uu 5gool ka dhaliyey.....
@TEAMPESSOMALI
@TEAMPESSOMALI 4 жыл бұрын
Magacayga waa maxamed Haa wey jirtaa hpn uu iga yabsaday habenkii real Madrid iyo Barcelona 2=3 Alla yaa ugu celiya tagerayasha real Madrid habenkii uu real isbaray
@adanomar8946
@adanomar8946 4 жыл бұрын
haa waan layaabay aniga ayaa iska qosla marka aan daawado walahi kabiir
@xamaraaweshow6797
@xamaraaweshow6797 4 жыл бұрын
Ramadan mubarak walaalkey ama walaashayda Subscribe i saar Qof walbo oo hami leh Alle ha rumeeyo
@abdirahmaanmohamudilmi6564
@abdirahmaanmohamudilmi6564 4 жыл бұрын
Qadrow wxuu iga yaabiyay habeenkii Liverpool Free Kick meel fog uu ka toogtay
@abuukarcabduqaadirabuukara2360
@abuukarcabduqaadirabuukara2360 4 жыл бұрын
Aniga wuxuu iga yaabsady markii uu baabi'iyey bravo oo uu pep nacsiiyey waa hbnkii barcè vs city
@maxamedsaciidmaxamed8469
@maxamedsaciidmaxamed8469 4 жыл бұрын
Haa messi hal ma ah lawo ma aha markstoow iga yaapiyaa magic messi wxn ku xasuustaa kulan kii liverpool free kicki
@abdifitahhassan8082
@abdifitahhassan8082 4 жыл бұрын
Qadarow c/fatah tagera madris messi hapenkii totonharm ankayapay adoyga wapa u qiray best ever player since markii kupada la aariyeeyay👌👌👌
@apdullahishaficimohamed8889
@apdullahishaficimohamed8889 4 жыл бұрын
Qadrow waa capdle oo joga mogdisho aniga barce ban tagera lkn magic malinki waxa uu iga yabiyay uu reala goolka danbo ka dhaliyay oo ka cawiyay j.alba real2 vs barce3
@siidaliabdisalam5927
@siidaliabdisalam5927 4 жыл бұрын
Qadarow waa sabriye oo jooga degmada afgoi kas ayuu isku riday bouting naga daa warkiisa reer afgoi cimaamada ku tuur mudo bdn ayey ku taageeraan waxaa kamid ah taageerayaasha abdikiim leo iyo dj ma'da anigoo ah sabriye ayey isoo xilsaarteen sxb wiligaa noolow
@zakiomar9357
@zakiomar9357 4 жыл бұрын
Magaceygu waa zaki messi waa legend kulankii realvsbarce 2=3 leo messi goal 90 uu dhalinayey habenkas ayuu iga yaabsay qadarow cimaamada wn ku tuuray ninkas gaaban 🙏 Adne ku tuur hee
@baziguy4550
@baziguy4550 4 жыл бұрын
C/raxmaan oo jooga jowhar cddeY wxuu iga yaabsaday kulunkiii municH
@sethessa2083
@sethessa2083 4 жыл бұрын
Horta maxamed qadarow cunugan Gaapan cumaamaddiisa garabka kuma haysto anuu anuu waxan ahay Taageere barcelona ah sidaasoy tahay ninkan gaaban hapeenadaan ka yaapay waxay ahaayeen 1;Hapeenkan aad ka sheekaysay iyo 2;Hapeenkii Real betis goalkii ramuud camal jag faraha lagu siiyey ee ay mucaaridkuna cumaamada iska tuureen waar gaapka isha baxarka ayaan leenahay hanaga cawryina wuuna shaafiyee
@ahmednor1400
@ahmednor1400 4 жыл бұрын
Asc maxamed qadrow pro ramadan kariim nin yahow heykurkurin cimamada igutuur magaceygu wa ahmed nor hassan
@AhmedwaliWali
@AhmedwaliWali 4 жыл бұрын
Qadarow sxb Messi WA Saxirka anuka
@abdikulinhojr9789
@abdikulinhojr9789 4 жыл бұрын
Asc waa tageere Liverpool Messi malinkii Liverpool u bulisyoonka meel dheer ka dhaliyey AAN yaabay runti🥺😢
@sahallakiilaal6599
@sahallakiilaal6599 4 жыл бұрын
SAHAL Muktar oo joogo Garissa wle messi wan uqirey
@hassanshariif6708
@hassanshariif6708 4 жыл бұрын
xasan sharif oo jogo kismaayo in kazto aan mucaraad aan ahy messi hapenkii chalsea io barca isku baxeysey oo coutwa uu ceybesaney tuundheere oo ku ridayey ayaa ka qostey
@hassanofficial5818
@hassanofficial5818 4 жыл бұрын
Magacu waa Xasan Cabdiramaan oo jooka boon dheere nikaan wuxuu iga Farxiye kulankii Real madrid vs Barcelona 2.3 90 min dhalinaaye
@maxamedgelemaxamed9317
@maxamedgelemaxamed9317 4 жыл бұрын
Asc waan kusalaamy qadroow lio messe hiran B weeyne
@ahmedabdizaitun5615
@ahmedabdizaitun5615 4 жыл бұрын
Magcego waa Ahmed Abdi warsame uu jogo nairobi
@maxedcade8883
@maxedcade8883 4 жыл бұрын
magic meesi All taem kii ugu fcnnaa kaml daariga Qadrow kutag era pro keep going
@hassanshariif6708
@hassanshariif6708 4 жыл бұрын
xasan sharif oo jogo kizmyo jogo qadrow ramadan kar333m
@sharmakemohamed7154
@sharmakemohamed7154 4 жыл бұрын
Xalka walal
@hanat_7713
@hanat_7713 4 жыл бұрын
Khadarow wa leo Cumamada igu tuuuur Inkzton pdanka egin massage kyga Hdana ma hyzo cumamadada .mgcyguna was hanad yare
@khadarweyrax835
@khadarweyrax835 4 жыл бұрын
Waa khadar O jooga Howlwadaag Taageero Man united Habeen kii 2011 final 3 -1 Habeenkaas Ayaan gaabka iga yaabsadey
@kingdiamond8970
@kingdiamond8970 4 жыл бұрын
Mk sxb hapeenkii leverpool frecika iga yaabiyay caadi u habartamay nio😂😂 Ii cimaamad qadarow
@mohahussein6568
@mohahussein6568 4 жыл бұрын
Wllhi ciyaartaas waa firsanayay 5 sano ka hor lionel messi waa mucjizo 😂😂😂 Hada firsaneysay like iisaar
@mohodinPliano
@mohodinPliano Жыл бұрын
7 years ago
@ajunaaabdukadir1632
@ajunaaabdukadir1632 4 жыл бұрын
Qadarow magaceygu waa cabdiraxmaan cabdiqaadir ninkaas kaabga cimaamadiisa mahaasto waxaan kayaabay kulanki liverpool vs Barcelona ee ee garoonka campnou free kick ayuu iga yaabsaday qadarow
@zamiirofficial6087
@zamiirofficial6087 4 жыл бұрын
Qadarow habeenkii free kick barcelona vs liverpool. Iyo habeenkii last minute 90 barce vs real🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@maxamedxasanaxmed643
@maxamedxasanaxmed643 4 жыл бұрын
M.qadar
@Zaamboy
@Zaamboy 4 жыл бұрын
Salan sare #MK we proud of #you *Magic messi wuxuu igu klifay in aan ka Tago Team Arsenal balse waan jeclahay messi lkn ma jeclahay in uu saas u galo Arsenal 0 vs Magic messi 4 😪😪😪👈 xasuus weeje from Jigjig city kuna Nool Italy imika* #Semeter #hashi #abdi
@apdifataah5928
@apdifataah5928 4 жыл бұрын
Haa habenkii Chelsea uu naga dhaliyaya
@dodla619official7
@dodla619official7 4 жыл бұрын
Asc maxamed qadarow wa ku salamay messi wxuu ika yaabsaday habeenki realbatis uu goosha kor kor oga dhalinayay waana takera ninkas habenkas neh waa lo sacab tumay
@kinghakimi1087
@kinghakimi1087 4 жыл бұрын
Messi kabtisa IMA gasho cimamadasna Mr hora ku tuuray 🙆🙆🙆✌
@muscaabmeizarii4600
@muscaabmeizarii4600 4 жыл бұрын
Mohamed khadharow waa Mustafa oo joga Kampala messi habenki penalty ubaasi Suarez "habeen layableh ayai ii aheed
@Sirkhader
@Sirkhader 4 жыл бұрын
KuLanki elClassico ee real madrid 2-3 barcelona
@mohamedharredarreh1085
@mohamedharredarreh1085 4 жыл бұрын
Wan ku salamaya maxamed qadarow waxanay tageerahad nabar one magaceygu maxamed xarred oo jooga marocco waxa iga yaabiyay habeenki 2017 goal waqti dambe uu real ka dhaliyay fanandane ku siibatay
@updirisackhassan3383
@updirisackhassan3383 4 жыл бұрын
Maxamed qadarow waa abdirisak gelle oo jogo xeryaha qaxotiga daddab gaar ahan dagaxley 2011 champion league finalki ayuu iga xanajiye marku kobka naga qaday
@cumarahmed5098
@cumarahmed5098 4 жыл бұрын
Messi waxaan la yabay maliintii man United madaxa uu ka dalayay 2009 qadar cimaamada igu soo tuur comantigaga ma aqrisid sxp waxan jooga kampala
@siciidharaaosmansadinho576
@siciidharaaosmansadinho576 4 жыл бұрын
Ninkaas kamal daariga wuu kuugu raxeynaa marnaba kama cajiseysid inaan fiirso messi oo kubada Lugta ku haaya
@goldenboy8627
@goldenboy8627 4 жыл бұрын
Hwenka oo real betis fikta ka dhaliyay 🙏🙏❤
@mubaarikabdirashiid5965
@mubaarikabdirashiid5965 4 жыл бұрын
Magacaygu waa mubaarik cabdi Waxan tageera barcelona Mar walba gabka mucjisadiisa wan aragna messix
@ahmedtayow3524
@ahmedtayow3524 4 жыл бұрын
Qadarow sxb waa Mohammed Tayow oo joga campala madridsta ayana ahay gabka wuxuu iga yabiyay habenki Sevilla io Barca oo banega free kick dhaliyay oo logu jawabay 2free kick gabka cimamadisa mahesto turay
@maskaldo__7283
@maskaldo__7283 4 жыл бұрын
Maya wa aqaana sida loo ciyaaro ee gbdha wa so doona 🤣 qadar LEGEND ❣❣🔥🔥🔥
@rithwanapdilahi4153
@rithwanapdilahi4153 4 жыл бұрын
Hapenki Manchester United cimamada kariday Habaaray qadaraw odayga
@abdirisakhersi1041
@abdirisakhersi1041 4 жыл бұрын
Khadar waa anigoo abdirisak ah oo jooga jabouti Haa way jirtay habeyn aan cumaamada gaabka tuuray habeenki Real Batis uu goolwadaha dhabarka jabshay
@clqaniaadam7065
@clqaniaadam7065 4 жыл бұрын
Maxmad khdar waan ku taageeraa pro
@footballaction1538
@footballaction1538 4 жыл бұрын
Waa...Kopra kp.Waxa kula hadlayo... Hadan araktiteyda ka dhibto....Messi?.Ugu horeyn ..Aniga messi...Iyo .... ronaldo.... Matagero...Lkn se waxan ogahay ...Iney.. goat..Yahiin labdoda..Wana ku turay messi👍....aniga wxaa goat iii ah ...Ibra..Iyo..Inesta..Xavi..Kaka....Dalimo ROnaldo.. By🙏🙏
@sahallakiilaal6599
@sahallakiilaal6599 4 жыл бұрын
Waa Sahal Muktar oo joogo Garissa Messi Wuxuu iga yabsadhe oo aan uqirey maalin uguhoreusey uu hattrik kadaliyey Real Madrid asagoo 19jir ah
@faadumoabdukadir4363
@faadumoabdukadir4363 4 жыл бұрын
Wuxuu iga yaabsaday 2019 United vs Barca david degea goolasha uu deydeynaye taageero ronaldo ayaan ahay
@muniibshshariif9586
@muniibshshariif9586 4 жыл бұрын
Haa zxp
@zharmaabdi6488
@zharmaabdi6488 4 жыл бұрын
🤣 gaabku marksta wa iga yaabiyaa lkn 4 habeen baa iigu darneyd 1 habeenkii allison free kick laga shakiyey 2 habeenki real bits gool mucjiso ah laga dhliyey cagta bas uu saas ugu taabtay kubada 3 habenki savilla 1 free kick by dhaliyeen 2 free kick baa loogu jawaabay messi ba ka dhaliyey 4 hbeenki 11 gatefa uu soo dhex maray Ninkan wn na waalay gaabku🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@naasirlyrics4238
@naasirlyrics4238 4 жыл бұрын
Xiliga wax ka bedel qadarow waa sacadul qafuur waaye xilgaan
@yusufxasan2901
@yusufxasan2901 4 жыл бұрын
Qadaro ronaldo masoo labtey
@ridwaanshuurow5285
@ridwaanshuurow5285 4 жыл бұрын
Ramadan Kariim like dhac
@ismailyare5569
@ismailyare5569 4 жыл бұрын
Asc maxamed qadaroow waa taageere joogo south africa Ismail Yusuf maxamed Magic messi waxaa ku xasuustaa Clup wordl cup 2009 estudients goolkii xabadka iyo Messi 3 Madrid 3
@abdimalikmohamed1493
@abdimalikmohamed1493 4 жыл бұрын
Suaasheydu waxa weeyaan qadaraw maxaad uga jeeda nabi keita maxaad u tidhi habar maryan cunugeedi maxaad uga jeeda
@siciidfaandhe4159
@siciidfaandhe4159 4 жыл бұрын
Magacygu waa Siciid faandhe OO jooga magaalada Buuhoodle Messi ku arag waa inkaar hapeenku iga gaabiyay waa hapeenku beoting kayaa biyay neor qaylinaya y Iyo hapeenkii Alison beker free kick
@wllkiiko9159
@wllkiiko9159 4 жыл бұрын
Wad salaaman thy m. Qadarow magacygu waa zakariye kiiko jooga bosaaso tageeraa weyn oo cad cad ka leo messi waa magic cimaamadiisa ma heysano wxn xasuus iigu reebey goalkii wqtiga dnbe uu dhaliyey 2:3 lkn hdan wqtiga loo bhn yhy wxba ma awoodi sida don cr7
@Zaamboy
@Zaamboy 4 жыл бұрын
*Maxamed khadarow From Jigjiga and live now in Italy cimaamada jigjiga iska tuuur we love MK*
@zakariyamuhumed2760
@zakariyamuhumed2760 4 жыл бұрын
Magic Leo anigu ligumakaraayo inuujiro nin kafiicn othyga gaaban cimaamadiisu mahayasto adna Qadaraw iskagam cimamada
@daadirxaaji6655
@daadirxaaji6655 4 жыл бұрын
Haa hal iyo labo ma ha 3 ma aha 4 ma aha shan ma ah 6 ma ahan 7 ma ahan 8 ma ahan waa boqoleyaalo kulankii real sargoosa 3dexada gool kadhalinayay wiliba Ibrahimavij oo rigoorada iba cimaamadayay wariyaasha dhahayen little man waa wax kale ee ibroow wax kabaro gaabkaan sida goolasha loo dhalsho maadama oo haweenkaas golal badan kuquweestay
@zamiirphotography7747
@zamiirphotography7747 4 жыл бұрын
Kap burco ayaan kuu galinayaa
@shirecadde6892
@shirecadde6892 4 жыл бұрын
Qadarow cimadada maheysto great
@abdulahimohamed7760
@abdulahimohamed7760 4 жыл бұрын
Khadarow cimaamadaada ma heysto
@moezaliii8956
@moezaliii8956 4 жыл бұрын
MAGIC LEO🔴🔵♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇦🇷
@samirasaid9885
@samirasaid9885 4 жыл бұрын
Ramadan Mubarak Alle Muslim ❤🙏✅
@mohamedabdihodan5647
@mohamedabdihodan5647 4 жыл бұрын
Hbenkii 2009 championka man u vs barcelona marki messix uu madax aan caadi ahyn ka dhaliyey markuu ka cawiyey xavi waa markii aan u qiray kan inuu goat noqonayo haddana waaba noqday.
@indhaqarshe788
@indhaqarshe788 4 жыл бұрын
Qadarow waa insha qarshe oo jooga garowe haa waxaan xasuustaa habeenkii oow frank Ribery dhulka ku jiidayay meesi
@alimiiris3380
@alimiiris3380 4 жыл бұрын
Waa taageere Ronaldo rag iska celis meel hadii la dhigo waa magic Asi cml Aduunka ma soo Mari doono Ali oo joogo moqdisho
@ZEADMOHAMEDHASSAN78
@ZEADMOHAMEDHASSAN78 2 жыл бұрын
LEGend
@hanadhassan8122
@hanadhassan8122 4 жыл бұрын
_Qadaroow iyadoo Rag iska celis meel layska dhigaayo aar Kan Waa Tegay runtii_
@bashowdiriye5196
@bashowdiriye5196 4 жыл бұрын
Wllhi magaceyda wa bashi waxan kayabi habenki arsenal 4 Mohammed qadorow cimadad mahaysta me fans Barcelona
@holacpoy953
@holacpoy953 4 жыл бұрын
Messi waa necbhy habeeno badan bu kaadiyoow igu dilay
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 14 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,2 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН
Maxamed Qadar Tabintii Liverpool vs Tottenham 2 ~ 1 HD 2019
4:21
Masud abdirahman
Рет қаралды 30 М.
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН