Daawo Riwaayad Cusub Naag Xun Reer Ma Dhaqdo Part 12

  Рет қаралды 336,428

QASAAL TV

QASAAL TV

Күн бұрын

Qasaal TV waxaa kala Socon Kartaa Riwaayado Faa'iido u Leh Bulshada, Xikmad, wax ku farxad galiya iyo Madadaalo.
★ QASAAL TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 430
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
Ruwaayadaan reer US oo dhan waa u sheegay waa fiirsadaan
@adowali2868
@adowali2868 3 жыл бұрын
Sdhi32sbnk
@aminahiraaalcali1419
@aminahiraaalcali1419 3 жыл бұрын
Ĺĺp0p
@ayansharifcabdi5238
@ayansharifcabdi5238 3 жыл бұрын
MaashAllah ♥️ walaahi waan jeclahay riwaadoyooinkaan plz fadlan noso bobsiiyaa part 13
@itsuyes5396
@itsuyes5396 3 жыл бұрын
Filmkan jecliyaa waliba inaanta hoyada matasha aad bay actor u taqana manshallah....
@rahmamahamed8885
@rahmamahamed8885 3 жыл бұрын
Mash alaah filimka 2 qof ayaa kala wado hodon iyo c/shukri hooyadiis caadi ma ahan waan ka helay ❤❤❤❤
@anfacabdullahi2797
@anfacabdullahi2797 3 жыл бұрын
Jareee inee dawee lagayaabaa ee shaqalaa wacay dheh 🙄😍🥰🥰🥰🥰
@abdullahi2849
@abdullahi2849 3 жыл бұрын
Taageerayasha guusha lajecl momada iyo gabadheeda ismuujiya 👇👇👇😂
@HanuuniyeOfficialChannel
@HanuuniyeOfficialChannel 3 жыл бұрын
Hal talo ayaan siinayaa Ayaan Erayga "Jareer" ciyaarta ka dhaaf dheh Wx xun cml u adeegsaneysaaye Jareer wa qabiil dhame falaadka kadaaya
@umuanisa7327
@umuanisa7327 3 жыл бұрын
sax waaye jarer waa qabiil wax ay ma ahan
@halimaahmed717
@halimaahmed717 2 жыл бұрын
United Arab jul JJ Abrams just jk oil IJ
@youngyicib107
@youngyicib107 3 жыл бұрын
Hadad sugayso Qaybaha kale like hayla dhaafi waan jeclahay Group kan wlhi
@AsadFamilyChannel1
@AsadFamilyChannel1 3 жыл бұрын
Inta mamada takeersan watana mamada channalkeda ee igu so biira wana idin jecelnahay asxabta qasaal tv
@quenmaria7524
@quenmaria7524 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@abdisamadabdirahman7395
@abdisamadabdirahman7395 3 жыл бұрын
Maamada waa wadanaa
@sacdiyaabdi1143
@sacdiyaabdi1143 3 жыл бұрын
Mama was ku wadanaa
@Mohamed221k
@Mohamed221k 3 жыл бұрын
Waan kugu soo biiray mm
@faizamuhyadin6522
@faizamuhyadin6522 3 жыл бұрын
Wana kana wakuguso biireyna
@faadumocalifaarax7135
@faadumocalifaarax7135 3 жыл бұрын
mansha.Allah.team.qasaal.horey.usocida.Alle.haidinxufdiyo❤❤❤❤❤
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
Best ruwayad ever ever ever ❤
@Yaaheelmedia
@Yaaheelmedia 3 жыл бұрын
Cabdishukri runtii waxaad tahay the one and only ee filimka kala wada hadaadan ku jiri lahayna filmku dhadhan mayeesheen, jilayaasha kalana waxaan leeyahay waxaad tihiin mucjisooyin horumar ayaan idiin rajaynayaa dhamaantiin
@foocarab2507
@foocarab2507 3 жыл бұрын
Maashaa Allah waa filinkii kaliya een sugo mahad sanidin ❤
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 3 жыл бұрын
Inta maamada taageersan farta taaga☝🏾
@headshoot4111
@headshoot4111 3 жыл бұрын
##.?Naagta shaqalaha indhashareerka xiran waaa gabadhi buuxinesay boska hodan inta ey maqned hada wala ilaway kaqaada indhasharerka filimka yay xumeenesa qeebta ey kujirto wala mootina
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
I'm impressed with the quality of your work. Keep going.
@mubaariksheekh665
@mubaariksheekh665 3 жыл бұрын
Hadaad Qaybtan Xoog Usugaysay liketa Ha ila dhaafin wan jeclahay walhi Kooxdan
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Mubaarik wllo icaaei isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll mcn
@mubaariksheekh665
@mubaariksheekh665 3 жыл бұрын
@@kabtancabays hye wll
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
@@mubaariksheekh665 walaal qaali subscribe noosaar.
@qaalicabdijimcale5048
@qaalicabdijimcale5048 3 жыл бұрын
Saas weeeye Bowe
@mubaariksheekh665
@mubaariksheekh665 3 жыл бұрын
@@fursadonlineacademy3007 wan kuu saaray wall
@miskicali8360
@miskicali8360 3 жыл бұрын
Masha'allah si fcn ba lo jilay mid walba qeybtisa si wngsn bu uga so baxay horay usocdo, sidu mid walba dorkisa u jilay wxdba moda ineyba run thy o ruwayadba aheyn
@ileysmedia3953
@ileysmedia3953 3 жыл бұрын
Walaashey dumashideey waaye kaleexo kulahaa yaa maqlay 😁😂😂😂😂😂
@Mohamed221k
@Mohamed221k 3 жыл бұрын
Inta sida aniga sugaysay is muujiya like 👍🏾 iisaa
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Mohamud Abdi wllo icaawi isku lenhy.caawinta subscareb iisaar wll mcn
@nimcoabdi3111
@nimcoabdi3111 3 жыл бұрын
hhhhhhhhh
@cadaanigamer8899
@cadaanigamer8899 3 жыл бұрын
Nabi muhamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka😭 caawiyo wll ifkaa lagu yahay wll SUBSCRIBE
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW💚❤💖
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 3 жыл бұрын
Scw wll xadiiska bartiisa dhig fadlan waxa la isku caawinaya ayaa ah waxa khayrka ah. Kawaran hadiiba youtube lacagta lagehalayaa ay xaraantahay sida culumada qaarkood sheegaan ma markaa ma xaaraanbaan kugu caawinaa fadlan kafiirso halka xadiisku inoosheegayana dhig bartiisa ok. Iga raali ahow hadaad qalad ufahantay hadalkaygaa. Mahadsanid
@sadaqgure1326
@sadaqgure1326 3 жыл бұрын
Scw❤️❤️❤️
@samasiamohamed2797
@samasiamohamed2797 3 жыл бұрын
Hhhhhhh qosolkii baa iga dhamaaday keep going
@farhiodeer8992
@farhiodeer8992 3 жыл бұрын
Mnsha alaah aniga hooyada cabdi shugri kahelay jiliinkeeda
@whome4851
@whome4851 3 жыл бұрын
Masha Allah caadi ma aha inaba 😂😂💙💙😂
@abdulwaddanisomalian4281
@abdulwaddanisomalian4281 3 жыл бұрын
Ruwaayad Xiiso badan 💗
@anfacabdullahi2797
@anfacabdullahi2797 3 жыл бұрын
Umu axsaab rer badiyo iska dhigoosaa baati kujil riwayda
@mariamabdirashid5482
@mariamabdirashid5482 3 жыл бұрын
I lke dis flm keep going bro's nd siz's
@samiiracismaan1863
@samiiracismaan1863 3 жыл бұрын
Mamda walhi waan ku haysta alle ha.ku bararkeyo walal
@deeqzanabdi4576
@deeqzanabdi4576 3 жыл бұрын
Hala so badiyo Wlhi wan suga riwaayadan salaan sare team qasaal TV Horay u socoda
@aishomohamedabdi9831
@aishomohamedabdi9831 3 жыл бұрын
Thanks qasaaltv keep going
@tasneemhersy5852
@tasneemhersy5852 3 жыл бұрын
Waa ku soo cararay markaa riwayadaan soo daysay. 🏃🏾‍♀️
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 3 жыл бұрын
Xamdi kulah ilkaha gacanta ku saarayaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sami xamdi iskajeclahay 🥰🥰🥰🥰
@ahmedsaidmahamud844
@ahmedsaidmahamud844 3 жыл бұрын
Hodan waa jilaayad from bosaso ayaan ahay
@marwaaden4271
@marwaaden4271 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk feero weyn kulahaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayansalat4723
@ayansalat4723 3 жыл бұрын
Number one ana ah cawa wad salamantihin jilayashena❣❤💯
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Subscareb igu caawi wll
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 3 жыл бұрын
@@kabtancabays isaar wll adna
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 3 жыл бұрын
Intad la soo dahden baad daqiqdaha nagu soo yareysen no so badiya oo 30 daqiqo ka so dhiga inta igu raacsan like
@nuuradsulubsulub8637
@nuuradsulubsulub8637 3 жыл бұрын
waa naag duugad ah
@nuuradsulubsulub8637
@nuuradsulubsulub8637 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@naimoalinaimoali6654
@naimoalinaimoali6654 3 жыл бұрын
Mansha allh keeping
@warsanoffciall1130
@warsanoffciall1130 3 жыл бұрын
Alla sidaan ugu sugayay qeybtan xiiso gaara ayey ledahay🔥🔥🔥
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
Warsan, walaal qaali subscribe noosaar.
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Warsan.wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll mcn
@SahraSomali
@SahraSomali 3 жыл бұрын
100.000 Subscribe hala garasiyo In Sha Allah🎉🎉🎉🎉🥳🥳🥳🥳🥳👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😍😍
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
Sahra Somali, walaal qaali subscribe noosaar.
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Subscareb igu caawi wll
@caraalecabdiraxmaan537
@caraalecabdiraxmaan537 3 жыл бұрын
Wallaahi nin xaraabo badnbaadtahay 🤟🤟🤟👈
@caraalecabdiraxmaan537
@caraalecabdiraxmaan537 3 жыл бұрын
Qofkii igu raacsan like dhac kusii
@abdinur4242
@abdinur4242 3 жыл бұрын
Maamada abdishugri hoyadii waa qof shidan
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal abdinour mahadsanid
@abdinur4242
@abdinur4242 3 жыл бұрын
@@TIMIRQOLOFMALEH2024 Wn kugu cawiyay adna subscribe isar mahadsabid
@Mohamed221k
@Mohamed221k 3 жыл бұрын
Maamadu. iyo ga badheedu waxaad moodaa inay is dhaleen barteeday dhigeen sida ay u jilayaan mamada waxay ijilaysaa sidii islaan caadiya arinta xaqiiq baad moodaa
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Mohamud abdi wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iissar wll mcn
@Mohamed221k
@Mohamed221k 3 жыл бұрын
@@kabtancabays maalintahore ayaan kuu saray
@bulsho1697
@bulsho1697 3 жыл бұрын
Masha Allah anigu waan dhararsada inta udhaxaysa labada filim
@cabdinuurshiiqdoon555
@cabdinuurshiiqdoon555 3 жыл бұрын
Asc mudane sare guulayso allaha kuxafido
@sacdiyazaytun1577
@sacdiyazaytun1577 3 жыл бұрын
Saa usugaye le qeebta💙💙💯💯🤗🤙🤙🤙🤙🤙🤙
@selmadugsiiya8626
@selmadugsiiya8626 3 жыл бұрын
Umu ahzaap lahjadeeda jecelahy ee ishega an barte😂
@sunari3302
@sunari3302 3 жыл бұрын
Let Mom be ur first priority
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Sunari wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iissar wll mcn
@zamzamomar4135
@zamzamomar4135 3 жыл бұрын
Well said👍
@abshiromohamedmohamud2826
@abshiromohamedmohamud2826 3 жыл бұрын
hhhh wlh ruwaayadaan si weyn ayaa usugaayay waa qeybte ugu maceyd
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walashey Abshiro mahadsanid
@engmohamedmohamoudawali4898
@engmohamedmohamoudawali4898 3 жыл бұрын
War nio anagu waanba kudalnay saan usugaynay riwayadan qoftii hodan ahyd igusalama waan jecylh hadalkeda iyo jilitankedaba dahabkina shaqalaha xaday haloo shegee alleheday maryo iskgu qarine maxay damacsan thynah tolow
@maryanmaxamuud1765
@maryanmaxamuud1765 3 жыл бұрын
😀😃😃😃🤪
@faraxomar9399
@faraxomar9399 3 жыл бұрын
Abdishugri the best Actor I pleasure the king of kings
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 жыл бұрын
Masha.allah😍😍😍👍👍
@suweydabbe9798
@suweydabbe9798 3 жыл бұрын
Part 13 please
@100somalilanderburco9
@100somalilanderburco9 3 жыл бұрын
Waar tanaa dadkii ba madaxa ayey isugaleysan.😁 Keep going guys.
@Channel-se2fn
@Channel-se2fn 3 жыл бұрын
Riwaayada waad nagu caajisisay cabdishukri
@qamarali7623
@qamarali7623 3 жыл бұрын
ManshaAllah
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Qamar wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisar wll mcn
@deeqamohomed5908
@deeqamohomed5908 3 жыл бұрын
Ok wll adna nagu soo dhaqso waa filim mcn
@qamarali7623
@qamarali7623 3 жыл бұрын
@@kabtancabays away KZbin kada
@anfacxashisheeno5101
@anfacxashisheeno5101 3 жыл бұрын
Inta igula faraxsan mamada iyo gabadheda iney gurka dib uguso labtan like dhac kusiyahe hee ♥️🙏
@nimcoabdi3111
@nimcoabdi3111 3 жыл бұрын
...hooyo xuun
@anfacxashisheeno5101
@anfacxashisheeno5101 3 жыл бұрын
@@nimcoabdi3111 wele eeneysan hooyo xuun ahen nagta naag xuun ah hooyodu sey wax uuqare maadan aragmiyaa💘👏🙏👏
@ayaancabdi7252
@ayaancabdi7252 3 жыл бұрын
Asc qasaal tv xalqadan wx bdn bn sugayey mhdsanidin
@samarasiman2429
@samarasiman2429 3 жыл бұрын
La so dheereya wybti kle
@iibgeeye2487
@iibgeeye2487 3 жыл бұрын
Qasaal tv waxan aan u dawadaa inanta Umuu Azhaab quruxdeeda waan ka helay inantaa Yaa ii geeya
@indhadeeqabulhan3236
@indhadeeqabulhan3236 3 жыл бұрын
Say mashaallh
@iibgeeye2487
@iibgeeye2487 3 жыл бұрын
@@indhadeeqabulhan3236 raggu sidaa maaha abaayo waan ku raaxaysanayaa
@abdullahidahir4854
@abdullahidahir4854 3 жыл бұрын
Adhi maaxan ruwayadan waankuxaysta🥰🤛
@husnimubarakmubarak9345
@husnimubarakmubarak9345 3 жыл бұрын
M.a keep going asxaabta one love
@deeqatalyaanichannel3721
@deeqatalyaanichannel3721 3 жыл бұрын
Caawa inta ila aragtay In Inanta shaqalaha ah ay tahay foos ciid like ii sara
@hanuuuahmed2148
@hanuuuahmed2148 3 жыл бұрын
Ma ahan foos wa sagal somali
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 3 жыл бұрын
Mamadu waa serious actor 😅
@wardaabdi5945
@wardaabdi5945 3 жыл бұрын
mnsha allah adan idinku mahad celinaynaa wan sugi kari wayay wllhi filinkan cabdishugri iyo timkisa adban idin salamayaa💗💗💗💗
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Warda wllo icaawi isku lenhy caawinta subscsreb iisaar wll
@xamdidahirxasan3612
@xamdidahirxasan3612 3 жыл бұрын
xaku.sodoh.waa.cadow.mwiilkedo.reer.dhaqanaya.maba.arki.karto.weey.kamaseyraysa
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
Aniga naagta aan taageersanahay. Gurigeeda maxaa loogu haystaa. Ninkeedaa u dhigay. Masaa hooyodiis iyo walaashiis u dhigay naagtiisow u dhigaye. Hooyoda yaa ku haysta kii ow ninkeeda u dhigtay?
@naftammc6834
@naftammc6834 3 жыл бұрын
naag aan familyga rabin asagana rabta waa cawaan wxa riwaayada laga dhigaayo na waa ayada
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
@@naftammc6834 Familiga hadii qofkaaga aysan kugu ixtiraamayn ayagaba waa dhibkeeda. Waxii aad jeceshahay waa in ay kula jeclaaadaan.
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 3 жыл бұрын
Qaali wa sx wiilkayga ku dhigay waa qald lkn sheekadan waaa wx jira oo dhaca wna doqomo xun xun nagaha saaan u fakara ayada ku bileewday waa sadex neceb
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
@@xamdicabdulahi2299 Ayagaa bilaabay markii ay irida ka soo galeenba in ay alaabteeda fiir fiirshaan oo ay ka maseyraan. Maxaa looga masayraa naag wiilkaga ama walaalkaa ow qabo. Adiga ninkaaga aad ku leedahay sow ma aha hadii ow kaa tumaa iyo hadii ow dhulka kugu jiidaaba. Calafkaaga waaye. Asaa gartay in uu naagtiisa uga roonaado hooyodiis ee gabadha ma aysan ka xoogin. Asaa ku faraxsan marka hooyo iyo walaashiis way ku qaldan yihiin in ay naagtiisa ka maseyraan ow indhaha taagtaagaan hadii uu ninku naagtiisa jecel yahay.
@xamdicabdulahi2299
@xamdicabdulahi2299 3 жыл бұрын
@@nasraqaali7050 aaaad iyo aaad wsx abayo benta maaha ninka aya wx kla qarin karay raga isku mid ma. Ah lkn ayadana he wxa aydoonayso oo ku dhalilayo dumarka sas u fakara wxy tahay ma rabto in lala nolaado xitaa hde xun yihin oo ka maserayan adiga qof la mutay ba tahay wn arkay wlh wx ka maser bdn hoyada iyo gabadheda mlha naag lag lagula qabo wd ba ogtahay halke kaa jirto lkn kuwani dad wx ku ogolbay iska dhigan qarkod wn ku jarayan taas wan kula qaba
@sweetynimco8783
@sweetynimco8783 3 жыл бұрын
Top❤❤❤❤
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 3 жыл бұрын
Ruwayad gorme so afjareysan oo nagtu la fashili doona
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 3 жыл бұрын
Igu caawi wll subscribe
@kingkoosaar7141
@kingkoosaar7141 3 жыл бұрын
Hamdi Booto waan ku wataa indr
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
King wllo icaawi isku lenhy.caawinta subscareb iisar wll mcn
@zhamsa_nalka4388
@zhamsa_nalka4388 3 жыл бұрын
Qasaal tv waxoow uqalmaa milyan iyo kabadan lkn 100k hala gaarsiiyo waa wiilkiini oowada filim quruxbadan
@maajidzadickmaajidzadickab7151
@maajidzadickmaajidzadickab7151 3 жыл бұрын
Hello qasaal tv macha allah
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Maajid wllo icaawi isku lenhy caawinta subscsreb iisaar wll mcn
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 3 жыл бұрын
Mr Qasaal IYO bin jamaa hanagu dheereeynina sugidda maalmo waxaan 20 daqiiqo dhaneyn mahadsanidiin
@fahimamom8249
@fahimamom8249 3 жыл бұрын
Musalsalka away waan sugeena no keena please 🙏👍
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 жыл бұрын
Xalay oo dhan baan sugayay wllhi ileen Saqdhexe ayaad so galiseen 😂
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal Darwiish mahadsanid
@maryamali9443
@maryamali9443 3 жыл бұрын
Cumarsholi
@maryamali9443
@maryamali9443 3 жыл бұрын
@@TIMIRQOLOFMALEH2024 hettl Cumarsholi
@maryamamohamed3897
@maryamamohamed3897 3 жыл бұрын
chenalka 150 kn dawanesa 60 kn marayo wa xay somaliyey naf is galiya 100kn garsiiya plzz chenalka
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walashey maryama mahadsanid
@Badraanahmed2173
@Badraanahmed2173 3 жыл бұрын
Yaa ila arkay ine shaqalda ine kle dileyso reerka wa sheeko kle 😂😂
@muwaahib7119
@muwaahib7119 3 жыл бұрын
☝🤣🤣🤣🤣
@drsakshinaa8408
@drsakshinaa8408 3 жыл бұрын
Cabdishukri is adkeey 🤣🤣🤣
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Sagal wllo icaawi isku lenhy caawinta subscsreb iisaar wll mcn
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
Sagal channel, walaal qaali subscribe noosaar.
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Bas waye duqdan hala badalo
@mqalikalsoni6534
@mqalikalsoni6534 3 жыл бұрын
Ples hala sodahin no wan ku heysta Facebook aan ku arkay filimkan xogayar aso ah kadib aan soradiyay wana yelay ilaa 11 xalqad kadib san u radinayi wan dalay Kkk ples wa igu socda filimkan e naga dhis
@sulekhodahir4413
@sulekhodahir4413 3 жыл бұрын
Asc maanta waa lasoo daahdeen saa sugaayay ayaan daalay
@farhiyadheeman272
@farhiyadheeman272 3 жыл бұрын
Ana u horeya cawada
@Tasliim-family
@Tasliim-family 3 жыл бұрын
Noo soo badiya wan ka helne wlh
@anfacabdullahi2797
@anfacabdullahi2797 3 жыл бұрын
13 inoo sooboonsiiya horta aan soogalo waan raadiya ruwadyadan Inoo sooboobsiya horta😣😣😣
@kzfamilychanell7280
@kzfamilychanell7280 3 жыл бұрын
Inta kaxun in gabadha walaalkeed Wiilka walaashii shukaansado ismuujiya si'ay halkaa usaxaan wali dhaqanka somali kuma arag gabdho lakala badalanayo
@kaafisohaji5267
@kaafisohaji5267 3 жыл бұрын
Waa buux arinkaan mida kale riwaayada lagu jilayaa
@sacdiamohamed8531
@sacdiamohamed8531 3 жыл бұрын
Way akabuuxan waliba ani walalkay io wllshay 2 isladhalatay bay kala qaban
@laabjacayl2923
@laabjacayl2923 3 жыл бұрын
Riwayadaan waa cajiim
@sacdiyodiyo3507
@sacdiyodiyo3507 3 жыл бұрын
Waaxle qasaysa
@shoaybadam9425
@shoaybadam9425 3 жыл бұрын
Inta marwalbo soo boqan jirty qasaal oo filimka sugeysay like🖐💪🇸🇴
@rabiaabukar5091
@rabiaabukar5091 3 жыл бұрын
Saan u sugaaayey ley mashallah
@Afnaan181
@Afnaan181 3 жыл бұрын
Kkkkk shaqalihi waay isugu dhscday no soo badiya
@istaahilhassan3542
@istaahilhassan3542 3 жыл бұрын
Wlhi mlin ksta fecboka iyo yutubkaba wn ka ega noso dhakhso ykh😭
@ayaanleshige2850
@ayaanleshige2850 3 жыл бұрын
Manshalaah sxp abwaane
@lakijaamacmaxamud2782
@lakijaamacmaxamud2782 3 жыл бұрын
Keep going wllahaygoow dhmntba UMUAahzap wanku wadanaa wll5
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Qofki kobaad Comment so qora ahay like sara inta iga danbaysa🥰❤👏
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Najiib wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll mcn
@faadumociise6173
@faadumociise6173 3 жыл бұрын
Walaso dahden
@hindacaydiid3340
@hindacaydiid3340 3 жыл бұрын
Naa iyadaa haysa
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 3 жыл бұрын
Aad ban u mahadsantihin qeybtan wad la so dahden wan sugi kari wayay😍
@shanshaahshabiye9435
@shanshaahshabiye9435 3 жыл бұрын
Asc
@rahmaomar6865
@rahmaomar6865 3 жыл бұрын
Waxaan layaabay oy soomaalida kasimanta inay yiraahdaan reerka wiilku kadhashay inay gabadha ogu goodiyaan reerka anagaaleh iyo wiilka naga xoolihiisa weeye iyo shalaad imaady iyo waadbaxaysaa walow ay tani ruwayadthy lkn in badan aan aragny ayadoo run ah waxan leeya guriga aadledihin wiika nagaa leh wiilka maleh gabadhaaleh gurina waa hooyo qofkay raali kata ayaana joogi hadaadna waji kasamaysana waji kuuhayn mayso wiilka naga xoolihiisa waxbo hadhihinaxoolahaha gabadhaa uyeeshay alle kasokow gurigiina markuu jogayba xoola malahayn inta aad ledihiin xoolahaan anagaaleh iyo wiilkanaga ogaada in aaadna wajikaheleen gabdhaha aad ooladhaqanaysaan sidii jaariyadi ma inay ushaqaysay oogu timid wiilkiina 🤔
@ahmedsugulle7473
@ahmedsugulle7473 3 жыл бұрын
Markaad hooyo noqotid ayaad dareemaysaa haddii wiilkaaga uu naagtiisa kaaga eexdo ama nin qaladka xaaskiisa aan arkin uu noqdo. Mararka qaarna mushkiladda dhanka maamada way ka imaan kartaa oo waxaa jira maamooyin inay reerka wiilkooda iska maamushaan jecel.
@hncchannel
@hncchannel 3 жыл бұрын
Waan idinsalame fadlan soboqda chanalkena Cafimadka ka hadlayo . Qisadena ayaan kubilowne. So boqasho wanaagsan
@maryanmaxamed6922
@maryanmaxamed6922 3 жыл бұрын
Film kan Saan u dhararo lee wlhi sacadkastaba waan fiiriyaa plz noo dadajiya
@naimanaima2527
@naimanaima2527 3 жыл бұрын
Cawa cidi igamahoreyso❤️❤️❤️🙋‍♀️
@Ashwaq4898
@Ashwaq4898 3 жыл бұрын
Anaba is laha wad uu horysa
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Najma wllo icaawi isku lenhy caawinta subscareb iisaar wll mcn
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
@@Ashwaq4898 riyaaq wllo mcn subscareb iisaar isku lenhy caawinta wll
@naimanaima2527
@naimanaima2527 3 жыл бұрын
@@kabtancabays Hye wllqali
@عبدمالكمحمدحاجابيبكر
@عبدمالكمحمدحاجابيبكر 3 жыл бұрын
Ana uhoreeya
Daawo Riwaayad Cusub Naag Xun Reer Ma Dhaqdo PART 13
29:12
QASAAL TV
Рет қаралды 272 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 57 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 117 МЛН
Daawo Riwaayad Cusub Naag Xun Reer Ma Dhaqdo    Part 19
23:40
QASAAL TV
Рет қаралды 367 М.
wacyigalin_ talaabo wax ool le.
5:01
Djibtalo production
Рет қаралды 17 М.
Riwayad cusub Edo arxan maleh.
25:21
WabiShabelleTV
Рет қаралды 226 М.
Riwaayad Cusub Cabdi Shugri Igarre Daris Xumo Daawo
33:54
QASAAL TV
Рет қаралды 673 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН