Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 2

  Рет қаралды 226,844

QASAAL TV DRAMA

QASAAL TV DRAMA

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Жыл бұрын
Waa wax bulshada ka dhexjira runtii sacdiyiyo hapi waxay ka hadlayaan somaalida ma oga in dhasha alllh Baxsho marka jilayaashaan waxba ma gaysan illhw intaan ilmo hysan ilmo sii
@rashka9223
@rashka9223 10 ай бұрын
😊
@ayanadan8195
@ayanadan8195 11 ай бұрын
Ilmo uu alle bixiyo ayaa la isku caynaya 2024 yaab qofka inu ka xanaqo maba ahan eraygas dad iska hadlay waye
@nabiihashucayb9527
@nabiihashucayb9527 Жыл бұрын
Somalida wa sunta hargaha ayaa hore loo yidhi ma oga inay dhasho ilaahay bixiyo allow intan ilmo.haysan sii❤😢
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 10 ай бұрын
Ano nin ah aya ka qalbi xumaaday wlhi waa xanun inay jaceylkaga sidan lo galo 💔 😢
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 Жыл бұрын
Bismilaah dumarku xan badanaa 😂
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa Жыл бұрын
Waxyaabaha gefka ah iyo aqlaal xumada umada sheeko hawga dhigina. Alle ha laga baqo.
@officialsuhuur9061
@officialsuhuur9061 Жыл бұрын
Labbad wiil ka yari wuxuu ugee yahay ale awnaxariistee abwaan geesi talow ma walaabaa
@Nadiyaabdisalan
@Nadiyaabdisalan Жыл бұрын
labadoodaba waa la wll Geesi Allah haw naxariistee
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Жыл бұрын
Aaamin geesi allah u naxariisto
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar 2 күн бұрын
Jabar lafurey waxa meeshan keney wa indho adeyg
@MayGodguideustotherightpath
@MayGodguideustotherightpath Жыл бұрын
Bismilaah, subxaanalaah, ma jiraan naago saan u hadlo? Oo Gabdhaha aan dhalin ku digleeyo.😂
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Жыл бұрын
Wallaahi wiilkaan abwaan geesi Aun buu n xasuusiyay
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Haa walhi lahjadey iskaga egyihiin
@MaryamaSufi
@MaryamaSufi Жыл бұрын
​@@user-mk1gp2cw7owaa walaalo
@inaedo3217
@inaedo3217 Жыл бұрын
Waa walaalkii
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 11 ай бұрын
War ileen balo dumarku sas wax oma xantan maxa qaldan 😂😂
@ZHiYammoHa34
@ZHiYammoHa34 11 ай бұрын
Rabbi naxariistii janno haka waraabiyee wll abwaan geesi bn zoo xasuustay wiilkan u eegi ma walaalkii baa
@gistdublin4775
@gistdublin4775 Жыл бұрын
Manshallah War ya waa umul keyr big actors iam the number watching who this film
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Жыл бұрын
Tii meesha joogtey kkkkkk kulahaa😂
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 Жыл бұрын
Inanka yar alle hawnaxariste abwaan geesi lagu xasusan
@mohamedosmanabdullahi9492
@mohamedosmanabdullahi9492 Жыл бұрын
Wlhi waa isku cod Alle ha u naxriisto abwaanka
@Kiin67
@Kiin67 11 ай бұрын
Odygu waa xaraabo 😂😂😂😂
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Жыл бұрын
