Daawo Mw Deni Xaassan Sheikh Iyo Muuse Shacabkiibay Hubaynayaan Hubka Hadda La qaatay

  Рет қаралды 9,244

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 12
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
PUNTLAND WAA DHIIG JOOJIYAHA UMADDA SOOMAALIYEED GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤❤❤❤
@fe8445
@fe8445 2 ай бұрын
Waa war fiican. Puntland ha noqoto dawlad goboleedku ugu horeeyay ee qabta Qof & Cod. Gobolada kalena way idinku dayan. Dawlada dhexe iyadan waxay qabanaysaa Qof & Cod. Deniyow ha hor istaagin. Dagaalada iyo kala qobqbnaantu way dhamaanaysaa hadii Qof & Cod la qabto. Musharaxa Baydhabo wuxuu cod waydiisanayaa shacabka Qardho. Sidaas baan rabnaa.
@SahalBarwaqo
@SahalBarwaqo 2 ай бұрын
Guuul aabaha guulsha siyaasada soomaliya
@fe8445
@fe8445 2 ай бұрын
Deni waan u duceeyay. Shacabka talada ha loo soo celiyo buu yiri. Sax100%. Dawlada Federaalka ha ka horjoogsan inay Qof & Cod qabato si talada shacabka loogu soo celiyo. Guul.
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 2 ай бұрын
The best president for puntland state inshallah you will be winner forever
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 2 ай бұрын
Madaxwaynihii ugu fiicnaa puntland state
@aa.i6233
@aa.i6233 2 ай бұрын
Idanka alle waligi dani madaxweyne ka noqon maayo dowlasa somalia.
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 2 ай бұрын
siciid daniyoow ma waxaa is qaban kara in aad xildhinaabada baaq dheer aad ugu baaqdey inaad tiraahdid hala hor istaago dastuurka, iyo iyadoo ku xiran yahay horumarka dastuurka dalka in uu dhameystirmo la rabay waayo shacabka iyo dowlada guuleysaneysa soo maaha jug jug meeshaada joog, waxaa quman in aad si hoose u wada heshiisaan shacabkana diifta ka baxaan dhamaan halkeey joogaanba dalkaan naga badan, ama xisaabta ku darsada mid bad baadi maayo walee yeey badan baa daawaneysa dalkeena! Nabadeey
@abuahmedhassan5499
@abuahmedhassan5499 2 ай бұрын
Wax in aadan fahan saneen ayaa muuqata dastuurkusheega xasan shaikh musqusha uyaalo cidna mama talo sidiisana waa kufri
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
WAA LA KALA DHEEREEYEY PUNTLAND WAXAY GARATAY DANTEEDA IYO INAY U NOOLAATO SI DEMOCRATIC AH WAANA KU HAMBALYEYNAYAA
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 2 ай бұрын
Puntland ayuu ka socdaa dagaalka hooyaadaadii candhada weeyneeyd was
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 919 М.
Daawo Mw Cagjar O Calanka Saaray Maanta iyo Qaabkan
3:21
Anfac Media
Рет қаралды 4 М.