Daawo Sh m idriis Waligiin kala Adkaanmeysaan Dhulkanna Dadkalaa Qaadanaya Markaad Heshiin Weydaan

  Рет қаралды 11,112

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@Shnsns-x7q
@Shnsns-x7q 2 күн бұрын
Jaza kallahu khayr shekhuna mahadsanid
@ZahroDirir
@ZahroDirir 2 күн бұрын
Sheekh Idiris khayr badan Allaah ha ku siiyo Cadawgana Allaah kaa qabto Cimri iyo caafimaad iyo cimri dheer Allaah ha ku siiyo Habo
@ubahsulaiman1823
@ubahsulaiman1823 2 күн бұрын
Shiikhanaa Alle ha ku barakeeyo.Alle kuwo anfaco waanadaa Alle ha ka dhigo kuwo is fahma inta dulmiga wada Alle ha ka qabto. Shiikhanaa jazaakalaahu khayran.
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 2 күн бұрын
Anigu waxaan layaabahay odeyaasheena maxaa caqliga ka qaaday? Adeerayaaloow ugu yaraan xataa wax cuna balse waa in aad heshiisaan dalkana horey u wadaan, ama meesha ka wada wareega inagaa u talineynee dalkanaga, guul baan u rajeyanaa dalkanaga idanka rabi! Nabadeey
@Xilwa_Xaggi
@Xilwa_Xaggi 2 күн бұрын
Yaab soomaalidu waa wada negative qof walba waxuu leeyahay laguuma jeedee waxaad rabto qor sow Ilaahay kuma arko
@ZahroDirir
@ZahroDirir 2 күн бұрын
Xalka soomalidu wuxuu ku jiraa in lagu dhaqo kitaabka Ilaahay iyo sunada ,Culumaduna madax wayne wasiiro,Agaasimayaal ,Ciidanka culumada haloo dhiibo naga Joojiya Nimaankaa Jawaano aan buuxsameeyn wata ,Culumadu dalka ha badbaadiyaan,Culumo Sheekh mustafa ,sheekh umal sheekh Dirir,Sheekh xasaan,Sheekh Idiris ,Dhalinta duruus Hala siiso si ay dalka u qabtaan waayo Ninka dadkii iyo dalkii baainaya waa in gacan bira lagu qabto oo aan wax soosaar u jahaysano
@AbubakarAbdirahman-x8i
@AbubakarAbdirahman-x8i 2 күн бұрын
Acw shikhow arinta ru baad ka sheegay ee dakaan waa dixdhagxeede u duceeya iaahay ha u aqbalee insha alaah jizaaka laah khayran
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
maashaa allaah sheekh xaq sheekh run sheega Allaah xifdiyo
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 күн бұрын
SHEKH ALLAHA KU BARAKEEYO ALLAHUMA AMIN
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 Күн бұрын
Jazakallah Qeyr sheikh
@AbdiDaahir-k4d
@AbdiDaahir-k4d 2 күн бұрын
Asc sh jasaakalaah khaayr
@HunufhanafHanaf
@HunufhanafHanaf 2 күн бұрын
Habo. Khayr. Alle ha ku siiyo somalina alla hakua faco wanada. Jaza Allaahu khayran
@itaqillaa
@itaqillaa 3 күн бұрын
Jzk khair sh Mohamed habaryar❤
@Kazwalee
@Kazwalee 3 күн бұрын
JazaakaAllaah kheer sheekh Idiris
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 күн бұрын
Intaasuu Wacyiga ugu dhuumanayay. Kk
@hibo7569
@hibo7569 Күн бұрын
Machalla Machalla Machalla Allahu Akbar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farxiyacabdilaahi4843
@farxiyacabdilaahi4843 Күн бұрын
Jazaakallaahu khayral jazaa
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 2 күн бұрын
Ameen Ameen Ameen
@Cirsankayeere
@Cirsankayeere 2 күн бұрын
Jazakallahul Khayr, Shiikh Maxamed IDIRIS😂
@Iphone20249
@Iphone20249 Күн бұрын
Indiblatsugunoqdona babacada timo maka soobaxatan may anagoo shuciba baan rabinva inala soo dhexgalo waanu karaysanay naxariis iyo wanaag baanu dhaxalat wadankayagii baanu soo ceshanay
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 күн бұрын
Af hayeen Suat soo xidhatid ma Dadbaad qaldaysaa,,,,
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 күн бұрын
Sheekh maalin hore na waxaad lahy 3 markab oo ciidan ah saylac ka soo geliya makaa keebad saxanthy dhinacee kuu raacnaa???
