Daawo;-War Culus Oo Saaka Ka Soo Yeeray Nabad Iyo Nolol Iyo Farmaajo Iyo Fahad Oo La Ogaaday In Xasa

  Рет қаралды 13,428

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@faadumocali5574
@faadumocali5574 10 сағат бұрын
Nabad io Nolol somaliya ha Noolaato guul insha Allah 🇸🇴❤
@aminaali2334
@aminaali2334 2 сағат бұрын
NABAD IYO NOLOL TEAM FARMAAJO 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏✅✅✅🇸🇴✅✅🙏🌹🌹🌹🌹
@sahromahamud
@sahromahamud 4 сағат бұрын
Ilaaheey Wadan Hanoo Badbaadiyo 🇸🇴🙏👮‍♂️
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 9 сағат бұрын
Fahad waxuu ahaa wariye farmaajo ayaa soo saaray muxuu yahay guuuuul (nabd iyo nolow) soomaliya ayaa u baahan farmaajo allow xafit❤❤❤❤❤
@faadumocali5574
@faadumocali5574 10 сағат бұрын
Fahad yaasiin Mw farmajo ayaa qiimi uyelayay Cid ubahan MA jirto
@emeryfinanceinc9752
@emeryfinanceinc9752 9 сағат бұрын
Aniga qabiil ahaan waxaa wada dhalannay MW Xassan Sheikh. Haddana waxaan taageerayaa MW Farmaajo. Ma aa yeelay, Xassan Somalia dhib badan buu u geystay oo waa la arkaa.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 9 сағат бұрын
Guuuuul farmaajo waa nin mawaadin somalid aay jecesha hay❤❤❤❤❤
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 15 сағат бұрын
We❤ Farmajo iyo Fahadba ❤ Allaha Xafidee
@abdirashidguled6697
@abdirashidguled6697 16 сағат бұрын
Soomaali waxa keliya ee daacadnimo ugu shaqayn kara waa farmaajo soomaalidu qabiil bay jeceshahaye isku qabiil machines lkn waxaa ii muuqata inuu yahay shakhsi daacada dalka iyo dadkaba meel fican gaarsiin kara
@alisharif310
@alisharif310 3 сағат бұрын
With out Fahad there's question mark ! , president Farmaajo needs strong help 💪, let us be for real , serious and pray🙏 .
@nurahmed8878
@nurahmed8878 10 сағат бұрын
Fahad ha iska baxa wa nin unstable ah
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 12 сағат бұрын
Laa xowle laa quwata ninkii maba fayoobo
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 9 сағат бұрын
Kkkkkkkk 😂😂😂😂 kan ma ahoo kii waalnaay gubadleey ku wastay xabashi miyaa kan waaba😅
@SalmanHassanHersi
@SalmanHassanHersi 10 сағат бұрын
Miskiin waye kan qof haka dhax hadlo maxa ka xun manto dhan farmajo 😂😂😂
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 13 сағат бұрын
Farmaajo miyaa naf leh
@osmanaden2727
@osmanaden2727 6 сағат бұрын
Farmaajo villada xaaraan bay ka thy inu dib dambe ugusoo lasbto
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 10 сағат бұрын
Kaxishooda soomaali 91 farsamaysan ayaan joognaa boob iyo dil dawladaysan tuug
@hersijama6742
@hersijama6742 10 сағат бұрын
Asc.waar somaliyeey, fahad iyo farmaajo, labadaba waa fashilmeen. Waxan u baahanahay siyaasiyiin wadani ah oo somali mideeya, ciidanka mideeya , caruurta iyo waayeelka aan barakicin,oo qbiil iyo cuqdad nadiif ka a h.
@mahanedkhalif3272
@mahanedkhalif3272 14 сағат бұрын
KANA YAA DOORANAAYO WAA NIN XANUUNSAN KANIYA AYAA ISOO DIRTAY AYUU KA WARWAREEGAYAA
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 14 сағат бұрын
Waxba magaranayo awoodii balansiga baa dhuntey waa xukuumada waxaa jooga reysul wasaare doqona kan waa xayowaan
@yuusuf786
@yuusuf786 16 сағат бұрын
Intuu.sheegay waa howl socotay qaarkood wuu dhameys. Tiray qaarna dib u dhac ayuu ku riday
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 12 сағат бұрын
Kan waaba nin waalan qolada ku hartay ha baxaan mareexan ha isku haro ayuuba lee yahay
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 12 сағат бұрын
Farmaajo miyuusan ahayn ninkii daljirka beebeha ku weeraray ninkii isku dayay inuu xilka boobo dalka lagumaba aamini karo
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 12 сағат бұрын
Farmaaja hada tuugsiga bartay miyuu yiri
@CaliMohamoud
@CaliMohamoud 11 сағат бұрын
Madaxweeyne kulahaa yaaab xaarka iska dhaq xili hore waa la soo dhaafay viva fahad
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 15 сағат бұрын
Iska hadlow yaa taladaada yeelayo taladaa ba,daye farmajo dadka la jooga waxaan kula talinayaa iney ka tagaan oo fahad raacaan kulahaa xoolo madax yar farmajo iyo fahad makala harin ee beenta umada kala tag
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q 16 сағат бұрын
kan ma xawaadle miya taloow
@MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN
@MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN 16 сағат бұрын
WAA RUNTII. MADAXWAYNAHA. GARASBAALAY HALAGA DHIHO
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 14 сағат бұрын
War waligood soo noqon maayaan labo luusar dilaaya dad aad u akhlaaqxun ku soo kordhiyey dalkaa wax sumcada ku maleh fahad waligiis waan daba soconaa mana maharishi meyno ,waliba naftiisa u weeynaa danbiyaduu naga galey ,ninkaas oo nin si khaldan dad isaga dhaadhiciyey ,asagoo mokono liita ah
@aminaosman1520
@aminaosman1520 10 сағат бұрын
Nabar iyo Naxdin ilaahaan kamagangaleeyaa ilaheyna masibadooda hakuceliyo dhexdooda insha allaah ee doowladda xaqqa ah eenaxarista badan allaha nooxafido weligeed mw xasan shiiq maxamuud dalxureeye cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban allaha siiyo aduun iyo aaqira tamana allaha siiyo dalxureeye xafidulaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 4 сағат бұрын
Xasan xabalo qote ma qabiil ayaad ku taageertay mise DOLLAR
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 12 сағат бұрын
Farmaajo inuu soo noqdo waa iska dream hurda la aan la riyooday
@Abdikanijibril
@Abdikanijibril 11 сағат бұрын
Sababtoo ah waa mareexaan 😅😅😅😅😅
@Junanilll
@Junanilll 10 сағат бұрын
Midka comments badana, Farmaajo ayu kadhaman layahay. Waba qof cuqdad dishay😂😂
@osmanguled6591
@osmanguled6591 9 сағат бұрын
Runtii farmaajo waa nin qab-leh oo ajaanibka iska-celiya cidana aan kafoorarsan ,waayo naftiisa ayuu ku calsoonyahay,dawladnimadii uudhisayna waa laburburiyey ,waxaa la"odhakaraa hogaamiye daacada ayuu-ahaa.
@abdirizakXaji
@abdirizakXaji 16 сағат бұрын
kani m siyaasibaa War aamu siyaasadii Wadhinayat
@abubakarkassim7633
@abubakarkassim7633 16 сағат бұрын
Tug.kadaib
@user-mo2mg5io8q
@user-mo2mg5io8q 16 сағат бұрын
kan yaa dooranayo waaba nin aan hadal aqoonin waa damiin aan wax baranin waaba la noolaay mooryaan
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 15 сағат бұрын
Yaan hadal aqoonin ma gudbe cadee
@aminaosman1520
@aminaosman1520 10 сағат бұрын
Fahad xaqqa ayuu ogadey
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Music Video)
2:50
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 2 МЛН
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
JADWALKA DOORASHOOYINKA 'QOF & COD' | XIISADA HIIRAAN | PL | SL
18:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,6 М.
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.