Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 39

  Рет қаралды 155,221

QASAAL TV DRAMA

QASAAL TV DRAMA

Күн бұрын

Пікірлер: 179
@HaniHani-ef4uu
@HaniHani-ef4uu 8 ай бұрын
Xaasidnimada iskadaa nabiga ku sali callayhi salaati wasalaam❤
@SulekaAbdullahi-p6l
@SulekaAbdullahi-p6l 8 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤
@MutaazCumar
@MutaazCumar 8 ай бұрын
Scw scw scw scw
@SulekaAbdullahi-p6l
@SulekaAbdullahi-p6l 8 ай бұрын
Haaaa adi Lee waaye😂
@EXWaardiye123-xb4gl
@EXWaardiye123-xb4gl 8 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@udugoabshiraxmedudugoabshi9265
@udugoabshiraxmedudugoabshi9265 8 ай бұрын
Scw scw😅😅
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW 8 ай бұрын
SIMP 🚫
@Suhuurfaraax
@Suhuurfaraax 2 ай бұрын
Wllkay ❤
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 6 ай бұрын
13:43 😂😂😂😂 best son
@AbdifitahHussein-qr8xi
@AbdifitahHussein-qr8xi 8 ай бұрын
Owha owhA owha😂😂😂😂
@KhadarXayo
@KhadarXayo 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KhadarXayo
@KhadarXayo 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KhadarXayo
@KhadarXayo 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@haaruunmacalincusmaan9289
@haaruunmacalincusmaan9289 8 ай бұрын
Xamse odayga xididkiisa ah hoos kasii buu la ciyaaray walahi😂😂😂😂😂w
@cabdirisaaqcawil1524
@cabdirisaaqcawil1524 8 ай бұрын
Waxani waa bilaa dhaqan maaha riwaayad
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤❤ 😮
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 8 ай бұрын
Reer badiyadii way kibirtay
@hawahassan1656
@hawahassan1656 8 ай бұрын
Haaaa maaragtay 😂😂 xamze wan kujeystaa sisarbeb ayu wax ugu shegaya odaygana kama quno
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 8 ай бұрын
Oday walan ba reerkii helaya 😂😂
@xamdibishaar7301
@xamdibishaar7301 8 ай бұрын
Hamse wa so ficnanaya malmahn 😂😂
@sakariemohamed820
@sakariemohamed820 8 ай бұрын
Gurigaani muqdisho iyo dadka iskugu tagay
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 8 ай бұрын
Oday bidaar duuni kale ayu kalay 😂😂😂😂
@hudiitha4465
@hudiitha4465 8 ай бұрын
Xamse dhibkuuu umulkhayr ku hayey baa ku dhacay 😢😂😂😂😂
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 8 ай бұрын
Cunugta waaba mucjiso Sadish qac ka yeersiisay 😂😂😂
@yousra52
@yousra52 8 ай бұрын
Xamse cawa unbu wx fican sameyey😂😂😂
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 8 ай бұрын
Asc team Qaasaal bacda salaam aad ayaanu ugu raaxaysanaa riwaayada dhalma doon waxaanan halkan uuga ducaynaynaa reer falastiin ilaah ha guuleeyo umada falastiin guul insha Allah Aamiin Aamiin Aamiin 🇦🇪💚🤍❤💯
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 6 ай бұрын
28:27 mommy don't hit your son 😂😂😂 is to late to punish you 😂 remember your son free to do what he wants
@IdilBarlhad
@IdilBarlhad 8 ай бұрын
Xamse waa wecel
@abdinasirali4794
@abdinasirali4794 8 ай бұрын
Hadalkuba galimayo kkhhh 😅
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 8 ай бұрын
Dulmigii oo cagale oo soconayaa indhahaaga ku arag Layma diidin walaahi cabdi shukriyoow
@udugoabshiraxmedudugoabshi9265
@udugoabshiraxmedudugoabshi9265 8 ай бұрын
War xishooda dee sodoga saa lolama dhaqmee
@Safia1470
@Safia1470 8 ай бұрын
Guri ay le heen in lagu farsameysto iyada is baday sacdiya reermii
@Aybmhm
@Aybmhm 8 ай бұрын
18:43 energy drink waaaye hoooooyo😂
@IdilIbrahim-ty5oz
@IdilIbrahim-ty5oz 8 ай бұрын
Arcaynoshaa badiyihiiyaa Ivanka dayacan
@soomali____1office908
@soomali____1office908 6 ай бұрын
warkuba gali maayo wuu dul marayaa ku lahaaa😂😂😂
@Moussaabdiomar-c5w
@Moussaabdiomar-c5w 8 ай бұрын
Xamse odayga sodogaa waa bilaa xishood waynaday 😂😂😂😂😂
@HawoMuhamed-p5z
@HawoMuhamed-p5z 8 ай бұрын
waxaan ku qoslay shibir dayn gurata ah la ma siiyo qadadaan aabe
@deeqsanahmed6973
@deeqsanahmed6973 8 ай бұрын
Xamse umadena maaha😂😂
@FathiApdi-l1b
@FathiApdi-l1b 8 ай бұрын
Hoskasih buu kusameyyy xamse😂😂😂
@Masbalqurux
@Masbalqurux 8 ай бұрын
Umu lkha yr waakujeclahay❤❤❤
@AyanAli-gh2kp
@AyanAli-gh2kp 8 ай бұрын
Xamze nin nol iga dheh asna sodogi bu wixi yara oday xaynosh lo kenay bu sacdiyo abahed u geye sacdiyo wxa wa dhaqan xumo waxay odayga sodohga ah waxa u geynaysid xaynosh idaya❤😢
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 8 ай бұрын
Kkk war legensana ooha ooha kulaha mar qan is not easy
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 8 ай бұрын
Naa sacdiyo reer badiye odayga sodogaya sida udhaan
@shukricabdilahi3343
@shukricabdilahi3343 8 ай бұрын
Ilmaadeera yaal loo aniga gacantaa gabadhu xidhan thy Baan rabaa 😂
@HamdaFarah-oy7gl
@HamdaFarah-oy7gl 8 ай бұрын
Xamse is not easy 😂
@SalmaabdiosmanSalma
@SalmaabdiosmanSalma 6 ай бұрын
Xamsee wale😂😂
@XubiAadan
@XubiAadan 8 ай бұрын
kkkkkkkkkk xamse iyo sacdiyo wa fani allh nokin xifdiyo dhamantin team qasal
@kawzarjama
@kawzarjama 8 ай бұрын
Waar gabadhu ahka xishooto sodoga fadlan
@Moussaabdiomar-c5w
@Moussaabdiomar-c5w 8 ай бұрын
Nagtaaa ReRe badiye il adagaa maa umulisaa
@Kaartomo
@Kaartomo 8 ай бұрын
Yarkaan Allah ha u naxariistee Abwaan geesi wllkii miyaa?
@Nin.xaasle.wa.wllkey.
@Nin.xaasle.wa.wllkey. 8 ай бұрын
Sacadiyo cadi mahan mey labada odey iskuku darto cundada 😂
@naciimoabdikadir5558
@naciimoabdikadir5558 8 ай бұрын
😂😂😂 sacdush wixii kuhelaa layabay cunugta yarta mshlh ayeyo east oof ku dhaganed kafujisay ❤❤❤ salaam team qazaal
@dirisleabdi3264
@dirisleabdi3264 8 ай бұрын
hamse shacir rageedi 😊
@Nuura-q2x
@Nuura-q2x 6 ай бұрын
Fariid yar😅
@abdulgaadirahmed9219
@abdulgaadirahmed9219 8 ай бұрын
Hooyo wiilkeeda maxumaado kkkkk
@Najmoxasan-n6b
@Najmoxasan-n6b 8 ай бұрын
Xamse waa qosol midhan😂
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 8 ай бұрын
xabadii reer baadiyaha ahayd macaanbey noqotaypA😂
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 6 ай бұрын
19:50 whatever goes wrong, come around mommy
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 8 ай бұрын
Waxaas aya mirqaan ah Oha Oha Oha kulaha 😂😂😂😂
@Deganahmet
@Deganahmet 8 ай бұрын
😂😂😂
@Deganahmet
@Deganahmet 8 ай бұрын
😂😂wxba fahmi maayo odaygu
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 8 ай бұрын
Majeertenku show wax way jilaan.
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 8 ай бұрын
Wuusoo dhargay kulahaa abdishukri kkkkkkk
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 8 ай бұрын
Odaga iyo umulkhayr isku celiya
@NaleeyCali-j6f
@NaleeyCali-j6f 8 ай бұрын
Kkkk❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyanAbdi-n7b
@AyanAbdi-n7b 6 ай бұрын
Reeer miiiga dhaqan kooda sidaaa ma ahee jooga dhaqan fiicn beey hestaaane
@daganugaas9028
@daganugaas9028 8 ай бұрын
War caawa tii yareed tariiq dhigte msha allah
@sahraali7011
@sahraali7011 8 ай бұрын
Sidan dhaqan somaali maaha Weliba jiliinka inanta reer miyiga jilaysa, Filimku wuxu ka turjumaa dhaqanka
@AliZaki-k3l
@AliZaki-k3l 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 8 ай бұрын
Umulqeyr oo meel taagan oo aan dhinac loo leexin sacdiyo shaqo yeelo umul qeyr madhasho ha dhihin❤❤❤
@FaadumoJaamacSool
@FaadumoJaamacSool 8 ай бұрын
War xamsaa gacanbaa utaagay odaygii waa ka kor shaxay😂😂😂😂
@hodanxasan1436
@hodanxasan1436 8 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@LayloAxmed-tt4ry
@LayloAxmed-tt4ry 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 8 ай бұрын
Waxan aad jilaysaan maaha dhaqan soomaali ee idinkay idinku koobantàhay
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 8 ай бұрын
Indho adagaa ma il geel may laqdey odeyga sodogeed bay leedahey guriga adaa ka baxyo is moog shaacikaan meel ha kuu yeelo❤
@Kaartomo
@Kaartomo 8 ай бұрын
War yarku sodogii ka ma uusan xishoon yaaaahuuuu
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 8 ай бұрын
Iyadu sodogeda May ka xishotay alaylehe wu ku sugay abo abo kama ficna
@Kaartomo
@Kaartomo 8 ай бұрын
@@anabellarobleh1077 🤣🤣🤣
@MuxsinInadhiblaawe
@MuxsinInadhiblaawe 8 ай бұрын
Umulqeer wax fcn magula dalin wallasheyd
@SadiraAbdilahi
@SadiraAbdilahi 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂
@canabqardho7963
@canabqardho7963 8 ай бұрын
Qof waliba waxuu gesto wuu heli Xamze waxa ka so baxay nafsigii edadii umal kheyr mamada c/shuki dhashay nah waxaa laga jarayaa nafsigii gabar cawasi wakaa wilkii cirka baraya u imi😂😂😂😂
@FaadumoJaamacSool
@FaadumoJaamacSool 8 ай бұрын
Xamse waa yaaban yahay godkiisii baa biyo ugusoo galeen soo joog ninkii laga waayo soo jiifsaa laga helaa
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise 8 ай бұрын
Scw
@Kaartomo
@Kaartomo 8 ай бұрын
Sxbkaa igarre intuu aaday sxboow
@halimahersi8454
@halimahersi8454 8 ай бұрын
Kkkk Oodaygaba ugufiican oo naga qasliyay a aadi row ooha
@achahguerreh
@achahguerreh 8 ай бұрын
😅Pl
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 8 ай бұрын
Gor gode adiyo abaha wa arxan goos😂😂😂😂😂😂😂😂
@XabiiboCabdullahi-j5k
@XabiiboCabdullahi-j5k 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 8 ай бұрын
ASC team qasal wa bil Ramadaane an walalken abwaan geesi wan uducayno
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 8 ай бұрын
Qaybihii u wanaagsanaa 😅😅😅😅😅😅 odeygiii Haynoosh Baalayaa ku kacdey
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise 8 ай бұрын
Waaaw
@Ubahyasin-i9f
@Ubahyasin-i9f 8 ай бұрын
Xamse waxuunoqday hashii labamidigluhu dheelmay Dhana umafiyooba
@NasraAxmed-x3t
@NasraAxmed-x3t 8 ай бұрын
❤😢😂😊
@sharafsiciid-v8r
@sharafsiciid-v8r 8 ай бұрын
Xaynooshoow umulkhyr soocesho
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 8 ай бұрын
Xumaan xumaan ku gud miyaa xamzaw waa maxa saxankaa eberka ah ee ad la ordeysid
@ApthiKayse
@ApthiKayse 8 ай бұрын
Xamse kagaba saar waxba hanoo baryine haynashe wan wataa wlhi dhaman wan idin salamy dhamntiin bahda qasaal tv wxn idinkala socdaa gobolka raga 😂😂
@kawzarjama
@kawzarjama 8 ай бұрын
Xamse si ficaanbuu yeelay waayo iyaduba aabehiibay ugaysay isna aabeheduu ugeeyey
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 8 ай бұрын
Abdishugri taagero u ahy qaab jiliinkiisa
@aminaali2334
@aminaali2334 8 ай бұрын
Kuligood eri gabadha reer miyiga way kibirtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NacimaAhmed-o9e
@NacimaAhmed-o9e 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@muqtarbarremahamed8641
@muqtarbarremahamed8641 8 ай бұрын
Aad iyo aad dulmi waa kii soo laabtaa
@kayseali9510
@kayseali9510 8 ай бұрын
Bido waatanoo kale kulaha waxana yaa kuu keenay dee ragaad waxoodaa aabahood ka qadinaysay baa keenay
@degan4
@degan4 8 ай бұрын
Reer baadiyahay I guess socdo
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 8 ай бұрын
Xamze ni nol waye wad kuu sugtay odayga
@RahmaAhmed-f5y
@RahmaAhmed-f5y 8 ай бұрын
Waxaan dhaqan soomaali maa ahan.
@abdiduale2968
@abdiduale2968 8 ай бұрын
Xaynosh maxa Lagu dhigay kkkkkk
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 8 ай бұрын
@hargeisanaturallab3817
@hargeisanaturallab3817 8 ай бұрын
2:13 2:14
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@LaylaIbland
@LaylaIbland 8 ай бұрын
Ilov xamse
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 40
20:15
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 104 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 43 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 33 МЛН
Habeenka Hooyada Fanka - Habeenka Hibo Nuura.
26:26
Astaan
Рет қаралды 67 М.
AMIRA | SOMALI SHORT FILM | 2024
4:49
Aarshe
Рет қаралды 3,6 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 50
20:02
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 120 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 1
20:24
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 223 М.
Daawo Riwaayad cusub Eed hooya laga galay S2 Part 10
20:34
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 467
RIWAAYAD QOSOL BADAN
30:56
StarFM Kenya
Рет қаралды 168 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 74
21:26
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 113 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 43 МЛН