Daawo odayaasha DDS O Diiday Qorshihii Axmaaradu kumatalaysay Somalida Qaatayna Hadalkii Caddaani hi

  Рет қаралды 19,010

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 сағат бұрын
Masha allah guul shacabka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 3 сағат бұрын
Dr Dolal.Alle Ha ku Barakeeyo Hantida DDS cimriga iyo Caafimaadka Alle Hakuu Barakeeyo 🎉 shacabka DDS sharaf ayey kuu Hayaaan masuul sare 🎉❤
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 5 сағат бұрын
Thank you very much hogamiye
@khaderyusuf9607
@khaderyusuf9607 8 сағат бұрын
Mnsha Allah Alle haku xiftiyo Dr
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 2 сағат бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo insha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@IsmaciilcRaxmaan-z5e
@IsmaciilcRaxmaan-z5e 7 сағат бұрын
asc adeero dr doolaal waan ku salaamay allah ha kuu daayo caqliga caafimaadka allah ha kuu daayo aamiin aamiin aamiin Waad mahadsantihiin
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 сағат бұрын
Masha allah Cadaani Hiirmooge Geesi halgama ah Sidookale Aqoonyahan Doolaal guul shacabka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 9 сағат бұрын
Dr. Doolaal waa marqaatiga nool waana in hadalkiisa sifiican loodhuuxo waa dhaxalka dhalinta Doowlad Deegaanka Soomaaliyeed ee Ethiopia
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 6 сағат бұрын
Waaa sax wadankiina ilaashada
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 8 сағат бұрын
Abiye ha ogaado in qalbidhagax dartii loo riday farmaajo
@suleimanadan6388
@suleimanadan6388 3 сағат бұрын
Maashaa Alaah waxgarsdka dds yaan leyna gaadin markale
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 7 сағат бұрын
Masha Allah Guul ONLF Cadawgu ha jabo insha Allah
@farhanhade6561
@farhanhade6561 9 сағат бұрын
Maanta qowmiyad kasta waa tashatay lakiin weli soomaalidii larabay iney ugu horeyso ayaa ugu liidata Marka hore dabodhilifka ayaa lalaaya sida Axmed shide iyo Aadam faarax iwm
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 2 сағат бұрын
Iska Diida yeysan dhulka inaga qaadane 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻✅
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 9 сағат бұрын
Hooyadaabaa nindhashay geesi soomaaliyeed doolaal adeero noolow ma ihi ogaadeen laakiin hadalka ayaad igu matashaa from awdal
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi 11 сағат бұрын
Waa sax
@بدلعامر
@بدلعامر 8 сағат бұрын
Ader noloow guull. ONlF
@jamahussein6860
@jamahussein6860 7 сағат бұрын
Waa warey federal iyo waxaas oodhan hadda wey soo dhaaftey ee ,waa xurnimo kaliya iyo cashir adag oon siino kuwa ina damacsa cashirbuu u baahanyahay ee aan cashir aan siino intii magaalo ey inaga qaateen aan soo celino , markaas saa la ina gara waxaan nahaye, oon raafno dhamaantood dhirbaaxo,iyo is xoreyn aan sameyno😅.
@XasanWeli-r2z
@XasanWeli-r2z 9 сағат бұрын
Wa sax diidnay waxan ina anfacinba guuuuuul
@nurmohafarey1971
@nurmohafarey1971 4 сағат бұрын
May bilaabaan xabada, waaba lagu kala tagi lahaa wadankaas
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 6 сағат бұрын
DDS somalia banu nahay 🇪🇹❌🇪🇹🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹🇪🇹❌ wa cadow ethopia
@ziyadmohammed7335
@ziyadmohammed7335 10 сағат бұрын
Ogaanen
@barlin1622
@barlin1622 10 сағат бұрын
Guuuleeyso geesi geesi dhalay 👁️👁️👁️👁️👁️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 9 сағат бұрын
Waan kugarabtaaganahay hadaanahay reer awdal from awdal
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 8 сағат бұрын
Sax wye ilahayba naleh aomalina wanahay diidnay gaal bakhti aocunay &ay karoone fayria udhintay cunay
@Sinoy21
@Sinoy21 8 сағат бұрын
Somaliyey Ethiopian nima raabte ee dhuulka iyay rabta marka waan innad tadhaatan waliba kani madaxa yuubaan ee caagjaar ee abi kabaha uu qaada waa inaa iska qaabatiin
@kiinadan6786
@kiinadan6786 7 сағат бұрын
Sax confederal bas ah ayaa inoo cuntamaysa!
