Box lacg lagu shubo ayay noqden xildhibanada qarkod, wayna wayen hada, adiga iyo kuwa ku camirayaba maku gartan aqoon Mw dalka , marka hadalkaga wu ku dhawacaya , wana ognahay inta qaylinaysa wa albabka layga xirtay lacg mahayo iyo wax lamida, wadaniyadadi ku noqo aydan ku sharfanayd
@fathaibrahim70799 сағат бұрын
Ma iminkaa ogaateen inuu dhaqaaqay kkkkkk Ilaahaw caafi. Lkn wax waalani yaanu umada ku ciyaarine, hala xidho Maanokoobiyo hala geeyo
@Salamin7713 сағат бұрын
Ha sugin doorasho danbe oo teendhada ka dhacda. Xasan Xamar buu sanduuq dhiganayaa wuxuu a dhihi doonaa waa la I doortay. Beeshiisu way raacsantahay maxaa yeelay xukun Daarood dan uguma jirto waxooda inay iska walaaqdaan bay rabaan. U malayn maayo in dawlad ka danbayn doonto