No video

Daawo Silsiladii Caan baxday ee Guba, FULL.

  Рет қаралды 73,733

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 43
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 4 ай бұрын
Viva ciidagale waa nimankii ciiley ogaadeen gabi ahaanba.
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
Woow lasma caase isaaq lagama helo libinta waligiod
@khadrasanqadhyare5707
@khadrasanqadhyare5707 7 жыл бұрын
Doqon ki ogaadeen lahaa doolo laga qaadye waligiiba ogaadeen wa la gumaysan jiray viva duriyada #isaaq
@abdirahmandualeh2778
@abdirahmandualeh2778 7 жыл бұрын
kkk
@abdirahmandualeh2778
@abdirahmandualeh2778 7 жыл бұрын
yawle, iyo guba kuma jiro
@dajiyadagan9681
@dajiyadagan9681 7 жыл бұрын
khadrina yaaa gumaysta idinka laydi gumaystaaa oo ay.ragiina. gashamo. iyo balidhiig sidaa lo wadhaaye. waxana laaya. wilasha yaryar ee cidan New police
@dajiyadagan9681
@dajiyadagan9681 7 жыл бұрын
hhhhh ya gumaysta ogadeen idinkay idugumaystaan oo ay caro habaryanos iyo caro habaryoonis ay layaan. oo suqa wadhaan inama yar yar oo ladhaho New police
@maogtahay8727
@maogtahay8727 7 жыл бұрын
Taariikhda duugga ah markaan dib uga faaloono Diiwaanka waxa kuugu yaal waa Dir baa nahaye Maantana Durriyad baan nahaad nagula doodeene Hadba inaad dad noo sheegataan waa dayuusnimo e Adoo aabahaa diidan baad dooni ruux kale e Duqii idin dhalay baad meel cidla ah kaga dareerteene ... Waa dagalaydaydii wuxuu gaalku soo dagaye Adiguna dillaal baad ahayd daa’in abidkaaye Dooxada Hargaysiyo Burcaba waa anigii degaye Damaashaadka waataan ku maray labada daamoode Daqsi iyo siddii koronkoro unbaad darayga tiileene Dubaaxda iyo ammaankiyo mudkiyo daribta geeliina Dugaaga iyo haadkii cunaa noo ducayn jiraye Daadxoorta waa tii lafuhu dibada yaalaane Lafa-ruug dabkaan kugu shidiyo digadii baa taale Deyr adag intii loo dhigaan doonay kii hadhaye Sango duubi weyn iyo darmaan orodka sii daysa Dabra celinta waatay farduhu idin dul joogeene Idinkoon dagaal hidin karayn dumarna aan dhaamin Waa tay Dabacayuunow lahayd maygu dirirtaane Duqaydiinu way wada ogtahay dibirtii Maal-gooye Indha-badane dool laguma helin daaqsin iyo ceele Duq iyo doonba waw wada dhanaa doxorka Iidoore Allaaba waa dagaal aad gashiyo dirir is qaankeede Danaakiriyo Ciisaad baqihii dacal ku dhaafteene Dibna looma arag xoolo aad dibad ku raacdeene Waa taad durduradii badweyn doon ku gudubteene Indha-badan Abti-badan raggii kugu dirqiyey baad u duurxuliye Iidoor dulliga gaadhay iyo dakharadaan gaystay Waa waxay adhxaha daacsaniyo dari la yeesheene Dabar iyo hoggaaniyo anoo dacayba kuu yeelay Oo duudka kaa raranhayuu gaalku soo dagaye Dagdaglihiyo anigaa ku baday duud-xamaalkaba e Markaan diinka dhawray iyo sharciga iyo daliilkooda Danbigii markii aan nacay een iskaba daayey Dillaalkii iyo malaalkii markii dabadu kuu naaxday Dibjirkii iyo miskiinkii markuu daaro wada yeeshay Dumar baa ilowshaha yaqaan daalka soo mara e Inaad aniga igu doobidaa dawba ma ahayne
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
habar yoonis habar jeclo dhulbahante ogaadeen.
@wiildarwiish2174
@wiildarwiish2174 7 жыл бұрын
darawiish af iyo adinba waa laga badin waayey rag adag darawiish tariikhda ayaa xusasa
@mahadsaid9762
@mahadsaid9762 4 жыл бұрын
Ma ciidankii sayidkaa sheegin kuma jiraaan meesha e maxaa ku keentay
@isxaaqmazri5385
@isxaaqmazri5385 7 жыл бұрын
Manso guba wllahi wayshidantahay
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 жыл бұрын
gabayadu way kala dhimanyihiine mxd uleedihiin full wye ⁉️🤔
@user-wc1pv7oc4r
@user-wc1pv7oc4r 4 ай бұрын
Dhirbaxoyinka jufo isaaq kamida habr yoonis halis walahi😂😂😂😂😂😂😂😂
@MuhammedYuusuf-bo2uh
@MuhammedYuusuf-bo2uh 4 ай бұрын
Gamuuri maxamed
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 7 жыл бұрын
gabaygii maxamad cumar dage fadlan kusoo dara sil silada waan fahmi waayay sababta looga reebaye
@Hassan-eh5rt
@Hassan-eh5rt 7 жыл бұрын
waa kal dhiman tahay silsiladu ee kuo dara inta ka dhiman
@ApdifatahHassan-yv7jk
@ApdifatahHassan-yv7jk 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 5 жыл бұрын
Allaaahay gobaan ahay guni rifaysaaye
@yaasiinmaxamuud6102
@yaasiinmaxamuud6102 6 жыл бұрын
Mncha allah abwaano fiican
@gedyhildid193
@gedyhildid193 7 жыл бұрын
guba
@maogtahay8727
@maogtahay8727 7 жыл бұрын
maxaase libinta daarood lahaa daba cayuun siiyay
@werzema-apdy
@werzema-apdy 3 жыл бұрын
MA OGTAHAY xiniinyahooda siiyey
@mohameddugsiye8552
@mohameddugsiye8552 6 жыл бұрын
Gubba
@khalidal1509
@khalidal1509 6 жыл бұрын
fadlankusoodara inscumardage
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 7 жыл бұрын
wll waxan idinka codsanayaa in aad soo galisaan gabaygii maxamad cumar dage ninkii soo xidhay gabayga.
@hamzebodleh3567
@hamzebodleh3567 6 жыл бұрын
nimankii ogaadeen maxaa gaadhay
@mohamedrashid6
@mohamedrashid6 Жыл бұрын
Ha walahi
@mohamedrashid6
@mohamedrashid6 Жыл бұрын
@@hamzebodleh3567 ogaden wax lagama qaban karo
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
jaamac dubad iyo yawle halkuu kaga tagey.
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 6 жыл бұрын
Azl Mcl IsaaQ Waa La Karbaashay
@maadhaaf6493
@maadhaaf6493 6 жыл бұрын
Azl Mcl WAXA LAGA TAGAY DAGAALKII DHURWAALE GARXAJIS LAGU XASUUQAY 1933 DHURWAALE DAGAAL IIDOOR KA HADLO IYO CACAAL KII ABDI GAHER MARKII CIIDAGALE LA XASUUQAY DHURWAALE WAXA KA DHIGAY LAANGAAN MAANTA QALA XOOLO HARGISSA SIDA MIDGAN XOOLO.QALO MAANTA MAANTA GARXAJIS WAXA GUMEYTA SACAD MUSE OON AHEEN IIDOOR DHALAD AH OO SHEEGTA IIDOOR REER AWOOWGAY GUBA BEEN DOWLADA BRITISH BAA QABSADAY 1920 SAYID MAXAMED OO NOOL SAYID BAA GABAY TIRIYAY OGADEN ILAA MAANTA GAASHAAMO BUU XASUUQA 1988 OGADEN WAXA KA DILAY 10000 NIN OGADEN BAA DILAY MAXAMED MOOGE IYO LIXLE IYO GACEYTE SNM OGADEN KALE GAABAY
@zechariahjama4803
@zechariahjama4803 2 жыл бұрын
@@maadhaaf6493 ooy deee 😂😂😂😂 takale lixle iyo ragan aad sheegaysid waxay ku dhinteen dagaalki afwaayne ee dawladii Somalia... ala maxad wax beena la timaadan cag dheeray😂😂😂😂 dhurwaale waxa ka dambeeyay dagaal kale oo aay awoowada isku xareen oo la oran jiray dheeryo... xilkan SNM aad ka hadlaysid absame oo dhan baan xasuuqay anigo G36 ah ... awoowka waakii laha CAYNASHA XUKUMA ABSAMIHII CUDUDA WAYNAAYE. markale waa kii lahaa CAYNASHA XUKUMA ABSAME ALA CAWA CEEBTU BADANAA. Wan idin gumaysan jiray 😂😂
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 7 жыл бұрын
waxaan lahadli qarri jiqood
@cladiifismaaciil2648
@cladiifismaaciil2648 2 жыл бұрын
Maashaa a
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Waxba kama jiraan. Waa kuwan ragii ceelka joogay. kzbin.info/www/bejne/rqrQlpiflN2Lqbc
@maadhaaf6493
@maadhaaf6493 6 жыл бұрын
GUBA WAA TAARIIKH BEEN SAYID MAXAMED NOOL BAA BRITISH WABSADAY TAAKIIH ADUUNKA BRITISH CIIDAAN IIDOOR U AHAA 500O HUB BRITISH SIIYAY BRITISH BAA DHULKA OGADEN QABSADAY DAD OGADEN NECEB BEEN TAARIIKH KU KAMA HAD LAAN DHURWAALE 1933 dagaal.dhurwaale iidoor ogaden xasuuqay OGADEN LAFA RUUG DAGAALKA KAFA RUUG QABSADAY ILAA BERBARA DAGAALKA LAFA RUUG WAXA UU 1810 SANKU OGADEN GEELE QAADAY MARKA DAGAAL KU OGADEN REER CABDULLE OO GEEL.KA DHACAY OGADEN DAGAAL CELIS OO QABSADAY BURCO IYO HARGISSE ILAA LAFA RUUG OO BERBARA KU EG TEEDA LAFA RUUG GOOGLE BAAD KA HELI DAGAALKA LAFA RUUG WAXA COLKA WATA OGADEN NUUR QUBIYE IIDOOR NECEB KA DAROOD WAXA BARAY WAA OGADEN NECEB IIDOOR IYO CIILKA U QABA IIDOOR WAXA UU RABAA INUU TAARIIKH KU QARIYO GUBA KALIYA LIX DAGAAL OGADEN WAXA DAGAAL KA INDHABADE MAKAAHIL HABARYOONIS KU JABIYAY 1884 NIN TAARIIKH WAA NECEB OGADEN OO HARTI OH CIIL OGADEN U QABA SAYID MAXAMED LAAYAY MARKA BOOK BADAN BRITISH QORAY MARKII QABSADAY DARWIISH LA JABIYAY OGADEN LA XASUUQAY LA DILAY ILAA 2000 NIN GEEL OGADEN WAXA CIIDAAN WAXA KU JIRAY DHULBAHANTE IYO IIDOOR 1933 ITALY BAA OGADEN HUB SIIYAY MARKII IDOOR XASUUQAY DAGAAL DHURWAALE HABARYOONIS WAY CARAREEN HABARYOONIS FULAY WAXA DHURWAALE DAGAALMAY CIIDAGALE IYO ARAB CIIDAGALE WAA XASUUQAY IIDOOR WAXA UGU GIISISAN ARAB AAD U DAGAALAMAY WAANA LA TIRTIRAY MARKII UU CIIDAGALE CARARAY WAAD KALI KARTAA TAARIIKH RUGTA SUUGAANTA SOMALI AMA GOOGLE DAGAALKA DHURWAALE
@iidokhayrdoon2513
@iidokhayrdoon2513 5 жыл бұрын
Cag dheereey bal is daji waa maxay cuqdadani kkķkkk Guba idinkaa isku tiriyay markay macno yeelanwayday ayuu cali dhuux habarjeclo ku soo daray isna salaan carabay baa u jawaabay kadib waa isku cadayseen Ama na daaya waan wada qabnaa, daawashiyo ciile Isaaq wax geela waxa ka dhacday geelii indho badane ee sacad muuse iyaguna waabay kaaga horeeyeen dhicida ee maad dhicine waad dhacsatay miyaad ilowday geelii dhalmo badane ee ismaaciil afloo ka dul gabyay waa kii lahaa Jugta horaba ma jiidheen,ayntii jooga waynayde Fulaynimo tuducaasa cadeeyay iskada arabna adaaba sheegay ciidagalana nin cagdheer ah baaba laga hayaa ilahayoow anaga iyo ciidagle miyaa mid un abuurtid habaryoonisna waadigan dhagaysanaya Intaasi waa taariikhe iskadayoo waxad tahay imika iyo xaalkaad ku jirto bal iswaydii oo aakhiro u shaqayso iidoor waxba kuuma tarayee ama ku waalo walee waa lagu waashaa iidoor hadaad daba dhiflaysid kkkkkkk
@laynqabow7000
@laynqabow7000 Жыл бұрын
@@iidokhayrdoon2513 waaar fariidan yar salaan kasoo goday beerka ayaan kugu salamay wll war dhan ilaaa xataa hablahayaga ayaa rag u dhigma baleeg inantaa siday u gashay ninkaa wayn hanbalyo wll fariid yar
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 138 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Maxamed Xassan
Рет қаралды 365 М.
Silsiladii GUBA Full (HD)
1:17:28
GOLAHA ABWAANKA IYO ARRIMAHA BULSHADA
Рет қаралды 41 М.
Gabayadii guba
1:23:21
Moha huzeyn
Рет қаралды 11 М.
Xasan Dhuxul Laabsaalax Bandhiga Maansada Baraarug
23:24
Horn Cable Tv
Рет қаралды 61 М.
gabayadii sayidka bye ex-xildhibaan axmed cabdixuseen(saakin)
1:00:37
Dagaal suugaaneedkii seed cawad iyo salaan carabey #yuusuf #shaacir
12:24
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 949 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН