Daawo; Shirqoolka Daahir Calasow ee Hargeysa, Maamulka Somaliland oo la ogaaday inuu damacsanyahay..

  Рет қаралды 34,451

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Waar haddii aan nahay reer Awdal IRIR WAX LA DHOHO MA NAQAANO WAA NIJAAS KUWAASI 😠😡
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Wallee Waa Xigmadii Samaroon Guuleyso...
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Reer awdaloow haddaannu nahay reer SSC haddaad daahir iyo kuwa kalaba haddaad boqortaan dan idinkama lihin hawl ka weyn baa noo taalla waxaas waxaannu u aragnaa xasharaaf isu tegey halgan baannu ku jirnaa inta fikirka wanaagsan ee reer awdalna waa walaaladayo we Love you ❤❤❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Waa sidaa walaala ayaan nahay reer ssc
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
@@maxamedcumar9391 Anigaa hada jooga boorama magaalada darood waalaga jecelyahay markaa,hadii,Abtigay daahir,yimaado waxan,leenahay kusoo dhawoow magaalo daarood laga Aaminsanyahay iyo Soomalida kalaba micnihii Sheekadan irsamaale wax aynabadalaysaa majirto waana,qabyaalad foolxun irirsamaale waanahay laakiin noocan,lagadhigayo ma Rabno
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 Жыл бұрын
Mashaa Allah 👏 reer Awdal waa dad well educated ah , Dahir Calasey iyo cantara baqash ku wato is ku level ba maaha, Guul Awdal State of 🇸🇴 ❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Khaatumo State of Somalia ❤️ Cadowginu ha jabo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Maasha allaah xikmad badanaa
@maryambishar1913
@maryambishar1913 Жыл бұрын
wale sharta isma qariiso xamud Allah ku sharfa kuraameyo🌹🌹🌹🏃🤲🤲🤲☝️👋👋👋👍👍💯✍️💐💐
@nimoa3283
@nimoa3283 Жыл бұрын
Mansha allah cimriga allaha kuu barakeeyo iyo aqliga
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 Жыл бұрын
😁😁😁 Daahir calasow aa naf laga raadina, SSC guul Mar haday Somalidid Somalia 🇸🇴 jecleysiisey
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Жыл бұрын
Walee waa runtiis Baraka llaah fiik
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 Жыл бұрын
Mashallah WIIL sharaf badhan Allah YUBAARIK FIIKA AKHY
@maryambishar1913
@maryambishar1913 Жыл бұрын
Masha allah umada soomaliyeed waxa ku jira dad isdan u wanaagsan wa ku raca sanahay ina iska celiyo dahir iyo wixi lamidka ah oo soomalidku jiro
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 Жыл бұрын
waa sax sNm waxba maaha Dumarka iyo Caruurta Ayey DiLayeen
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Жыл бұрын
Mansha allaah illaahay ha ha ninkan hadlaya waa nin wayn oo wax garanaya jazaakallah qayr
@sacdiyajamaismail6407
@sacdiyajamaismail6407 Жыл бұрын
Maasha Allah Waa walaal soomaaliyeed oo Soomaalinimada iyo islaanimadu ku wayn tahay Jizaska Alaahu khayran
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 Жыл бұрын
jamuuriyad Cabaadweyne we SixirooLayaasha we shisheey jaceylka SomaaLi Neceybka
@waliahmedabdi3186
@waliahmedabdi3186 Жыл бұрын
أدخلك الله الجنة
@mohamednur3320
@mohamednur3320 Жыл бұрын
Masha allah somali wa family walaalo ah wanaagoodana halaga shaqeyo iyo midnimadooda ilaahey haka qabto kuwa somali fidno cusub raba inay ka abuuran ay dhexdhigan kala jabintooda aamin
