DAAWO Maxaa Kala Qabsaday Farmaajo iyo Oday Cabdulle Kalaman

  Рет қаралды 719,874

Dhacdo TV

Dhacdo TV

4 жыл бұрын

FADLAN CHANNELKA KU SOO BIIR OO SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WARARKA SOMALIA MAHAD SANID.

Пікірлер: 350
@nasramuhiedin9415
@nasramuhiedin9415 4 жыл бұрын
Maashaa alaah soomaaliya guul baan idin leeyahay
@munaflower7809
@munaflower7809 4 жыл бұрын
Cabdue wa gesi nabad jecel guulwarta inshallah
@gaameedle2026
@gaameedle2026 3 жыл бұрын
QqqqqqqqqQ1QQQ1QQQQQQQQQQQ
@hasanhaji8279
@hasanhaji8279 3 жыл бұрын
Oday cabdule Waa Ragii hore
@fadumoaxmed8199
@fadumoaxmed8199 3 жыл бұрын
@@hasanhaji8279 huh
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
Guul guul nabad iyo nolol
@munacawilcawil3009
@munacawilcawil3009 4 жыл бұрын
Masha Allah 😍💝 viva Somalia
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll qali pls ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭❤️👍
@bisharxassan424
@bisharxassan424 4 жыл бұрын
Somali waxbadan ayeey is raamsatee hada wey is raacday alaha mideya somali kor
@safiyaapdale3555
@safiyaapdale3555 4 жыл бұрын
Aamiin shukran
@sacdiyoabuukar9352
@sacdiyoabuukar9352 4 жыл бұрын
Nabad iyo nolol guul wacan dowladeena
@hawohassan3714
@hawohassan3714 4 жыл бұрын
Reer kalamaanow Nolada Oo hore usocda insha'alah
@shadiyaxuseen6638
@shadiyaxuseen6638 3 жыл бұрын
. Nbbnjjwq
@shadiyaxuseen6638
@shadiyaxuseen6638 3 жыл бұрын
Ccgfff
@tttty9456
@tttty9456 3 жыл бұрын
Wcs
@zakariyadagane3981
@zakariyadagane3981 4 жыл бұрын
Mustaqbalka farmaajeeysan iyo horumarka kheyreysan
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll qali pls ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭🥺😭😭
@saynabmohamed3235
@saynabmohamed3235 4 жыл бұрын
masha allah xitaa madaxdii baa fadhida
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll qali pls ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭🥺😭
@abdiazizmohamed723
@abdiazizmohamed723 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Mnsha allh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuul somalia
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll qali isoboqo alle darti haidhaafin 😭🥺😭
@ahmadmurtiyaqaan2695
@ahmadmurtiyaqaan2695 4 жыл бұрын
Mashaallaah allahay nabada somaliya inbadan baan suganay allaha nabada inyarbaa hadhay waangaadhnay guushii allaha korkayeelo somaaliya♥️😍😍😍😍
@wow9317
@wow9317 4 жыл бұрын
Maashaallaah madaxweyne iyo shacabkiisa riwaayad isla daawamayo waa guul iyo hobanimo.
@hanadraas9233
@hanadraas9233 4 жыл бұрын
🙏🇸🇴 Nabad iyo Nolol 💪🏾❤️🍎🌎✊️
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Pls ISOboqo wll qali Alle dartii 😭🥺
@adankoadan4280
@adankoadan4280 4 жыл бұрын
I'm from moyale I love somalia
@xafsocarab6913
@xafsocarab6913 3 жыл бұрын
Thank you
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 4 жыл бұрын
What a beautiful sight. Somalia ALLAH nohagaajiyo. Oday cabdulle did a fabulous role playing. Rageedii!
@princeyuvrajloyalty2126
@princeyuvrajloyalty2126 4 жыл бұрын
Somali waa hal , somali waa dad , somali waa luqad , nabad iyo nolol, guuleesta waligiin ,
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll qali pls ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭🥺😭 ama idawo
@shukrihaashi5278
@shukrihaashi5278 4 жыл бұрын
Maashaa Allah ilaahoow noobarakee wadankeen aamiin
@rahmaali5594
@rahmaali5594 4 жыл бұрын
Shukri Haashi AMIIN
@mohamuudahmed
@mohamuudahmed 4 жыл бұрын
Nabad iyo Nolal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊
@shiiqayare9871
@shiiqayare9871 4 жыл бұрын
Viva nabad iyo nolol
@alimire2
@alimire2 4 жыл бұрын
Somaaliya ha noolaato
@mariamhaile564
@mariamhaile564 4 жыл бұрын
Alahayoow inoo barakee madaxdeena is fahamtay shacaboow inana waa in aan fahamna midka inoo fiican oo taagera.
@mohamedkhadar8424
@mohamedkhadar8424 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Allaha inoo aqbalo ducadaada wall mariam
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 4 жыл бұрын
Mariam Haile ASC wll subscribe isar
@hamdiibrahim4369
@hamdiibrahim4369 4 жыл бұрын
Mashaa alaah
@callidheere2600
@callidheere2600 2 ай бұрын
Darood maahi seeku fahmaa😂😂
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 жыл бұрын
waw kala maan caadi ma aha, saasaa dimoqraadiyad ah ha la isku cadeeyo, yaanan lays xirin
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll qali pls ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭🥺 ama idawo pls
@nettink4166
@nettink4166 4 жыл бұрын
it so apdated all news i like it so
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 жыл бұрын
what the legend oday cabdule
@safaabuubakar9325
@safaabuubakar9325 4 жыл бұрын
Mudane madaxweyne farmaajo iyo mudane kheyre salaam sare nabad iyo nolol Guuulll inshallah ♥️♥️♥️♥️♥️💎💎💎💎✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️👈
@rahmaali5594
@rahmaali5594 4 жыл бұрын
safa abuubakar Amiin
@callidheere2600
@callidheere2600 2 ай бұрын
Abaayo hada xagee ku Danbeeyan dadka u duceesay 😂
@yaskadalabay9965
@yaskadalabay9965 4 жыл бұрын
Nabad iyo nolol 💪🇸🇴♥️
@footballgaolchannel625
@footballgaolchannel625 4 жыл бұрын
Allaaah janadii haku geeyo wll Adiga iyo waalid Illaaahay dartiisa subscribe iigu saaar wll.
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 4 жыл бұрын
Football Gaol Channel ASC wll subscribe isar
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wan kusare isar pls inadawo Alle dartii 😭
@odayyloo9959
@odayyloo9959 3 жыл бұрын
@@fardowsaIsmail it
@faarahcabdullaahi1367
@faarahcabdullaahi1367 3 жыл бұрын
Adna sidookale wll
@dahaboshariif3903
@dahaboshariif3903 4 жыл бұрын
Cabdule ruta aan ku jeclahey
@hamaschannel801
@hamaschannel801 4 жыл бұрын
Nabad iyo nolol hanownalatow
@rahmaali5594
@rahmaali5594 4 жыл бұрын
issack mohamed AMIIN
@SM-qx5he
@SM-qx5he 4 жыл бұрын
@@rahmaali5594 amiin
@yahyeabdiaziz5587
@yahyeabdiaziz5587 4 жыл бұрын
Aamiin
@qasimosman3805
@qasimosman3805 4 жыл бұрын
Nabar iyo naxdin dheh
@yahyeabdiaziz5587
@yahyeabdiaziz5587 4 жыл бұрын
Wll Allah swt ka cabso waxa Aad ku hadleyso ka fiirso
@user-pz9iz9bb2i
@user-pz9iz9bb2i 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk nabad iyo nolol guul insha allaah
@mamadyare5310
@mamadyare5310 4 жыл бұрын
NAXDIN IYO NABAR AMA NAAS IYO NIKAAX ILAHAY UMADA HAKA KAAFIYO AMIIN AMIIN AMIIN
@sacdiyocabdulahi9628
@sacdiyocabdulahi9628 4 жыл бұрын
waxan aad oola yaabay sida uu yarkaan ukeenay qaabka khaeyre u khudbeeyo waxaan ku qoslay markuu yiri mustaqbalka farmaajeysan oo kheyreysan
@ismaaciilfiidoow6582
@ismaaciilfiidoow6582 4 жыл бұрын
Kkkkk oday cabdule io farmajo farxad ka muqato
@cabdiraxmaanmaxamed1947
@cabdiraxmaanmaxamed1947 4 жыл бұрын
Mash allh
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 3 ай бұрын
Cabdule caadimaahin😮😮
@Widhwidh2004
@Widhwidh2004 4 жыл бұрын
Madaxwayne Kuxigeenkiisa Kusii xigeenkiisa Gudoon baarlamaan Oo meel wada fadhida waliba wada qoslaga waa ikow from 1990 ilaa 2020 Guul iyo Gobanimo Great AgiaN🇸🇴
@rahmaali5594
@rahmaali5594 4 жыл бұрын
Khatin Mursal AMIIN
@nimoabdulahi8328
@nimoabdulahi8328 4 жыл бұрын
Nimco Abdi niyada dhiso waa wax fiican
@galadmohamudosman5358
@galadmohamudosman5358 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh ruwaayada caadi maha wllhi
@mohanabdirahem7220
@mohanabdirahem7220 4 жыл бұрын
Nabad iyo Nolol💪
@ubaxwadetube5942
@ubaxwadetube5942 4 жыл бұрын
Guul Nabad iyo Nolol
@mohammedmohamudhamed9979
@mohammedmohamudhamed9979 3 жыл бұрын
If the farmajos & Co. are your priests then God bless the Congregation!!!