Subxanalaah filinkan lama daawankaro xumanta naagaha awgeed
@Ubahyasin-i9f
@Ubahyasin-i9f Жыл бұрын
Haboon iyo xaynoosh waxbaalalaheesta teemkayga hormarwacan
@ashaismail713
@ashaismail713 Жыл бұрын
Xaynaan caadi mahan
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 Жыл бұрын
Naaguhu xanbadnaa
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Жыл бұрын
Habiiy yo sacdiya waa rufiyano
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Жыл бұрын
Dhasha ilaahay aa bixiyo
@zamiirizmail9816
@zamiirizmail9816 11 ай бұрын
Mashalaah
@baxsan698
@baxsan698 Жыл бұрын
Subxanalaa warnaaguhu xanbadanaa
@SaadaqMaha
@SaadaqMaha Жыл бұрын
Naagahan kala hadlayo 😂 maxa qaldan kulaha wey cadtowday hadana wey cashiay weyna cadatay 😂😂😂 #Vaar
@Aybmhm
@Aybmhm 10 ай бұрын
😂😂😂marna stress baa ku dhacay😂 Riwaayada inay meel ku adkaystaan bay ahayd oo waliba qaybta stresska ka saaraan inleen gabdhu balaaya ma qabteee
@nagmafarxaan2854
@nagmafarxaan2854 Жыл бұрын
Keep going ❤
@hanicumar2463
@hanicumar2463 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤😢😢😢😊😊😊😅😅😮😮
@Huzzayn
@Huzzayn 11 ай бұрын
Waa riwaayad quruxbadan
@ABDIAZIZHUSSEIN-ve2dq
@ABDIAZIZHUSSEIN-ve2dq 10 ай бұрын
'ruwayada ha nagu soo derenin'
@axmecalidirir
@axmecalidirir Жыл бұрын
Waalagu gudili dhaqanxumadajooji caruurta ha tusin
@nourabshir4857
@nourabshir4857 Жыл бұрын
NEEFTIISA AYAAN KU QOSLAY 😂😂😂😂😂😂
@abdirahmansheikhmohamad593
@abdirahmansheikhmohamad593 11 ай бұрын
😂😂😂
@Clfataxxasan
@Clfataxxasan Жыл бұрын
Haboon actros 😂
@AbuuMuscab-o2j
@AbuuMuscab-o2j Жыл бұрын
dadkan xalkeey kayimiden
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar 2 күн бұрын
Iyagu Nina mahayan caruur daaye.xaasidin.
@Riyan-lu2np
@Riyan-lu2np 2 ай бұрын
Waxan donaya inaa flim dhigiska ku so biri😊
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar 2 күн бұрын
Doqon isjadheradey ma naagbu magaalka kawayey intu gabadh laqabo hunguriyeynayo
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar 2 күн бұрын
Qudhunyow meesha kataga Allah ba bixiya dhashe
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
Roob de'adii ma bilaaayaaaaa??
@XamzaMaxamud
@XamzaMaxamud 10 ай бұрын
Subxanalah 😭😭😭😭😭😭
@KassimAdow-l7v
@KassimAdow-l7v 9 ай бұрын
Naguhu xaan badhana 😂
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar 2 күн бұрын
Ku wan iney rifto mooye kahadhimayan
@yasminali9414
@yasminali9414 Жыл бұрын
wa marxunka walalki waye
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 Жыл бұрын
Subxanalaah hadalada qaar waa danbi xataa haday filim tahay
@sahraibraahim6863
@sahraibraahim6863 Жыл бұрын
Naa istafuriladhaha
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Жыл бұрын
Ma dhasho ma xaga qadaadweynta laysku caayaa cajib dadkaan ilahba ma yaqaanaan
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 Жыл бұрын
Soomaali siba. Kenya.
@maryamcumar5898
@maryamcumar5898 Жыл бұрын
Madhasho Somaliyo dhan isku caydo ilaa kii ilaahay ka baqaya moyee
@CawoAli-d9x
@CawoAli-d9x 11 ай бұрын
Supaxanalh xanbadana dumarku😂
@halimomohamed1487
@halimomohamed1487 Жыл бұрын
Subxannallah
@AbdullahiGedi04
@AbdullahiGedi04 Жыл бұрын
Madhanimada ma ceeb bay noqoto
@Rashiid899
@Rashiid899 11 ай бұрын
naag la qabo ninki u tagaa diinta waxay qabtaa in qoorta laga jaro
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Labadaan maxaawaye maraxaa
@FardoussaIbrahim-v4u
@FardoussaIbrahim-v4u 11 ай бұрын
😭😭😭😭
@Xamdamahamed-u7c
@Xamdamahamed-u7c 11 ай бұрын
Oday waan iska gursan lahaa Lkn sariirta ayan lagula heshinayn
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 10 ай бұрын
Wuu daalanyhy wxbnu qaban karin mad iska tidhaahdid 😅😂
@malyunahmed6622
@malyunahmed6622 Жыл бұрын
Suqa waa shaxaari hhhhhh 😂😂😂😂😂😂
@amiiroyartabilicdaleh
@amiiroyartabilicdaleh Жыл бұрын
Suqa❌️ duqa✅️ waxbaro walaal😂😂
@hodanhappyofficial1128
@hodanhappyofficial1128 11 ай бұрын
Wiilkan fadhiya abuwaan geesi ayaa uuegyahay
@ZakSalah-r1v
@ZakSalah-r1v 10 ай бұрын
Filimka kareeba gafka dhash hakufoganina wayo dad dinle baynunahay xarabo hakadhiganina wayo dadbadan oilahay wax carurasiin bajira yanay idinka nixin
@mhladou8147
@mhladou8147 Жыл бұрын
Xanta iska daya wallalo😂
@SaynabsalaadXusen
@SaynabsalaadXusen 6 ай бұрын
Iqro habi Mbabane Mbabane Kgdsa
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 11 ай бұрын
Hhh
@BesciousOfAllah
@BesciousOfAllah 11 ай бұрын
This is not Akhlaaq show baa lasameeyaa bad maqasheen waxwalba was ku hadleysaan diinta ilaaliya jaahilnimada joojiya
@MssHibaaq
@MssHibaaq Жыл бұрын
❤❤❤😂😂
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise Жыл бұрын
Kkkkkk
@AbdirahmaanAbuukar-g8r
@AbdirahmaanAbuukar-g8r Жыл бұрын
😢
@maryamacabdimaryamacabdi
@maryamacabdimaryamacabdi Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂sacdiyo
@DeqaAhmed-p9q
@DeqaAhmed-p9q Жыл бұрын
Tani marwalba shar un bay wada miya
@FarxiyaCilmi-c9g
@FarxiyaCilmi-c9g Жыл бұрын
♥️♥️♥️❤❤❤
@XamzaMaxamud
@XamzaMaxamud 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ubahyasin-i9f
@Ubahyasin-i9f Жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@Soomaaliyeey-toos
@Soomaaliyeey-toos 10 ай бұрын
Waxaasi waa jahli weeyaan.
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
ee xanta idinkaaa noo horseedayeee
@maxamudosman5154
@maxamudosman5154 10 ай бұрын
Waxan musalsal wuu dhafay
@mohameddictionary1971
@mohameddictionary1971 11 ай бұрын
Waxaa ku jira arimo qadaf ah oo aan afka laso mari karin any way waa uun flim
@Maankacali45
@Maankacali45 10 ай бұрын
😂😂
@HindiyoCosmaan
@HindiyoCosmaan Жыл бұрын
😂😂😂❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar 2 күн бұрын
Hooyadis salad u re much ugadhegaya
@aminaali2334
@aminaali2334 Жыл бұрын
Bal say gurigeeda u nacsiinayaan eeg aar dumaraa
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 Жыл бұрын
Dumarka qaar waa fidno.
@IqraDahiir
@IqraDahiir Жыл бұрын
Kkkk
@Filsaniidle
@Filsaniidle 5 ай бұрын
😂😂😂
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 3
23:28
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 146 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
SIR NAGEED | FULL MOVIE BY SAGAL SOMALI
1:00:30
Family Sagal Channel
Рет қаралды 511 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 23
21:56
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 200 М.
11 January 2025
6:59
BAKKEE TUBE
Рет қаралды 2 М.
RIWAAYADII ASKARIYAD LA JECLAADAY PART 7
9:01
Hamse Shaacir Ent
Рет қаралды 135 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 11
21:59
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 117 М.
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 2,8 МЛН
DAAWO RIWAYADII DHALMA DOON SEASON 2 PART 1
20:52
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 84 М.
Abaydin Abaydin Dhalay
32:51
AK Magazine
Рет қаралды 5 МЛН
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 1
20:24
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 226 М.