Wadani isgaa goonsadey in aaanu la shaqeyn Madaxweyen Muuse oo xataa dan qaran haduu uga yeedho Wadani ma iman jirn lakiin ucid waa iman jirrey
@ilhanhassan981321 сағат бұрын
Waxba ha is wareerinina afrikan ma daahiro waano dhalan ayaa ka adag waxba isma badalayaan inay ka sii darto mooyee. Waayo? Umad aan waalidkood waxba usoo sheegin waalidkaa ma kuu soo sheegay waxyaabahan 1. Musuqmaasuq ha samayn 2. Qabyaalad ha ku dhaqmin 3. Qof islaama ha xaman 4. Ceebta bani,adamka ha sheegsheegin 5. Cadaalada ha ka tagin Waa maya jawaabtu wax isbadalayaa ma jirto idinkiinan hadlaya ayaaba umada isku dir Umada been ha u sheegina Maaweelada caruurta joojiya