Daawo;-Xasan Dahair Aweys Oo Afka Furtay Iyo Dagaal Dowlada Somalia Iyo Hadal Layaab leh OO Ka

  Рет қаралды 16,678

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 94
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 11 сағат бұрын
MASHA ALLHHHH ALLXMDULIILH ALLXMDULIILH ALLXMDULIILH ALLXMDULIILH ALLXMDULIILH ALLXMDULIILH ALLXMDULIILH ❤❤
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Waxaa qalad ah on guri wayn lagu dajiyo caruurtaada laguu masruufo ka dibna dadka caydid waa doqon warkiis.
@aminanuur4946
@aminanuur4946 33 минут бұрын
Soomaali asala waa nincimileh caqli usaaciiba mashaa alaah
@HassanMohamed-j6p
@HassanMohamed-j6p 3 сағат бұрын
Sheekh ilaahay hakunabadgaliyo 🎉waadmahadsantahay
@somaliasliah111
@somaliasliah111 23 сағат бұрын
Illaahay janada ha ku geeyo shiikh Xasan dad iyo dal kaama danbeyn
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 21 сағат бұрын
😂
@geeljire1658
@geeljire1658 21 сағат бұрын
Waxaan alle ka rajaynayaa in uu soomaaliya madaxweyne ka noqdo.
@mohamedabdullahi3859
@mohamedabdullahi3859 4 сағат бұрын
Illahey haka ajarsiyo wanaaga adsomali larabto
@AbubakerAbubaker-u9e
@AbubakerAbubaker-u9e 9 сағат бұрын
صح كلامك حق
@ميمونهإبراهيم-ب3ل
@ميمونهإبراهيم-ب3ل 14 минут бұрын
❤❤❤❤
@PlanetearthSevenheaven-y5o
@PlanetearthSevenheaven-y5o 8 сағат бұрын
ALLAAH hayo nacafi 🥺
@mnuur114abdirahman2
@mnuur114abdirahman2 11 сағат бұрын
Manshalah dadka sh caaynayan allah hakabaqaan horta mataqaanan inu caalim yahay
@MicraajShariif
@MicraajShariif 8 сағат бұрын
Sheekh xasan daahir waa qawl xaq arrimaha uu ka hadlayo maxaa yeelay Dastuur iska dhaafa diinta aan ku salayno Dowladnimadeena waa sax dastuur qabyo ah muxuu sheegayaa
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 3 сағат бұрын
Hawiyuhu waanuucan wada waalan duqan afka adahleh
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu 6 сағат бұрын
Shiiqow allah ku barakeyo Somali wax lo shego ma jirto mid qabiil ahan ayu ku nocebyahay midna wa suufi inu diinta fahmo rabin cilmiga barateyna ka xun leader wa tahay cida ka dhalate iney fahman ayan rajena si inta hugamintada u bahan si ad u hogamiso
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 6 сағат бұрын
Sheekh xasan daahir maanta siciid harti iyo hg amaan buu kala duldhacay 😂😂😂😂😂😂
@hibaq123
@hibaq123 Сағат бұрын
Alshabaaba
@abdifitaheosman5486
@abdifitaheosman5486 4 сағат бұрын
Waa oday waalan oo qabiileysta Ah
@AstahilAli-i3b
@AstahilAli-i3b 4 сағат бұрын
Cimriga aadjoogto iyo sidaad dad ka uxamanea kalafogaa cilmigaag sheeganee maad Alaah uga cabsado
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 12 сағат бұрын
Subxana allah
@aminanuur4946
@aminanuur4946 35 минут бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍
@jamilasufi5443
@jamilasufi5443 13 сағат бұрын
Sheekh buu isku sheegaya waana cuqdad iyo qabyaalad socota yaa naga aamusiiya mooryaanka
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 17 сағат бұрын
Adiga iyo Ceydiidba xukun iyo xoolo doon baad nafaf ilehey abuurtay u goyseen ilaahey baana idiin xisaabin Doona Idiin xisaabinaaya
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 17 сағат бұрын
HAWIYE IN LA XUKUMO MAAHEE TALO KALE MALEH KULI WAA MOORYAAN DOWLADNIMO MARABAAN
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 3 сағат бұрын
Daalim waaye kan
@adamabdi7353
@adamabdi7353 7 сағат бұрын
Allaah hakaa aqbal camalkada
@Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf
@Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf 7 сағат бұрын
Cuqdad ka buuxda
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 7 сағат бұрын
"Waar, itixaad aan wada noqonno." Waa intaasi warkiisu shiikha!
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 5 сағат бұрын
Yaarabi dhibaatada umada soomaaliyeed ayku hayaan rabi ka saaro adigana cadaw gaaaga cagta hoos teeda rabi haka yeelo mujrimiin Rabiyaw kaaqabo
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 8 сағат бұрын
Asc wr wb Adeer ilaahay suxaanahu watacaala ha nooka xifdiyo Anigu waxaan umalayna Soomaalia waxay isu qabsan weydey oo u midoobi weydey waa xaqi oo laga duurkay iyo cadaaladi oo la Aasay iyo Culimaadeeni oo laga inkaar galabsaday oo la dulmiyeey oo Dil iyo dayro iyo In la ilhaameysto laysugu daray Afkina juuqda qabay qaar sidaado kalay guryo ku xirteen qaarna wexey isu qabaan iney banaanka joogaan laakin xabsi korka ka furaan bay ku jiraan waxaana ku dhacay dadki oo dhan Tala xuumo iyo Toobad daro iyo Tabar daro baahsan oo Dal iyo deebedba ku baahdey🤔 Subxaan Allaah Ilaahayow xaqa nagu suug
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Diinta islaamka waxaa noo keenay culumada ashaacirada iyo culumada suufiyada ee wahaabiyo waxaa noo keenay dagaal iyo tajsiim ,tashbiih iyo takfiir. ilaahay shartooda hana mootiyo.
@adamabdi7353
@adamabdi7353 7 сағат бұрын
Wacdigaada waan udarsanee makuu ogoladen inad hadasho
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Diinta aad sheegaysa soo maaha midii khawaarijta ee aad ku leyseen ummadda ilaa iyo haddana aad nagu wadaan qarax.
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Marqaati ilaahay waxaan ka ahay in aad balaayo noo keetey takfiir,tajsiim,tashbiih iyo dagaal aan dhammaaneyn.
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 12 сағат бұрын
Mashaaikhda aad xustay marka laga reebo 3 inta kale waa ashcariyo waa suufiyo marka awrkacsiga jooji.
@cabdiguuleed5998
@cabdiguuleed5998 3 сағат бұрын
Adeer inaad wax ku dheelin darteed ayaa laguu xayiray. Maad sabartid aad ajar ka heshide
@akhalif579
@akhalif579 10 сағат бұрын
In aan laga jaaizeeyn umadii uu laayey waxa caayda ka keenaya. Tiirka hala geeyo, haloo kaaduyo dhihi jidheye.
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 15 сағат бұрын
Dastuur iyo dimoqradi waa diin gaalo
@Salamin77
@Salamin77 21 сағат бұрын
Argagixiso Aabaheed.
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 15 сағат бұрын
Shiiq xasan daahir argagixiso wuu o golyahay ee adiga kudhaqanka shareecada inaad nacib tahay ma o goshahay munaafaq
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 12 сағат бұрын
dadkii aad ku laysay xamar oo tiradoodu ilaahay og yahay ma ilaahay kitaabkiisa baa ku amray? xassan daahiroow ma waadan gaarin markaad is qaban lahayd oo aad dib u six lahayd khaladaadkaaga tirada badan iyo figriga rajcigaa ee wahaabigaa ee aduun iyo aakhiro seega ah.
@subraarm4381
@subraarm4381 5 сағат бұрын
Dameeroow ma Adigaa sharci ka hadli kara waxaad ahayd Alshabasb oo wiilkasgiina dhaawac ayuu dawaynayay Alle ka baqa Hawiyoow Ilaahay ayaa Idin og waxaad tihiin Ilaahayoow Hawiye Ummad ka qaqabo Faa,iido Aduunka kuma soo kordhinayaane.
@sahroali1196
@sahroali1196 10 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@axsanta2x
@axsanta2x 19 сағат бұрын
Waka sheakhodi lasofaristay micnadarad qabyaaladaysan Maxa hada lagafadidaya hadalkiis Iska amusu ninyohow
@Ciise-t6b
@Ciise-t6b 20 сағат бұрын
Ma caydiid baa qiima lahaa Xasan Daahir halkaas baad weligaa ku jiraysaa
@xaajia2219
@xaajia2219 4 сағат бұрын
Allaha u naxariisto Janaral Maxamed faarax Ceydiid. Ka wareeso Mareykanka iyo gaalada kor u kaadiayay waxa uu ku dhigay 1992. Laakiin maangaab aan nasab aheyn qof qiimi leh caqli uu ku garto xaguu ka keenaa? Xataa qof dhintay, iska daa magarto! Intii xanuunsan Allaha caafiyo
@Ciise-t6b
@Ciise-t6b 4 сағат бұрын
@xaajia2219 caydiid gacan ku dhiigle ayaa ayaa gaala ladagaalamay baad leedahay immisa muslim ah buu dilay waa maxay gaalada uu ladagaalamay isagu in laqabto ayuu kacararayay ee qaddiyad islaamiya kumuu dagaalamayn India markuu ambassador ka ahaana Hindigu daroogay ku soo eedeeyeen ceebta ka dhacday adduunkii baa yaabay haddaba kaasi aaway muqdisho hantidii Soomaaliyeed yaa dhacay waxaas oo kale lama amaano
@Ciise-t6b
@Ciise-t6b 4 сағат бұрын
@xaajia2219 inshaa Allaah xisaab baa ka horaysa ilaahay wuu cafin karaa lkn Nebigeenii SCW wuxuu inoo sheegay Alqaatilu wal maqtuulu finaar qofka wax dila iyo kala dilay naar bay gelayaan hadda isaga iyo kii isaga dilayba naarta ayaay gelayaa inshaa Allaah sababtoo ah labaduba dulmi bay ku jireen
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 10 сағат бұрын
Hawiye diinta bar oo u sheeg inay xaaraan haystaan
@ABUYAXYAAHMED
@ABUYAXYAAHMED 13 сағат бұрын
Yahuu wan naga amus Nacalaa kudashee bid ciyahow sheydanka ah
@adamabdi7353
@adamabdi7353 7 сағат бұрын
Kuna samir allah dartiis
@Daqare666
@Daqare666 16 сағат бұрын
YAA KUU DIRSADEY INAAD 30.SANO WACDISO ADOO QABIIL IYO QURAN KU GAMBANAAYO
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 15 сағат бұрын
Inuu noocaada kale looma wacdiyo, waqtina lagumo bixiyo.
@xajiadankoofi7454
@xajiadankoofi7454 17 сағат бұрын
Diinta dhurwaaga ayad aminsantahey ee doqonimada nagala tag
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 3 сағат бұрын
Kuwa hakaan ka taageerayo waa qawaarij kanoo kale
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 15 сағат бұрын
Odaygan gaaleysiinta maxaa lagasiiyaa, war dalkeena gaalo majoogaane yeytahay jiniga aad kitaabka uguyeereysoon inagu arag oday waashay kama xumid
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 7 сағат бұрын
War xasanow dembiga adaa wax ku leh haawey sow adigii lahaa farmaajo erya
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 11 сағат бұрын
adeer adiguba adoo diitas noowada sow buntilan dulmi ugumaad duulin
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 20 сағат бұрын
Nin burbur iyo fawdad keliya wax ku noqda sidee buu u yeelan karaa taariikh u xusan bulshada sheekhoow???.
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 8 сағат бұрын
Diinta in la isku xukumo waa arin wajib ah lkn kitaabka ad ledahay an isku xukuno wuxu qaba in la isku miisamo maslaxo io mafsado marka diinta dhanka ad rabto hala aadin
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Ina Daahiroow laba kale daah quraankaa taaqaan caqiidana ma taqaanid kale daa. Marka Xaaanoow haddaadan Hawiye ka dhalan lahayn mar hore ayaa ciyaalkii aad kaga soo caraartay baraawe ayaa kudhiman lahayd.
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 7 сағат бұрын
Xasan bakhti u sujuude miyaa idinka soo baxay abii u sujuudaya oo dhunkanaya
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 7 сағат бұрын
Diinta. Adiga iyo karatey .indha cade. M. Kawanle. Miyaa nagu xukumaya. ? Intaad xabsiga kujirtey ayaa Somali kala tagtey.. aaqiradaada ilaasho. Ha isxiiqinin.
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 6 сағат бұрын
Shekh xasan waa yadan lama maqlin ma hadaa loo fasaxay inuu soo hadlo
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi 23 сағат бұрын
Xasan daahir axmed madoowe isku koox waaye
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 22 сағат бұрын
Diintu sow maahan taad qarxisay markay shabaab kaa adkaadeen baad waji kale latid khayr beele waa qoladii sayid cali dishey waa kii oo kale sheydaan kabiir dadaas buu dhiig umalabsanayaa khawaarij
@MohamedAli-zs9vf
@MohamedAli-zs9vf 11 сағат бұрын
Haddaaad diiin muslim kudhaqmeyso maxaaaad uga sooocarartay Shabaaab dawladiiii kubad baaadisay aaad maaata kalla faquuuday
@HawaEgal
@HawaEgal 2 сағат бұрын
Shiikhow qolada wadanka laga saarayo waa kuwee ma qoladada la shaqaynaysay ee alshabab baa ma se wadadka somaliyed ee wadanka daganba? Adiguse Midas somali dhigeda qabtaa?
@MohamedAli-zs9vf
@MohamedAli-zs9vf 11 сағат бұрын
Sacuuudiga wahabiyada keeennay maaaanta yaaa utaliyo adna gurugaaaga dab kushid kuleyehiin ma adaaa qaldan mise Somalia
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 12 сағат бұрын
Bidca
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 3 сағат бұрын
Dhiigyacab kiitaab akhrinaya
@IbrahimMohamed-jg5ys
@IbrahimMohamed-jg5ys 15 сағат бұрын
Dadki aad leysay adiga oo AS ayaa la weydiina....Waxaa tahay Cajuus Towbad ka halaaday.o qurunaha..Shaydaan ah.Naarta Allaha kugu fogeyo
@TuuleOsman-c7g
@TuuleOsman-c7g 15 сағат бұрын
😂😂😂😂 gasaaro uma dhinno xasan daahir haduu noolyahey soomali xasan daahir aweeys enataria waa muslimiin beydhabo waa gaalo diinta xasan daahir aweeys waa mid fcn😂😂😂😂😂😂
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Xasanoow ha ku riyoon in Hawiye wahaabiyo maxaa yeeley cilmi ku filan iyo caqli ku filan ayaa ilaahay siiyey.
@xasanxede2985
@xasanxede2985 9 сағат бұрын
Toobad keen intaad ogadeen iyo oromo hawiye kula leyn lahaayeen wey kula laayeene. Ilaahaada ka baq qabriga waad u dhowdaheeee😮😮😮
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 4 сағат бұрын
Ma maanta ahaad ceydiid noo amaanta awalba waan ogaa in aad qabiilisye tahay markii aad gedo dagaalka ka bilowday 1995 ilaa bosaso Abdullaahi yuusuf kugu soo jabiyey marka in ceydiid madaxa kuu saaran yahay somali cadaw buu u ahaa ceydiid mooryaan ah naargale ah
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Malaha sheekh maxamed ma wahaabi ayuu ahaa ?
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Ma ogtahay asaga ayadoo magaalada ku taala masaajid yurub wax looga aruurinayo markuu shirka galay ninkii yiri war warkiis naga daaya soo adiga maahayn mise maanta ayaad ku rati kacsan.
@MegagCise
@MegagCise 21 сағат бұрын
yaa makaroofanka u dhibay
@geeljire1658
@geeljire1658 21 сағат бұрын
Munaafiqiinta dhulka ayaa la gariira marka ay maqlaan diinta ha la isku xukumo😡😡
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 15 сағат бұрын
Kitaabka aad kor u hayso waa kaa bari waxaana tahay wahaabi khawaarij muslimiintana waxaa ku waajibo in ay iska kaa celiyaan.
@adamabdi7353
@adamabdi7353 7 сағат бұрын
Waa murtadiine isku diin manihine mar hadaad alaah dartiis uxirantahay jihad fii sabulaahi ayaa kuu sicdee Waxaana uga xun reer abahaa Xsbsigaada isaga jir
@muqtarmohamed1179
@muqtarmohamed1179 16 сағат бұрын
Iska cibaadayso nin yhaow soomali way kaaa tashatay xasnow diin kaa dheeraa mayso dhiga ala kaa xarinay ayaad daaadee
@xasanxede2985
@xasanxede2985 9 сағат бұрын
Aaway wiilashii ceyr aad barawe ogo soo carartay. Xasan oromow. Qalad ayaad beeshana ceyr ku soo gasheene.
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 3 сағат бұрын
Ninkaan in la toogto ayay ahayd mar hore
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 54 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
37:51
bayGUYS
Рет қаралды 942 М.
WAREYSI #2- CAGTA XAAJI - SIDEE KU NOQDAY WARIYE?
25:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 133 М.
Kaftanka Siyaasada 552 oo aad u xiisa badan
36:14
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 6 М.
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 15 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 54 МЛН