Cabdixayyi Maa shaa allaah ilaahay khayr hakusiiyo
@sadaxiyosagaalchannel55603 жыл бұрын
waa sax
@abukarmursal93733 жыл бұрын
Mashaa Allah sheeqow shaqo wacan
@Hargeysa3 жыл бұрын
Reer koonfurkii iyo faqashtii inan baa Hargaysa lagu xidhay bay kaga dhagtay. Maalin walba kontaa la dilaa ama la xidhaa Xamar. Subxaanallah. Allah umaddeena caafimaad ha siiyo, xaasidkana Allaw aakhiro u diroo xabaal
@sacdiyosheikhdon90183 жыл бұрын
Inaalilaahu waa inaa ileyhi raajicuun wallaahi war ku waa cadyahaye ee na badbaadi allow yaa rabbi yaa rabbi yaa rabbi
@sadaxiyosagaalchannel55603 жыл бұрын
weeyr Alle hakaa siiyo anagana Alle hanaga dhigo kuwa kucamalfalA
@sacdiyosheikhdon90183 жыл бұрын
Ilaahoow ilaahow naga badbaadi gaalada iyo munaafiqiinta magriga la soo xawilayo
Reer Xamaroow arrimaha Somaliland ka baxa. Diin in aan Reer Xamar ka dhegeysanaa waa habeenkii xalay tegey. Sheekh iyo shariif cuqdadooda ma qarsan karaan.
@saciidshiraar43183 жыл бұрын
Adiga ayeey cuqdad kaa muuqataa alaha Ku caafiyo
@alphamale58023 жыл бұрын
Reer Somalia iyo Coldoon waa cadowga kowaad ee Somaliland. Waxey heshiis ku yihiin dibindaabyada Somaliland. Yur.
Waar shabbaab la heshiiya dhiiga aad qubaysaan waa dhiig islaam waana somaali maxba tarimayso adoo gaalladdu ku la g joogto oo ay xasuuqayso muslimiita ba intaas ka feker.
@abdulqadiradamali91233 жыл бұрын
Yaa la heshiinkara qof qof kaligiis muslim isku haysta!!!!?
@@cabdisheekhidiris6566 horta coldoon cid madagaalin cidna ma ceynin ee waxa uu sheegayo ma raalibaad ku tahay!? Maxaad u hadlaysaa ayaa loo xiray. Waxa ku xiga ayaa kasii culus ee ha sugi waayin