Dalka waa lagu soo duuley. Soomaali waa in Dalkooda wada Difaacdaan, SPA. Shukran.
@seynabfarah42822 күн бұрын
000😊0
@MohamedHassan-iw3bc2 күн бұрын
Puntland guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedabdiMuhumad2 күн бұрын
ale ha u naxriisto mujaa hidiinta puntland
@HusseinJibril-z3o2 күн бұрын
Puntland wey iska saarayan DAACISH ama bilo ha qaadato ama sanado Puntland wey guuleysan
@sowdobiryar54632 күн бұрын
guul PUTLAAN INSHALAH❤❤❤❤❤❤
@fathaibrahim70792 күн бұрын
Imaaraadku daacad maaha, kuwaas iyagaa caawiya
@tabkaduceysane80852 күн бұрын
Denina Mahan madaxweyne Waa mamul goboled
@Xinbilo2 күн бұрын
Guull. Insha alah. Reer butland. 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@tabkaduceysane80852 күн бұрын
Warkiina jamacow xiisa wuuw yeelan waaye waqtigii aad Ku faraxdeen cidamadii somaliya markaad Ku faraxdeen iney alshabaab hubkodi qabteen iyagoo garabka axmed madobe la Sadan iley axmed asalkiisu Waa alshabaabe
Soomaali intay iyagu isku jeedeen ayaa dad kale dhulkoosii degeen Puntiland intay somaliland dadka dega ukala hiilinaysay ay isku diraysay ayaa dhukoodii shisheeye la wareegay Cajiib
@Dhagaxbuur-k4q2 күн бұрын
Alle ha lajiro putlaand
@Xinbilo2 күн бұрын
Ax. Way daaleen. Wiilasha. Yaarabi awoodooda. Bit kadhig. Garabkooda gal.
@ikramAhmed-sf1vc2 күн бұрын
Aamiin ya allah
@tabkaduceysane80852 күн бұрын
Inta dimatay Allah ha u naxariisto dagalka putland somaliyoodan yuuw u yalaa jamacow sidaad hadalka u dhigeyso balse dagalada jiraan iyo gobolada dhexee Somali ma quseyso miyaa oo Kuma borineysid somaliyada kale
@abyanfaraxamaxamed79002 күн бұрын
Emaraadku Gus Ayuu Idiin Hayaa. Wax Kale Haka Sugina