Daawo Sirobadan O Xil Caana Nuug Caawa Fashilay Waxa Xamar Kasocda Baarlamaanka Askarigii La'feedhay

  Рет қаралды 2,518

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 сағат бұрын
AXMAD MADOOBE GUUL IYO GOBANIMO❤❤. CIIDANKA JUBALAND IYO XILDHIBAANADOODA GUULEYSTA❤
@seed3966
@seed3966 3 сағат бұрын
Asc 🇸🇴🇸🇴🇸🇴jubbaland guul in shaa allaah takale waa fashilmey ciidamada halkaas loo qaaday cadowga muqdisho ku xerxeran iney kula dagaalamaan ✅✅✅
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 сағат бұрын
XILDHIBAANADA JUBALAND GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 сағат бұрын
WAA LA SIYAASADEEYEY ASKARIGA ARINTIISA
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 сағат бұрын
SAX WAA RUNTAA❤. XASAN QABYAALADAYSTE MUDO KORORSI BUU U OOYAYAA😂😂😂
@ShukriRaghe
@ShukriRaghe 3 сағат бұрын
Mooryaan aan sharaf lahay ayaa tihiin waqtigiina waa dhammaday
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 3 сағат бұрын
Aden madoobe waa tuug ilahay aan aqoon .xil.hassan firibi si wacan ayuu yeelay. waa la siyaasadeeyey arinkaa waxaa masuul ah aden gaamur waa tuug
@mrali3601
@mrali3601 2 сағат бұрын
Disgraceful meesha ma aha barlaman wa makhayad musuqmasuq Hassan Sheikh
@baxsan698
@baxsan698 2 сағат бұрын
Adiga maahe waa waxad kuntay
@mrali3601
@mrali3601 2 сағат бұрын
Rabitan shaqsi
@baxsan698
@baxsan698 2 сағат бұрын
Shaciga ma kaligaba yaqana wase lawada halaye maladagala dagalbad ku fantane war aabus
@Shar-shaari
@Shar-shaari 22 минут бұрын
War suusacaan fiiriya saaka sow tii aad qabateen shir jaraa'id sidaas waa jabkiinay muu jinaysaa ninkaas wuxuu u sharaxnaa gudoomiye ku xigeen markii aadan madoobe ladooranaaye ku xigeenadiisii ilaah ayaa na dhaafiyey gudoomiyahaaga beeni oo saaka lahaa airporka xaashi la dhigay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 сағат бұрын
WAANU ARAGNAY ASKARIGII LA FEERAY OO ISAGUBA FEER DADKA LA DHACAYA. ADAN LADOOBE IYAABA AMAR SIIYEY ASKARTA IN AY XILDHIBAANADA U BOOTEEYAAN. ADAN MADOOBE YUU KA CABSIINAYAA ?😂
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 сағат бұрын
18 inxog kismayo lagu joogo sharci miya calku heertanka iska daa tifiga iska daawo sidi ad udhaqmesen mafiyaw dihin mise waad walan tihin
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 сағат бұрын
CEEBEY TACAAL😂. XASAN BAAHANE MAANTUUBA ABI AXMAD ILA HESHIISIIYA KU BARYOOTAMAAYEY. ILAAHOW CEEB ASTUR. TOLOW MA BADII UU AWAL HOOS AHAAN UGU SAXEEXAY BUU MAANTA OO CADAYNAYAA IN UU SIINAYO ⁉️ WAATA LA SUGAYO EE LA SOCDA BELADA IYO BAASKA XASAN AYAX SOO WADO😂
Prof Samatar "Maxay isku hayaan Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe?
13:22
How to Fight a Gross Man 😡
00:19
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 19 МЛН
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
Long Nails 💅🏻 #shorts
00:50
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
WAXAAN KUSOO KACAY FARXAD MA FILEYNIN 900K SUBSCRIBERS
12:13
KOKO BULLE
Рет қаралды 44 М.