"Dad aan soo dhawaysanay ayaa cadawgayaga ahaa, lkin waanu ka....." Ubax Anshax iyo xaajigeeda

  Рет қаралды 67,363

Cadceed channel

Cadceed channel

16 күн бұрын

"Dad aan soo dhawaysanay ayaa cadawgayaga ahaa, lkin waanu ka....." Ubax Anshax iyo xaajigeeda

Пікірлер: 468
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 6 күн бұрын
Yaad jeclaan'lahayd in aan soocasuuno?...
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez 5 күн бұрын
Cidna malag laguu keenye indhaha cas cas cidna hanagu casuumin
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 14 күн бұрын
Wllo ubaxay horta rabi waa kuu gargaaray hadaba waxay kula talinayaa salaada badso rabi ubad kheyr qaba allah hakasiyo aamin
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 14 күн бұрын
Jecel waynan iyo yaraan malahn qofkst cidu uqalant ujclaadaa uunb arkaa❤❤❤guulays🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SagalAhmed1432
@SagalAhmed1432 14 күн бұрын
Masha allh isku waara abid kiin farxad igu noloda abid kiin wllshy qali iyo dumoshigay ❤❤❤
@khadramaxmud640
@khadramaxmud640 14 күн бұрын
Nagaha ku haya wa ilmo yar maxa ka qaldan nin iyo nag isku si uma koran mida kale ubax iyaduba wa inanyar e ka naca carurta is doratay❤
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 14 күн бұрын
Haa waa runtaa dadkan leh waa nin yar waan layaabay aniguba, Lkn Rag yar-yaraysi maleh
@roobleqays9638
@roobleqays9638 14 күн бұрын
Alla haysku barakeeyo Ubax ahmed maxamed cali
@deeqadegan4164
@deeqadegan4164 14 күн бұрын
Masha allah alle haysu kiin bara keeyo reerki isku raaga alle haydinka yeelo reerka buuqa su aala kadayo u duceeya kun jeer hanbalyo hanbalyo 😊
@HodanOsman-op9re
@HodanOsman-op9re 14 күн бұрын
Aaad baaan ufaraxsanahy maaadama ubax qalbigeedu xasilay oo eynaaan ilmeyneyn congratulations millions jeeer reeerkow barakoooba
@safiaelmi4595
@safiaelmi4595 14 күн бұрын
M.a guulaysta lamanaha qliga ah hore u socda❤❤
@asmaosmaan8713
@asmaosmaan8713 14 күн бұрын
Anigu inaan nin xataa yara tuso inan jeclhy nacasniimaan u arkaa dumarow mayla qabtaan
@NajahAhmed-c8s
@NajahAhmed-c8s 14 күн бұрын
Haa wlHi 😂
@user-sp8sz3ow7i
@user-sp8sz3ow7i 14 күн бұрын
Waan kula qaba wlhi😂😂😂
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 14 күн бұрын
Haaa wllo wan kula qabnaaa
@guleidgallery
@guleidgallery 14 күн бұрын
waa fikir qaldan hdan nhy rag😂😂😂
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 14 күн бұрын
@@guleidgallery oo waayo ma inad hablaha ku dheshn bad rabtan markad ogataan
@afnancumer8907
@afnancumer8907 14 күн бұрын
Ana wxn ku daraya in ay ubax tahy qof codkar ah mansha allah
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 14 күн бұрын
Jacylka markad hesho qofka ad jeceshay wlhi nolol maRkaa lamanan ad ayay isugu faraxsanyihin ubaxna inuu jacylku ku waynyay wu ka muuqda lkn alx hadey islehen❤
@user-ki9zl9ph7i
@user-ki9zl9ph7i 6 күн бұрын
Masha alllah alleh haysu kiin barakeeyo isku waara inta nolosha ka dhiman
@mohameddayib2434
@mohameddayib2434 14 күн бұрын
Masha Allah barakaalaah noqda ul iyo dirkeed ilxuni idinma qabato
@user-rp7zl4st9g
@user-rp7zl4st9g 14 күн бұрын
M.a ilahy garabkina ha ahado jacaylo❤️💯
@asmaibrahim6053
@asmaibrahim6053 14 күн бұрын
Masha allha mihimadu waa inay izku faraxsan yihiin izku war ubada khayar qab kale hela❤
@user-fj6bm7iz6n
@user-fj6bm7iz6n 14 күн бұрын
Alx cidna qalbiga masiyo waan ilshataa Qalbiga
@Mariaabdul08
@Mariaabdul08 4 күн бұрын
Mashallah ilahay ha isku barakeeyo reerkan is doortay isjeclaaday anagana jcyladayda hanagu arsaaqo
@hamdaibraahin1245
@hamdaibraahin1245 14 күн бұрын
Noqda ul iyo diirkeeed❤❤❤
@SumayaMohamed-nm3sj
@SumayaMohamed-nm3sj 14 күн бұрын
Mncha allah Qalbie wan ku duceeeyy malinkii hore aniga oo soomann mncha allh isku warraaa 🎉❤
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 14 күн бұрын
Masha Allha Guuleysta Sxbyaal ❤🎉
@afnancumer8907
@afnancumer8907 14 күн бұрын
Mansha allah noqda ul iyo dirkeed seedi soo dhawow
@user-dz4ts7kq9k
@user-dz4ts7kq9k 14 күн бұрын
Masha allah guulaysta alle ha idin barakeyo ❤🎉🎉
@user-wo4xi9nd5e
@user-wo4xi9nd5e 14 күн бұрын
Jecelki waxa badan lagu arkaa in kasto jecelki dumarki ku badan yihiinba jecelki ha guulasto ❤❤❤❤❤
@user-jn3yx7wh5c
@user-jn3yx7wh5c 14 күн бұрын
Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam
@hiponuur
@hiponuur 14 күн бұрын
Mansha allah Mansha allah hambalyo isku waraa abid 🤲🙏🤲
@NimcohodanXasanyusuf-po9vc
@NimcohodanXasanyusuf-po9vc 13 күн бұрын
m,a wllo ubax farxadaado allhe hakugu wado hamblyo hambalyo iga gaadhsiii wllo cadceedow❤
@user-le2pb3xg5j
@user-le2pb3xg5j 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤ mashaa alaha ilahay ha isgukiin dayo Insha Allah
@Ikraam-ud7ck
@Ikraam-ud7ck 14 күн бұрын
Alle ha isu daayo lamanaha quruxda badan ❤
@FarahAbdilaahiElmi
@FarahAbdilaahiElmi 14 күн бұрын
Doonimayno nolol xaasid😂❤ii farxa indhahaugiH❤
@KhadraApdilaahi
@KhadraApdilaahi 14 күн бұрын
برك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤
@Asmaib800
@Asmaib800 14 күн бұрын
Ale haysu barakeyo mash alh
@maandeeq-qh2qg
@maandeeq-qh2qg 14 күн бұрын
Masha Allah wada jira❤
@LiibaanMohamed-rn8or
@LiibaanMohamed-rn8or 14 күн бұрын
Masha Allah guulysta Allha isku kiiim brakeeyo
@CabdicabdilaahiCabdi
@CabdicabdilaahiCabdi 14 күн бұрын
Masha Allah
@CabdikariinMusthafe
@CabdikariinMusthafe 14 күн бұрын
Masha allah alle Haisku kiin barakeeyo wllo cadawgiin hajabo❤❤❤❤❤
@Shukryhussayn
@Shukryhussayn 13 күн бұрын
Wallahi qalbigan idinka farxay isku wara oo barakoba ❤
@MursalMukhtaar
@MursalMukhtaar 9 күн бұрын
Jacayku ha waaro ubax iyo c/najiib Ilahay ha ilaaliyo farxad ku noo laada Jacayl kiinu ha waaro ❤🎉
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 14 күн бұрын
Ow, Manshllaha 👌💯that is so beautiful, illahay ha isu Kiin barakeeyo! 💕❤illahay ha isu Kiin barakeeyo ubad Bari ah Idin kala siiyo…! All Abdimajid Wlhi waa sidas aniga Ayuu will Abdimajid la dhaho ila dhashay…waa naxaristii oo qof ah! Ee Dumashii Ubax oo kale Dunida wey yartahay in la Arko ama maba jirto ee Aad ugu fara adkow! 👍 Wlhi Cadceed iyo Ayan ba waa bilad Sharaf u xirtaan!!!! Congratulation isku wara waayo badan🤲🤲❤️❤️😂😂😂 she is funny manshallah 💯👌👍❤️👏👏 Cashirka ugu weyn ee laga baranayo waa waligaa Qof na ha siinin inta uu mudanyahay in ka badan…hadii kale wuu is waayaaa…marka gabdhow Fahmaa qodabkaa…Raga Janis u siiyaa to chase you!!!!waa shaqadoodee
@ayaandaahircaalin6146
@ayaandaahircaalin6146 14 күн бұрын
Mansha alle family qurux badan alle ha idin daayo walsheey mcn iyo wllky ❤❤
@user-kv5cl1ou3s
@user-kv5cl1ou3s 14 күн бұрын
Allah barakeeyo reerka cusub
@user-it1zj6gp5q
@user-it1zj6gp5q 14 күн бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo isku wara ❤
@user-wo9pb9xx1k
@user-wo9pb9xx1k 14 күн бұрын
Maasha allah ❤️
@hodanboqor8194
@hodanboqor8194 14 күн бұрын
Namber one cadcedow waad mahdsanthy oo quruxdan ada sabb u ah mrlabd wan u hanblyeynya qoyskan quruxda badan alle awald qurux badan oo ehlu dina ha idinku abal mriyo marsadexdana waxad ku amnantihiin khasatan ubax sida sharftaleh ee ninkeda u ağ fadhido ayna iskugu suroon camreda dhexdeda sidey naguhu wada sameyaan si sharfleh ayad ku dhamesateen marnamijkan hal tlana uga qata wall nacbka oo dabe haka hadlina wayo iyga darjo waa wxa ugu filan itad ka shekenysaan mrka haka hadline jawab waxa ugu filan inaad tihiin mudane iyo marwadisa adbaan ini jeclahy waliba xata waan ini casumilhaa hadaan cadiyan ini garnyo mrksaba gulesta nolasha waad u da yartihine 🎉😊
@Mariaabdul08
@Mariaabdul08 4 күн бұрын
Mshaallah
@AyanBarreh
@AyanBarreh 14 күн бұрын
Wow machallah ❤❤
@hanaashiine5368
@hanaashiine5368 13 күн бұрын
qalad wuu dhacaa bani’adam ayaa loo yahay. but nin rag hadaa maqashid waa kii qaladkoo galo qirto. rali galina kabaxiyo. mashalah isku wara 🙏🏻
@user-kc9uq7dz1s
@user-kc9uq7dz1s 11 күн бұрын
Jacaylkii guulaystay hore u socda wada jira O wada jooga waligiinba ❤❤❤
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 14 күн бұрын
Reerkiina Social media ka daaya oo gurigiina jooga waa iga talo saaxiib. Social media uma fiicana families runtii ✋.
@Docaysanhodo-ci9gy
@Docaysanhodo-ci9gy 14 күн бұрын
Wllky cad cee wanaagii oo qofaa tahay reerkii ducaad raacisay
@jaamamuhudin5010
@jaamamuhudin5010 14 күн бұрын
Dad ku dayashu mudan guuleysty wax kaliye aan idin dhihi kiro isku waaro❤
@user-eq8fv5vi5c
@user-eq8fv5vi5c 13 күн бұрын
Masha alllah guul aduun iyo mid akhiro idiin rajy naya
@suleekhacabdi9190
@suleekhacabdi9190 14 күн бұрын
Mashaa llaah wllshy❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@FathiaAbdilahi
@FathiaAbdilahi 14 күн бұрын
Masha allh wll guulaysta abid iskuwaaar❤❤❤❤❤
@user-te7gb7hz5l
@user-te7gb7hz5l 14 күн бұрын
M.a jecelku ha waaro abid❤❤❤🎉🎉🎉
@suleekhacabdi9190
@suleekhacabdi9190 14 күн бұрын
Waro jaceyl wllshy❤❤❤❤❤❤😊
@user-zx8ye8mq8k
@user-zx8ye8mq8k 14 күн бұрын
Congratulations Congratulations ❤
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 12 күн бұрын
Jacayl xaasid ma waayo hore u socda lamaanaha qarniga❤
@mushtaksulayman
@mushtaksulayman 14 күн бұрын
Masha Allah😊😊😊
@user-pl2et6ku7q
@user-pl2et6ku7q 13 күн бұрын
Hanbalyo hanbalyo si were wllo Ubax 🎉❤
@user-zx8ye8mq8k
@user-zx8ye8mq8k 14 күн бұрын
Abyo Mar walipa farxad ku nolow congratulations 🎊 ❤ farxad ku waara abyo❤
@MaidamahamedAhmed
@MaidamahamedAhmed 14 күн бұрын
Mansha allh barakoba
@FahiimoGeele-bc1qs
@FahiimoGeele-bc1qs 14 күн бұрын
Labada qofe is jecell cadow maba wayo Allh ha isku kiin barakeyo 😢😢❤
@AyaaNIsmaaciL-b8g
@AyaaNIsmaaciL-b8g 14 күн бұрын
Mashallha wall alle ha is ku kin barkeyo
@CadarNuur-b2v
@CadarNuur-b2v 14 күн бұрын
Mazhalah walshay iyo zedigay❤❤❤❤❤❤❤
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 13 күн бұрын
Masha Alah lamano cusub wan idin wataa❤
@SahraAden-ud2mn
@SahraAden-ud2mn 14 күн бұрын
M.a hambalyo Hambalyo wllo qali allegurigiina hayniibarakaeeyo
@MustaqiinDhawrsan-or8yu
@MustaqiinDhawrsan-or8yu 14 күн бұрын
Mzha allh family qurux bdn ❤
@user-xm8xz7cm4v
@user-xm8xz7cm4v 14 күн бұрын
Masha Allah ❤😊
@AamiinYare-zh3go
@AamiinYare-zh3go 14 күн бұрын
Guulaysto wllyaal🎉❤
@hoodoabdirahman-qq2dx
@hoodoabdirahman-qq2dx 14 күн бұрын
M.a allh isku wara wllo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoibrahim6897
@nimcoibrahim6897 14 күн бұрын
Mashallah ❤❤❤❤
@user-he9rd8sl4g
@user-he9rd8sl4g 4 күн бұрын
M.a wllo ubax anigana ilaahy hyga farxiyo sidiinoo kle inuu rabi nakulmiyo qofkaygiii aaan jeclaaa oon waayey ilaahy haysoo jeediyo 😢😢😢😢😢😢😢
@user-wo4xi9nd5e
@user-wo4xi9nd5e 14 күн бұрын
Jecelki dhib iyo dheefba waa laga xilaa in kasto kuma guuilasi aniga jeceki❤❤❤❤❤
@DeeqaKayse-vd8rk
@DeeqaKayse-vd8rk 8 күн бұрын
Mansha allah hambalyo sxb ❤❤❤❤❤❤
@NadiyaNaji
@NadiyaNaji 14 күн бұрын
Bari haduu kaa tago kawaran Waji malihide Anagana waji noomaad dhigan😂
@salmanaxmed792
@salmanaxmed792 14 күн бұрын
Mxd ka faa idi adiguh maanyka habooneyn inad isku. Ducyso 😢😊
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 13 күн бұрын
Allaah waydiin barakeeyo
@user-zu7tk1ii3m
@user-zu7tk1ii3m 12 күн бұрын
Wixiii is jecel daacd isu jecel alleh ❤hysu daayo cdowgah hka qabtoh
@FaalayntaXogaha
@FaalayntaXogaha 14 күн бұрын
Ma sha allah ❤❤❤
@KadraMohamed-sk9kn
@KadraMohamed-sk9kn 14 күн бұрын
mnsh allh noqoda ul io diir❤
@IstaahilMaxamed-fw7wd
@IstaahilMaxamed-fw7wd 14 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yw9lv6rz1x
@user-yw9lv6rz1x 14 күн бұрын
Alle haysku barakeeyo lamaanaha
@AbdinejibYusuf
@AbdinejibYusuf 14 күн бұрын
You are funny guys , love you 😍
@user-cp7xd1ue1k
@user-cp7xd1ue1k 14 күн бұрын
❤❤ mashaa allah
@BarwaaqoMaxamed-su6rm
@BarwaaqoMaxamed-su6rm 14 күн бұрын
Than waLhi waa Yara dOqon Uuf ihi kulha naa orod Lkn illahay haa izku kin barakEyo quzhiye😂
@AmchatThaHirMuHumett
@AmchatThaHirMuHumett 14 күн бұрын
😂😂😂
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 14 күн бұрын
😂😂😂
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 14 күн бұрын
@@AmchatThaHirMuHumett😂😂😂
@HAMDAMuuee
@HAMDAMuuee 14 күн бұрын
In yar baa ku jirta😂😂😂
@Mss___darajo
@Mss___darajo 14 күн бұрын
😂😂😂mxd ku cuntey inanta wll😅😅😅😅
@user-pp5jm6rk6p
@user-pp5jm6rk6p 14 күн бұрын
Masha allh❤
@user-es7ln4tw7e
@user-es7ln4tw7e 14 күн бұрын
illahay ha isku kiin barakeyo
@fadaxxashiaxmed
@fadaxxashiaxmed 14 күн бұрын
Mnzha allh isku waara abdikiin ❤
@JimcaaleCarab4700
@JimcaaleCarab4700 14 күн бұрын
Ubaxeey alle ha isku kiin barakeeyo adiga iyo xaajigaaga maalintii hore aad ooyaysayna waan soo duceeyay waliba comant dheer ayaan soo qoray alle ha isku kiin barakeeyo wllo anagan noo soo duceeya inuu ilaahay naga saaro iskaabulonimada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamsamAdan-ur6sm
@SamsamAdan-ur6sm 13 күн бұрын
Mnsha allah ❤hambalyo
@user-pz6er9wl9n
@user-pz6er9wl9n 14 күн бұрын
Msha allh isku waraa❤❤❤❤❤❤❤❤
@MssDheemaan
@MssDheemaan 14 күн бұрын
Congratulations 🎉 ❤❤❤
@ohetsennesteho8843
@ohetsennesteho8843 14 күн бұрын
m.a gabr isaaq iyo wiil Akisho ❤
@user-du8yx8tr7h
@user-du8yx8tr7h 14 күн бұрын
Waar reer comments aan is qabsanee hadaba qoyska ka dhaca inagaaba nacab noqonee😂❤
@cuud4726
@cuud4726 14 күн бұрын
🤣😂🤣🤣 Nacab an inaga ahayn mabajiro sidi lashegey 😂😂
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 14 күн бұрын
ATTT hayeelin😂😢😮
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 14 күн бұрын
Naaa waya cebaysay dumrlan
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 12 күн бұрын
Hhhhhhhh inaa warkooda helo ayn tiktok ogasoo tagy oo Yutube u imaday😅
@user-vk2li3jv4m
@user-vk2li3jv4m 14 күн бұрын
Mansh mansh guu laysta wll
@SaynabSalebaan
@SaynabSalebaan 14 күн бұрын
Masha allah
@kawsarcabdilaahi2267
@kawsarcabdilaahi2267 14 күн бұрын
Maasha aallhaa ❤❤❤❤❤❤
@Mss___darajo
@Mss___darajo 14 күн бұрын
M.a hambalyo hambalyo alle ha isku kiin daaayo🤲🏼ubadna kala hela Wiilkuna waa abtigay siday ubah ka dhawaajisey 😂isoo casuuuma dhiiga ree abtigaa iwadeee😂😂😂
@NasraAbdirahman-co1ks
@NasraAbdirahman-co1ks 13 күн бұрын
Aduunka ma jiro wax ka qrux badan qof ad qalbiga iyo maskaxdaba ka jeceshay😢 Idanka alle iskuwaara😢
@CabdirisaaqmaxamedFeaypi
@CabdirisaaqmaxamedFeaypi 9 күн бұрын
Wa jacaylkii guulaystay ❤❤
@arwaahmed4856
@arwaahmed4856 13 күн бұрын
Naa ninku Ha Hadlee bal Naga amu😂👌🏻
@Najmaabdi9308
@Najmaabdi9308 12 күн бұрын
Hhhhhh
"Wali waan jecelahay, haduu ii soo noqon lahaana.........." Ubax Anshax
49:01
DEG DEG DAACI SAALAX OO XABSI IYO JIR DIL LIIS KUUGU DARAY
19:22
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,7 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 293 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,9 МЛН
hanad iyo asma oo waxpo isku rewan 🤣
6:46
Mrs qaramii
Рет қаралды 237
Dhakhtar & Maweel  Maxa Kala Qabsaday?
27:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 56 М.
"Jacaylkaygu habeena ma seexan iyadoo cadhoonaysa". Kooli iyo Suhuur
35:06
Barnaamij gaar ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame
17:09
VOA Somali
Рет қаралды 120 М.
DOOD WADAAG MAXAA GUURKI QAALIYEEYE
26:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 113 М.
"Waxaan ahay qof qofkeedii wayday." Muniiira
48:42
Cadceed channel
Рет қаралды 162 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 293 М.