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 күн бұрын
Kani Sheekh maahee waa wabiin asalkiisu Axmaaryahay
@ZahroDirir
@ZahroDirir 2 күн бұрын
War Shiikha ka xishood cusuri baad tahay xaqa buu ka hadlay
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 күн бұрын
Wadaadku Waa Afhayeenkii SSC oo kitaab iyo Cumaamad Sita. Kkk
@munayusuf4949
@munayusuf4949 Күн бұрын
Asc Shiekh Somali rageedii ayaa sidaas u galay : way imaan Beeleen , diin tii waa ka fogadeen. Mida kale , kuwii lahaa
@MarshalBulgaria
@MarshalBulgaria 2 күн бұрын
odaygan wa tuug wana kufdade wana dhagar-qabe ee iska ilaaliya oo naftiina iyo lacagtina iyo carurtiina ka ilaashada yaabka adunka
@abdicash8787
@abdicash8787 2 күн бұрын
Oday waanu garanay , somaali inay iyagu is fahmaan maxaa nakaa dhex shigay 😂😂😂😂😂😂
@samirr546
@samirr546 2 күн бұрын
Ha daalin shiikhow Meel hoo doonaysa hadal wax kama taro e Afka oo waxlaga waaniyo,isha oo laga daawado,uurka oo cid lala jiro midh khayr ah keeni wayday!!!!!! Arinku ergo Allah taqaan oo kala xalisa cidaha isku haya macna darada oo go'aan ka soo saarta cida xadgudubka wada dadkana tusta arinkana soo af jarta meeshii qaylo ka soo yeedhana iyaga la wacdo ayaanu u baahanahay. Ma ku jirtaa kuwa loo soo joogsanayo ee aan hore hadal tuhun wataa uga dhicin!!!!?????
@Iphone20249
@Iphone20249 Күн бұрын
Anagu shicibka somaliland baanu nay marabno in walalaha laascanood magaaladooda laas canood loogutago wa in loodaya laakiin meelkae oo aanaylahayn xaraan batkatay hadii aygaadmadaa joojin wayayn walays ka celinay
@khadra27day12
@khadra27day12 2 күн бұрын
Kkkkk yaa ku dhegeysanaya
@Malik_lvp
@Malik_lvp 2 күн бұрын
Shiikh can ka been badan ma arag
@icecreamgiroontheline
@icecreamgiroontheline 3 күн бұрын
Sowdigii shekhow nayrobi ugu shirayay silodumiyo mantad calacal La imanaysa adeer wan ognahay adiyo inta Minnesota kushiray wano Calmadsantiin waxba cumamad yar haskisodubina wadadow waxad fashayba fashee infatakum
@Iphone20249
@Iphone20249 Күн бұрын
Somalidu waxaytidha gadhlow awrkalaguurtay la arkaa markaleeto isku soo laabantoonte laakiin haduu uur kala guuro iskumasoo laabtan
@safiaali1832
@safiaali1832 2 күн бұрын
Been baad ka sheegaysaa Somalian
@abaadirhjiali7246
@abaadirhjiali7246 3 күн бұрын
Adrian marky daarod isuracsanyahay dagaalka maxad uga hadliyaday ma marku isaaq isusoracaybaad kahadlaysa ader iska soco darood baad ubaqanaysaye
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 2 күн бұрын
Eexaarkaiyomataganagalatag. isagiibaansoomaaliaheyen markaasuu cidkalewaxusheegayaa indhahaagaooshan ah ayey soomaaliland jireysaa jirin a doontaa shaqo qabso tuug yahow Argagixisadalashaqeystaa wanukudacweyney hadanawaanukudacweyneynaa Kahadal xaaroodka is qalashey Eros kufsadey tuug yahow saqajaan ka ahi nacladbaakugutaala
@Iphone20249
@Iphone20249 Күн бұрын
Oomarka somaliland lagaadayo markaste ee intaasoo boqol gaadmo lagu dilo laxidho maxa u hadliwaydeen hadaba waqooyi iyo koonfur inta cirku isujiray isujiran inat isku soo noqdaan
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 2 күн бұрын
Isaaq iyo daarood iyo Hawiye wey kibreen ee dhulka halalajaro
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 2 күн бұрын
Munaafaq yahow naga fadhiisow wan ku fahan san nahaye xarood afkiisad nagula hadlaysaa huwanta sool bari cagtaa la marin doona
ARRINTA TARXIILKA QAXOOTIGA GALBEEDKA OO AAD U CULUS (4997)
1:16:03
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 62 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 68 МЛН
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 11 МЛН
Su aalo iyo jawaabo || Xalqadii 27 aad || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:07:20
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Su aalo iyo jawaabo || Xalqadii 26 aad || Sh Maxamed Cabdi Umal
58:43
Ilaahay ilaasho Ilaahay baa ku ilaalin Sh. Maxamuud Xaliike
25:51
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 116 М.
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 62 МЛН