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 9 сағат бұрын
Soomaali bilaa ogaadeena waa majirto guul doolaal uu kahoreeyaa abiye 😊
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 9 сағат бұрын
@@IbrahinCabsiiye adigu doqon miyaa tahay soo deegaanku Ogaadeenia maaha
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 сағат бұрын
Joojiya qabiilka Soomaali bas hayna dhaafinina guul shacabka deegaanka Soomaalida guud ahaan guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 4 сағат бұрын
@@maanshaallah8752 oki bro Insha alaaah
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 сағат бұрын
Intaas awminsantihiin ogaadeen in uu leeyahay waydun jabi oo hubaala bal taas uun ku celceliya kulan kasta comentigana cidwalba way lasocotaa
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu 8 сағат бұрын
Waxan ad iyo ad u adkeynaya hadalka odeyasha dds
@SayidAli-yo7hy
@SayidAli-yo7hy 11 сағат бұрын
100%50 dadka jijiga kunol spmalida tesare iyo duwan muwadin malahan akoon umafurna deganka siguud boqolki 60 tesare iyo duwanalahan
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 10 сағат бұрын
Sxb SomaliGalbeed waa dhul Somali iyagaana u tashanaysa qaxooti Oromo iyo Amxaar noo soo shaqo doontay waxba nagama galin qori haday timaadona walahi Ethiopia 🇪🇹 oo idil haday isasoo bahaystaan waxba nagama qaadi karaan oo dhimashada diyaar ayaan u nahay hadaan Somali nahay waana xaq diinteena Islaamka 100% inaan difaacano inshaAllah 🤲🏼 Awalbay khalad ahayd in Kaniisado looga ogolaado dhul Islaam ahaa in laga dhiso Imikana walahi waa la’burburin waana qasab doonimayno dhalinteenu inshaAllah ilaahayna wuu najecel yahay alhamdulillah oo cadowga dhulkuu lajari inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@SadiqAli-pb3zs
@SadiqAli-pb3zs 10 сағат бұрын
Absame iska dhaaf fulay nimad iyo futo leefka itoobiya
@axmedmaxamed6890
@axmedmaxamed6890 7 сағат бұрын
Sidaa doolaal iyo cadaani uhadleen halaysuwada raaco qoomiyadkasta way tashatay tashada oo dhaxdiina yaan lagalin
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 3 сағат бұрын
Waa in Ethiopia kililka 5aad u qaybisaa labadii wadan ee hore la isugu daray ee OGADENIA IYO HAUD & RESERVE AREA Waayo dadka haud iyo reserve area dawlad deganka somalida waxba kuma qabaan markaa waa in laba kilil laga dhigaa ❤Hawd iyo Reserve Area❤
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 10 сағат бұрын
Muruqaag ayuu baa manta xaqeena aan ku gaadhi karnaa. Xarshin.
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 9 сағат бұрын
Geesi cadaani hiirmooge noolow adeero waxaan joogaa awdal dhamaanteen waxaanahay onlf from awdal
@ziyadmohammed7335
@ziyadmohammed7335 10 сағат бұрын
Waxaakaqafiyay hurmarka
@FaraxXasan-s9u
@FaraxXasan-s9u 9 сағат бұрын
Sidi yaxye Sanwar udhimo cadani
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 6 сағат бұрын
Caasimadaa amxaaro , oromo iyo Tiray hala badalo markaas baa labadil yaa labadalayaa jigjiga
@FaraxXasan-s9u
@FaraxXasan-s9u 9 сағат бұрын
Cagjar Haku halaynina deeganka hala garab istago
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 3 сағат бұрын
Oromadu 2018 dalka markay qabsatay waxay dajiyeen qorshe ay ugu gogol-xaaraan si tallada dalku gacantooda uga bixin wakhti-dheer. Talaboyinkas ooy fuliyeen qaarkood waxa kamida: 1) AWOOD-DHEXE: In awooda kubaahsan 9kii xisbi qoomi ee TPLF dalka ugu talin jirtay, llagu ururiyo hal xisbi siyaasadeed, meeshana laga saaro awooda kubaahsan xisbiyada qowmiga ah ee 9ka deegaan (4ta EPRDF iyo 5tii bah wadaagta lahaa). Talaabadan oo waa lafuliyey 2) In lawiiqo awooda dhaqaale ee TPLF, Amxaaro iyo tigreega lakala dhax dhigo colaad aysan waligood kamidoobin kari siyaasad ahaan. 3) In lawiiqo awooda dhaqaale iyo shacab ee xabashida kuleedahay caasimada Addis-ababa. 4) Si loo yareeyo saamaynta siyaasadeed ee qoomiyadaha dalku kuleeyihiin dawlada dhexe, loona yareeyo muranka xuduudaha ee kililada, in dalka loo qaybiyo 18 maamul deegaan, dib-uhabayna lagu sameeyo 9ka maamul deegameed.. 5) In lamideeyo Ilaha dhaqaale iyo horumar ee 12-ka caasimad magaalo ee dalka ugu waawayn. Qorshahan maxa fuley, maxan fulin laguna guda jiraa fulinteeda?. Ayadoon waxba laga badalin dastuur iyo nidaam fadaraal aya hal-hal loola wareegay awoodii maamul deegaanka. .
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 9 сағат бұрын
War iska xoreeya Amxaarada hadii kale Kumasi baad ku jireysan
@farhanhade6561
@farhanhade6561 9 сағат бұрын
Doolaal oo kale ayaa dalkaan ubaahanyahay ee nin jilicsan oo nacamle ah uma baahna
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 5 сағат бұрын
dirdhabe waxa ka hoos geyay oromo. gobolka siti
@ziyadmohammed7335
@ziyadmohammed7335 10 сағат бұрын
Ogaaden jijigga amalaha
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 9 сағат бұрын
Deegaanka dhan ayaa ogaadeenia ah walaal
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 9 сағат бұрын
Neefyahow neefku dhalay ogaadeen lagama hadlayo ee federaal ayaa laga hadlaya
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 9 сағат бұрын
Mesha oromia lagama hadlayo😊
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 9 сағат бұрын
@@shamsudiinfahiye7966 oromo ayaa laga hadlayaa oo deegaanka ree ogaadeenia inay qaadato rabta walaal lkn macquul maaha
@samirr546
@samirr546 8 сағат бұрын
Somali oo dhan bay qusaysaa arinkan waa in hada lays caawiyo oo lays hortaago!!!!!! Somali Oromo Amxaaro Tikre baa laga hadlayaa Somali baa markan la caawin.
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 5 сағат бұрын
dirdhabe waxa ka hoos geyay oromo. gobolka siti
Odayaasha DDS oo Taariikh & Gesinimo lama ilaawana manta dhigay
19:10
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 76 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12