Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 96

  Рет қаралды 58,783

QASAAL TV DRAMA

QASAAL TV DRAMA

Күн бұрын

Пікірлер: 393
@RodaAbdi-vd7xb
@RodaAbdi-vd7xb 2 ай бұрын
Umul khayr intay filimka kamaqnayd dhadhan malahayne Soqabta umul khayr Tiimaka dhamtiina wad mahadsantihiiin❤❤
@NimcoNimco-r3k
@NimcoNimco-r3k 2 ай бұрын
waligay ma soqorin qoraal lkn caw waan soo qoray islaantan ma ahan umul kheer baan rabnaa 😢😢😢😢😢
@NuuroMaxamuud-b1j
@NuuroMaxamuud-b1j 2 ай бұрын
😂😂😂
@MunaMohamed-jm8rn
@MunaMohamed-jm8rn 2 ай бұрын
Aniku umul khayr baan rabaa Team umul khayr soo yaaca❤
@AsmaCabdi-f8z
@AsmaCabdi-f8z 2 ай бұрын
Umul khayr la aanteed Waa abaar wllhi 😢😢
@Shwetacadey
@Shwetacadey 2 ай бұрын
Umul kheer baaan rabnaaaa umul kheer baaa rabnaa please 🙏
@hodanomar6432
@hodanomar6432 2 ай бұрын
Umalkhyr kusobaxayse nagdaya gabdhan filimka xaldisu wa umalkhayr
@faysaali1418
@faysaali1418 2 ай бұрын
Umalkhyr ku dawanjiray filimke hadi la badalay Ana wan ka haray filimki 😢😢😢
@Ifrush-l8o
@Ifrush-l8o 2 ай бұрын
Ani xitaa waa kaharayaa
@samrahassen7903
@samrahassen7903 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@BishsroCabdulahi
@BishsroCabdulahi 2 ай бұрын
Qoftan umul kher ma ahaan ee umul kher baan rabnaaa
@haboonilyaas7065
@haboonilyaas7065 2 ай бұрын
Umalkheer yaan rabanaa😢😢😢
@fardusahussein3150
@fardusahussein3150 2 ай бұрын
Angu umalkhar rabna 😢
@ZahrainamahamettZahra
@ZahrainamahamettZahra 2 ай бұрын
Tan ma rabno u mulkhayr ba ficnayd😢😢
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 ай бұрын
​@@ZahrainamahamettZahraumal khayr😢😢
@faizahassen4725
@faizahassen4725 2 ай бұрын
Umul kheyr baa rabnaa please 🙏 We miss Umul kheyr❤
@nadarindhabalac3726
@nadarindhabalac3726 2 ай бұрын
Umul kheyr baan rabnaa😢😢
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 2 ай бұрын
War umul qeyreey Ku aawey filmkan nuurkiisa ayaa thy ADI cabdi Shukri is not easy❤❤❤❤
@samiirosamiiro5157
@samiirosamiiro5157 2 ай бұрын
Umul khayr baa jiliinka ku wacnayd qoftaan Kuma Soo baxayso jiliinka
@hibaqabdull
@hibaqabdull 2 ай бұрын
Ruwaayada umulkhayr baa shidaysay soo laabo umuleey ❤😢
@SafiyaMaxamed-n1z
@SafiyaMaxamed-n1z 2 ай бұрын
Umalkhr ayaa filimka shidysey ee Umalkhr kusocesha❤❤❤❤ok
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 ай бұрын
Umulkayir wan rabana ❤❤❤
@maymunamohamed1687
@maymunamohamed1687 2 ай бұрын
Umul khayr baan rabnaa hadaad bedesheen mid qurux badan maad noogu bedeshaan
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Qasaali umalkhayr baa lagaa rabaa wixii CAAWA Ka danbeeya❤❤
@ZamzamAadan-zj5dp
@ZamzamAadan-zj5dp 2 ай бұрын
Alla umul kheyr sGaayeyy Lkn😭😭
@CadooweIinshaar
@CadooweIinshaar 2 ай бұрын
Bas bas 1.........96 waan soo daawanayey lkn hadii umul khayr ayna joogin waan ka hadhay bas
@RaxmoNuur-t3i
@RaxmoNuur-t3i 2 ай бұрын
Umul qeyr baan rabnaa please cabdishugri umu noosoo celi 👏
@Cuseyra
@Cuseyra 2 ай бұрын
Umalkhyr ban rabna 😢😢😢😢😢😢😢
@naimowarsame7551
@naimowarsame7551 2 ай бұрын
Istaaqfurulaah hada aay ku ciyaareen riwaayadiii Nagadhaan maahan umul khayr
@FahmoSankus2020
@FahmoSankus2020 2 ай бұрын
Umul kheyr baan rabnaaa😢
@SafiyoAhmed-n2e
@SafiyoAhmed-n2e 2 ай бұрын
1=umulkheyr baan rabnaa 2=waqti cad usameya sida habeena laso deynayaayo
@NimcoMaxamuud-x8z
@NimcoMaxamuud-x8z 2 ай бұрын
Umul khayraa rabnaa 😢😢😢😢😢😢😢
@SamiroSaid-j8d
@SamiroSaid-j8d 2 ай бұрын
Umul khayr meeday❤
@Umumahirbintucqani
@Umumahirbintucqani 2 ай бұрын
Gavar kale baa lagu soo badaay
@WiilloMacalin
@WiilloMacalin 2 ай бұрын
Umul kherytii hore ayaan rabnaa reer qasaal is maqal majiryaa
@cawoismail-q1e
@cawoismail-q1e 2 ай бұрын
Umalkhayr rabnaa❤❤❤❤❤❤❤
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 ай бұрын
Filmku Umulkher buu ku qurxbadnaa?
@habarkuuley
@habarkuuley 2 ай бұрын
Oo umalkheyr ma Sidan baa loo bedelay maya maya maya maya umalkheyr soo celiya 😊
@XayaadAadan-w8k
@XayaadAadan-w8k 2 ай бұрын
Umul khayr baan rabraa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Umal khayr baanu rabnaa
@XafsoJaamac-oi5vr
@XafsoJaamac-oi5vr 2 ай бұрын
😢war umul khayr baan rabnaa dee qoftan marabno😢
@Amaalbintuabwaan
@Amaalbintuabwaan 2 ай бұрын
Umul khayr rabnaa😢
@XamdimohMaxamuud
@XamdimohMaxamuud 2 ай бұрын
umul khayr baan rabnaa
@Jamacyare-sv4zi
@Jamacyare-sv4zi 2 ай бұрын
Umlqer anrabnaaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@faizafarah3830
@faizafarah3830 2 ай бұрын
Umal khayr baan rabnaa
@nastexocalimaxamad7210
@nastexocalimaxamad7210 2 ай бұрын
Umal khayr lakin away
@deeqoali1716
@deeqoali1716 2 ай бұрын
Filimka barako ma lahan umal khayre maa qoftan noga dhigteen bas buu iga yahay 😁
@abdallaibrahim9482
@abdallaibrahim9482 2 ай бұрын
Umeyl khyr la laanteed filimku dhadhanmaleh
@nimcodeganofficial2662
@nimcodeganofficial2662 2 ай бұрын
Umulkhayr bn rabnaa anagu Hadii kle dhadhan malahaa filmku
@AnnoyedIslandParadise-ut5hu
@AnnoyedIslandParadise-ut5hu 2 ай бұрын
Umal qeyr anrabna waa halki qof antageri jiray ee away😢😢
@sabirinsaid5578
@sabirinsaid5578 2 ай бұрын
Ruwyada bes bay igatahy umul khayr haday ka baxday 😢🏃‍♀️‍➡️🏃‍♀️‍➡️
@BarwaaqoMohamed-zz5nr
@BarwaaqoMohamed-zz5nr 2 ай бұрын
Umulkhayr ayan rabna angu😢
@hodanahmed9437
@hodanahmed9437 2 ай бұрын
M.a Hambalyo hambaliyo hambaliyo soo dhawaaw Umulqeer badal keeda❤❤❤❤
@AnisoFaarax-zx7qt
@AnisoFaarax-zx7qt 2 ай бұрын
Umul khayr banu rabnaa qoftaan ma rabno😢
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 2 ай бұрын
Of course is true you girl 👧 she oread she second mama to here OULMAKER ALLAHA GIVE TO HERE BABY 👶 🎶 💕 😏 💙 😘 👶 🎶 💕 😏 💙 😘 GRONTUALATIONS DACGALLO IYO.RREERGAY BILAHABBADDE WEYNTA TRUE MAMA WIFE DE SHUBAND ABDICHOUKRI YOU LOST OUMALKER SHE PREGNANT ALHAMDOULLILAH RABBI ALHALAMIN ❤❤❤😂❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉
@caaliyacarfoon5263
@caaliyacarfoon5263 2 ай бұрын
Umulkhayr ban rabna anagu tan naga daya 😊
@MaxamedTahliil-x5p
@MaxamedTahliil-x5p 2 ай бұрын
Umul khayr rabnaaa
@cashacabdinajib
@cashacabdinajib 2 ай бұрын
Umulkhar ban rabnaa 😢
@SaharaCumarxasan-bt6sd
@SaharaCumarxasan-bt6sd 2 ай бұрын
umul khayr ❤rabnaaaa
@Shwetacadey
@Shwetacadey 2 ай бұрын
Umul kheer baaa rabnaa ❤
@dajiyamustafe909
@dajiyamustafe909 2 ай бұрын
Umul khayr rabnaa 😢
@rodasaid6487
@rodasaid6487 2 ай бұрын
Umal kheyr ayaan rabnaa 😢😢😢
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 ай бұрын
Samidayda aaway Umulkher ❤
@DeeqoMahamed-c3m
@DeeqoMahamed-c3m 2 ай бұрын
Umul kheer ayaan uxiisney😢
@ShukriA-e9v
@ShukriA-e9v 2 ай бұрын
Umul khayr baanu rabnaa angu😢😢
@QadroXasan-cf5pu
@QadroXasan-cf5pu 2 ай бұрын
Umul kheyr intey jirtaa
@NuuroKhaliif-g5o
@NuuroKhaliif-g5o 2 ай бұрын
Umulkhayr awey❤
@NimcoXasan-v9p
@NimcoXasan-v9p 2 ай бұрын
Umal Kher awy dee umal khayr baan rabnaa 😢😢😢
@MahamadXamole
@MahamadXamole 2 ай бұрын
Umul khayr in dawadayaasha laga qanciyaa
@AxmedSalad-m4o
@AxmedSalad-m4o 2 ай бұрын
Ruwaayada wey iga dhimaty umul kheer LA aanteed😢😢😊
@dekamohamed-d3p
@dekamohamed-d3p 2 ай бұрын
Oumalkaire away 😢😢😢on veut oumalkaire❤❤❤
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 2 ай бұрын
Umul khyr sxb kena tan mana rabno
@shafeecwadaadyare2554
@shafeecwadaadyare2554 2 ай бұрын
Umul qayr uyera😢😢
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
C/SHUKRI UMUL WAAD QIYAANTEE
@ladanadan591
@ladanadan591 2 ай бұрын
Umulkhayr ayan rabnaa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Seahawk tv Umal khayr baa daawadayaashu kaa rabaan❤❤❤❤
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 2 ай бұрын
Aniga umul kheer aa rabnaa
@NasrocumarwarfaaNasro
@NasrocumarwarfaaNasro 2 ай бұрын
Umul khayr aaway ayadan rabna
@MalyunAbdirahman-n9c
@MalyunAbdirahman-n9c 2 ай бұрын
Umulkhayr baan rabnaa qoftan ma rabno
@SIYAADHASSAN-e7q
@SIYAADHASSAN-e7q 2 ай бұрын
Umul kheyr wa qofka kali oo filmka wado
@Iglaan
@Iglaan 2 ай бұрын
alla tani maha umulkayr 😂 tii saxda ahayd rabnaaa😢
@CaishoMacalin-zd1oc
@CaishoMacalin-zd1oc 2 ай бұрын
Umul kheer baa rabnaa😢😢
@Kadija-gu1jk
@Kadija-gu1jk 2 ай бұрын
Habar gafoor dheer bey keeneen umul khayr Kuma laho!!
@ClraxmanAXMED-b1r
@ClraxmanAXMED-b1r 2 ай бұрын
Umal khayr darteed ayaan u daawada filinka maanta kadib ma daawanayo😮
@YasirCusman
@YasirCusman 2 ай бұрын
Wah umul qeyr aaway matanba umul qyr ah
@Naimaahmed-327
@Naimaahmed-327 2 ай бұрын
Umul kheer baan Rabnaa tan ma rabno
@abdullaahibarreelmi4189
@abdullaahibarreelmi4189 2 ай бұрын
Umul kheyr maaha ee soo celiya
@JuweriaAxmed-b2d
@JuweriaAxmed-b2d 2 ай бұрын
Umulkhayr rabnaaaaa😢
@AyaanIbraahim-kl2wc
@AyaanIbraahim-kl2wc 2 ай бұрын
Waa idin jeclehe wllhi filamkan igu socdaaa ❤❤❤❤❤ cabdi shukri iyo hodan ano yar ban dawan jirey
@fatoumasaid-1788
@fatoumasaid-1788 2 ай бұрын
umul khayr ban rabna
@Walalnm
@Walalnm 2 ай бұрын
Fadlan umulkher anrabnaa
@NiciimaRashiidsalah
@NiciimaRashiidsalah 2 ай бұрын
Umul khayr soo celiya ama naga daaya waxa😢😊
@duaaletvchanelyoutube
@duaaletvchanelyoutube 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk umul kheyr maa midan booskeeda lagu soo badalay duqdana maad badshaan masaajidka gal ku dhaha
@DrmunaGmailcom123
@DrmunaGmailcom123 2 ай бұрын
Umul khayr la.aan teed ruwayadu dhadhan malahan😢
@DunyaMahmetH6452
@DunyaMahmetH6452 2 ай бұрын
Umul khyr ban rabnaaaa nio 😢
@aminahusein8399
@aminahusein8399 2 ай бұрын
Umul kheer mahee umu kheer aan rabaan tan waa too adig adig
@CabdullahiAxmad-et1qg
@CabdullahiAxmad-et1qg 2 ай бұрын
mel ey kamaqantahy umul kheer ka maqantahy wa rashin bila cusbo la an ee naga daya waxan de🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@xamdamaxamed5093
@xamdamaxamed5093 2 ай бұрын
Umul khayr 😢hadayna ku jirin aniga wa ka hadhay ba
@travelleagence
@travelleagence 2 ай бұрын
Oo réer qaasaalo waad khashufanteen,walaal umulkher medey.
@khadraabdillahi3741
@khadraabdillahi3741 2 ай бұрын
Umulkheyr ban rabna
@shukrialigamaar7769
@shukrialigamaar7769 2 ай бұрын
Umulkhay ayaan rabnaa warkeeena dhageeysta plz
@NimcoMaxamuud-x8z
@NimcoMaxamuud-x8z 2 ай бұрын
Sanagu ma daawanayno ilaA ay umul khayr soo gasho 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@CadooweIinshaar
@CadooweIinshaar 2 ай бұрын
Umul khayr ayaan rabnaaye waa maxay dadkan kale ee aad nagu soo dhisayso
@SIYAADHASSAN-e7q
@SIYAADHASSAN-e7q 2 ай бұрын
Gabadhan qeyb kale udhiiba Umulkheyr kaalinteeda haloo daayo fadal. Riwaayada dhadhanka wa ka dhume
@caishasheikh-qs6xm
@caishasheikh-qs6xm 2 ай бұрын
Soo dhawaada ree comment anaa idiin horeeya like iisaara❤
@AminaAlimahamud
@AminaAlimahamud 2 ай бұрын
𝙏𝙤𝙤 𝙬𝙡𝙡𝙤
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 2 ай бұрын
Team qasaal siday kuu wadaan ayuunbay meel aan looba joogin afka kuu saarayaa maalintii hore gabadhii yarayd bay cirka u tuureen oo mid ka wayn oon u eekayn keeneen mantana umalkhayr bay cirka u direen oo noo kernern mif aan uba dhoweyn aakhirtu inay yidhaahdaan bay ahayd way gubatay oo wejigaa laga bedelay sidii film kii beyoncee
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
C/SHUKRI FILIMADAADA XAGALEE MAAJILAN REER PUTLAN
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 97
20:03
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 57 М.
RIWAAYAD QOSOL BADAN
30:56
StarFM Kenya
Рет қаралды 165 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 27 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,9 МЛН
Daawo Riwaayad Cusub Hooyo La'aan Wa Hoy La'aan | Part 1
19:59
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 43 М.
Ruwayadii sir naageed lagama salgaaro
9:55
ahmed bashash official
Рет қаралды 4,6 М.
Kusoo dhawada 6 maalin qadeeda isku tasho ceeb miyaa by Hami Official
11:17
Riwaayad Cusub Sodoh  Iyo Jaceyl muuqaalka Daawo
36:02
QASAAL TV
Рет қаралды 412 М.
RIWAAYADII REERMII IYO RAAB 🔥
27:37
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 1 МЛН
Daawo Riwaayad Cusub Hooyo La'aan Wa Hoy La'aan | Part 2
20:21
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 42 М.
Riwaayad Cusub Maseer | Part 1
22:58
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 60 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН