daawo ruwayada yurub genyo

  Рет қаралды 104,403

HM Somali Tv

HM Somali Tv

9 жыл бұрын

daawo ruwayada yurub genyo
/ awdalpost

Пікірлер: 140
@mjguure9257
@mjguure9257 Жыл бұрын
Caruurnimo iyo qosolkii wayo hore ayaa meesha kadaawaday😂😂3dexda actorba waan arkay walahi😂🥰Allaha unaxariisto qiiq waa uudhintay
@mjguure9257
@mjguure9257 Жыл бұрын
2022 ayaan dawanayaa 2030 insha allah soo noqondona alle haduu cimriga iidaayo🥰😇
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 16 күн бұрын
Waa mid kamid ah riwaayadihi ugu horaysay ee an daaway old is gold
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 жыл бұрын
Allah hakuu Naxariisto Macalinkaygii Abdihakiim qiiq Luuqada Xiisada Soomaliga noo dhigi jiray axmed gurey School yaa ila mid ah
@sophyahmed6121
@sophyahmed6121 2 жыл бұрын
Ma dhintay wll
@abdirahmanjoordan558
@abdirahmanjoordan558 Ай бұрын
Allah hawnaxariisto abwaan Qiiq iyo dhammaan intii kalee dhimatay💚
@ApdiasiisThahier
@ApdiasiisThahier 2 жыл бұрын
029/06/2022 Arbaca Ruwaayadan Wxaan Xiisayn Jirey Yarantii Waliba Casarka Aan Madarasada Fazax Ahay Ayan Daawan Jiray Old Is Gold🥺☹️ Alaha Cimriga Inoo ParakeeyO🤲❤️
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Ruwaayadan update baa lagu sameeyey 12 sano waa Ka wayn tahay 🤣 Hargelle mar naloogu qabtay xasuusta daaud baa madax wayne ahaa lkn axmed dahir lugo baasto kuma jirin 🤣
@ApdiasiisThahier
@ApdiasiisThahier Жыл бұрын
@@ahmedjr7902 wan yaraa lipax😂
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
@@ApdiasiisThahier 😂😂
@MohamedMahmoud-ty4dn
@MohamedMahmoud-ty4dn 9 ай бұрын
Riwayada iyado urjinalah isoda
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
RUWAYADAN WAXA AY IGU LEDAHAY XUAUS WEYN 💯 HADANA WAXA LA MARAYA 2021💯💯💯
@AbdiCasiis-gz4qk
@AbdiCasiis-gz4qk 6 ай бұрын
Riwaaydn waxn daawdy 2013 manta waa 2024 . Waxa ka soo wareegy 11 sano waa xusuus ii gaar ah allh how naxriisto intii dhinty 😢🎉
@ismailomar5904
@ismailomar5904 2 ай бұрын
Isku mar ayaan daawanay
@waliabdi-xm8rq
@waliabdi-xm8rq 6 ай бұрын
Riwaayadan mudo hore ayaan ka daawaday (ESTV)hada waxaad u taqaanaan ama loo bixiyay (SRTv)runtii waan xasuustaa 2016 bay ahayd Waxaan dib u daawanayaa maanta oo ay tahay 13/1/2024 allah u naxariisto abwaan qiiq 😢😢😢😢 Waad salaamantihiin inta qoraalkayga arkaysa👋
@abdihakimgorayo1281
@abdihakimgorayo1281 3 жыл бұрын
7 sano kadib ayan nasiib u yeeshay inan dawado ale cimriga iyo cafimadkaba noo barakee amin amin
@abadirabdillahiomar2209
@abadirabdillahiomar2209 3 жыл бұрын
Abwaan qiiq allha unaxaristo wuxu ahaa abwaan qiima badan
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Aamiin
@hamsekaran8198
@hamsekaran8198 9 ай бұрын
Waxaan daawan Jiray 2014 maanta oo ay bishu tahay 28/10/2023. Ayaan daawanayaaa AllaHa Ha u naxariisto abdiHakiim Qiiq in badan buu inaga qosliyee.
@omarmataan.
@omarmataan. 7 ай бұрын
23 November baa daawanaya markaygii 4aad xasuus weeye riwaayadaan Allah ha unaxariisto intii dhimatay 😢.
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 2 жыл бұрын
In badan baan raadi wlhi alx caawa baa hely ❤️
@karaama1320
@karaama1320 2 жыл бұрын
7sanno ka dib hadii aanay ka badnaynba alx illaahay ayaa intas nasoo gaadhsiiyay qadaafi ayaan ka daawanaayay waqtigaa
@kifaaxugas7280
@kifaaxugas7280 3 жыл бұрын
Riwaayadan ciyaalnimo ayaan ku dawaday iminkana waxan ahay qof weyn
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Allahayow intii geeriyootay naxariistaada janno ka waraabi🤲 waan xasuustaa runtii riwaayadan cimriga iyo cibaadaba alle inoo barakee.
@abdirahman7178
@abdirahman7178 3 ай бұрын
Wakhti dheer kadib baan dib u daawaday ragaas ruwaayada jilaya qaar baa dhintay Allah unaxariisto inagana ha inooga dabo naxariisto
@HodoAyan123
@HodoAyan123 5 ай бұрын
Ano yar ban dawan jiray manta oy tarikhdu tahay 21 January 2024😢
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Ай бұрын
Indha Adagaa Majiir beY LiqdaY.😂😂
@ferihamohamed8293
@ferihamohamed8293 Жыл бұрын
Dadka reeer Jijiga Umpa Fahmaya ruwayadan really But it’s soo funny😂😂❤🎉
@QUIZ_1745
@QUIZ_1745 Жыл бұрын
Sanad kasta wa dawada anoo gatowe joga
@ferihamohamed8293
@ferihamohamed8293 Жыл бұрын
@@QUIZ_1745 Lafihiiiiiiiiiii Hore Ayaaad tahay Runtiiiiiiii😂😂😂
@xerow5346
@xerow5346 2 жыл бұрын
Yurub geenyo wlhi xasuus maanta Riwaayadan baan soo xasuustay waayo waayo 😀😀😀 29_05_2022
@hbnn5917
@hbnn5917 2 жыл бұрын
2010 daawaday riywayadan hadan soo xasuustay waa riywaayad qosol badan kkkk
@xerow5346
@xerow5346 2 жыл бұрын
@@hbnn5917 aad iyo aad laftaydu xilliyadaasaa daawaday
@Bushradiamond
@Bushradiamond 6 ай бұрын
2024 ban dawanaya 😂😂😂😢😢😢xusuuus . 6/1/2024. Abwaan qiiq allaha unaxariisto iyo intii muslimoo dhimatey😢
@rahimamohamed800
@rahimamohamed800 3 жыл бұрын
Tana ruwayad laga dhahaa wnba iska jeclahy inan markasta daawado
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Maanya ayaan soo boqday waqt8 badan ayaan radinayey Runtii 2021 💔💯
@Kaaficiro-oo7ie
@Kaaficiro-oo7ie 27 күн бұрын
2015 KII BAN DAAWAN JIRAY MAANTANA WAA JUNE 2024 AHUN ABWAN QIIQ😢
@kaamilmedia6310
@kaamilmedia6310 3 жыл бұрын
3sano aa raadinaaye wllhi tan alx cwa wan hely
@Real--_-Chennel
@Real--_-Chennel 2 ай бұрын
Alle how naxariisto ABDIHAKIIM ABDILAHI JIBRIIL QIIQ. AMIIN AMIIN AMIIN
@quuleyare9594
@quuleyare9594 2 ай бұрын
Kee dhinty wll
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 Ай бұрын
​@@quuleyare9594waxaa dhintay ninka gaaban
@hamseahmed4985
@hamseahmed4985 3 жыл бұрын
6sanoH ka dib nasiib uyeshay inan dawadoH AlHamduLiLaaH AlaHaYoow cimri dherer iyoH caafimad ku waYdiisanaYnaaH
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Aamiin alle cimriga inoo barakee anoo yar baan daawaday
@kingziizo7716
@kingziizo7716 Жыл бұрын
2023 ayan dawanya ale ha u naxariizto abwan qiiq 😢
@ahmadmawliid6055
@ahmadmawliid6055 3 жыл бұрын
Ala ruwaayadii ruwaayaha 2012kii ayay ahayd markii iigu horaysay imakana waa 2021
@user-gj5pu4ru1r
@user-gj5pu4ru1r Ай бұрын
2016 baan daawan jiray imikana waa 2024 al xamdulilh ❤
@abdikaniahmedbalal4249
@abdikaniahmedbalal4249 2 жыл бұрын
Sanadki 22nad ban dawanaya ana😅🥲🤣
@mustafeismacil2300
@mustafeismacil2300 Жыл бұрын
WllHi berri hore daawan jireY ESTV caruurnimo waa ciiL laga weyNaado 😂😂😂
@maxamedfarax4280
@maxamedfarax4280 Ай бұрын
2013 ano dhakhtar kujira o qaliin galay ayaan jiifka kudawan jiray 😢 jigjiga daud hospital 🏥
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim Жыл бұрын
Ilko adka ma jiirbey liqdeyy alla wllhie wan xasuusta wllhie wan jecla riwayadan😂😂❤❤😢😢
@halimoaden1136
@halimoaden1136 2 жыл бұрын
Allow abahay axmed calas ha unaxariisto iyo abwaan qiiq
@omarmataan.
@omarmataan. 7 ай бұрын
Lakiin Aabahaa Aden iyo Axmedba miyaa la dhahaa.
@elyazheybe7089
@elyazheybe7089 4 ай бұрын
13:22 odeygas kujilaya (Mr love) Ayaa ladhahaa Axmed Calas Afeey Aniga Ayeydeey Hooyadey dhashey Ayy ilmo Adeer koraad yihiin.
@halaahma......2451
@halaahma......2451 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso abwaan qiiq 😭😭
@saliimrashko7462
@saliimrashko7462 Жыл бұрын
16/5/2023/ Ayan kuso ceshade ruwaayada waxn dawn jire 2016 wlhi aadbn ujeclaa ruwaayada
@aweysmacalinmuuse
@aweysmacalinmuuse Жыл бұрын
Duqus buu laha bariisku 😂😂😂😂😂😂
@ibnuaxmedcismaan4586
@ibnuaxmedcismaan4586 Жыл бұрын
Waqti cajiib ah baan daawan jiray 2014 Caawa o ah 09.06.2023 o an daawanayo sidii bay xiiso iigu leedahay Ilaahow cimriga noo barakee
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 2 ай бұрын
Ruwaayadan waxaa daawaday 2013 hadeerna waa 2024 aduunyo
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 Ай бұрын
Riwaayadaan waxaan daawaday markii u horeeysay 8/2014 hadana waxaan daawanayaa 7/2024
@user-up1cc2eu5o
@user-up1cc2eu5o 2 ай бұрын
2024 daa wanayaa 😂
@poqorsame_official
@poqorsame_official 2 жыл бұрын
Indha araga ma Jiir bay liiqday 😂😂
@NajipZhrf
@NajipZhrf 2 ай бұрын
Riwaayadan Xusuus Ciyaalmino Ano yarban dawan jiray runtii Cimriga Alaha inoo barakeeto 2014 Ayan dawaday 10 sano ka hor hadana wa 2024
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Xasuus abwan qiiq allh ha unaxariisto 😢💔🤲
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
😪😪😥wll wa kee ma Odaygaa waynbaa
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
@@dhamaystiran7287 my wlal wa gaban ee le ma jirbay liqday
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
@@najiibhassan 😥Miskiin Ax Allaha u naxaristo wll
@dugziyemuzeh6552
@dugziyemuzeh6552 3 жыл бұрын
Abwaan ahmed Alas IY0 abwaan qiiq Alha unaxariistO
@zamzammohamed3047
@zamzammohamed3047 3 жыл бұрын
Al riwayadan jeceliyaa ilaa 2012 ilaa 2021
@mrfuga6041
@mrfuga6041 2 жыл бұрын
Jigjiga barigay shidnay 😹😹
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Hadana ma dambay 🤣🤣
@saidcali6569
@saidcali6569 2 жыл бұрын
Walahi xasus ayey ii le dahay aniga 2014 ayan fiirsan jiray manta o ay tahay 7/3/2022 ayan dawanayaa xasus abwan qiiq erey uu le yahay ayaa jirto filimka dhax disa waxa wayo sanadka 2022 lkn manta asaga ma nola
@Abdulhatti-Muse66
@Abdulhatti-Muse66 2 жыл бұрын
2022 lagend un ila daawanaya Xasuus horre 🙏
@jaylaaniahmed7072
@jaylaaniahmed7072 3 ай бұрын
Riwaayadan aad baan uga qosli jiray wlhi xasuuaa
@abdirahmanhugur1543
@abdirahmanhugur1543 3 жыл бұрын
Walaahi waxan bartay riwayadan 2013 hadana waa 2021 April ilaahaw intii dhimatay inta nolna cimriga usiyaadi from hargaysa
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Aamiin waan xuustaa anba runtii isla wakhtigaa uun bay ahayd
@abdiibrahim1150
@abdiibrahim1150 4 ай бұрын
Riwaayadan waxan dawan jiray 2016 imikana waa 26/2/2024 macnaha ku jira Riwaayada ila wadaaga Alle caafi madka hayno siyadiyo
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 6 ай бұрын
2013 ayaan dawdaay 2024 ahna waa dawaanya 🎉 shalay iyo manta kala wacan kala ayaan roon nin baa waxii lo qoray aya hor yala allow khatumada khayr nogu khatiin
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 10 ай бұрын
Yurub geenyo wax yar aheed wale way iska cimri dagdagtay xata hadalkeda wa yara
@barrygolden6873
@barrygolden6873 Жыл бұрын
Filimkaan caaddi ma'ahan😂😂😂
@hassenmm8913
@hassenmm8913 Жыл бұрын
Magaalada caadigaa dadnoogudoonbaan kunidhee ma shiishtarkaad tagtay 😁😁😁allaaha unaxariisto abwaan cabdixakiim claahi jibriil qiiq 30/12/2022 habeen jimce ah allaahayoow dambigayaga iyo kawaalidiintayadaba dhaaf my firts time I have watched 2014s
@xamsenuur6720
@xamsenuur6720 3 ай бұрын
Cawaa 😂 anuu makaruune cuunayaa xasuustay walhi markasata uun maruuno cuno waan xasoostay
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Жыл бұрын
Long time wllhi
@Eng-AliYuusuf-bo5fq
@Eng-AliYuusuf-bo5fq 8 ай бұрын
Waxaan dawanayaaa 2023 ruwaayadii ciyaalnimadeeydii inshlh 2030 inshlh
@Amenmuhumet
@Amenmuhumet 3 жыл бұрын
wlhi xusuus 2012 vs 2021
@sophyahmed6121
@sophyahmed6121 2 жыл бұрын
Riwaayadan waxan kuceshtay 2022 awalna horay ba udaawaday ano yar
@abdiraxmanabdulahi3847
@abdiraxmanabdulahi3847 9 ай бұрын
[6 October 2023 3:20am]ayaa dawanaya xili saqdhaxe tahay, bishan dv lottery inan xaraysto ayaan raba, inshallah 2026 america 🇺🇸 ayaan markale ku daawan doona 😂😂
@barkhadkookeofficial5891
@barkhadkookeofficial5891 Жыл бұрын
Sanadki 2023aad ba dawanaya. 👸🏼inan Aan wada sheekaysano darteed udaawanaya walhie😂👏🏼
@salmamaxamud6202
@salmamaxamud6202 7 ай бұрын
After 8 years 😂 stell I love ruwayadan 13 /12/2023😊
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Ilahow intii dhimatay u naxariiso
@habibdiriye8964
@habibdiriye8964 2 жыл бұрын
Rag waa kii wada jaba 😂
@user-rk3ff4cr1i
@user-rk3ff4cr1i Жыл бұрын
Xasuus hore 2011 ayaan dawan jiray bariguu 📺 tvgu xiisaha lahaa
@abdicabduga7501
@abdicabduga7501 2 жыл бұрын
Ruwayadan 100jer kabadan aya dawaday 2013
@naruuro659
@naruuro659 2 жыл бұрын
😂😂xasuus cawa waso radiyay riwayadan waayo waayo Abwaan qiiq allayaaraxma
@puntpunt3146
@puntpunt3146 2 жыл бұрын
Maadoowin badan baan ku takhasusay intaad iska ilka waaweyneydeene.😁😁
@siraajmahamed2627
@siraajmahamed2627 8 ай бұрын
Xasus wlhi 15/11/2023
@zr7992
@zr7992 3 жыл бұрын
XiGmad
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Xasuus😁
@user-xe6jd3ij8q
@user-xe6jd3ij8q Ай бұрын
Camarada lagu duubay maxa ka khaldan
@haajiamiin2427
@haajiamiin2427 Жыл бұрын
2023…..😢
@AbeyAbdirahmaanAbdulahi
@AbeyAbdirahmaanAbdulahi Жыл бұрын
Ruwayad qosol badan xasus
@cabdiqaalip473
@cabdiqaalip473 2 жыл бұрын
Wxn dawanaye 2021
@ibrahimcabdi9425
@ibrahimcabdi9425 3 жыл бұрын
Ruwaayad wangasn
@caishaabdikarim7097
@caishaabdikarim7097 3 жыл бұрын
6 sano ka hore markay so.baxday dawanayay wlhi ruwayad aan jeclhy ayey ahayd
@anzalmohamed2232
@anzalmohamed2232 2 жыл бұрын
Cawa so xsuusty🤗
@xayiizepoi1871
@xayiizepoi1871 Жыл бұрын
16\5\2023
@mohamednorafrah9813
@mohamednorafrah9813 2 жыл бұрын
Kkkkkkk wlh 6yrs kadib aan dawaday 2022
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
10.1. 2023
@MohamedMahmoud-ty4dn
@MohamedMahmoud-ty4dn 9 ай бұрын
Kkkkkkkk Riwayadaha kuwabadan Isodaya wankahelaye
@abdidoolarinaismaacil4067
@abdidoolarinaismaacil4067 Жыл бұрын
2015 ayaa igu dabaysay waxanan Nasib uyeshy 2022 bisha tobnad 19 keegan aloow unaxariso iti dhimatay
@Bushradiamond
@Bushradiamond Жыл бұрын
Sanandki 2022 ban dawanaya annana😂😂😂
@saliimrashko7462
@saliimrashko7462 Жыл бұрын
🤕aad ayan ujeclaa ruwaayada haasus ayey igu dele runtii 🥳🤕🤕
@gucciboy1183
@gucciboy1183 2 жыл бұрын
💜💜💜💜💜💜
@shukribulle6797
@shukribulle6797 2 жыл бұрын
Hhhhh
@aishahassan2327
@aishahassan2327 2 жыл бұрын
Ruwaayadaan xasuusbeey igu leedahay anoo aqoon waxa liyuu police 🚔ladhaho daawa jiray
@abdikenabdillahi4100
@abdikenabdillahi4100 Жыл бұрын
Liyuu boolis
@cabdicirro3589
@cabdicirro3589 Жыл бұрын
Wlhi waqti dheer wxaan xsuustaa barigii dugsileyda anoo bareegtaankii dawada talow ragaas xgee ku danbeyeen
@jgbfilms7637
@jgbfilms7637 Жыл бұрын
Riwaayadan wlhi kamaba daalo Daawashadeeda😂
@ahmedbashiraskar
@ahmedbashiraskar 2 жыл бұрын
Riwaayad iyo badh 😁
@apsameupdy7582
@apsameupdy7582 2 жыл бұрын
naa Buuris ale hanacayindee
@maxkojr3039
@maxkojr3039 Жыл бұрын
2022 Octeber 18 wlhi riwaydan wa ka helaa 🥺😅😅
@abdisalamali6540
@abdisalamali6540 Жыл бұрын
Riwaayadan.xusuus.gaar.ah.bay.igu. lee dahy.zababtoo.ah.oking.paa.ka.daawan.jiray.🙏
@wanagsaneofficial3684
@wanagsaneofficial3684 2 жыл бұрын
Riwaayadaan waxan daawaday 2013
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,5 МЛН
Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
27:27
MADADAALO TV
Рет қаралды 958 М.
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 54 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,2 МЛН
Eng Cabdi samad Majaajilo Qosol Badan
21:07
Jigjiga Tube
Рет қаралды 265 М.
RUWAAYADA HCTV HADAAD KA DEGTO XILKA DADWAYNAHA WAAD LASIMANTAHAY
32:26
Sheeko Gaaban Kala daran
22:51
hamareymedia
Рет қаралды 607 М.
IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD
51:09
awaalehanuuniye
Рет қаралды 263 М.
RIWAAYAD CUSUB SOORAAN & JAWAAN OO BIYAHII JIGJIGA XADAY
17:56
Qaadka riwaayad qosol Badan  Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya
30:19
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1 МЛН
majaajilo xisbiyada Somaliland.flv
34:41
RSTV09
Рет қаралды 1 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 54 МЛН