Daawo Warkii Udanbeeyey Somalia iyo itoobiya O Si Rasmi Hubka isagu Aruursaday Dagaalna Qarka Usaarn

  Рет қаралды 38,569

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Күн бұрын
Itoobiya waa wareersantahay. Maalinba darbi kale ayey isku qaadi. Wakhtigi ay siyaasiyiinta Somaliyeed u caga jugleyn jirtay waa la soo dhaafay.
@AbdiGabobe
@AbdiGabobe 23 сағат бұрын
Runta.rag.kama.nixiso.so.maadan.babon.cidanki.kudagalilaha.hubkka.quun.iyo.qabiil.baad.kuhadlaysa.cali.washensiyow.
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Күн бұрын
We are waiting Ethiopia in somali let them come in illah ayaa nabaray sida dhulka loogu jiido baqti kooda
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 Күн бұрын
Shacabka Somaliyed ha ogaadaan dadkan siyaasiyiinta Somalida waa microphone ay Itoopiya ku hadasho ee ha laga tashado. Ogaada kuligeen isku dan banahay qofkasta oo Somaliya meelkasta oos joogo Jigjiga, Jabuuti, Hargeysa, Garoowe iyo Muqdishaba. Siyasiga Somaliga ee maanta jooga waxuu rabaa inuu idin kala dilo idina gumeeyo iyagoo so dhexmaraya qabiil
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Күн бұрын
Mr. Waare, ma istaahilo shaqda loo igmaday ee IGAD asago ku mataalyo Somalia, mana ahayn ku soo hogaamiyo xooghayaha IGAD oo ah nin Amxaar ah oo markii lagu shirayey dalka Uganda, markaasna ka hiiliyay Somalia. Mr. Waare yuu u mataala iĺeyn wuxuu ka soo horjeeda dowlada Masar, oo caawinaysa Somalia, inuu yiri ma doonayno Masar haddii ay imaato dagaal ba dhacya oo wixii na siinayey caawimada.
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 23 сағат бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo cadawga soomaaliya cagta ka hoos insh Allah Guuuuuuuuuuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 6 сағат бұрын
most get out Ethopia wa cadowga 1 umada somaliyed. buste atmis bey rabta iney no huwato. ethopia. get out. wa cadow ethopia🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿
@mohamedabshir4478
@mohamedabshir4478 15 сағат бұрын
Itoobiya waxay Somaliya u joogtaa in Somaliya ay burbursanaato, maxaad yeelay Somaliya oo xoogeysata waa wadkkii dili lahaa Itoobiya.
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 Күн бұрын
Itopiya waa cadowka dibada ee somaliya xasan nah waa ka gudaha!!! Makaa midkee baa horta iska dhicinaa???. (Maka gudaha) mise(ka dibada)???.
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd Күн бұрын
Ware wafashil may wayo horgal nimo a yuu isku cadeyay kaligid maha jajusiin bajira
@DeeqMohamed-sz2uf
@DeeqMohamed-sz2uf 13 сағат бұрын
Sxb dadkaan waxa ey rabaan ineey Ethopia ay saliid cadeey iyo baradho u qaybiso Waa dad baahidu jilbo dhigatay.Masar ayaa ah garab sax ah Guul Somalia 🇸🇴
@MaxamedDhaaley
@MaxamedDhaaley 15 сағат бұрын
asc walalahayga dhaman waare wa wllky wa qaldan yhy hadalkasna kuma ficnayn inu ku hadlo waqtigan
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Күн бұрын
Ethiopia ha ogaado iney cadaab sugeyso iyo jaxiimo Somaliya shacabkeeda aya wali nool taasi ogow dada wali nool dhiigne leh aya wali joogo Amxaarey oromow dalkina hagaa jista marka hore
@AbdiArtan-o1e
@AbdiArtan-o1e 17 сағат бұрын
Waare iyo sanbaloolshe labaduba waasiddono ithopian
@hakashakin3306
@hakashakin3306 23 сағат бұрын
Fikirka wahaabiga waa in laga takhalusaa, sifa khawaarijta looga adkaado iyo cadowga dibadda intaba.
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Күн бұрын
Maraykan dhulka somalida ma isagale hoyada eeyga kawase
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 Күн бұрын
Waxaan Ilaahey ka baryayaa in Soomaaliya ay mar walba hore u socoto
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 18 сағат бұрын
Guul.Dowlada dhexe e Somaliya
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 Күн бұрын
Wax Itobiya la dhoho ma Oromo way tashatay
@wadanimuqdisho685
@wadanimuqdisho685 15 сағат бұрын
Warkaaga waa war sax ah mahadsanid❤❤
@OceanRehab
@OceanRehab Күн бұрын
Xitaa F16 ayaa soomaaliya la siinayaa
@IhbdjvdHggjg
@IhbdjvdHggjg Күн бұрын
اتيوبيا عربنا من قبل وضحين با نعربه وربي معنا انشاء الله
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 22 сағат бұрын
Waa xoolo wax been ah so bartay😂
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 Күн бұрын
Oromgani itobiya Uma baahna
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 Күн бұрын
gedo kahal oyo garboharay
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 Күн бұрын
Afkaaga caano lagu qabay
@alimuminshere5737
@alimuminshere5737 Күн бұрын
Waad mahadsan tahay
@alinoor6515
@alinoor6515 23 сағат бұрын
Eithiopia is funding alshabab
@alinoor6515
@alinoor6515 23 сағат бұрын
Ware is very useless traitor
@ShariifYaale
@ShariifYaale 6 сағат бұрын
waa been
@cabdiqadiriya4718
@cabdiqadiriya4718 Күн бұрын
itobiyan marnaba dan somaliyeed ma wadaan waa la mid ah yuhuuda xooga ku haysata falastiin itobiya damacedu waa mid liita
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Күн бұрын
Wxey rabto hili meyso lkn wxey kala kulmeysaa cadaab IYO jaxiimo taasi wana lahubaa yeysan u maleynin Somali iney liidato shacabka aya wali nool taasi ha ogaado
@GloLeaders
@GloLeaders Күн бұрын
Waaryaa Abdinur sxb mawariyi tahay mese politician I used to watch u news but you messed up big time
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Күн бұрын
Waar waan yaabee waxa I ma wariyaa?????
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 Күн бұрын
Adigu waxaad tahay sĥeikh hawiyey,waayo xasan sh oo tuugana wad tagerta fomaajo oo xabiibul malayiin nana waxaad u mucaradaysay qabil nimo kaliya!!! Badilka iyo duluma danbul jadid na raali bad ka tahay, ma taasa culimadu kugu raaci donta???
@alinoor6515
@alinoor6515 23 сағат бұрын
Yes Eithiopia supports alshabab and supply arms.its open secrets
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 22 сағат бұрын
culimada soomaaliyeed uu sheegayo ma taqaanaa. waa kuwa hawiye, cali wajiis shiikhu sheydaan. waa taageeraha ugu weyn ee xasan dhiiqo.
@fatimaahmed8406
@fatimaahmed8406 14 сағат бұрын
Qabiil aya maskaxda kaa galay warya waxa laga hadlaya waa itoboya iyo somalia
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w Күн бұрын
ERYA ERYA ERYA
@alinoor6515
@alinoor6515 23 сағат бұрын
Anfac media Nationalist media
Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya
17:35
VOA Somali
Рет қаралды 13 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 83 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
🇹🇷 Türkiye - President addresses General Debate, 79th Session
37:28
Organisation des Nations Unies - ONU
Рет қаралды 236 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 83 МЛН