A aaah waa ceeb dad baa degan guryaha aad ceyneysaan aad leedihiin waan ku soo jiradey jiingadaha xunxun dadka degan oo tabarta ugeysey wey jeclaan lahaayeen kuwiinoo kale ee please dadkaas niyadooda ilaaliya faqri ha ku caayina dadka ruwaayadaha message bey gudbiyaan ee is ilaaliya please
@MalyounHassan-q6p3 ай бұрын
Walahi sidaan maficno inlamataalo xita wa xaraan😢😢😢
@Mohamedalimoham3 ай бұрын
Thanks Qasaal Tv👍
@BishaaroMusamil3 ай бұрын
Alol xumo wlhi😢
@MaandeeqCadey-o9i3 ай бұрын
Eedo aabe la dhalatay saan may unaxariis darantahay yaa allah
@MaxamedIbrahin-i2g3 ай бұрын
War islaantan ilmaha kaqabta
@SumayomaxamedSumayomaxmedАй бұрын
Plz 14😢😢😢😢😢
@Amina-m3h3 ай бұрын
Hoodaneey,eedo saa wax mayeesho,caloosha hanaga soo ridin
@anabellarobleh10773 ай бұрын
inay edo xuntahay boqolkiba sagashan wa la ogyahay balse Habaryar wa hooyo oo kale wa naxaris midhan
@nawaalsaid29153 ай бұрын
Riwaayadani fariin qaldanbay bixinaysaa ma aha somalidu ma aha dad wada bilaa naxariis ah ugu yaraan gabadha wiilka la dhalatay waa inay xaaska walalkeed qabo uga fiicnaataa gabadha yar ama ugu yaraan naagta walaalkeed ku xanaaqdo marke dhahayso gabadha yar waan adeegsanayaa
@AnabAden-wi6xmАй бұрын
Waxaan garka ween ma cabdixaliim sheeq muxumad baa aduunyo 😂😂😂
@hasnahaji69913 ай бұрын
Asc waan ka xumahay filmo badan ood samaysay waan daawaday oo waan xiisaynaayey leaking tani waan ka baxay ma daawan karo.
@nimcocabdi-ij9vu3 ай бұрын
Hodan bakaxun tan walalkeed qabo ha iishqeyse isii Markey tidhi wasax kulaha iyadaba kushaqeysaneysa allah hooya laantu xuma
@AaminoAbdi-x5s3 ай бұрын
Waxan waqalad 😢
@MalyounHassan-q6p3 ай бұрын
Qof agoonta yaar uficaan ma jirto xasbunalah wa nicmo Wakil
@nasrocabdiqadircabdullahi63383 ай бұрын
Waxaas xasisanaa uf naa cunugta u naxariisto
@mohamed-gu9lt3 ай бұрын
Ani naagtan ciilbaa igudilay 😂😂😂😂😂
@nadarindhabalac37263 ай бұрын
Qofkii eedo soo korisay baa garanayo xanuunka ay ledahy 😓
@Mudane-3 ай бұрын
Asc dhamaan huuno gabadha yar ii daa waan daremayaa in riwad tahay lkn waa wax dhaca mar walbo
@Nanogzan13 ай бұрын
Listen you guys it is horrible what you are doing to the little child stop doing that for Little girl 😡
@hiboali50253 ай бұрын
Ar kuwan xasadsanaa eedo arxan laay ayaan maqli jiray, naa gabadha ma shaqaala, naa isku xishooda oo shaqaysta
@somalihanolato7413 ай бұрын
Allaha saan miya hooyo la ,aantu .axa u cayil7 wayday maba lsgu haysta cunugti hopyo Allaha u nsxtiisyo
@FadumorashidcaliCali-it1by3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hibaaqyasiin59883 ай бұрын
War waxaan xaasidiinta ah belaa daawadah
@hodanmohamed37843 ай бұрын
Team qasaal guulaysta
@nadarindhabalac37263 ай бұрын
😊❤
@hasaanodawaa13543 ай бұрын
Waxaan filim maahan bahdilaada kadaaya ilmaha yar plz
@MalyounHassan-q6p3 ай бұрын
Adigu ninka ku guursaday mad wax uu qaabatiid
@thanksyussuf10133 ай бұрын
Qumayo
@MaxamedIbrahin-i2g3 ай бұрын
War ma iska deynaa daawashada ruwaayada islaantan ilmaha dileysa ka qabta
@qaaliyusra75413 ай бұрын
Ayaydeed agteeda laguma dili jirin eedo arxanleey
@Halima-v8c3 ай бұрын
Hodaneey ma matali kartid eedo aabe la dhalatay waliba waad ka sii liidataa eeddo aabbo qabo kuwiina ifilimada dhiga sheekoyinkiina wax weyn baa ka qaldan sida isku dhaama
@fatimaahmed9003 ай бұрын
😢😢😢😢
@cayaarshealiomar8773 ай бұрын
Kuwaan naag maaha waa waraaba yaal
@macmurcabdule3 ай бұрын
😮
@mariyamaxamed73243 ай бұрын
Hooyo😢😢😢😢🫂🫂😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ChapmanRod-d2l3 ай бұрын
Martinez Jason Brown Jason White Donald
@NaxwoMals3 ай бұрын
Hodan maxa kaa qaldan
@amalabdisamed43673 ай бұрын
Bisinka waa maxay sidani
@qaaliyusra75413 ай бұрын
Ilmo la adoonsanayo oo loo arxamayn muxuu barankaraa
@TinaMitchell-l7j3 ай бұрын
Hernandez Sandra Walker Susan Wilson Scott
@foziaali76103 ай бұрын
This is child abuse please don’t do that to the little child even if it’s acting 😢
@Nanogzan13 ай бұрын
Yes you are right and we need to stop watching if they will continue treating her in this way
@hasnahaji69913 ай бұрын
Asc Cabdi shuri sheekadani waxay ku dhacday caruur badan oo hooyooyinkood geeriyoodeen oo ama qaraabo korsanayso ama islaanta aabeheedu guursado sidaasi iyo si daran ay u galeen. Laakiin run ahaan lama fiirsan karo sidaa yartani loo galaayo walaahi aad iyo aad baan uga xumahay qof damiir lihina ma daawan karo qisadaan. Sorry
@Mudane-3 ай бұрын
Qashinka yaanan la,isku caayin dambaa biday hadalada qaarkood iska saxa in tiinan soo gudbin
@CaishoMacalin-zd1oc3 ай бұрын
Anaa kugu xiga
@mohamedabdullahiismail75243 ай бұрын
Hodan eedo aabe qabo wey kasii xun tahay..
@HalimoAbubaker3 ай бұрын
What happened to hodan she abused is young girl 👧 Orpheum please give alone young angel 😇 soul Allah 🙏 ❤ 💙 😢 ♥ 💖 🙏 ❤ 💙 😢 ♥ 💖 🙏