Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 28

  Рет қаралды 155,617

QASAAL TV DRAMA

QASAAL TV DRAMA

Күн бұрын

Пікірлер: 178
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
MashaAllah Tabaraka. Guriga qurux badan ❤
@Ibraahimciid12
@Ibraahimciid12 6 ай бұрын
Xamse qacbaa kayeertay 😂😂 from muqdisho ibraahim Ciid
@user-uw6lg1gs7u
@user-uw6lg1gs7u 6 ай бұрын
Walaalaha an ladaawado ruwaayadan waa dad aaaaàd u wanagsan u qalbi qurux badan illaaahey waayo badan aduunka ha idiin dayo mashaa allah kuli isku dookh ayan nahay❤
@user-zg5sk8sq4n
@user-zg5sk8sq4n 5 ай бұрын
Waa ini jeclahay sxb
@abdinasirali4794
@abdinasirali4794 6 ай бұрын
Sacdiyo is not easy 😂❤
@hawahassan1656
@hawahassan1656 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@hanicabdiraxmancifoow1649
@hanicabdiraxmancifoow1649 6 ай бұрын
Hhh sacdiyo iyo xamsa😂😂wadad qosol miran
@abdikadirali5640
@abdikadirali5640 5 ай бұрын
56😢c😮😢😢😢​@@hawahassan1656
@Ubah.Suldaan.143
@Ubah.Suldaan.143 6 ай бұрын
Alla xamse waa romantic qoftiisa qadada suu ugu diyaariyey 😂😂😂
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 6 ай бұрын
Caano geel baan socxbay kulah Kkkkkk Ar sacadiyo dhib badana 😂
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 5 ай бұрын
Sacdiyo waa cajiib
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 6 ай бұрын
Xamse xayraan wuxu soo wado iyo wabiga yaa weyn
@Aybmhm
@Aybmhm 5 ай бұрын
Labadoodaba baddaa ka wayn
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 6 ай бұрын
Dumarki magaalada ku hadhay waa mid dhalaysa iyo mid dhashay 😂😂 guryaha reer magaalku isu eekaa ma dhal dameerba😂😂😂😂
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 6 ай бұрын
Umal kheyr aan horay u siiyay mudnaanta filmka & kaalinta 1aad & 2aad hadana waxaan arkaa sacdiyo xajisaneysa booskii loga dhiibay ruwayada keep going team qasaal tv drama ❤❤❤
@user-lv8dl1ur2v
@user-lv8dl1ur2v 6 ай бұрын
Gabadhu gabadhii maha 😂😂
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 6 ай бұрын
teda kle sootey dheheen gurigeda loo celiyay 😮
@Maanka2024
@Maanka2024 5 ай бұрын
Filmka waa jaban yahay 😂😂😂
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 5 ай бұрын
😂 xaynoosh best Actress
@abdishaban8074
@abdishaban8074 6 ай бұрын
Umulqeir is not easy big missment umulqeir❤
@baabul-jannah4144
@baabul-jannah4144 6 ай бұрын
#QASAL_TV_DRAMA #CODSI riwaayadaan 3 khalad baan ka arkaa ee talo ahaan ma idinku darsankaraa. 1_ riwaayada waqtiga lagaliyey iyo taya xumaanteedu isma laheen. 30 xalaqo iyo tayo xumaantan isma qabatee tayada riwaayada hagaajiya. 2_ riwaayadan waxaad moojiseen dhibaatada kajira guryaha somaliyeed laakiin waxaa ani ra,yi ahaan ila fiicnayd nolosha macaan iyo isfahanka guryo badan kajira inaad soo bandhigtaan baa fiicnaan lahayd. 3_khaladaadka riwaayada ee muujinaya tayada xumada riwaayada waxaa kamid ah Shalay umul khayr iyadaa ilmaha yar ku lahayd hababo yar baan kuu ahay mana dhalo ee garab isii maantana anigaa ku dhalay. Isqabadsiiya.
@hassanmocallimabshir3309
@hassanmocallimabshir3309 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumojibriil6502
@fadumojibriil6502 6 ай бұрын
Ayeeyo east😅😅
@adamsufi1338
@adamsufi1338 5 ай бұрын
😅😂😂😂
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 6 ай бұрын
War xalo dhan ban idin sugayay wan dalay cabdi shugriyow from kakumo Kenya
@najmaabdilahi-hn6qg
@najmaabdilahi-hn6qg 6 ай бұрын
Sacdiya is not easy wlhi 😂😂
@user-ny9zr8qc7g
@user-ny9zr8qc7g 6 ай бұрын
musalsalkaba waxa kala wada sacdiya iyo hamza masha Allah ❤❤❤
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 6 ай бұрын
Sacdiyo reerkini ka soo tagtay balse Waxad kaa hesho waxba hanaga siin From djabuti
@Nin.xaasle.wa.wllkey.
@Nin.xaasle.wa.wllkey. 6 ай бұрын
War teamka malmahan xage ka dhacaden san idiin si dayay wan dalay❤
@leylocali6770
@leylocali6770 6 ай бұрын
Sacdiyo is not easy😅
@user-bz9iy3zq3k
@user-bz9iy3zq3k 6 ай бұрын
❤❤❤ 2:49
@zuperherreraoffical9107
@zuperherreraoffical9107 6 ай бұрын
Ayeeyo east
@najaxabdirizak7066
@najaxabdirizak7066 6 ай бұрын
Waryaa xamsow gabadha ha liidin xethy dagalka adigana wa bilowdaye😂😂😂 najah from muqdisho
@aminamo7377
@aminamo7377 6 ай бұрын
Ayeyo easyty aa😂😂
@hassanabdukadirjama6141
@hassanabdukadirjama6141 6 ай бұрын
Filimka khaladka kadaaya waayo gabadhaan iyo gabadhii hore isku mid ma ahaan ismana le ekaa dhaaraktarka wax badan baa ka qaldan nag hagaaji qodobada
@AminomohamedHassan-gc6qr
@AminomohamedHassan-gc6qr 6 ай бұрын
Sax
@HaawoIbraahim-hc2vk
@HaawoIbraahim-hc2vk 6 ай бұрын
Waa sax noo hadal
@farxiyoibrahim1198
@farxiyoibrahim1198 6 ай бұрын
😂😂😂😂 Sacdiyo wa fuuny
@khadarcabdiraxmaan9527
@khadarcabdiraxmaan9527 6 ай бұрын
Wllha wanidasama dhamantin 😊😊😊😊❤❤❤hore usoocada qasala tifi gulasita wllha waaxan joga magalada burco❤❤❤❤❤
@user-dt7si5rr9j
@user-dt7si5rr9j 6 ай бұрын
Ayeeyo is east 😂😂😂😂Hamse is funny😂
@WaliFaarax-bp5bd
@WaliFaarax-bp5bd 3 ай бұрын
War ileyn ciyaalka umulkhayrey xageed kakeentaa hoogto😮😮😮
@mohamedosmanabdullahi9492
@mohamedosmanabdullahi9492 6 ай бұрын
Naag baadiyo jaceyl galay hhh
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 6 ай бұрын
Xamse iyo sacdiya ku dawada riwaayada wayga qosliyaan😂😂😂😂
@muhumadhussein2422
@muhumadhussein2422 6 ай бұрын
MASHAA ALLAH SACDIYO SAMIR BADANAA YAA NABADOONKA DUMARKA KADHIGO
@sf.-fm2dz
@sf.-fm2dz 6 ай бұрын
Gurigaan filimka loo diyariye Miya Masha Allaah aad uficana walh
@bashthetrucker112
@bashthetrucker112 6 ай бұрын
Ayayo east.😀
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 6 ай бұрын
First view and like an comment waa aniga my team wan daalay saan usugaayey❤
@user-fy9pj7bz2o
@user-fy9pj7bz2o 6 ай бұрын
Yes anaa u horeeya😅😅😅😅
@user-ku2yg6ni9d
@user-ku2yg6ni9d 5 ай бұрын
Gabadha yar maba aha tii horee😅
@Najma-ge1md
@Najma-ge1md 5 ай бұрын
Sacdiiyo is not easy❤😂
@najaxabdirizak7066
@najaxabdirizak7066 6 ай бұрын
Gabadhi yareyd walaso badalay😢😢
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂 talow walashed amey tahay😢
@amuun9967
@amuun9967 6 ай бұрын
Gabadhan yar halkee laga Kenny caawa tan iyo xala ma iyadaa lagu maqnaa😂😂😂
@boqoraddasoomaaliyeed567
@boqoraddasoomaaliyeed567 6 ай бұрын
😂😂
@munaabdi4240
@munaabdi4240 6 ай бұрын
Sacdiyo waa maskiin.
