Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪👑👑👑👑👑👑👑🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hamdibulhan800953 минут бұрын
Maasha allaah adeer kuwaani dawlad waxba kama yaqaaniin ummaadaz aallah ha dhaafiyo
@aishaluulcadysay54703 минут бұрын
Maasha alaah Run Run
@eye2eyeerigavo7772 сағат бұрын
Qori kusoo dara kulahaa🤡taasi caqli maaha nin dagaal kuugu yimi waxay ku dagaalamayeen(agabka) waad ka qaadan kartaa laakiin naftiisa inaad badbaadisid waa muhiim sida wanaagga haddii loo eego… kenya masoo celiyeen hubkii ay qaateen?
@gorodaxmed7762Сағат бұрын
Masha allaaaaah🌳🤝🌳
@User2-y6u2 сағат бұрын
Hubka in laga reebo Waa muhiim naftooda uun ha la bad baadiyo kolay wiilashaas martida u ah dowladnimo aan jirin oon muqdisho laga doonayn deeyn maayo xassan dhiiqo kale ayuu gelin
@zeinabs6782 сағат бұрын
Oo dad in ay ku dilaan raba sidee qori logu dhaafi
@faizahassen47252 сағат бұрын
Waa Run Waa nin doorasho ka Carar ah Sidas buu dalka ubaabi in
@hasypahaz58852 сағат бұрын
Sheekada Qoriga halloo celiyo wa xaaja ugub horay looma arag aduunka dhaqaan iyo taarikh islaam iyo gaalka ba lama arag
@zahraabdalla73762 сағат бұрын
Adeero Wax dowlad ladhaho ma jirto ee runta u sheeg xasan.
@faadumoaxmed558948 минут бұрын
War naga Aamus odoy yahooow xooolaha ah Axmed madoobe wa lasooqabahaa insha.alaaah adigana kir aan ku iri
@kiinhusen44 минут бұрын
Ma waxaad Axmed Modoobe ugu hambalyaaynysaa inii badbaadiyay wiilashii Mundulood darteed ileen waa adigii markii la doortay diiday inaad u hambalyayso
@XasanXaashi-ig7tl41 минут бұрын
Mudulood ku waa ayo
@osmanhajiabdi5899Сағат бұрын
WAA ku wanaagsan yahey taas inu Axmed madoobe Soo badbaadiyo Ciidamadii dalka soomaaliyeed odhan inuu baadigoob iyo Raadin hawdka kaso raadsho oka so Anbabixiyaan raaskanb ooni oy xamer uso diraan muqdisho Caasimada dalka soomaaliya odhan.
@zeinabs6782 сағат бұрын
Dowlada waxa ay sheegi wa barabugaando
@mohamedabdi2850Сағат бұрын
Afar kale udaaya way iska soo noqon
@MrFaxanСағат бұрын
Mudulood iska daaye Hawiyaan Talahaynin Anoo Hawiyaa waxaan hawiye dhihi lahaa waxaa raganimp ah inaan dhahno naga qabta xilka meel aan gayno manaqaane illeen hawiye Odayna malihin siyaasina malihin dhalinyaro hasheegin shacabna majiro dad aan xumaan diidayn oo saanaa noo dan ah aan dhihi karin adoonimadii waa naloo ogolyahay ileen 34 sano ayaan Balcad Iyo Afgooye gaari la nahaye Aduumyo kale yeel keede
@ShukriMaxamad-p6u2 сағат бұрын
Aabahaa yaa talinjiray
@maxamudfaarax77612 сағат бұрын
Asc waa nin rag ah oon umalayn inuu ahaa saraakiishii hore haduuna ahayna waa nin leh hal abuur alle siiyay war waxii wax garad ahoow hala qaato hhhhhh nin ragah oo nin rageed dhalay
@jaamaccabdi96812 сағат бұрын
Muduloodbaa talo looga fadhiyaa haday soomaalikaladirilahaayeen iyo haday xasan kaqabanlahaayeen
@saynab750336 минут бұрын
qor yaha inloo celiyo ma is taahilo marka loo eego qaabka meesha loo keenay ama ayku imaaden waayo qorigu waa kii lagu dili laa juba land iyo ciidankeda mida kale adeer meesha uuku sooduulay cadow ma aha ee waa dad somaliyed sida axmed sameyayna qof samayn lahaa malaha madha hayo lkn wuu yar yahay
@subraarm438141 минут бұрын
Adeer marka hore mahadsani mar labaad wax Dawlad la yidhaah iyo dalba Hassan ma rabo oo maamulka Dawladnimad iyo dalkaba Soomaali faro kuma jiro oo Imiraad iyo Ismaaciil ayaa Madaxweyne ka ah wuxuu Hawiye maamulkii ka siistay Gabadhiisa kuwaas oo Raba dalku inuu burburo oo Carta lagu noqdo iyo Jabtar 7 . Adeer Hassan dalka ka soo gaadha waayo Imiraadku wuxuu Hassan u diray inuu Ciidankii Farmaajo soo tababaray la soo Afjaro oo loo raadiyo meelo lagu laayo. Mida kale Adeer Sharcigii ummad ku dhexeeyay Guriga ayuu ku haystaa Isaga oo Raba inuu ku Duulo Daarood oo markii 3 u tahay Khaatumo dhiigoogii Calamka been ayuu u sheegay wuxuuna ahaa Hassan lacagta ugu badan ee dadka lagu laynayo ayuu bixiyay Ismaaciil Hubka. Adeer waad ogaydeen Hawiyoow inuu Puntland Misjidka maalin Jimco ah uga dhaaranay 24 ayay puntland dhisnayd waxaan ku burburin 24 saacadood waxaa ku xigtay Jubland mida kale Adeer wuxuu rabaa inuu ku duulo Koonfurgalbeed Hassan Remote Control ayuu Ismaaciil iyo Imiraadku ku wadaan dalka Habargidir ayaa badbaadin karta dalku waa kala tegayaa Xamar unagaale meel walba Ilaahay dadkuu dejiyay ayaa difaacanaya Daarood iyo Digil iyo Midhifle Col hortii Ciidan dhista ayaan laydin seexin Hassan waa Cawaan haan u qalmin shadhka oo Ilaahii Abuuray ayaan wax ku Aaminay ninka maydkii Qabrigu ka badbaadi waayay.
@Abdirashid-g9mСағат бұрын
Daaroodoow. Joojiya doqonimada. Hawiye uma bashing weliba majeerteenoow ku dhawaaqa inaad tihiin dowlad ka madaxbanaan moqdisho
@dahirCade-u5i2 сағат бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡👉
@ناصرمحمد-ي6خ2 сағат бұрын
axmaad waa argagixiso wana laga qabana umada soomaaliyed xasan soomaaliya dooratay
@Madaxey-r2fСағат бұрын
Haddii aay cid dambiile tahay mudan in la soo qabto oo weliga tiirka la geeyo ciddaasi waa xasan Max'uud Calasoow Xundubeey Xaayoow. Jubaland guul. From Gedo