Daawo;-Sidee U Dhacay Dilkii Wariyaasha Mahad Axmed Cilmi Iyo Cali Iimaan Sharmaake Iyo Ragii Dilka

  Рет қаралды 46,005

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 11 ай бұрын
Wlhi waa xanuun 😢allow u naxariiso labadaba xiligaas qaxaa kuu eheen xfda madiina wan maqlay inuu dhintay mahad calina sido kale dhintay 😢🤲
@ismailwadaad-qq5dp
@ismailwadaad-qq5dp Күн бұрын
Madiino meelihii aad dadku ugu soo khaxeen adiga hada maku laabty deegaankii aad ka soo khaxdeen
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Күн бұрын
Maya wali madiina daganahay
@ismailwadaad-qq5dp
@ismailwadaad-qq5dp 21 сағат бұрын
@AyaanAbdirashiid4631 ka dhankee xafadee ka degen thy
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 21 сағат бұрын
Dharkenley suuqliif ka daganhy
@ismailwadaad-qq5dp
@ismailwadaad-qq5dp 19 сағат бұрын
@AyaanAbdirashiid4631 kalama dheerin
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 Ай бұрын
Rabi ha u naxariisto wariyaasha Soomaaliyeed 🇸🇴❤️
@hasanahmedali3244
@hasanahmedali3244 Жыл бұрын
Allah naxariistii Jano haka waraabiyo
@maxamadqadar3475
@maxamadqadar3475 Ай бұрын
Camerada waxaa ka muuqdo Ali iiman sharmaake daqiiqadii 17:40 wllhi aduunka waa iska sidaas waxaa halkaas maalin ladilay agaasimahii idaacada horn afrik Ali iiman sharmaake iyo madaxii war baahinta idaacada capital voice mahad Ahmed cilmi maalin buu damay iftiinkii idaacada horn afrik 2007 abaara 7:30 subaxnimo xasuus qof waliba oo Muslim ah oo iimaan leh ku weyn ilahey naxariista Jano hasiiyo inta Muslim ah oo dhimatay iyo inta noolba 7/11/2024 abaara 5:10 galabnimo qamiis ah 😢
@AbdirahmanIsmail-oq6vl
@AbdirahmanIsmail-oq6vl 3 ай бұрын
Ale ha unaxaristo
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 2 жыл бұрын
alle.ha u naxariisto dhammantood
@razak1350
@razak1350 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@mohamadaminomarmahad4216
@mohamadaminomarmahad4216 2 жыл бұрын
Waa Qiso aad uxanuun badan
@hashinahmed3708
@hashinahmed3708 2 күн бұрын
Ani ninkan Ayaan kashakiyay amu asiga gariga qaraxa kuxeray 😮😮
@najiibmhersi512
@najiibmhersi512 2 жыл бұрын
Allaha ka yeelo fadhigooda Jano Allaahumaa Amiin
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
kuwih sidah dadkah u dilih jiray bah mantah dowladah kah taliyah somalih waa tah??
@tayyotrading9432
@tayyotrading9432 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto mahad iyo abtigey cali iimaan
@ahmet20042
@ahmet20042 4 ай бұрын
Amin mxa lo dilaye maskinta 😢
@AhmedDiriyerage-l3u
@AhmedDiriyerage-l3u 2 ай бұрын
Zxp wariye madax banan ee ahayen As waxey rabtay in dinacoda ee maran ayaguna Waka diden wala dilay
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 2 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 2 жыл бұрын
inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun
@munadalac1700
@munadalac1700 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@aishacudhassan5715
@aishacudhassan5715 Жыл бұрын
Allah u raxmado dhamantod balse maahayn dilki u horeyey ee wariye ladilo waxa ka horaysay Duniyo Muhyadin Allah u raxmade o kamid ahayd isla wariyaasha Horn Afrik laguna dilay Afgoye 2005 kii. Dhamantod Raximahullah.
@abukarhajji
@abukarhajji Жыл бұрын
Siinka dheer lagu dilay
@FuadAden-v7x
@FuadAden-v7x 4 ай бұрын
Duniyo ma dilin As koox isbaro aya dishay Ninkan as uu ka hadlaya
@YaasirCarafaad-l2o
@YaasirCarafaad-l2o 8 ай бұрын
Maalintaas maalin madow ayeey ii ahayd wllhy 😢😢😢
@faaiidodiineed6924
@faaiidodiineed6924 2 жыл бұрын
Umadda Allaah ha xafido cadawna ka qabto
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Samir iyo iimaan hakaa siiyo walaalo waa geeri naxdinle
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 10 ай бұрын
اللهم أغفر له وأرحمه
@wadaniga
@wadaniga 2 жыл бұрын
Wuxuu yiri dawladdii cabdullahi oo aan la jecayn.
@mohaofficial9988
@mohaofficial9988 Жыл бұрын
waa sax dee
@Deeq_official
@Deeq_official 11 ай бұрын
Aad iyo aad yaa jeclaay waa rune taas maa hada kaa qarsoon ame caqligaas ma haaysid
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Жыл бұрын
Aad baan uxasuustaa maalintaas. Arday jaamacada kujiraan ahaa. Wax aad loogamurugooday bee eheed dilka labadaas nin oo culus
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
ASIGU MAGICIISA MANOOSHEEGIN
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Yaarabi dhibaatada umada ka kor qaad bal waxaas daya waa wadan cadaw gacanta ku haayaan
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Жыл бұрын
Kan farbaa ku godan isaga iyo macalimo
@abdallaabdidaahir8411
@abdallaabdidaahir8411 Жыл бұрын
Maxaa aragtay wll
@wadaniga
@wadaniga 2 жыл бұрын
Maxaad uga cararteen maad qabataan wiil xunoo cararaya oo fulay ah.
@FuadAden-v7x
@FuadAden-v7x 4 ай бұрын
4 nin pastolo wata ya qaban karo Hadase qabato Xage ku bad bade taas waye sababta ee uu cabsaden
@AhmedDiriyerage-l3u
@AhmedDiriyerage-l3u 2 ай бұрын
Maxa qadasho ah Dilka wa cusba argagax aye ahed Cabsida wa tas moye wala qaban kare
@hindaosman4491
@hindaosman4491 Жыл бұрын
Xaqiiqda jirto ilhaaa nga og lkn ninkn warkisa markn dhgeysty waxn u fhmay inuu qorsha dilalks inu wax ka ogaaa wayo qaab hadlkisa kuma qancin
@lbdelima6201
@lbdelima6201 Жыл бұрын
Haye aqoon yahanad danbi baaris ah ayaa tahay🤣
@africanfoodcashcarry2997
@africanfoodcashcarry2997 Жыл бұрын
HHHHHHHHHHHHHH BISINKA
@FuadAden-v7x
@FuadAden-v7x 4 ай бұрын
Aniga xita Waka shakiyay Lkin wixi jiro alla og lkin 4 nin naguso yacay ilmahan ye yaqanan bush bush intas ka shakiyay
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 26 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 50 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 16 МЛН
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 190 МЛН
Dilkii loo geystay Cali Iimaan Sharmaarke iyo Mahad Axmed Cilmi
20:14
HORNAFRIK MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 26 МЛН