@yasinkibonye8098
@yasinkibonye8098 Жыл бұрын
Benale yohow
@mohamednur3320
@mohamednur3320 Жыл бұрын
@@yasinkibonye8098 o ku darso MW fed somalia Hasan sheik aya uso magacabey ergey uqabilsan arimaha urur goboled ka somali land so dhawow Mudane Abdi kareamow guul SSC shaqo fican bey qabatey sax
@ardomoalim8996
@ardomoalim8996 Жыл бұрын
😊
@ardomoalim8996
@ardomoalim8996 Жыл бұрын
​@@mohamednur3320xab
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Жыл бұрын
MASHA ALLAH WA RUNTA
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Xasbiya laah wanicmal wakiil
@waliahmedabdi3186
@waliahmedabdi3186 Жыл бұрын
Alle janaada hakugeeyo
@somcana
@somcana Жыл бұрын
Waa wixii Ismail Geela soo qooshay . Damage is done to Borama. Jaamacadihiina dadkaa lagu sooryeeyayna waa nooga dhamaatay
@mohamednur3320
@mohamednur3320 Жыл бұрын
Guul awdal state and khatuma state ssc wa bud dhiga midnimada somaliyed allaha ifinku guuleyo fikirkina saliimka ah aamin
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 Жыл бұрын
Asc woow masha Allah kheir Allah haku siiyo walaal wallahi markaan dhagaystay hadaladaada qiimaha badan ee hadii ay ahaan lahayd cilmi islaami ah amaba ay ahaan lahayd xikmad iyo caqli ay kabuuxaan runtii raja wayn ayaa igashay taas oo ah in wali dad wanaagsan oo Allah dartiis uhadlasyo ay wali somalida ku dambeeyaan Jazakallahu kheiran Ahlu cuquulka Allah ha badiyo Juhalada iyo shayaadhiintana Allah haka qabto umada islamka ah ee somaliyeed Daalimiintana barkood barka kale Allah haku halaago
@bacarjenuur5162
@bacarjenuur5162 Жыл бұрын
Irir waa samays cusub
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Жыл бұрын
داهر علسوالايمثل الا بنفسه. أضف الي ذالك العصبيه والانانيه لا محل لها في وبين مجتمع الشريف الصوماليه. اكثرمن ذالك رمضان كريم وتقبل الله منا منكم.
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
DAAHIR WAA SIXIROOLE XABASHI AH SOOMAALI DHASHAY ISKA ILAALIYA
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Ok somaliya waxey noqotay iriir sumaale ee wax qaran somaliimo wax wada qabsi jiiriin hadan nahay daarood ismaciil daaraawiishta reer seyiid m/ cabdalle xasan halgaamaashi somaliya ee daarood ee xurnimada somaliya lkn waan idiin baranay ee iriir sumale dhib mala waayo xaasuuqa reer laascaanood dhigoda waxa bixiinaaya iriir sumale ee hala arko kiini somaliya ee uhiiliiso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪👑🦁
@muhuboaynab6607
@muhuboaynab6607 Жыл бұрын
Asc walaal alaaha ku xafido waa runtaa hadaladaada oo dhan soomaali nadiifa ayaad tahay waliba xaqa sheegaya maasha,alaah walaal miisaanka xasanaad alaha kuu saaro Qiimaha hadalkaaga leeyahay baa i soo jiitay hadalkaaga aniga waan ku diirsaday
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah ninka hadlaya waa runtii,ma fududo in aad noqoto, suldan,ugaas,marka daahir ma leeyahay astaan taas,jawaabtu waa maya,waayo waa ninkii dumarka hoostooda ka hadlayey, qabyaaladna aan ku ognahay, magaca irir yaan la bah dilin,daahir ma mudnee
@maxamedcabdilahia8128
@maxamedcabdilahia8128 Жыл бұрын
Madaahirbay boqor noogadhigeen waxaan u,arkaa inuu halkaa ku gaaray nacaybka iyo kalagaynta umada somaliyeed gaar ahaan nacaybka uu ,uqabo reerka layiraa daarod
@sahromahamud
@sahromahamud Жыл бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 Жыл бұрын
jamuuriyad Alshabaabka ah jawasiista
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 Жыл бұрын
jamuuriyad Baridweyn
@Islamicgirl-d4o
@Islamicgirl-d4o Жыл бұрын
Reerka racay dahiir calasey wale caqiibo male yahu
@mohamedchance8438
@mohamedchance8438 Жыл бұрын
WaaR Daahir Hargeysa iyo Boramaba wuu imankaraa Anagoo Ah DhalinYarta SomaliLand ee ReeR AwdaL ah aya Sodhawey Neyna Boramana SomaliLand Ninkana waxba Xamudna kamacilnkaro
@mahadaydid5255
@mahadaydid5255 Жыл бұрын
Muuse genaral caydiid buu diiday daahir calasoowna wuu rabaa waa afkala qaade
@maxamedbirimo8350
@maxamedbirimo8350 Жыл бұрын
Adigu xishood xaamud khajil
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Waaa runtiis daahir ma wax ba ay baa daahir meesha lagu dooranayo
@jamaaden042
@jamaaden042 Жыл бұрын
Ma halka baa la marayaa nin munaafaq ah inuu yirahdo boqornimo ha laygu caano shubo Subhanallah daahir alasaw nin ka inta fadeexadaha dumarka ka shekeyo musan ahayn
@saxardiidahmed9492
@saxardiidahmed9492 Жыл бұрын
Kuwiii kuxoreeyay weeyyaan snm
@beksiali6404
@beksiali6404 Жыл бұрын
Ashahaataay barnamujyadada waxan kalosocdaa magalada borama
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY WALAALKAAS HADALKA ISLAANIMADU KU JIRTO KU HADLEY ILAAHAAY HAKA AJAR SIIYO INTA XUMAHA KA SHAQAYNAYSANA UMADA ALAHA KA QABTO SHISHEEYAA ISKU KAAYA ADEEGSANAAYA SHAQAALAHOODANA WAA NIMANKAA MADAXDA XUN EEN ILAAHAAY KA BAQAYNIN OO XASUUQA IYO NABIIBYANIMADA LAWAREEGAYA ILAAHAAY UMADA HAKA QABTO.
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 Жыл бұрын
jamuuriyad 30sano Neceybka SomaaLid La Baraayey
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Boqorow lagu jecel cid waliba ha iska sheegato
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 Жыл бұрын
jamuuriyad ku dhisan Caay iyo Been iyo Qaniisnimo 4 nin oo HaL nin qabo SubxaanaLaahi
@abdilahi3x1abdilahi3x1
@abdilahi3x1abdilahi3x1 Жыл бұрын
WERIYE EEN EEN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mlove3616
@mlove3616 Жыл бұрын
Horta isaaq maanta aad buu isu ceebeeyey oo sumcadiisa hoos ugu dhigay maadama ay naf moodeen Dahir iyo inta la mida oo aan lagu ogayn wax sharaf ah waa ninkii ka sheekaynayey dumar ay isku cid yihiin inuu xaga danbe ka maro iyo inuu intaa leeyahay dumar baan video ka haya oo intaa ka caytamaya social mediyaha oo cid walba caaya oo aan garanayn wax aan fawaaxish ahayn isaaqna hada lacag un buu ka qadanayaa maahee wax u tari maayo mida kale bal xagee lagu arkay dad taageeraya dad xasuuq ku wada maanto magaaladooda degan oo aan waxba galabsan qofka Muslim ahi waa inuu xaqa u hiiliyo oo dulmiga diido lkn isaga iyo inta la socotaa caqli iyo diin midna ma laha subxaanalaah
@abdiyusuf8729
@abdiyusuf8729 Жыл бұрын
WAR WAA WAALI CAD QOOM BA.AY DHEH KUWA DAHIR ALASOW BOQORKA UYAHAY ALXAQIQA
@maxamedbirimo8350
@maxamedbirimo8350 Жыл бұрын
Adiguna xaamuud Dan s/land ah haysid sheeko daarood wadaa
@maxamedceelcade3388
@maxamedceelcade3388 Жыл бұрын
Quraankii kawareera 1 albaqra kama tooso
@kifax1433
@kifax1433 Жыл бұрын
Adigu ma inkireysa Dir Irir iyo Hawiye Irir in ay jiraan ?
@ubdikarimbulzhawi2354
@ubdikarimbulzhawi2354 Жыл бұрын
Waa nin irir samaaala ah
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 Жыл бұрын
ASC waa Masha Allah waa runta ugaas Waxa u yahay dahir caalasow waa you tube lee ayuu ka yahay ee waa dadka waay iska hadalan waa you tube waa iska hadala ee waxas waa ugaas KZbin Waxa har socdo waa kuwa asiga lamid ha ee nin iska hadala isaaq hada Wuxu nafbiday dahir caalasow kkkkkkkkkkkkkkkkkkw war dahir caalasow aqoonso dahir caalasow waxan ka maqal nay asigo oo dhahaayo hub baan lafadhiya galkacyo waala dahir caalasow waaya hubkii u sheegayay anaga wuxu no yahay nin ka sheeqeto KZbin oo donoq iska yeero oo u kuw asiga lamidka ah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Kuwa naf ka dayay baaba yaab leh
@farxiyamohamed3669
@farxiyamohamed3669 Жыл бұрын
jamuuriyad somaaLi isku Direysa we isaaqLan
@raafxero527
@raafxero527 Жыл бұрын
Category waa system kale. Dhaqaan ban leeney.nin shir ka dudeey siiga yara. ARINTAN WAXA LAGA BARTEY DAROOD BAA BILAAEY. ADAIGUNA RAYII BAAD KA DHIIBAN KARTA. ISKA DAAYA HARGEYDS AMA BURCO BANU KU CALEEMASARI. INDHA HAAG OO SHAN AH BAAD ARKI.
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
DAAHIR RUFIYAAN DADKA ISKU DIRO
@MaxamedCabdi-yj7lj
@MaxamedCabdi-yj7lj Жыл бұрын
Somali 80% Gush - Nabruud - Samraad - isir - Berber and other 20% consist of four ethnics Bantu , sinhalese , Arab sabtah
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 Жыл бұрын
walaalow irirsamale waxjira in uusan ahayn daahir calasow ayaa boqor u ah somaliland sanad walba konfurta waxay udhibaan shaqoguri wayna kujahawareeriyaan
@maxamedbirimo8350
@maxamedbirimo8350 Жыл бұрын
Waana caada qaatee
@Ali-kv7cr
@Ali-kv7cr Жыл бұрын
ALASOW DUMAR LA TIRSADE OO REERKIISA CEYRTA KA QAATO NETHERLAND MIYAA BUUNKA IDIIN BUUFIYEY REER SOMALIDIIDOOW. CALASEY HALAGU DACWEEYO NETHERLAND FOWDADA UU KA DHEX WADO GUDAHA SOOMALIYA SI BAASABOORKA LOOGA QAADO.
@wacayskooshin
@wacayskooshin Жыл бұрын
Caqli xume Awdal adiga lagu weydiinmaayo.
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 Жыл бұрын
Isaqu shaley waxay lahayeen reer Binuhashim ban nahay .imikana awr ku kacsi iris ban nahay .laga yeeli mayo
@maxamedbirimo8350
@maxamedbirimo8350 Жыл бұрын
Daaahir calawas waa lagu caanashubyaa
@malyungandal8566
@malyungandal8566 Жыл бұрын
Daahir calasow iyo xamdi galgacal ma Cano shub bee raadiyan tan waa tii xamdi sidii canah loogu shubaya maanta daahir baa laga dhigaaya isaaq waa sidii xamdi looga dhigay hawiye war laangaab walb halagu Cano shubo
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Waxba yaan labuun buunin miskiinkaas calasoow
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 Жыл бұрын
Kkkkkk daarood iyo irir waa dad layaqaan maxaad ka hadleysaan irir hadii la sheego maxaa ku jaban
@yarka4574
@yarka4574 Жыл бұрын
Candho-Calasoow 😆😆😆
@ibrahimali250
@ibrahimali250 Жыл бұрын
🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣 War wuxu waa eber hadeyba daahir calasow naf karaadiyeen
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Жыл бұрын
😂😂 emotional damage waar who believes irirsimka ku waana qaata dadka qabyalada isku kabkabaya wiilka gadabursi
@abdisalamjamal2128
@abdisalamjamal2128 Жыл бұрын
He is talking Rubbish from Canada. There is no Awdal state is just a fake state. Your making mistake asking him such a question.
@maxamedbirimo8350
@maxamedbirimo8350 Жыл бұрын
Waar xaamud xaguu hayasyay ma dibaduu naf moodayee
@maxamedbirimo8350
@maxamedbirimo8350 Жыл бұрын
Xaamud waa khaayin danysta ah
@axlaammuuse6358
@axlaammuuse6358 Жыл бұрын
Prankgan HEEGO Uunbaa wadata wuxuuna lamid yahay prankigii 30 Sano ee jamhuuriyada jamhuuriyada ha ha ha
@fadumoaxmedfarax2308
@fadumoaxmedfarax2308 Жыл бұрын
Hadaadan irir samaale aqoon ayaa dhalay dir
@ubdikarimbulzhawi2354
@ubdikarimbulzhawi2354 Жыл бұрын
Somali land ba awdalba dhashay
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Waxaan maqli jirey reer aan ogahay maguuro mana dego. Irirninimadii mawaxay maraysaa in Daahir calaseey oo aanu dhaqan xumaddiisii media kajoogi weynay layidhaahdo waa boqor. Waar dadka irirka sheeganayoow qof Daahir dhaama ma’weydeen?
@zainabguled7344
@zainabguled7344 Жыл бұрын
cid doortay ma jirto dad uu lacag siiyey baa been u sheegay oo ka waalay oo yiri waa lagu doortay meeshuu fadhiyey meel wax lagu doortay maw ekayd hadana hargaysa was loo diiday filmkiisa waa lafahmay isaaqna irir maha dirna maha maalinta dantu hayso ayay ku calaacalaan yaa direey yaa urureey noo soo gurmada markaa naf baa haysa
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Жыл бұрын
Waar Daahirkiin kala jajabye isaaqu yaaney nijaasada iyo kuwa umadii ay ka dhasheenba ay naceen magaalada ha inaga keenina. qabyaaladahaasi iyo gardarooyinkaasi dhul ay ragii lahaa difaacanayaan yaan la idin la soo galin cidii gardarani iyadaa buunka colaada afuuftee yaan loogu tagin. Magaalada Borama waa nadiife nijaasada yaan la idiin keenin.
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 Жыл бұрын
Gabar baa la caayey kkkkk waa sheeka caruureede hadal niman waa weeyn lasoo shir tagaan ma ahee irir samaale miyaa idin dhibaya
@habibamaxamed9223
@habibamaxamed9223 Жыл бұрын
Waryaa iriir waax jiraa ma ahaan yaa huu wa been
@maxamedbirimo8350
@maxamedbirimo8350 Жыл бұрын
Qabyaaladastay xaamud qudhan ah
@maxamedbirimo8350
@maxamedbirimo8350 Жыл бұрын
Xaamud waa caada qaate ah
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Waar afka ka leexi
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 Жыл бұрын
Ceebay tacaal😂😂😂😂
@marwansuufi1401
@marwansuufi1401 Жыл бұрын
daaroodkii soomaali isku dirijiray ee ka dhax faaiideysan jiray waadhamaatay
@saalimahmed9000
@saalimahmed9000 Жыл бұрын
Kkkk ina gumeedyo ciil qaba ayaad tihiin ( ma irir baa Hada la sameeyey u dhinta cuqdadiina
FARM VLOG | Harvesting Okra, chasing monkeys, Our Farm Journey in Hargeisa Somaliland 2023
11:10
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 62 М.
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН