Daawo Xogo Cusub Canfar Oo Guul daraysatay Caawana islaynaysa Heshiiskii Looga Guulaystay Kdb

  Рет қаралды 56,241

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@ahmadmohammed5553
@ahmadmohammed5553 3 ай бұрын
Maansha Allaah. Waa guul aynu ku gaadhnay fadliga Ilaahay iyo dhiigeena qaaliga ah ee aynu Ilaahay ku mahadino.
@hawoali120
@hawoali120 3 ай бұрын
Mashaa Allah guulesta guulesta guryihinina kunoqdq nabad galiyo Allaha idinku geyo inshaa Allah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@AdenUsman-q9m
@AdenUsman-q9m 3 ай бұрын
Asc
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 ай бұрын
Aad baa ugu farxay. EEBE ha inoo soo celiyo dhulkeena. Anfarna yayna Dib ugu soo noon. Somali ha ha la soo noqoto dhulkeeda. Anoo Somalilander ah aad iyo aad Ayaan ugu farxay warkan. Guul Baan u rajeynayaa Somalida.
@AdenAli-i9c
@AdenAli-i9c 3 ай бұрын
Sax waa runta walahaya soomalida guuuuuuuuul Allah halanqabo cadogin haajabo ishala walahaya waa niducny ❤❤❤❤
@ImanGouleed
@ImanGouleed 3 ай бұрын
Bien tres
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 3 ай бұрын
Guul Guul Guul galbéed gadhaay soomaadii matihidhm geeesiyaaasha goobolka sitti nooblaa Guul ciise iyo gobanimo galbéed shaa Allah haaa gauer guuoooea❤❤❤❤❤🎉😢😊😊
@ExcitedCamera-xi2mn
@ExcitedCamera-xi2mn 3 ай бұрын
guul....guuul. guuuul. Guuuul
@MaxamedCabdilaahishere
@MaxamedCabdilaahishere 3 ай бұрын
Waa guul Wayne oo soomali usoohoyatay
@hassanwais2921
@hassanwais2921 3 ай бұрын
Masha allah ilahow somaliba guul daraysatay wanecebahay ilahow somali guul daraysatay haytusiin
@hodancabdi3958
@hodancabdi3958 3 ай бұрын
Guuuuuuuuul warta ilaal abad geesi yada somali
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 ай бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte
@HaboneHassankhayre
@HaboneHassankhayre 3 ай бұрын
Masha alaah waan tagayna dhulnagii kacasban mayno dhimashaduna wa xaq cidi naftiisu ku bandana wa xukun Ala hadana way dull fadhiyaan shabki iyo Dadri dagankuba ciinka kacelin halasiiyo Amar si ay ugaamlaan macaroon kooga insha alaah
@YussufSangy
@YussufSangy 3 ай бұрын
Mahadsanid
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 ай бұрын
Anuu guul uuma arko go'aanada ka soo baxay heeshiiska somalida iyo canfar. Mar hadii wali ciidamada federalka Ethiopia amaanka dadka shacabka loo xilsaaray magaaliiyinkii hore loogu xasuuqay shacab somali ah
@shaafimacalin5498
@shaafimacalin5498 3 ай бұрын
Waa guull guuullll somalida DDS u soo hooyatay weeye maashaa allaah weeye
@seadyare6357
@seadyare6357 3 ай бұрын
Asc Run bad sheegtey Afkaaga caano laguqabey Hud Hud beenaalayaal iskugu tahey Ayaa dadka wareeriyey doors labanlayaa weeyaan
@IssaMoussa-c6r
@IssaMoussa-c6r 3 ай бұрын
Guuuuuuul guuuuuul guuuuuul iyo ilahay mahdi
@geedixirsi-si5sp
@geedixirsi-si5sp 3 ай бұрын
inuuuna heshiiska fulin iyo haduu fulo labada somalida ayey dan ugu jirta wayna guuleysteen somalidu
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 3 ай бұрын
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul iyo gobanimo Soomaali galbeed in Shaa Allaah ☝️ 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪✂️✂️✂️✂️✂️✂️✂️🔪🔪🔪🔪🔪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@ClaahiyareCali-p8d
@ClaahiyareCali-p8d 3 ай бұрын
Cllaahi yaro ali
@afbile1
@afbile1 3 ай бұрын
Guul, Allah mahad leh
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 3 ай бұрын
GUUL SOMALI MEL WALBO JOOGAN SALAN SARE FROM GARISSA NFD KENYA 🇰🇪
@elabeawali9760
@elabeawali9760 3 ай бұрын
Thank you Abdinur for good news provide us and your support.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Ninaan shantaada kaa reebin sharci kasma reebo soomaali guul
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 ай бұрын
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 3 ай бұрын
Guul Guul insh allah
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Ilaahoow guuleey Soomaali galbeed
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 ай бұрын
Waa guulaysanay waana dulayaa ILLAAHAAY idinkiis.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Somali burcad xabashida anfarta oromada itobya dila wlc cadaado
@HbibmahamedHabib
@HbibmahamedHabib 3 ай бұрын
Guull
@AliWarsame-rl9pj
@AliWarsame-rl9pj 3 ай бұрын
Gabalka sitti guul guusha in llaga soo noqon
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Dhulka dhul soomaaliyeed Canfar ha aado dhulkooda
@ahmedismailbulbul9991
@ahmedismailbulbul9991 3 ай бұрын
Aftidaasi farbaa ku goodan horayna loo arkay in lagu qaatay dhul somaliyed Ogsoonoow 1:-Canfar waxa ucodayndoona. kuwa kunool guryihii laga bara kiciyay somalida 2:- axmarada iyo qomiyadakale oo kunool 3magalo 3:-canfar badan oo dibu dajin loogu samayndoono 3magalo 4:- ciidan ka milatariga oo isagu na codaydoono 5:- oo lagu daro malinta tirinta codbixiyaasha codkooda tiro aan jirin oo codad ah xaddhaaf ah
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 ай бұрын
❤❤🎉
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 ай бұрын
12:00 xisaab la'aan nooma cuntanto
@SabaaxJabir
@SabaaxJabir 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 3 ай бұрын
12:01 Shacabkay xasuuqeen iyo ciidankii nagaga dhintay seen xaqooda iskaga dhaafi karnaa ustaad haa ugafin waala arki doonaa dheh i.a
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 ай бұрын
Waa wixii khaladku ku yimid marka horeba.
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 ай бұрын
MW.mustafe ,xukuumaddiisa iyo Taliyaha geesigaa ee Gadhfaydhe waa lawada-guulaystay. Shanta Somaliya ayaa leh dhulkaan. DDS GUUL GUUL GUUL.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Soomaaliyey ha is dhiganina Canfar yey idin gaadin dhulkiina ilaalsada
@OMARAli-r5c
@OMARAli-r5c 3 ай бұрын
Monteur
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 3 ай бұрын
Taliye Gafaydhe Libaax soobaxay
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 ай бұрын
MW.mustafe xaniinyihiisa ayuu fuulay asaga iyo kuwa garabka siiyey ee geesiyaashaa .
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Muqdisho a garabkaaga ah somali fuck itobya
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Ogadeyn af somali ku hadal
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 ай бұрын
Canfar budhuugadhaa waa dhammaatay ku idhaahda.
@HousseinAli-k6s
@HousseinAli-k6s 3 ай бұрын
Asc habalyo habalyo habalyo guul guul guul madaxweyne mustafa maxamud cumar waxa tahay somali dhab ah dhiiga somali nimadu ruun ka tahaf cafarti hadad kaga dagalki origami iyo dagalki afkaba weliga jog weliga madaxweynaha somalida dds ayaad ahaanaysa ilahahow no da ilahahow Noda ilahahow Noda wan ku salamaya 1ooo jeer
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Siyad bare a macil i ahay 5 sana jiray hada 30 sana ahay
@CibaadoAhmed-pc8fv
@CibaadoAhmed-pc8fv 3 ай бұрын
Sitti wararka maanta 13:01
@Cabdala-z2d
@Cabdala-z2d 3 ай бұрын
Nin aan shantaadu kaa reebin sharcigu kaama reebo waa kas maanta soomaali ayaa wax loo ogoladay
@DjamaIguehAli-eo3dd
@DjamaIguehAli-eo3dd 3 ай бұрын
العفر ، هم الذين غزو وعبروا نهر هواس شرقا واحتلوا الارض الصومالية التى من نهر هواس شرقا، حتى وصلوا الى اماكن ما كان يخطر بالبال إنهم سيصلونها، وأبادوا سكان البدو عيسى ، أخذوا أموالهم ، والجيش الإثيوبى كان يقاتل مع العفر ضد بدو عيسى. العفر لهم غرب نهر هواس، والصومال لهم شرق نهر هواش.
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 3 ай бұрын
Cafar waxa u wanaagsan ayaa Somali u wanaagsan.dagaal ama nabad.hakala doortaan
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Markibta boobna itobya xamar keeneya fasax
@ahmedismailbulbul9991
@ahmedismailbulbul9991 3 ай бұрын
Ma hirgalikaraa aya ka horaysa in ay somali ledahay
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Ogadeyn wa somali amxar waqda hano so dhexgali muqdisho ogaddyniya sida itobya idin aqon kara fuck itobya
@khayrboob1500
@khayrboob1500 3 ай бұрын
Sidii aad odhan jirteen uhadaloo dheh soomaali iyo ciise wa laba ee isku mid maaha
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 3 ай бұрын
Ciise waa ciise wna somali dhibta kuheysiyo cuqdadad ciise u qabta mxy ahyd😢?
@khayrboob1500
@khayrboob1500 3 ай бұрын
Siti canfar baa iska leh
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 3 ай бұрын
Caadhgooyow anaga ku wasna
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 3 ай бұрын
Hooyadaa ma dhashaa haday dhasho u keen geesida goobta guushu ku raacday e soomaali galbeed 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼 ina dhilo🔪🔪🔪🔪🔪✂️✂️✂️
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 ай бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,2 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 119 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 32 МЛН
SHEIKH SHARIF IYO FIQII IYO HAMZE AMAR ALLE LAAKIN 20 October 2024
19:59
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,2 МЛН