DADKA BILAABAY SUURATUL BAQARA OO AY U SHAQEYSAY CALAAMADAHA AY KU ARKAAN JIRKOODA PART ( 2 )

  Рет қаралды 7,020

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@AlinoorSheikhAli
@AlinoorSheikhAli 6 ай бұрын
Walalayal fadlan igu soo doceeya Abahey oo muda 8 ka badan iga xanunsan. Hadii aad aragto ALLE (sw) indhahada nuurkood kama khadee. Hal mar i dhaha ALLAHAYOW Adigaa wax cafiye ILAHOW ADIGA AL-SAMAD ahe Axmed Sheikh Ali iska cafii. Ameen YA ALLAH YA ALLAH YA RABI YA QAFAR YA GHAFUUR RAHEEM. Weynow inta xanuun lama murugsanba cafii adiga safeeya ahee.
@Quran.195-r8s
@Quran.195-r8s Ай бұрын
Allaah hacafiyo 🤲
@DahraanCumar
@DahraanCumar Ай бұрын
Caafimaad taam ah allaha siiyo
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 6 ай бұрын
Anga wan aqriya alx wan dhameya subx walba hal fadhi waliba lkn calamdahs ma.arg madx xanuun an badnayn maoigye lkn waxn dremay farxad badn omateetko igaxirna ifurmay miisankygo kordhay qandho badan lahan jiray igayaraaatay walwalko igayaraday alx inta cimmrigyga kadhiman wan wadi I.a ilaaahy ba mahad iskaleh❤❤❤❤❤❤
@hodanchannel1597
@hodanchannel1597 2 ай бұрын
Wlll anigaba miisankayga kordhay san u bilabyba illa2021kii bilaabay maalin ma dhaafo Farxado saaidan dareema
@NaimaHussainisack
@NaimaHussainisack 2 ай бұрын
​@@hodanchannel1597miizaankga waa kee abyo ifhnsii
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 6 ай бұрын
Jazaaka allah sheikh
@sundabashir5461
@sundabashir5461 6 ай бұрын
Shiikh allaha kaa farxiyo aduun iyo aakhiraba
@asliahmed4844
@asliahmed4844 6 ай бұрын
Alxamdulillah Sh Allaha ku barakeeyo Waan wadayaa akhrinta,baqara Aniga madaxaa aaad ii xanuuna Wayna noo,shaqaynaysaa waana wadaynaa bi'idnillah kariim ❤ Waa guilaysanaynaa
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 6 ай бұрын
Anibo mdxa aad ixanuunoh iyo hurdo la aan😢
@asliahmed4844
@asliahmed4844 6 ай бұрын
@@hodanabdirashiid506 haaa hurdo fiican ani ma seexdo xitaa ilaahay ha ku shifeeyo walaal caafimaad taam ah ilaahay waydiisanay dhamaanteen
@hodanabdirashiid506
@hodanabdirashiid506 6 ай бұрын
@@asliahmed4844 Amiin xbbti
@SahroAbdi-rd8im
@SahroAbdi-rd8im 18 күн бұрын
Allahu akbar 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
@Janna9756
@Janna9756 6 ай бұрын
Jazaklhu khyar Shiekh riimi ❤❤❤
@SahroAbdi-rd8im
@SahroAbdi-rd8im 18 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰😍😍😍❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@maxamedomar8518
@maxamedomar8518 4 ай бұрын
ANIGA WAAN AQRIYAA LKN WAXAAS MA ARKO WAXAAN DAREEMAA HURDO SUBAXDII AYAAN AQRIYAA HAL FADHI LKN HURDO I DHIBTAY MAXAA WAAYE JWB SHEIKH RIIMIYOW ALLAH KU XAFIDEE
@Malyuuncire
@Malyuuncire 6 ай бұрын
Baqara akhrinteeda si baan oga wareegsanayaa allow igusug oo iifududee
@farhiasiad8849
@farhiasiad8849 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabi Allah ku fududeeyo bilaw hadaadan bilawin hadaa wadana hajoojin yar yareeyso maalmo xitaa ku dhameeyo
@AshrafHassan-tn9hq
@AshrafHassan-tn9hq 6 ай бұрын
Alle haku barakaayo sheikh
@SumayoSagal-m5g
@SumayoSagal-m5g 6 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤❤❤
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 6 ай бұрын
Anigu hamaansi badan oo ilmo wata🎉 baan isku arkaa
@saharahussein-k3v
@saharahussein-k3v 6 ай бұрын
Asc shiiq waxan ka aqriyaa jusaka ugu horayo
@XasancadowCali-i5c
@XasancadowCali-i5c 6 ай бұрын
Asc sheikh allh ku barakeyee aniga wxn ku riyoodey ninkeyga oo garka iska xiirey aniguna ka xanaaqey oo dhahey sunada nabiga waye maxaad u xiirtey garka 🥹🥹 sheikh iso jwb allh ku dhowree asc
@fatuushvlogs4305
@fatuushvlogs4305 6 ай бұрын
Shiikh waan akhriyaa awal hal jus baan akhrin jiray hada inaan dhameeyo baan bilaabay umu sibyan baa caloosha iga jirto waswaas baan leeyahay ilahay ha iga qaado
@maxamedjeylani517
@maxamedjeylani517 6 ай бұрын
Wlhi waa is kuwada arkay shek inta wafa shegtay
@caynisaalim4953
@caynisaalim4953 6 ай бұрын
Sheikh rimming animal waxaan aqriyaa. Suuratul baqara galaxy pasta waxaan. Aqriyaa suuratul baqara waxaan arakaa shi.biro yardarm ayaan arkaa subah iyo galab pasta can aqriyaa surat. Baqara. Soo jawaab 😢😢
@Kmn3214
@Kmn3214 6 ай бұрын
Shibmir khayr weeeye wax khayr ba soo socda
@ilhaaniidleofficial9383
@ilhaaniidleofficial9383 3 ай бұрын
Shiiq ani isbuuc ayan wadaa aqrinta suratul baqara habeen kasta bacda cishaa ayaan aqriyaa hal fadhi ayaan ku dhameyaa lkn wali calamadahaas ma arkin maxad igula talimee
@maxamedjeylani517
@maxamedjeylani517 6 ай бұрын
Wlhi waa is kuwada arkay shek
@RuqiyoIbraahim-m8y
@RuqiyoIbraahim-m8y 6 ай бұрын
Asc sheekho waxan arkey kheetii horse iyo khebtan mana jojinaayo Isha Laah
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 6 ай бұрын
Waan aqristaa sheekh lkn kasheekeentaan at ka sheneeso xitaa waa i dhiweee😢
@Quiz.Challenger259
@Quiz.Challenger259 6 ай бұрын
Aniga markan aqrinayo carabka aya icuncunaya waxan kuxoqa ilkaha
@fatumadaud217
@fatumadaud217 6 ай бұрын
Hadii lai sarayana
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 6 ай бұрын
Sheekh ani waswaas badan ayaan isku arkay halfadhi ayan iyada dhan aan ku dhameeyay dhabarka ixanuunay qoyaan ayan isku arkay caajiz iyo hurdo kadib maalin dambo ma aqrin sheekh waswaas ayaan la noolahay mudo 4sano ah salaada waa ku dhibanahay saliga 1 saac ayaan taagnaanaa😢😢😢😢
@SaaraXasan
@SaaraXasan 6 ай бұрын
Wad aby hkacajisin una niyeso inu ilhy waswaska kaqaado😊
@11naa44
@11naa44 6 ай бұрын
Akhriska wad wxso dhan wey ka bixi donan InshAllah
@Maryam-zf7ik
@Maryam-zf7ik 6 ай бұрын
Sheikh aniyo wax xanun ihen Waxan isku arskay sakatulelka hadi ku tukado surah albaqara lab labo darted salada waxa baxa marja suliga togo maba iheso lab kabo
@queennimco8900
@queennimco8900 6 ай бұрын
shiikh waxaan rabaa masaajid La dhisaayo Inaan wax ku darsado MA jiraa masjid La dhisaayo
@farhiasiad8849
@farhiasiad8849 6 ай бұрын
Haa sheikha aaba soo giliye muuqaalkaan muuqaalki ka horeeye ayuu noogo sheegay I hada la bilaabooyo kaas ka soo fiirso
@NasraGulaid
@NasraGulaid 6 ай бұрын
Asc Waxaan ku dhihi lahaa biyo sadaqayso ceel ka qayb qaado waliba meelaha oomanaha ah Waayo Meel walba masaajid ayaa ka dhisan
@FarhiyaAbdille
@FarhiyaAbdille 6 ай бұрын
Hamaansi iyo hurdo iyo nabro lalabo marki isbitaal tago dhiiga guud iska qaado waxbo maqabtid leygu dhahaa
@Fardowsayusufibrahim
@Fardowsayusufibrahim 6 ай бұрын
Sheqow waxa igu so noqnoqday riyada ano iskulka dib uso bilabaayo aniganah wa dhameeyay iyo imtixan igu adag ano galayo
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 6 ай бұрын
Anigaaa markastaa ki riyooda taas waana wxan la yaabay wlahi wx I fasirana waa waayey lkn waxyaaba xanuun nafsaani la xiriiro
@AshoAbdi-ud2up
@AshoAbdi-ud2up 6 ай бұрын
Aniga nabarhas ayan kudhib qawa sheeqow iyo hurdada maxa sameya marka wana rwa inan aqristo hada isbocan maqrinin sawbtana wa huradas iyo jirkii nabraha idhebyan talo isii sheq
@MaryamAhmed-q4s
@MaryamAhmed-q4s 6 ай бұрын
Wad wll siduu shiikha sheegey caafimaadkaada soo dhow😊
@ifrahmohamed7670
@ifrahmohamed7670 6 ай бұрын
3 kamaid ah Ayaan ka isku arke oo a Hamaansigah Io nabraga gud guduudan Urta wan isku arke Urtaas nuc kle ah aan layaabe Dhi
@abshiradubow
@abshiradubow 6 ай бұрын
Aniga marka agriyo wan matanga
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 6 ай бұрын
Sheekh wxaa ka wrantaa hadaa calamado positive ah isku arko Sida: caajiski o iga yaraaday aad iyo hurddadii qyrul xadka ahayd o iga yraatay Firfirconi dheeri ah Caloosha oo I jilicday muda dheer mrkay I adkayd Gunaad mad madaw marmar wa arkaa
SUURATUL BAQRAH MAXAN U AQRINAAYA MAXAAN KA HELAA
27:22
Amino Shiiqunaa
Рет қаралды 19 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
MURAAD KAAGA KU HEL WAX KA YAR 10 DAQIIQO
11:13
Baabu Cilmi
Рет қаралды 127 М.
Sixirka Dhibkiisa Iyo Sida Looga Badbaado || Sheekh Dirir
12:07
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 251 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН