DAAWO: SHACTIRADII MATAAN 2019 COLUMBUS OHIO

  Рет қаралды 246,497

SONNA PRODUCTION

SONNA PRODUCTION

5 жыл бұрын

Пікірлер: 318
@hanadcilmi8753
@hanadcilmi8753 5 жыл бұрын
Mataan sheekoyinkiisa jeclahay ciyaal Xamar hore waaye waana sababta aan si fcn ugu fahmo
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 5 жыл бұрын
Muqdisho baan kuugu soo dhaween laheen. Allaha noo nabad yeelo.
@somaliahanoolaato2323
@somaliahanoolaato2323 5 жыл бұрын
Mataan you are true story salaam sare ina aabo
@shafiizaofficialyoutube7617
@shafiizaofficialyoutube7617 5 жыл бұрын
Ina aabo ciyal B_Xubey hdaa tihiin LIKE saara👍
@yusuffilbin8136
@yusuffilbin8136 4 жыл бұрын
Qofkii 2020 daawanaya video-gaan like ha ila dhaafin
@fettypowygng7338
@fettypowygng7338 5 жыл бұрын
The Only comedian Somali mataan
@alinuur2397
@alinuur2397 5 жыл бұрын
Odaga inu ciyaal xamar yhy waxa ku cadeynayso marku hadlayo nooh nooh ayuu ku darayaa love muqdisho from Toronto canada
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 жыл бұрын
Wlhi ninkan waan taageera true story from Somaliland
@whizzmaahir8246
@whizzmaahir8246 5 жыл бұрын
somaliland xagee la dhaha
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 жыл бұрын
@@whizzmaahir8246 mapka weydii zxp
@nairhussein3636
@nairhussein3636 5 жыл бұрын
@@whizzmaahir8246 waxge😂😂😂😂😂😂😂😂
@wacanmadar7409
@wacanmadar7409 5 жыл бұрын
@@whizzmaahir8246 meeshi hooyada lagu wasi jiray I think u got it
@rudwaangoodofficialchanel9084
@rudwaangoodofficialchanel9084 5 жыл бұрын
@@whizzmaahir8246 HooYada miYanaY kusheegin iYada soo weYdii markasad baran SomaLiland OkY
@kalidomar2531
@kalidomar2531 5 жыл бұрын
Mataan majaajilayste an jeclahay waaye From borama
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
mataaan wa qofka kali iga qosliyo wa oday ciyaalka xaafada so ahaa jiray reer magaal ah rabiga ha u dheereyo cimrigiisa wa qof qalbi wngsn
@thehappyone358
@thehappyone358 5 жыл бұрын
ina hooyo ciyal xamar hada tahay like saar edit: 176 likes wow
@axmedcali6010
@axmedcali6010 5 жыл бұрын
Dhiiga 😍
@MOHAMEDMOHAMED-ep1kt
@MOHAMEDMOHAMED-ep1kt 4 жыл бұрын
hello
@MOHAMEDMOHAMED-ep1kt
@MOHAMEDMOHAMED-ep1kt 4 жыл бұрын
fadlan waxaan rabaa inaan xusuusiyo sheeko aniga iyo asaga ina dhex martey waan sax 100% Marka telefoonkayga waa 612 315 0616 Please hadaan xusuusiyo sheekadani wale wuxuu ka sameena taarikh. Mid waa mar oo Halane laga baxay sheego dhacday ,
@gambino2715
@gambino2715 4 жыл бұрын
Bastard wayn
@h.e.dahirabdikadir9260
@h.e.dahirabdikadir9260 4 жыл бұрын
2019ka hadaa daawanaysid like ii saar
@m.digaale4190
@m.digaale4190 5 жыл бұрын
Iam Not For Sale Lambar Adag bad Degtey Mr Mataan.😁😁😄
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 5 жыл бұрын
Ilaaheyow arrintu sidaan isku ogeyn ha inoo ahaato
@bernadito6549
@bernadito6549 5 жыл бұрын
Maatan shekoyiinkisa wan jeclahay allah cimrigaga ha ku dheereyo
@xamdisheikh7417
@xamdisheikh7417 4 жыл бұрын
Masha allaah Kkkkkkkk Fiicnaan laheeyda Ragga somaaliyeed hadii aay sidaan noqon lahaayeen Mantaan alle hanoo badiyo aamiiiiiin oo Qalbiya dooda sidaan ahaan lahaay Wiil nagama dhinteen hooyo Caruur agoon ah lama kurbooteen aabe caruur Raja ah Lama dhibtoo deen Gabar wllkeed Uma ooyseen wiil wllshiis Qabriga ma dhigeen Guri Ifaayo mugdi ma Noqdeen Allaah swt kuwa sidaan u wada farxa oo isla qosla Kayeel o Qabiilkaan naga daweey aamiiiiiin insha allaah aamiiiiiin dhamaan teen aamiiiiiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤❤
@fadumaabdiaden3030
@fadumaabdiaden3030 5 жыл бұрын
Maasha allah, dadkaan camal qalbi fiican, beesaani ah maanta waa yar yihiin,,Allah ya xifdi laah..
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 5 жыл бұрын
The one and only mataan the only somali comedian
@amirmohamed485
@amirmohamed485 5 жыл бұрын
true story wlh sxp ayan nahay hal magaalo aa daganhy darisna wa nahay wlh america asaga u jclhy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@wadaanisomalijacayl1202
@wadaanisomalijacayl1202 5 жыл бұрын
Amir mohamed kkk! America asaga ujeeclahy kulaha kkkk galkacyo ku qayilosa riiyo ma daris ku noqoteen 😹😹😹👊🏾
@amirmohamed485
@amirmohamed485 5 жыл бұрын
iga so baadi goob hee hada iga helayso alxm
@apdulahipashir9905
@apdulahipashir9905 5 жыл бұрын
igu salaan Reer Galkacyo waa dhagestaan truu story
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 5 жыл бұрын
Taas waa run horta mataan I’m with you 100%
@maliboydrip744
@maliboydrip744 5 жыл бұрын
Mataan Ciyaal Sigaale ayu ahaa, Anigana Hada Ciyal Siigale Ahay. Ciyal Siigale Xamar isoqabtaa
@asmiriniesta5341
@asmiriniesta5341 5 жыл бұрын
suzan abdikarim annaga ciyaal siigaale senior adna junior aya tahy
@siciidjava4216
@siciidjava4216 5 жыл бұрын
Yaahuu
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 5 жыл бұрын
Rer xamar an kula ahay
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 5 жыл бұрын
Wll siigaale bal wax iiga sheega anigu ma aqaane xamar halkee kaga yaala
@ahmedsomali7259
@ahmedsomali7259 5 жыл бұрын
Waow mataan waan ku Salaamay & deeqo sona
@hamdiqueen1032
@hamdiqueen1032 5 жыл бұрын
True story nin Kan shegadisa waa jeclahy marka marka xanaqasanhy dhagaysta kkkkkkk
@umuhoodoayaanumeeymacabdal1109
@umuhoodoayaanumeeymacabdal1109 5 жыл бұрын
Wlhi isku mid ban nhy hadan xanaqsahay waa iga qosliya kkkkkkk
@sakariyekhadar4646
@sakariyekhadar4646 5 жыл бұрын
Aniga laftirkayga waan dhagysta marka aan stress la ahay walhi waan ku daga sidaan u qoslaayo kk
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 5 жыл бұрын
Hamdi salah Abdi hamdi markuu xajiga ka xinaaniyo dhageyso noh kkkk funny waye
@abdihassan1970
@abdihassan1970 5 жыл бұрын
Mataan assal reer xamar waaye sax miyaa like Ku qabo
@mahamedomar3525
@mahamedomar3525 4 жыл бұрын
Alle cimrigaaga ha dheereeyo Mataan
@mohamedyusuf8631
@mohamedyusuf8631 5 жыл бұрын
Somalidu kulligood waa la isku raacsanyahy in Qabyaaladu xuntahay, hadana waan kuwada dhaqana, waa True Story.
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 5 жыл бұрын
Ceelbuur ina banooniga keentay waan ku varaxsanahay Salaan from ceelbuur🤩😩🤣😂😂
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 жыл бұрын
Masha allah mataan🌹🌹👏👏🤝🤝😍😍😍🎁waa nin. Qalbi fican
@hansidemedia1684
@hansidemedia1684 5 жыл бұрын
Kkkkk walahi matan cadi mahan
@fatimajama84
@fatimajama84 5 жыл бұрын
Alla dhulkan Ku dhaacaye. Falantaniin. Xaldhaaha.
@whizhbiikmio3544
@whizhbiikmio3544 5 жыл бұрын
Maanto dhan mataan kaamirada lalama beegsado, daawada yaashana waa lagu aadiya, waaba Ku caajisay
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
Xasidiinyahay maxad iigu yeeedhiwaydeen mataan waligay maalin dhan kama maqnan ciyaaal ayaa tihiine taga
@hascimhassan489
@hascimhassan489 5 жыл бұрын
Abdirizak Abdullahi Ali Aar (Sir John Abdi Mataan) Dhaliyaha hall-ka....Weli far kama qudno sheekooyinkiis....Keep the good work bro.
@xaqdarowaran8822
@xaqdarowaran8822 5 жыл бұрын
from djibouti walahi ninkan o kale somali u baahan tahay kkkkkkkkkkkk
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 5 жыл бұрын
Mataan wan jeclahay. Dhibka iyo mashaakilka dhan baad illaaweysaa, markad dhageysanayso. Mashala
@hamzealaska6310
@hamzealaska6310 5 жыл бұрын
YAA QABYALADA DIDAAN LIKE IT
@iftimintaxaqiiqda882
@iftimintaxaqiiqda882 5 жыл бұрын
Ina hooyo waa ayo subxanalaah allaha sahlo
@sadammohamud3468
@sadammohamud3468 5 жыл бұрын
Yaa wali daawada sheekoyinka mataan ??? Like saar 👍😁😁😁😂🤣
@abdullahimoha3016
@abdullahimoha3016 5 жыл бұрын
Alxm Waxaan Sugayey Hal Sano Ninyhw Mataanow Halsano Waa Dheertahy In an Kudhawrnee 5billod ba Mar Kadhig😍
@bagamudo4502
@bagamudo4502 5 жыл бұрын
Walahi runtiis waye mataan qabiilna kuma tageersani isku qabiil ma nihin lkn waa wadani!!
@sedkahaji
@sedkahaji 5 жыл бұрын
mataan xaga majaajilada (stand comedy) No -10 -- aan siyay like isaar qofkii igu racsan
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 5 жыл бұрын
Ninkan waan tageera sheekooyinkiisu waa true story 🤣🤣🤣
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 5 жыл бұрын
Masha Allah! Live long Mataan. It is absolutely hysterical and spell-binding!
@jordysantiago2773
@jordysantiago2773 2 жыл бұрын
i dont mean to be so off topic but does any of you know of a trick to get back into an instagram account?? I somehow forgot my account password. I would love any assistance you can offer me
@m.bosman25
@m.bosman25 5 жыл бұрын
Hhh. Ilaahow arrintu sidaan isku ogayn ha inoo ahaato, kulahaa.
@fuadmumin8133
@fuadmumin8133 5 жыл бұрын
Inahooyo aad aab ugu farax sanahay shee kooyin kaada
@saidamohamed2322
@saidamohamed2322 5 жыл бұрын
Waa True Story..... I ❤️ it.
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 5 жыл бұрын
Maataan sanadlaha inaga daa ee marwalbo inoo shactaree
@jamacibrahim2447
@jamacibrahim2447 5 жыл бұрын
Anab love you
@zakiabdille3518
@zakiabdille3518 4 жыл бұрын
Waryaa ciyaal badownimada joojiya. Ka leexda gabdhaha - see weeye?
@yusufqadirie8599
@yusufqadirie8599 5 жыл бұрын
Mr true story.
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 5 жыл бұрын
mataan wamajajilo igu qosolka badan somalida nolow adeer
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 5 жыл бұрын
Macalin dhaa dhaan ah ayaa la keenay
@fatimajama84
@fatimajama84 5 жыл бұрын
Waa waareye. Mataan gacaana kutaagaye.
@jamacibrahim2447
@jamacibrahim2447 5 жыл бұрын
Fatuush hhhh
@fatimakeyddaweeye3613
@fatimakeyddaweeye3613 5 жыл бұрын
Wasiirka imaan rabay oomaar iga dheh kan uyeerayna duqbilow iga dheh
@kingdahir8527
@kingdahir8527 5 жыл бұрын
Lkn mj waaye ninkan taasa 😀😀 kaa maqan
@khaanizback9313
@khaanizback9313 5 жыл бұрын
@@kingdahir8527 isku qabil nahay micnahedu wuxu kawaday daroodnimo gabadhu wey saxantahay
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 5 жыл бұрын
1978dii oomaar miyaa wasiir ahaa
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 5 жыл бұрын
Daahir Maxamed ; bro maaha Mj but sure he is OG.
@nourmohamedabdulahi523
@nourmohamedabdulahi523 5 жыл бұрын
Walahi wan jeclahay matan❤❤❤❤
@jamalissack1142
@jamalissack1142 4 жыл бұрын
Extremely Marvelous. #AmanOfThePeople You are a Natural Born Leader brother.
@ahmedqanimuqdishawi3491
@ahmedqanimuqdishawi3491 5 жыл бұрын
Masha Allah waaa majaajiliste somaliyeed mataaan
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 5 жыл бұрын
Ceelbuur waa hoygii spotiga
@abukids2176
@abukids2176 5 жыл бұрын
True story halataageero sxbkeen💯.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 5 жыл бұрын
Mataan waxaan aqaanaa ilaa 1994 kii . waa runtii wlhy qabyaalada ma isticmaalo ,waayo isagoo og ciduu yahay hadana asxaabtiisa ugu badan waa dadkuu kula soo koray Ceelbuur ,Xamar iyo bahda Sports ka. dhowaan baad youtube ka ku aragteene waa nin aadan agtiisa ku caajisayn ( gift comedian). he is friend of every ages..
@jaama1343
@jaama1343 5 жыл бұрын
wlahi ninkan isku fekeraanahy somaliya in internateka laga xiro baan jeclaan lahaa
@horyaalshariif2951
@horyaalshariif2951 5 жыл бұрын
xaasidsanaa meel aan internet laheyn ilaahay nama joojiyo
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 5 жыл бұрын
Matan waa inta hawiyuhu ku dhalay inta aadan qabiil rabin darood iska dhal ah hadaad ahan laheyd beri hora odey fajiiste noqon laheyd Manshalh wan jeclahay sheekoyinkaga
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kuwi laga faani jiray ku faanaysa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
Hawiye zuulu bu aha baladka daarood ba ku kaadin jiray
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 5 жыл бұрын
Daroodka xayawan buu ahaa geed saran aniga ibna adan ka dhigey waa inad lugaha iga dhunkato walina xayawanimadii wey kugu jirta bananka baad rabtaa inad ku kaadiso ceeb xishood
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 жыл бұрын
Hhhhh macalin dhan dhaanaa yimi wlhi qofka sidada uhadla rer barigu in ey qof ebera uqabaan ana kaga maraga
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 5 жыл бұрын
rasuulkeena scw wuxuu dahay halaag baa usugnaaday midka sheekeeyo kadibna been sheegaayo suu dadka uga qososhiiyo sidoo kale dhibaatada ay leedahay 1 waa xan tan 2aad waa been abuur 3 waa kasheekayn wax dad ugaar ah privaciga dadka 4 been 5 waqti beer darayn 6 qabyaalad 7 nabyo 8 kujeesjees 9 ceebayn 10 aflagaado
@muslix1147
@muslix1147 5 жыл бұрын
Hassan Mohamed Ma xaqiijin kartaa inuu Rasuulku sidaas yiri mise mar haday niman carab ah warkaas sheegeen waa run oo su’aal lagama keeni karo?
@jamacibrahim2447
@jamacibrahim2447 5 жыл бұрын
Reer baadiye
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Bbc kaga soo tagey intan ma joogta habar gidir u sheeg waxaas lol
@libanasad9043
@libanasad9043 5 жыл бұрын
Hadii qabiil uu Ninkan amani lahaa waxaa laga yaabi lahaa in aad amani laheyed adiga oo kale waxaa tahaye munafaq labo wajeele ah Tankale orood wadamada carabta tag oo ku dhehe shekadaan anaga african madow aan nahaye tuuk alsheydan
@ikrannur8086
@ikrannur8086 5 жыл бұрын
Mataan please come Vancouver. We need you walahi 🤣🤣🤣🤣
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Vancouver fanaana ma imaado, maxaa yeelay Soomalidaa ku yar
@shaafkashakra5369
@shaafkashakra5369 5 жыл бұрын
ninki ugu horeye celbur banoni geye ahay kudhahye bentas melaha masraxaa kala tag intuu celbuur kutage
@alimohedosman3147
@alimohedosman3147 5 жыл бұрын
Acs Mr,mataan adigu Dhalan yaro miyad gaartay
@nasrinaabdikarimjama895
@nasrinaabdikarimjama895 3 жыл бұрын
Waa run Soomaalida social media qalad bay adegsadaan una fahmeen! Qaar badanna wayba ku waasheen.
@muqdishomedia3266
@muqdishomedia3266 5 жыл бұрын
jenalkan isara like asxaab igu qaaliya hadaan qaraabo nahay
@muhiibhussein9752
@muhiibhussein9752 5 жыл бұрын
kkkkkkkkk adeerkiis love uuuu
@ahmedozil1847
@ahmedozil1847 5 жыл бұрын
Gabadh belo la tusay
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 5 жыл бұрын
Thanks
@abdirahmandaudmohamed3259
@abdirahmandaudmohamed3259 5 жыл бұрын
Warsame dheraa Ley Yirahaaa Kulahaa🙏🙏😂😂😂😂😂😂😂😂
@istahilahmd3746
@istahilahmd3746 5 жыл бұрын
True story ❤❤❤
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 5 жыл бұрын
True story Hadal hays bey u thy Ninkaan kkkkk
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 5 жыл бұрын
Hhhhh hhhh very funny odayga
@mohammedhassan5106
@mohammedhassan5106 5 жыл бұрын
Makayaabtay 🤣🤣🤣
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 5 жыл бұрын
@@mohammedhassan5106 ha wanba ka helay a funny nimadisa masha allaah
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
QQABAA'IL WAA DAD QQARAMAYSAN. ..QQABIIL SHAYTDAAN AA LA SOCDA!!!
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 5 жыл бұрын
Kkkkkkk caadi mahan matan aad baan utaageere from Kenya
@abshircadaan5875
@abshircadaan5875 5 жыл бұрын
Mataan Caadi maaha laakiin wuu Duqoobay "Demens " Iloowshaa faro ku haya!
@Akram80083
@Akram80083 5 жыл бұрын
Mataan wan Tagera runti waan qosla kkkkkkkk
@bagamudo4502
@bagamudo4502 5 жыл бұрын
True story funny.
@abdihassan1970
@abdihassan1970 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk Mataan caadi maahan
@barbie8696
@barbie8696 5 жыл бұрын
tamaam caawaa serious waaye no qabiil
@abshirxaglo3047
@abshirxaglo3047 5 жыл бұрын
Hhhh mataan Oday layaab leh
@ahmedabdirahman147
@ahmedabdirahman147 5 жыл бұрын
mataan waleee waa wadani
@mogemusse4459
@mogemusse4459 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk bahalka anakaaa wadaneee kkkk borama well come hal mar waaan ku tageernaa
@horyaalshariif2951
@horyaalshariif2951 5 жыл бұрын
jecliyaa mataan sheekadiisa , waa Somali xalaal ah.
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 5 жыл бұрын
asc mataan walaalkiis salaan sare please come to the Texas . dhamaan intii deganeyd isbitaal cariif, shaneema hodon, dabka iyo siigaale waa salaaman tihiin
@bisharbidii4597
@bisharbidii4597 5 жыл бұрын
True story kam Nairobi bwana
@rudwaangoodofficialchanel9084
@rudwaangoodofficialchanel9084 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk ilaahayow arintu SideYnu isku ogayn haYnoo ahaato 😆😆😆😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭👌👌👌👌c.risaq mataan caadi maaha wllhi shactarole weyn
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
Mataan Waxaa Filaa Hadaanan Qaldaneyn Nin Aan Waaberi Wada Daganeyn ,Weliba Waxoo Daris La Ahaay Xaaji Buuxi Guriga Midigtiisa Ah Ee Geedka Weynaa ,Una Dhawaa Garaashka Xaaji Cageey ,Dugsiga Sare Banaadir Waan Isla Aheen Waloow Sanad Iga Horeeyey Waxoo Ku Galass ahaa Wiil La Dhihi Jiray Yariis Asagane Buulo Eelay Deganaa ,Waa Ku Salaamay Bro
@HassanAli-dj5ye
@HassanAli-dj5ye 5 жыл бұрын
Dugsiga Banaadir miyaa ku yiilay Waaberi? Waxaad ka waday degmada Hodan Mataan waa reer siigaalle.
@boyaxbyx8648
@boyaxbyx8648 5 жыл бұрын
Hhh funny weeye
@abdiali3111
@abdiali3111 5 жыл бұрын
Really nice guy Masha allah
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
It never gets old. It's True story lol
@abdirahinabdiwahid6834
@abdirahinabdiwahid6834 5 жыл бұрын
allaha ku xafido ader
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 5 жыл бұрын
Manat wafani adeer inkato aadceysay magaladii anuguJelaa Gobalka ama isteydka Minnesota EE city of Seta,could,Or St cloud,iyo Cidii Qabribayax ileyn jogaa kubexee sidadtidh aduguba?
@oa8699
@oa8699 5 жыл бұрын
Abdifatah osman, school aad, sida wax loo qoro soo baro duco qabe
@myusuf951
@myusuf951 5 жыл бұрын
Qabri bayax maatahay st cloud cusub miyaad tahay
@origraforigraf1303
@origraforigraf1303 5 жыл бұрын
U made me laugh from burco 🤣🤣😍😍
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 жыл бұрын
Mr mataan salaan sare
@ashkaumar2310
@ashkaumar2310 5 жыл бұрын
Wlhy mataan wuu duqoobay
@sammoses8639
@sammoses8639 5 жыл бұрын
Malaaseey😅
@jiniishumi2301
@jiniishumi2301 5 жыл бұрын
Astaanta ciyaal xamar ayaad ka hadashay wllh big man mataan 🤘
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 5 жыл бұрын
Beenta dhaaf mataanow
@ibrahimcarabsed8673
@ibrahimcarabsed8673 5 жыл бұрын
ninka ugu horeyay e Ceel_buur Banoni geyay ayan ahay Wa True store 🤦‍♂️😂
@fatimaaragsan941
@fatimaaragsan941 4 жыл бұрын
Mataan sheekeyinkiisa jeclahy
ALI MATAAN ATLANTA 2021
24:14
Ali Mataan Studios
Рет қаралды 10 М.
ADAA QOSLI EE DAAWO: MATAAN IYO BASHIR OO SI HELAY
21:10
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 52 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Habeenkii Mataan & Minnesota Stand up comedy 2020
25:05
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 9 М.
Mataan iyo shactiradiisii Ohio 2018
22:21
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 48 М.
Majaajillo Ali Mataan Ohio 2016
24:15
Ali Mataan Studios
Рет қаралды 55 М.
Majaajiladii Mataan ee sanadkan 2016
20:36
Rajo News
Рет қаралды 30 М.
Somali Stand up comedy Mr Mataan 2017,  Ohio
22:01
Xogmaal Media
Рет қаралды 74 М.
MAJAAJILADII UGU QOSOLKA BADNEYD BY Mataan 2017,
22:01
LIBAN SHOW
Рет қаралды 108 М.
Stand Up Comedy Mataan True Story 2022 Toronto
19:48
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 111 М.
Majaajillo Ali Mataan-- Hilarious Somali Comedy 2018
21:50
Ali Mataan Studios
Рет қаралды 24 М.