Dacwadii Saxaabada Sheikh Husein Ali Jabuuti Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya

  Рет қаралды 1,036,309

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

12 жыл бұрын

Пікірлер: 698
@macruf
@macruf Жыл бұрын
05/january/2023 Saacadu 08:54am Anigoo ku sugan magalada London Ayaan dhageysanayaa wacdigaan qiimaha badan ❤ Walaal hadaad aqriso qoraalkeyga waxaan ku xasuusinaya in aad ku dadaasho cibaadada iyo dhageysiga khayrka , allaah khaatumada noo wada hagaajiyo dhamaanteen
@fatimadaahir8606
@fatimadaahir8606 Жыл бұрын
Allah akbar wll waad mahsanthy shukran❤🤲 ilaah ku sharfo akhi
@macruf
@macruf Жыл бұрын
@@fatimadaahir8606 amiin walal , Sidoo kale rabbi haku xafido
@fatimadaahir8606
@fatimadaahir8606 Жыл бұрын
@@macruf amiin muslimkoo dhan alaah ha xafido
@fatimadaahir8606
@fatimadaahir8606 Жыл бұрын
@@macruf hdaa dhameestay muxaadirada 2saac dhagesanaayey
@abusuheyba
@abusuheyba Жыл бұрын
Amiin
@hamdishire6529
@hamdishire6529 7 жыл бұрын
ilaahay ha xifdiyo Sheekhaan. ilaahay daraadii ban u jeclahay. maxaadirooyinkiisu qalbigaaga bay gilgilayaan
@balkisaahmed1176
@balkisaahmed1176 3 жыл бұрын
Hee hoi hoe mccmmmmmmmm
@maryanabdibarre4496
@maryanabdibarre4496 3 жыл бұрын
Mashalllah alaha kajir siya sh
@user-gt1bz9vh7p
@user-gt1bz9vh7p 2 ай бұрын
Wll manooshahey mashallah
@Alexsandro12121
@Alexsandro12121 Жыл бұрын
14/4/2023 ❤ malin Jimco ah Ramadaan 23 maraayo waxaan rajeynaa inoo qof kale arki doono ❤❤❤❤❤❤
@KhalidYare-vc7rk
@KhalidYare-vc7rk Ай бұрын
8/6/2024 habeen axad.ilaahay ha iga dhigo sh xussen cali jabuuti oo kale daaci diinka allah faafiyo❤اشهد أن لا إله الا الله وأشهد أن محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم
@user-eh5qq4fb5f
@user-eh5qq4fb5f 9 күн бұрын
Allahu akbar
@MinaadOrganisation
@MinaadOrganisation 3 күн бұрын
Sxb waxaan jeclahay inaan kula soo xidhiidho ee lambarkaga ama facebookgaaga ii reeb nin hami sare leh ayaad tahay
@MinaadOrganisation
@MinaadOrganisation 2 күн бұрын
Masha-allah
@AniisoAbdirahmaan
@AniisoAbdirahmaan Күн бұрын
Amiin wll Allaha kuriyeyo anagana noo rumeyo 😊
@jeonellie5799
@jeonellie5799 Жыл бұрын
08/march/2023 Sacada /9:26 malin/arbaca Halka an jogo muqdisho Alxm ano cafimad qabo Ayan dhagesa naya wacdiga Aad io aad u qimaha bdn Alle rali haka noqde sheikh Hussain Cali jabuuti 🥺🤲💗❤️
@Sofia-yn6gm
@Sofia-yn6gm 6 ай бұрын
8/1/2024 January Saacada 12:22 Maalin is niin ah Halka aan joogo Saudi Arabia Alx waan Caafimaad qabaaa ❤😢
@Positivity2817
@Positivity2817 Жыл бұрын
Ilahey haa xifdiyo shekhan , Daar Allah ayaan ujeclhy❤Cimri dheer iyo Cibada subaan Allah hasiyo 2:22 PM 18march 2023❤
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal Жыл бұрын
Habeen maseexdo ilaa Talephone keyga Sheikh Xuseen cali Jabuuti ayaa ka daaran. Msh'allaah waxaa ii xasila qalbiga waxaana kusoo kacaa subixii nashaad iyo fir-fircooni. Allaha inoo kaa xafido Sheikheygi waan kujeclahay ilaaheey macaaga Janada ha iga yeelo. 🙌🏿
@muuminjpofficial2690
@muuminjpofficial2690 9 ай бұрын
03/October/2023 Habeen talaado Saacada 1:39am Joogo Nairobi, Kenya Anigoo sii seexanayo ayn daawanaya illah aya og inaan halkan dib oowuso laaban doono. Rabbi hana waafajiyo Khaatumo wanaagsan. Hadad iga dambeeyso Alle kacabsi ayn kudardaarmaya wll
@ZerkaaOnline
@ZerkaaOnline 9 ай бұрын
Mhdsnd ilahay janada alaha hana gu kulmi wll janatul firdowsa alahu akbar
@maryanhassan3573
@maryanhassan3573 9 ай бұрын
Asc 13 /10/2023 sacaduna tahay 2:34 habenimo wxn joga london anigoo cfimdqaba ayn dhamesty Alx imankeyga aya isiyaday mar alala adkheyrka dhageysato wa mar ad alle sijeclaneyso alle haka awal mariyo sheikheena. alle khatumo wanagsan hanugu wada dilo insha allah 😥❤️‍🩹🤲
@Khalid-sw3cx
@Khalid-sw3cx 7 ай бұрын
Amin ,janada Allaha kugu maneysto❤🎉
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 26 күн бұрын
Dhamanten i.a❤
@zayidamiin2256
@zayidamiin2256 5 ай бұрын
Qofka iga dambeyow hdd qoralka aragto iso ducee in illhy janadda nagu kulmiyo❤
@user-qr9hr4hu6h
@user-qr9hr4hu6h 7 күн бұрын
Amin
@SgZimpa
@SgZimpa Жыл бұрын
" 6 July 2023 "wlhi sheeq xuseen cali jabuti ❤ wa mrkii labad aan dhagesanyo jcyl aan uqabo owgeed ❤ waa sheeq cod mcn m.a Allah weyn waxidka janadisa haku casuumo ☝️🥰
@ubahabdi6650
@ubahabdi6650 2 жыл бұрын
MashaAllah shaikh hussein adunyada iyoo akhirab ALLAH baraak ii hassanah haa kusiiyoo inshaAllah
@fatimacabdiwaxid8322
@fatimacabdiwaxid8322 2 жыл бұрын
Allaha,kuxifdiyosheekh Alledardiibaankuujeclahay Shèekh Allahajanadakugeeyo Aamiinyaarabi♡
@zakariyehazani
@zakariyehazani Жыл бұрын
2013 dhagesan jiray bayankan hadern 2023 lagujiraa. 10sano kaso waregtay walina. wa kuraxesta wacdigan ilahow ani shq xusen janada naguwada kulmi❤
@baraafdzyna
@baraafdzyna Жыл бұрын
AMIIN waLaL 😢
@ExcitedIndoorPlant-nt6dm
@ExcitedIndoorPlant-nt6dm 4 ай бұрын
Ameen Ameen wlh sheikh xusen Allah dartis ba ujclahay
@aliabdi3994
@aliabdi3994 15 күн бұрын
Masha Allah Akhi
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 5 күн бұрын
Sheekh Xuseen, Allaah ha barakeeyo Sheekhu Qalbiga ayuu kiciyaa wacdigiisa, waxuu si toos ah oola hadlaa qalbiga, wacdigiisa waxuu dhisaa qalbiga, khushuuc ayuu ku dareensiiyaa❤❤❤
@saidahmed9703
@saidahmed9703 4 жыл бұрын
Sheikh Hussein Ali Ilaahay Dartii baan ujeclahay waanan ka helaaa Maxadaradisa
@omarmuridi2
@omarmuridi2 4 жыл бұрын
Ilaahay duni hana jecleysin wayo waaa maalmo koopan akhiro ilah nguma fadexeyo o ha ino naxristo amin
@alsalaxlaawitvchanel1634
@alsalaxlaawitvchanel1634 6 жыл бұрын
sheekh xuseen cali jazaakalahu khayr alle hanagu anfaco janadana haynagu kulmiyo insha allah
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 Жыл бұрын
آمين يارب العالمين
@ibrahimsalah1253
@ibrahimsalah1253 Жыл бұрын
MashAllah sheikh Hussein jibuuti Allah hakuziyadiyo cilmiga iyo dinta.
@user-fs5wz3zh1g
@user-fs5wz3zh1g 3 ай бұрын
Sheikh hussein Ali jabuti illahi darti ban kujeclahay illahow Adigah rabbi calamin ah Ya rabbi rahman rahim no naxariso janatul firdowso illahi hanagu kulmiyo musliminta dhaaman.
@aminadahir9447
@aminadahir9447 7 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك كت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤
@hassanabdi898
@hassanabdi898 4 жыл бұрын
M.a ilahayow sheikhan janna firdowsa kawarawi
@princeabdaz7491
@princeabdaz7491 2 жыл бұрын
Ameen thuma Ameen
@rashiidmahamud406
@rashiidmahamud406 6 жыл бұрын
Masha allah sheekh Alle ha ku barakeeyo
@buruujmaxamedaxmeddhaga-ca149
@buruujmaxamedaxmeddhaga-ca149 Жыл бұрын
masha allaah ilaahay janadiisa Hoygaga haka yeelo shekh baaraka allah Rabbi hakuu jeclado Basharkiisu sida ay kuu jecel yihin si ka wayn
@MohamedMuhidin-ib6gk
@MohamedMuhidin-ib6gk 3 ай бұрын
Our beloved prophet Muhammad SCW❤❤❤❤
@khalidahmed8703
@khalidahmed8703 2 жыл бұрын
I remember 2018 i love sh jabuuti
@xamsecabdiqadir6381
@xamsecabdiqadir6381 Жыл бұрын
اللهم،صلى على سىدنا ونبينا محمد صلي الله عليه وسلم
@Zaahilmoh
@Zaahilmoh 4 ай бұрын
8-9-14445 Ramadan 18-3-2024 Talaado 3:44:20 second Allah ku xafido sheikheena❤
@farahiman6176
@farahiman6176 Жыл бұрын
Rabbiyow Malinka Laqawan yahay laqatan-yahay hana Fadeexeynin Rabbiyow xaqa Nafahamsi😥
@nabadoonmohamoudfoodcade0393
@nabadoonmohamoudfoodcade0393 Жыл бұрын
Shiikh xuseen cali jabuuti wlhy alcadiim ilaahay dartiisaan kuu jeclahay allahaku jeclaado
@Updirahmanalsharawi
@Updirahmanalsharawi 8 ай бұрын
JazakaAllah sheikh Ajaar iyo xasanaad Allah kahasiyo Anaka neh kuwi kulibana Allah hanagayelo 🤲
@ynd_zaki
@ynd_zaki 4 ай бұрын
Allah swt is most merciful ❤
@ahmedraaj1498
@ahmedraaj1498 3 ай бұрын
2/apr/2024 Habeen isniin ah Saacada 1:10 habeenimo Magaalada hargiesa Mshalah shiikh husien ali jabuti ilhay cimriga ha ubarakeeyo❤
@maankacdehassan6350
@maankacdehassan6350 8 жыл бұрын
masha allah allow hanuuni umada somaliyed iyo kuwii lamida
@yusufdaahir9862
@yusufdaahir9862 7 жыл бұрын
bike cde hassan masha allah wadani ayaad tahay alle haku barakeeyo ana waxaan ku ducaynayaa in dhalinyarada somalida adiga oo kale kaa dhigo
@Raxmokhaliif
@Raxmokhaliif Жыл бұрын
14/5/2023 time 17:42 galabnimo😢allah danbigena io kii walidkena hadhaafo 😢rabi jannada hangu kulmiyo 🤲🥺qof walba Muradku leyahay oo macsiya lahen rabi hasiiyo intii owlad la aan allah owlad bariya hasiiyo😢intii xanunsan rabi cafimad taam ah hasiiyo 😢aaaamiin yarabi🤲🤲
@baraafdzyna
@baraafdzyna Жыл бұрын
AMIIN 😢
@leylamacalin5193
@leylamacalin5193 7 ай бұрын
8/12/2023😢 amiiiin
@liibaanwardi7092
@liibaanwardi7092 5 ай бұрын
amiin❤amiin❤
@user-qr9hr4hu6h
@user-qr9hr4hu6h 7 күн бұрын
Amin😊
@abdiazizsheikh5702
@abdiazizsheikh5702 7 ай бұрын
Sheikh Hussein Ali Jabuti ❤❤ May Allah protect him😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Mnsha Allah alle ha barakeeyo Sheekha inana alle sw haynaga dhigo kuwii wacdigaa iyo waanadaa wax ku qaata Aamiin Yaa ALLAAH.
@cnaasircalixasan9778
@cnaasircalixasan9778 Жыл бұрын
8/june/2023 Saacada 9:40 am Illaahay ayaa mahad iska leh oo caafimaad igu soo gaarsiiyey inaan dhegeysto khayrka❤❤
@user-yu4cp6mv2x
@user-yu4cp6mv2x 5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤
@saciidabdisaciid9526
@saciidabdisaciid9526 2 жыл бұрын
Shiiq xuseen cali jabuuti Cimriga allaha ku dheereyo
@cumarxiirane9848
@cumarxiirane9848 Жыл бұрын
Allah ku xafido shiiq xuseen cali jabuuti🤲
@user-rp7wb2zt7j
@user-rp7wb2zt7j Ай бұрын
My love allah,and,prophet mohamed scw❤
@cmuxudiin3812
@cmuxudiin3812 Жыл бұрын
Masha Allha sheeq xuseen cali jabuuti Allha qeer hakasiyo inaa wacdisey
@faarax2820
@faarax2820 2 жыл бұрын
Ilaahow ha ijecleysiin aduunyo Ilaahow iga yeel mid dadka ugu yeera xagaaga 🤲
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 Жыл бұрын
آمين يارب العالمين
@ahmedcabdisalaan7921
@ahmedcabdisalaan7921 Жыл бұрын
Walaalayaal aanku dadaalno diinteena islamka ayadaa na anfacaysa aakhiro iyo aduun danbigeena ilaahay ha dhaafo janatul fardowsa ilaahy hana geeyo 🙏🙏🙏
@BuuroQurux
@BuuroQurux Жыл бұрын
Aaamin wllkey🥺
@user-ly1xe6mz9v
@user-ly1xe6mz9v Жыл бұрын
June 16 2023 ayaan dhagaysanayaa aniga oo ku suguna san Deigo CA USA. Allow barakee sheekha annagana nagu anfac.
@saciidabdisaciid9526
@saciidabdisaciid9526 2 жыл бұрын
Alle dartiisa ku jclhy ano xaq xumo Ku jidho xita wanadada iyo wacdigaga ino alle sawab iga dhigo ina ku so hanuuno in bdn Ban alle ka baryay shiiq xuseen camalka wngsn allaha ka aqbalo Janada allaha Naga kolmiyo wada ba iga xune basharow eebe hanuun iiga rajeya naarta eebe Ban ka baqaya
@Al_Quran258
@Al_Quran258 Жыл бұрын
11.5.2023. sacada 00:29. Ayaan dhagaysanayaa xadiiskan sheekh xuseen dar alle u jeclahay Walaalayaal salaada ku dadaaala. Sadaqada la baxa. dadkana iska cafiya Alleh ha inoo wada naxariisto dhamaanteen Amiin yaa Allh
@faisoabshir2736
@faisoabshir2736 2 жыл бұрын
Ilahay haku xafido shekh🤲💖
@hamzamuhumed2717
@hamzamuhumed2717 2 жыл бұрын
Muxaaadaro qalbiga taabanaysa manshaalah sheikh Hussein Jabuuti Allah hakaaa ajirsiiiyo
@abdirahman821
@abdirahman821 2 жыл бұрын
M.a
@xidiggawajeer9509
@xidiggawajeer9509 8 жыл бұрын
MashAllah May Allah protect you Ameen ya Allah.
@shukranmahamed4126
@shukranmahamed4126 2 жыл бұрын
Ma sheikh
@xalimocabdilaahi3644
@xalimocabdilaahi3644 2 жыл бұрын
​@@shukranmahamed4126 0
@user-xr7jz8tc1o
@user-xr7jz8tc1o 2 жыл бұрын
@@shukranmahamed4126 𝐾𝐾𝑘𝑘𝑙𝑙
@AhmedHassan-xt8dq
@AhmedHassan-xt8dq 2 жыл бұрын
Asc Wall wan kusalamy
@rabiicimxd3539
@rabiicimxd3539 Жыл бұрын
@@shukranmahamed4126 ¹1111
@CaliBaraf
@CaliBaraf Жыл бұрын
I remember 2010 allah Haku xafido sheikh
@AliTaajir-zn8lq
@AliTaajir-zn8lq 7 ай бұрын
Maashaalàh waa wacdi taariikhiya ilaahay noo dhawr culumadeena
@xasangantal1011
@xasangantal1011 7 ай бұрын
Alle ha ku xifdiyo sh cali jabuuti 🤲🤲
@Ruun.Abdullahi
@Ruun.Abdullahi Жыл бұрын
My favorite sheikh hussein
@hassanadam1117
@hassanadam1117 7 жыл бұрын
Man shalah ilaah haku xifdiyo sheikh aad baan u jehlahay maxafirooyingkagab
@abdirisaqbvvngnb3431
@abdirisaqbvvngnb3431 3 жыл бұрын
hjhvvj
@seyadoabdullahi5699
@seyadoabdullahi5699 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Hussein Ali jabuti alla hakuu hifdiyo
@aminadahir9447
@aminadahir9447 7 ай бұрын
My favorite shekh Hussein ali jabuti❤❤
@islamicmanner3945
@islamicmanner3945 Жыл бұрын
It reminded me again 11 november 2022 dhagaysigiisa kama daalo wlh Sheikh Alle melad jogtid ba ha kugu amaansado
@craxmanxasanmadobe8516
@craxmanxasanmadobe8516 6 жыл бұрын
Jazakallah sheekh allaha kuxiftiyo
@saedguray43
@saedguray43 2 жыл бұрын
Jasakallah khyr sheikh wxn dhagaysanayaa 6/19/2022. 11:13pm
@sayidcalixassan8538
@sayidcalixassan8538 Жыл бұрын
🥰🥰
@adnahussein6060
@adnahussein6060 Ай бұрын
الهم بارك وطول العمر هذا الشيخ. يالله ❤❤❤❤
@HidayoIbrahim-mk8xc
@HidayoIbrahim-mk8xc Жыл бұрын
27 juni 2023 🤍Bari waa soon ka arafo sacada waa 1.35 haweenimo waxa suga yaa salada u so galayso 2.26 ❤️ ilahay ha na aqbalo bari sonka ❤
@thaabitshureyn
@thaabitshureyn 6 ай бұрын
12/december/2023 Galab qamis ah sacaduna tahy 5:05pm Anigo jogo kismayo somalia ayaan dhageysanaya wacdigan qimaga badn sheikhena adka u qimaha badan alle cimri wangsan io cibado suban ha siyo gadashis alle nama fidneyo aniga io inta muslim ah alle an ka baqno mel walba an jogno wllyal cadabta alle hanaga bad badiyo aniga io inta muslim ah❤
@brotherabdul1630
@brotherabdul1630 2 ай бұрын
Masha Allah alle hakuu kordhiyo macalim wanaagsan oo qalbi qurxoon❤❤
@abdihusseinmohamed9115
@abdihusseinmohamed9115 7 жыл бұрын
MASHA ALLAH SHEIKH HUSSEIN CALI ALAHA KA LASKA SIYO DACWADA AAD WADO
@maxamedcabdulaahi8692
@maxamedcabdulaahi8692 6 жыл бұрын
masha allah
@abdirahmankhalif6016
@abdirahmankhalif6016 Жыл бұрын
Sheikh xasen ali allah aa kuu xafiido
@ZEYFI_70
@ZEYFI_70 3 күн бұрын
19-7-2024 6:17 Xili Makhrib aH Muqdizho Aan joogo🎉 Ayaan dhageesanaya Wacdigaan qiimaha badan iyo sheekhaan aan jecelhy Shekh Xuseen Cali Jabuuti❤ Alha barakeeyo barakeeyo Dhalin yaro hadaa aragtan farintayda Ku dadaala salaada Albaabkasta waa adin furmaai insha alH❤😊 Makhhrib Wanagsan 🖐
@abdifatahali2404
@abdifatahali2404 4 ай бұрын
Alhamdhullillah, nicmaad aaaan kugudageystoo Allah wuu isiiyeey, Allah hakuxafithoo yaa shiekh Hussein Ali jabuutu❤❤❤❤
@ducodaarayncali1618
@ducodaarayncali1618 7 жыл бұрын
rabi ha ilaaliyo sheikh
@abdulahiibrahimabdulhi1242
@abdulahiibrahimabdulhi1242 6 ай бұрын
Ilaahy hakuparakeeyo.sheekh❤
@kavaradonaa
@kavaradonaa 8 ай бұрын
27/10/2023 Time 08:30pm عليه افضل الصلاة والسلام ❤
@xz._real
@xz._real 13 күн бұрын
@hafsaali3387
@hafsaali3387 2 жыл бұрын
Masha Allah ya shiikuna allh danbigaaga hadhaafo cilmigana haku ziyadiyo
@AdanSharif123
@AdanSharif123 Жыл бұрын
14 July 2023 maalin jumcaa ilahay hana xafido dhamaanteen shiiq xuseen cali jabuuti ilahay jantul firdowsa ha,ugu deeqo iyo dhamaanten iyo dhamaan waalidiinteen
@akshinflms2775
@akshinflms2775 Жыл бұрын
Ya dawanaya 2023 da
@mjlabsaalah5998
@mjlabsaalah5998 Жыл бұрын
😭
@abdikarimdhago9216
@abdikarimdhago9216 7 ай бұрын
Allah Akbar
@CumarkingKingcumar-vi1ge
@CumarkingKingcumar-vi1ge 9 ай бұрын
والله هذه المحاطرة هي مؤثرة جدا
@CumarkingKingcumar-vi1ge
@CumarkingKingcumar-vi1ge 9 ай бұрын
Allh karim allh karim
@user-updirahmanow
@user-updirahmanow Жыл бұрын
❤❤❤love sheikh Hussein for the sake of allah
@user-ri5oc6de2g
@user-ri5oc6de2g 9 ай бұрын
Zcw Sheekh xuseen Allah miisaanka xasa naadka hakuu siyaadiyo 🤲🥰
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp 3 ай бұрын
Walaalayal Allah weeyne JANADIISA hanaga waraabiyo janadiisa dhamaanteena AMIIIN
@FoosiyaHaashi
@FoosiyaHaashi Жыл бұрын
Sheekh ILahy cimriga iyo cafimadka haku barakeeyo
@AyaanleMaxmed-sh4ov
@AyaanleMaxmed-sh4ov Жыл бұрын
Rabbi swt cimri dheer io caafimaad taam ah ha ku siiyo zhiakh aygii xuseen Ali jupuuti
@abdiomar7231
@abdiomar7231 5 ай бұрын
Msha allh Shiikh Xuseen Cali Jabuuti Allh Raali haka noqdo🤲
@nuurmanka7883
@nuurmanka7883 2 ай бұрын
M.A illhey cimri dheero cibaada leh haku siiyo sh hussein ali jabuuti
@arfiiman4613
@arfiiman4613 4 ай бұрын
I never tired to listen mylovely sheikh Hussein jabutii❤❤❤❤❤
@ahmedadan9396
@ahmedadan9396 7 жыл бұрын
sheikh ilhay ha ku xifdiyo
@guledyaliguled8399
@guledyaliguled8399 6 жыл бұрын
sheikh xusen cali ala yaxifdak
@xamdifaarax4631
@xamdifaarax4631 Жыл бұрын
Allah haku xiftiyo sheekh cali jabuuti
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 6 күн бұрын
16 /7/2024 galabnimo 10ka mibasha muharam waan somahana hadan wacdigan baan. Afurka kusugaya❤❤ mashallah Kusali Nabi scw ❤️❤️❤️
@Nuune785
@Nuune785 26 күн бұрын
26/06/2024 Saacadu 10:23 Waxaan kusuganhy laasacano /Ssc khatumo Allah hanaga aqblo acmaasha Shiikhana allah ajar haka siiyi
@samiyasulayman5844
@samiyasulayman5844 10 жыл бұрын
Masha allah
@khalidlava8593
@khalidlava8593 9 ай бұрын
Wll manoshahy😢
@kooshinmire
@kooshinmire 8 жыл бұрын
Sheikh hussen masha jazakl allh shirkh
@abdullahyusuf9689
@abdullahyusuf9689 7 жыл бұрын
mansha allah sheikh Husen jazalalhu khyr
@ShiineSacad-cd5zq
@ShiineSacad-cd5zq 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sh xuseen cali jabuuti qisooyinka cajiibka ah
@motivation.10.quotes.
@motivation.10.quotes. 2 жыл бұрын
Background nasheed name is 1=Jina iladunyaa 2=جىناالي الدنيا
@me.zaahid6250
@me.zaahid6250 Жыл бұрын
الدنيا دار من لا دار له في الجنة😢🤲
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 Жыл бұрын
صحيح adunyada waxy dar utahy qof an janada dar kulaheen illahy ayan kamagangalny narta🥺🤲
@farxaanjambaq5571
@farxaanjambaq5571 Жыл бұрын
@@fartuuncqaadir9381 !
@adoonkialle3600
@adoonkialle3600 Жыл бұрын
@@fartuuncqaadir9381 ha runti
@SIGMATROLL_1
@SIGMATROLL_1 Жыл бұрын
الجنة دار لمن لا دار له
@hooyomacaan3775
@hooyomacaan3775 Жыл бұрын
الدنيا دار من لا دار له في الخنة
@Bedri174
@Bedri174 Жыл бұрын
Alle Dartii kuu ujeclahay sheekh xuseen cali❤
@hareddaar986
@hareddaar986 8 жыл бұрын
May allah protect u from the devils
@abdirirache
@abdirirache Жыл бұрын
ila 2003 iyaan dhaageystaa sheeikan proud to be jabutian
@yussufaden3537
@yussufaden3537 8 жыл бұрын
ما شاء الله
@abdifatahmuktar7575
@abdifatahmuktar7575 2 жыл бұрын
Mashallah Allah hakucafiyo
Tabliiq 1 SHeekh Xuseen Cali Jabuuti Warfidiyeenka shantasoomaaliya
30:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 252 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Sh Xuseen Cali. Dacwadii Asxaabta Rasuulka SCW.
1:24:53
Meeraysane
Рет қаралды 571 М.
Muxaadaro Cusub ┇► Sh Husen Ali Jabuuti
1:02:23
Salafmedia
Рет қаралды 2,5 МЛН
Wacdi Qalbiga Taabanaaya ~ Naarta iyo Xaalkeeda || Sheekh Xuseen Cali Jabuuti
1:02:09
Sh. Xuseen Cali Jabuuti | Oo Kawaramaya Quraysh || Muxaadaro
41:45
Islamic Dacwa
Рет қаралды 33 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН