Wlhi shiiq mustafe waa taariiq yahan weyn Alle ha dhowre ❤
@AbdilmuxsinDayr16 күн бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل مصطفى حاجي اسماعيل
@mos195417 күн бұрын
Jazakalahu Kheyr Sheikh MUSTAFA
@alinoor651516 күн бұрын
Sheikh Allahu hakuhafidyo guul guul.Somalis must unite where they are and promote crossborder trade
@abdurahmanmabdikadir480817 күн бұрын
وان تتولوا يستبدل قوماً غيركم ثم لا يكونوا امثالكم
@ayaanlecabdiraxman356817 күн бұрын
Allaylehe nin soomaali ka dhasha ma aadan ahayn noocaagaasi oo kalle horay bay ugu khasaareen
@MaxamedfaraxTalan17 күн бұрын
Dooya dheer media sh mustafa dhinac walba wa ka hadla aqoonyahan caalim diineed iyo wax badan uu hibo u leyahay micnahaygu wuxu yahay culuumada saxip la noqo ....xatta wax badan ayay ku dawaan ...
@abdillahiosman177017 күн бұрын
Sheeshu muxuu uga hadliwaayey soomaalidan xeradeedu isku ba'day?
@AbdiAziz200317 күн бұрын
War dhowr jeer ayuu ka hadalay soomalida wax mamaqasho ,waxey u baahanyihiin shakhsiyada sidii maxamed siyadd bare oo kle
Sheekhoow kuwa aad ka dhalatay la hadal oo dhibaatada joojiya dheh waad dhex fadhidaaye talo nin iidoora dhegaysan meyno ee kuwaaga wax u sheeg xasuuqa 9 bilood duqaynta waday
@abdillahiosman177017 күн бұрын
Waar culimadu waxan kadhextaagan ummada soomaaliyeed ka hadla oo kala celiya.
@anmh428717 күн бұрын
Na hore uga hadlay
@alinoor651516 күн бұрын
All sheikhs please use ur power to educate all somalis against this internal wars funded by external forces.