@ismaciilcumar1565
@ismaciilcumar1565 6 ай бұрын
Maansha allah sacdiyo hore usoco
@user-sx5gg1bm7f
@user-sx5gg1bm7f 6 ай бұрын
Firsttt❤
@HASSANFARHANMAHAMED
@HASSANFARHANMAHAMED 6 ай бұрын
Llllloopp
@Hudeyfaacademy2020
@Hudeyfaacademy2020 5 ай бұрын
Ayeeyo east 😂😂😂
@Qoshasho
@Qoshasho 5 ай бұрын
Human baad tahy 😂😂😂😂
@xamdaismail3200
@xamdaismail3200 6 ай бұрын
Xamse baastar❤😂😊
@KhaalidMaxamuud-sq7kf
@KhaalidMaxamuud-sq7kf 5 ай бұрын
Sacdiyo khatar waayo❤❤❤❤❤
@JaamacCali-qb1ip
@JaamacCali-qb1ip 5 ай бұрын
ayeeyo easty😂
@user-uw6lg1gs7u
@user-uw6lg1gs7u 6 ай бұрын
Wax fican o wanagsan an qorno Maaha inan qorno wax qosol ah. Mya. Always waxaaga is a good
@daganugaas9028
@daganugaas9028 6 ай бұрын
Umuqeyr hbeen walbo ma mid yaroo masiiba ayaad dhashaa hhh
@mohamedosmanabdullahi9492
@mohamedosmanabdullahi9492 6 ай бұрын
Hhh war niman yahow Umulkheyr hbn walba gabar cusub miyey dhalleysaa hhh
@Updyy2334
@Updyy2334 6 ай бұрын
😂
@HASSANFARHANMAHAMED
@HASSANFARHANMAHAMED 6 ай бұрын
😢😢😢😮😅🎉😂😢
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 6 ай бұрын
Xamza gabdhan saan U qurux bdan oo baadiyo kaaga solugeydey ha Ku digan gabahn sida qurux bdn❤❤❤❤Kampala Ayan jogaa😂😂😂😂
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 6 ай бұрын
Kkkk wlhi Riwayadan wa shiday xamse io sacdiyo m.a 2 legends
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 6 ай бұрын
Ayanta dhan waa lugey Neesen markas bad googaa ku jirtene daqiidadaha noo dheereya😂
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 6 ай бұрын
$6 dolar igu fadhin 😂 anigu adigu kuma socon😂😂😂jac ka weyn miyaa ka jirta😂😂😂😂
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 6 ай бұрын
18:45 hadaad adigu leedahy irida ilaashan lahayd 😂😂😂 walee waa runta sacdiyo 😂😂😂
@Soomaaliyeey-toos
@Soomaaliyeey-toos 5 ай бұрын
Guriga sidan u qurux badan hadana appartement ka u eeg
@upthiakani1015
@upthiakani1015 6 ай бұрын
sacdiyo bila waji bagalo macan badana badiye qadhaadh badana sacdiyo is not easy😅😅
@user-sx6ht8fp4s
@user-sx6ht8fp4s 5 ай бұрын
Hadad adigu legeday maadan ilaashan kulahaa sacdiyo is not easy
@abdulgaadirahmed9219
@abdulgaadirahmed9219 6 ай бұрын
Reer badiyada meeqo sano ayeey xafideysay sheekada filimka kkkkkk reer badiyada iskool geeya dharkana kabadala kkkkkkk
@salmaanawil82
@salmaanawil82 6 ай бұрын
Gabadhan yari tii hore mashee
@user-ys4ye6fu9t
@user-ys4ye6fu9t 6 ай бұрын
Hamse kulahaa meel baan kugu xasaysanayaa😂😂😂😂
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 6 ай бұрын
Gabadhan yar umul kheyr ayey uu ektahay tolow maa iyada dhashay
@hawahassan1656
@hawahassan1656 6 ай бұрын
😅😅hamza umad maahan hye eysti kuyeh 😅😅😅😅😅 wlhi esti matantisa moda mamadan
@xalwocabdirixman7198
@xalwocabdirixman7198 5 ай бұрын
Xamse iyo sacdiyo 😂😂
@user-naima725
@user-naima725 6 ай бұрын
vaar inanta yari inantii yarayde horee xamse bacda u gelin jiray maaha😂
@user-ks3ol1uh8y
@user-ks3ol1uh8y 6 ай бұрын
Gabadhi yarayd wala sobadalay😢
@user-gl8eq2nw1c
@user-gl8eq2nw1c 6 ай бұрын
Haa
@AyanAli-gh2kp
@AyanAli-gh2kp 6 ай бұрын
Hora lo yiri nagi nin ay jeceshahay lagama rebi karo sacdiyo io hamze wan idin wata guuleysta❤team qsal noloshu idin ma xumeyzo xalay wan idin xiisay😢
@user-zg5sk8sq4n
@user-zg5sk8sq4n 5 ай бұрын
Sxb bada qurux dbadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@MohamedCagaYare-q6q
@MohamedCagaYare-q6q 5 ай бұрын
Sacdiyo❤ wan ku haystaH😢
@user-ff9dr8mi7m
@user-ff9dr8mi7m 6 ай бұрын
Tii jawaanka maha e nagadaaya😂😂😂
@ijama3578
@ijama3578 6 ай бұрын
Gabadhii waad badashen tij jawanka tan ma ahan
@user-ue2jn9by1l
@user-ue2jn9by1l 6 ай бұрын
Xamse farid😂
@user-ue2jn9by1l
@user-ue2jn9by1l 6 ай бұрын
Adiga naguhayo hamse flmka
@user-yw4fh6pk3g
@user-yw4fh6pk3g 6 ай бұрын
Ma ilma caruuraa ahay kulahaa xamze qoftaan waad ka waashay 😁😁
@fatxiyahonesty7165
@fatxiyahonesty7165 6 ай бұрын
Sacdiyo umadena ma aha😂😂😂😂😂
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 6 ай бұрын
❤❤❤
@user-ye6rx3xl4v
@user-ye6rx3xl4v 6 ай бұрын
Rufiyaan waynaaday xamse xayran😅😅😅😅😅😅😅😅
@user-ff9dr8mi7m
@user-ff9dr8mi7m 6 ай бұрын
Xaynoosh suu War uqaankkkkkkkkkkkk
@UbaxAbdiqadir
@UbaxAbdiqadir 6 ай бұрын
😂😂😂ala dhiba badnaa😅
@Asiahaji1
@Asiahaji1 6 ай бұрын
Hhhhh oo marka meel lagu xasaynayo gabadhu ma haruub caana lagu shubayaa from sheerbi cadeey
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 5 ай бұрын
BUKAAN CUNTA LAGU QASBAAYO YAA LAGU MOODA KULAHAA
@Ibnu__muhamed
@Ibnu__muhamed 6 ай бұрын
😂adkaatay lkn Hal codsi umulkhayrey baba xaynosh sharubaha kaxiir
@nashadmaxamed243
@nashadmaxamed243 6 ай бұрын
Gabdhaydaan waayay u eegthy tanyari😂
@aminaali2334
@aminaali2334 6 ай бұрын
Waa teem wanaagsan
@user-bx3fl9cf1t
@user-bx3fl9cf1t 6 ай бұрын
Yaa loogu jecelyahy filinka
@KowsarOsman-tw8ne
@KowsarOsman-tw8ne 6 ай бұрын
Aaway tii kale😢😮😮😊i
@KowsarOsman-tw8ne
@KowsarOsman-tw8ne 6 ай бұрын
🎉
@vne_Aj
@vne_Aj 6 ай бұрын
Sheko cusub yaristaan na xaage katimiid 😂😂😂😂
@xafsasiciid8252
@xafsasiciid8252 4 ай бұрын
Haa ❤❤❤🎉🎉😅
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 3 ай бұрын
8:39 too late chick 😂😂 u should tell him go work even u have waiting 10 yrs . Yes run away if patents rejects over tribes not over money 💰🤑 any man who's want will 2 job to pay off
@Fardawsacc
@Fardawsacc 6 ай бұрын
Sacdiyo masafta xajeed u wadataa 90kaba 😂😂
@xamdacali1044
@xamdacali1044 6 ай бұрын
Caruurtan gabdha yaa dhalay ay kulba leh layma dhalin
@AbdiyareMohamed-bh4ke
@AbdiyareMohamed-bh4ke 5 ай бұрын
Sacdiyo cadi mahan la.a nteeda riwayadu manurten
@ArtanMahaday-nj9kh
@ArtanMahaday-nj9kh 6 ай бұрын
Sacdiyo is not easy😚😘❤️💋🌹
@engfayax
@engfayax 6 ай бұрын
Tan aad East oogu wacaysaan maad Deni oogu wacdaan Midakle riwaayad madhax waaye😮‍💨
@OmarAli-rr2tx
@OmarAli-rr2tx 6 ай бұрын
Kkkk
@fadumosiciid3605
@fadumosiciid3605 6 ай бұрын
War ilmuhu ilmihii mahabe 😂😂😂
@sheekom7932
@sheekom7932 6 ай бұрын
wr nio cabdibshukri xagee Kala xiriiraa
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 6 ай бұрын
Sacdiyo iyo xamze qosol miiranwaaye
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 6 ай бұрын
Masha allah argaga abshir kulah kkkkkkkkkkkk
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 29
20:02
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 128 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 100
19:27
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 6 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
Daawo Riwaayad Cusub Hooyo La'aan Wa Hoy La'aan | Part 1
19:59
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 39 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 54
20:57
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 136 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 22
20:43
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 136 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 1
20:24
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 217 М.
Daawo Qeybta Commentiga Ka Bixiyeen Dhalma Doon
16:24
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 31 М.
MASEER PART 1
29:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 407 М.
Riwaayadii Dhalma Doon Maxaa Ku Dhacay?
9:40
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 31 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 26
21:40
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 139 М.
Riwaayadii Sixirka Part 8 2022
24:14
HOB FILMS
Рет қаралды 952 М.