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 4 жыл бұрын
Pm Khayre oo is maqlaya hhhhh
@fanaxmacalinahmed641
@fanaxmacalinahmed641 4 жыл бұрын
Mashallah
@Harriss223
@Harriss223 4 жыл бұрын
Oday cabdule we love you!! He is original. Oday waxuu metelayaa beesha gobta ee abgaal.lahjadiisu waxay ku tusaysaa tahamada somali literature ka sida rich beesha abgaal ugu tihiin!! Laakiin waxan runtii kabsi qabaa lahjada beesha abgaal somalida ay isku deegaanka yihiin naga dhamaato!! Waa in da yarta lagu barbaariyo lana xafido. Somalida luuqadeeda ugu sareeya Gabaga. Aduunkuna waa inala mid luuqad walba gabayga literature. Marka la bar bar dhigo gabayga somalida gabayada aduurka nooyadooda gabayga somalida waxuu noqonayaa GUUROOWGA!! Waayo guuroowgu dhowr tudco ku koobayaa gabay boqol tudco ah oo lagaga gabyaya hal dhacdo!! Tusaale gabay guuroow ah Risaaq ka qaad rashiid u dhiib intakale ma rootiyaa!!! Timira siib tiitiin abuu tala abgaal u taala waaye!! Hadaad ka guurto geedi xeer garoowe goof ka kuugu yaal?!! Abwaanadu waxay ku soo koobeen dhowr eray waxay somalida kale boqol tudco kaga gabyaan Guuroowgu waa nooca gabayada aduunka looga aqoonsanyahay 1. Sida English literature,Russian literature,arabic literature!!
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
lahjadaan malaha ABGAAL kaliya, waxaa ku hadla, SARUUR, MURUSADE, WACDAAN IYO JAREER WAYNE qayb ka mid ah
@Harriss223
@Harriss223 4 жыл бұрын
@qub qac Fine with me brother waa sheegay walal waxaan iri abgaal iyo dadkay wada degaan. Waa fahansanehay beelaha somaliyed ee kale laakin weligey beesha jareer weyne cid ka mida oo lahjadan ku hadleysa maarkin laakiin waa hubaal dad meel isku mida wada degani iney isku lahjad noqdaan.
@luulahmed5138
@luulahmed5138 4 жыл бұрын
qub qac ilahow ibno Adam wax hanogu dhiibin ya rabi quuriwayto badana abgaal waa duco badan guurowgana iskugu duceeyo hadana lahjadi ma lagu qabsaday abgaal dhulkoodi into law soo dhafay cidaan abgaal ilahaa jecel oo barakeyey vivo abgaal cadawgada alaha jebiyo ducaysta ilahay isku xira waad guulaysan inshaAllah ✌
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
@@luulahmed5138 acuudi bilaahi, waxaan ahay Murusade lahjadayduna waa tan oday cabdulle oo kale, ma ABGAAL ayaa iska leh kkkkkk, ilaaheeyoow umadaan caqli cirka uga soo rid , aamiin, DHULBAHANTE IYO HABARJECLO waa isku lahjad, SACAD IYO CUMAR MAXAMUUD waa isku lahjad, KARANLE ethiopia iyo OGAADEEN waa isku lahjad AGGAH ayay wada yiraahdaan , xageed ku aragtay lahjad la leeyahay qolaa iska leh, XAMAR UNUKAA LEH, MADAXWAYNAHA UNUKAA LEH, ma waxaad ku darteen lahjadana UNUKAA LEH, ilaahoow umadda u maciin, EEBAAY qaado , ee aniga lahjad cusub ii sameey
@luulahmed5138
@luulahmed5138 4 жыл бұрын
qub qac waa ka xumay adoo qabiilka aad sheegatay ah inaad dad ku caaynayso caqli la aan teeda kale waxa tahay nin la martiqaday oo la soo dhaweyey gurigiii lagu soo dhawryey yiri aana leh sasad u caqli badan tihiin aduunkan u dacwoneyna inaan xamarlenahay aduunka wa idinku qosleen cidaan aa lagugu hoos arkay maxad ahaydeen lahjada wa mid la bartay mid asal ah kala saar jameykan markow English ku hadlayo iyo ninka Britishka markow ku hadlayo english wa fahmeysa kan asalka ah iyo kan la bartay oo adan lahayn asalka lahjada wa la yaqana cida iska leh kumana diidane inaad ku hadashee lakin xasidnimada iyo quuriwaga iska daa la jeclow walalaka waxad nafsadaada la jeceshahay
@kafiayoonis2984
@kafiayoonis2984 4 жыл бұрын
Ar fiqi iyo mahad salad meesha majoogin
@hasanhaji8279
@hasanhaji8279 3 жыл бұрын
Hhhhh
@mohamuti6928
@mohamuti6928 4 жыл бұрын
Waxaa E muqata in somaalida ay ka gudubtay Qabyaalada Waana Ala mahadiis
@hindaboos7430
@hindaboos7430 4 жыл бұрын
ManshaAllah soomaliya hanoolato guuuul 🇸🇴💪🏻❤️💋💋
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Pls ISOboqo Alle darti haidhaafin 😭🥺 ama idawo kaliya
@sahracaday5669
@sahracaday5669 4 жыл бұрын
👍👍👍👍wa💯💯💯💯💯💘💘💘💘😭😭waxanlaooyay farxadwaysoconaysaaaàaaainsha alaah
@saher5308
@saher5308 4 жыл бұрын
kalamaanoow.idaad.nooga.qosliseen.madaxdeena.iyo.shacab.keena.sidaad.naaga.qosliseen.idinkana.farxad.kunoolaada
@AbdiqanimohamedAdan
@AbdiqanimohamedAdan 4 жыл бұрын
2021 inshaallah
@ladyblue6595
@ladyblue6595 4 жыл бұрын
Odey Cabdule Muuse Biixi u eekaa
@wiilwaal1866
@wiilwaal1866 4 жыл бұрын
Way isu egyihiin oday cabdule iyo muse bixi
@mostapheali1880
@mostapheali1880 4 жыл бұрын
Stupid muuse SaaS maaha
@suhuuromar8195
@suhuuromar8195 4 жыл бұрын
Allah maalintaa Alshabab chance baa dhaafay fashata meeshaa fadhida in aanay qof ka reebinbay ahayd
@mahadali9619
@mahadali9619 4 жыл бұрын
haku wasaan adiga jaahil yaheey bilaa diinta ah
@ayaansaciid9824
@ayaansaciid9824 4 жыл бұрын
Odey cabdule waa u hoos galiyey in hawiye hub heysto oo xamar ugu duugan yahay ka kud dheh caawa malaga keeney doorasho iney dhaceyso fuley
@rahmohassan131
@rahmohassan131 4 жыл бұрын
Dowlaadii cabdulaahi yusuuf illaaheey haa uu naxariisto waxeey dugsii quraan ka soo sareen huub ku duugna
@hanadraas9233
@hanadraas9233 4 жыл бұрын
Qabiil ku dil
@ayaansaciid9824
@ayaansaciid9824 4 жыл бұрын
@@hanadraas9233 qabiil kee dilayo
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 4 жыл бұрын
@@ayaansaciid9824 .hawiye.caqli.an.hub.aheyn.ma.heysin.miya..war..dunida.wey.tagtaye....caqli.kiinu.ha.shaqeeyo.
@ayaansaciid9824
@ayaansaciid9824 4 жыл бұрын
@@axmeddaacad9497 duni tagtey xaa nooga shaqo jiro mida hada ka socoto jubaland iyo gado hawiye miyaa waxaas adeer jooji hawiye sanka farta laga galiyaa inuu meel seexdana waa diiday waxa lagu wada uma dulqadanayo ninkii cuqdadeysan oo aargosi keena waa layska dhicin nin shaqsi ah uma doodi kartid waa tii hore aad ku yaacden
@safiomohamed2748
@safiomohamed2748 3 жыл бұрын
Mohamed the best of luck with your family in
@ruqiyaalifleyruqiyaalifley5955
@ruqiyaalifleyruqiyaalifley5955 Ай бұрын
Cabdule geesi geesi shalay maanta maahan
@dekiyahismacil7148
@dekiyahismacil7148 4 жыл бұрын
Waxdhaamo dowladaan walahi maleh waxaynakasoconweysay wubii caloolaha waaweynaa ee lagudhaxquudiyo gudaha wadankaa moshiin ayanbakareysanay xoog kumaquuniya intahartayna kunasoonoqda inshaa Allh markale
@hunduraaahmed1755
@hunduraaahmed1755 4 жыл бұрын
R kireqvgfuow. Nnn.n.nn...j.j.mjnjyn ujujujuji0mujjujujjyjjyjuj0
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Mnsha allah somaliya
@user-wr6dl6dc1d
@user-wr6dl6dc1d 2 ай бұрын
guuul kalaman iyo farmaajo wadani
@abdullahiabdullahi834
@abdullahiabdullahi834 4 жыл бұрын
Hhhhh .mansha allaah Somalia hanolaato
@wargeyskacaalam689
@wargeyskacaalam689 4 жыл бұрын
Alow dowladnimade hanaga qaadin
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll qali isoboqo pls alle darti haidhaafin 😭🥺 ama idawo
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 4 жыл бұрын
Kan jakada madow xasan cali khayruu jilayaa miyaa?
@ayaanomarmohamed7577
@ayaanomarmohamed7577 4 жыл бұрын
Haaa hooyo
@xuseenbuuni8924
@xuseenbuuni8924 4 жыл бұрын
Runtii kalamaan waxey shegeen wa run ee shacabku ha unugladan oo fahmo soomaaliyey
@cabdirisaaqmaxamed3241
@cabdirisaaqmaxamed3241 4 жыл бұрын
Wraa midkaan resulwasaaraha ayuu isku ekeysiyey
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll qali isoboqo alle darti haidhaafin 😭🥺 ama idawo
@medtechproductions654
@medtechproductions654 4 жыл бұрын
Somali my people, Somalia my land
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 4 жыл бұрын
MedTech Communication ASC wll subscribe isar
@afeenkahimiloqaran7392
@afeenkahimiloqaran7392 4 жыл бұрын
kkkkkk waa leysgybaa
@ismailaweys7881
@ismailaweys7881 4 жыл бұрын
Mursal xa guriga logu xiray
@rahmaali5594
@rahmaali5594 4 жыл бұрын
ISMAIL AWEYS ASC WAXA DHACAY LAGAMA HADLO EE ILLAHAY NADAB HA KA DHIGO SOMALIA AMIIN
@ibraahimibraahim6749
@ibraahimibraahim6749 4 жыл бұрын
Soomaali hanoolaato
@nabadiyonololnacasmoyenasa8096
@nabadiyonololnacasmoyenasa8096 3 жыл бұрын
Asc guul somaliya mudowdee rabiyow namiday
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 4 жыл бұрын
manshaa Allah Qalbigaa ayaa ii qaboobaay Allow nicmadaa noo deysoo
@user-mu4nx5xy6k
@user-mu4nx5xy6k 4 жыл бұрын
aaamiin aamiin yaaa rabi ilaaaheey hakuu siyaadiyo daganaaanta
@safiomohamed2748
@safiomohamed2748 3 жыл бұрын
Dharma
@aadamnuur2314
@aadamnuur2314 4 жыл бұрын
Nolaada kheyre iyo farmaajo
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 4 жыл бұрын
*subscribe Isaar Alle Ha Kaa Farxiye Wll Qaali* 😥😥🙏🙏🙏
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 4 жыл бұрын
Mo A Dahir Bulhan ASC wll subscribe isar
@munaflower7809
@munaflower7809 4 жыл бұрын
Samaliland wa cuqdadka ku wa cadowga qarax ee muqdisho dadka wa dadka dulqadka badan aqoonyahan maskaxda wanaag aqli salimka leh inshallah
@abahoussein620
@abahoussein620 4 жыл бұрын
muna meey ku waseen ureeyso
@ismaildini7307
@ismaildini7307 4 жыл бұрын
What was it? Call in the end.I thought iwas being called.
@farxiyacali9467
@farxiyacali9467 4 жыл бұрын
mashaalaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuur nabad iyo noloool💞💞👆👆👆👆
@sahraahmedmohamed7123
@sahraahmedmohamed7123 3 жыл бұрын
Guul.somali.illaahayoow.nabad.noga.nig.wadankeen.inshaa.allaah
@canabhassan7826
@canabhassan7826 4 жыл бұрын
💪💙💙💙
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
VIVA ODOH ABDULLEH AL-ABGAALIY
@wllarmaan2943
@wllarmaan2943 3 жыл бұрын
Mashaalaaah
@dalmarabdi2218
@dalmarabdi2218 4 жыл бұрын
*Maashaa Allaah waa ruwaayad qiirad weliba qeybta danbe.*
@najiibhiir7229
@najiibhiir7229 4 жыл бұрын
Wlhi khayre tooos ah buu iska dhigay khayre wa yabay isagiiba isu maleyey mayla aragteen hhh
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 4 жыл бұрын
waxaan soo xasuustay wakhtigii kacaankii
@callidheere2600
@callidheere2600 2 ай бұрын
Hawiye maxuu indha kaxirana 2020 dalxureeye indhaha ufuray 😂
@saamiyojabir3483
@saamiyojabir3483 4 жыл бұрын
Khariyo farmaajo abyaasha dalka waan ku faana
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Nabar iyo naxdin jid iyo dhagax hogaamiye kooxeed u dambeeysay faashil kuriga ku asaasaqay xarmaajo dhoohane
@iskufilan1223
@iskufilan1223 4 жыл бұрын
Dab joog duur joog dhanta😂😂👈🏻
@yfhccxhxgx9286
@yfhccxhxgx9286 4 жыл бұрын
😐
@mohamedhussein8000
@mohamedhussein8000 4 жыл бұрын
Oday Cabdulle waa Abwaan soomaali yeeyt guul iyo nabad
@zakariaabdinur188
@zakariaabdinur188 4 жыл бұрын
Maasha Allaaah swt Soomaaliyeey Dadaalka aan laba laabno
@safiomohamed2748
@safiomohamed2748 3 жыл бұрын
Xashii
@nasrotoxow1333
@nasrotoxow1333 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 жыл бұрын
Aniga waan ku faras an hay somali Inay Is raacdo lakiin kgs dhiigeeda ha bixiyo farmacho
@safiomohamed2748
@safiomohamed2748 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@abdiladiifahmed6932
@abdiladiifahmed6932 4 жыл бұрын
Waa wax fiican
@daauudyare8167
@daauudyare8167 3 жыл бұрын
Soomaliya ale doolad hasiyo
@abdisamedahmed925
@abdisamedahmed925 2 ай бұрын
Waa runtii hala isgubo weeyo
@hanadyare6244
@hanadyare6244 4 жыл бұрын
Muuse tifoow
@canabhassan7826
@canabhassan7826 4 жыл бұрын
😂😂😂wooow
@cabdirizaagmaxamuudaxmed5399
@cabdirizaagmaxamuudaxmed5399 4 жыл бұрын
Masha allha
@lii3596
@lii3596 4 жыл бұрын
nacamleeya yaal aan alle ka beqeyn
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 6 ай бұрын
Kalamaan m
@safiomohamed2748
@safiomohamed2748 3 жыл бұрын
How
@farahahmed2217
@farahahmed2217 4 жыл бұрын
Hhhhhhh rag culus
@adansalah8839
@adansalah8839 4 жыл бұрын
Nabad iyo nolol wa dabeel neecow wadata oo somali dhan u soo ifbaxday
@guledahmed8160
@guledahmed8160 3 жыл бұрын
Mlycni gangadaaya 🇸🇴 alas cleeg
@AhmedALI-yd5wn
@AhmedALI-yd5wn 3 жыл бұрын
Odi cabdulle waa odi soomali ah oosan aheen qabiiliste. Waa reer magaal
XASAN AADAN SAMATAR OO ILMEEYAY HEES QIIRO LEH DADKU KAAMA MAARMO FARMAAJO |2019|
5:38
Barbaarta Media Show BMS
Рет қаралды 1,9 МЛН
SHEEKADII MAGAALO JOOG XUMO QEYBTII 19-AAD
9:36
Somali National Television
Рет қаралды 369 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 16 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Kooxda Kalamaan Caleema saarka  Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargedir
14:14
Qosolkii Aduunka Sooraan oo Askari ah Iyo Waxa Qabsaday.
8:13
Qarri Jiqood
Рет қаралды 1,2 МЛН
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 3,5 МЛН
SHEEKADII MAGAALO JOOG XUMO QEYBTII 15-AAD.
7:41
Somali National Television
Рет қаралды 284 М.
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
KNN
Рет қаралды 587 М.
Oday Cabdulle iyo Maalinta Haweenka Maxaa kala Qabsaday
13:17
dhuuxa Tv
Рет қаралды 404 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН