Dadka caanka ah oo itobiyo u hanjabaya🙆‍♂️🤚

  Рет қаралды 49,775

hirka boy official

hirka boy official

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@Jamaalkinboy
@Jamaalkinboy 8 ай бұрын
Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad صلي الله صلي الله عليه عليه وسلم❤☝️🕋🕌.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Csw
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 8 ай бұрын
Maasha allaah wlaahi waa ka heley gabadha xijaabka madow sidey uga dhiidhidey.
@ruqiyamohammed4240
@ruqiyamohammed4240 8 ай бұрын
Wllhi aniga oo somali Galbeed ah ayaa ba kaso hor jedna Wllhi
@Miriamegeah
@Miriamegeah 8 ай бұрын
Mashallaaha Wiilka Yiri Arintaan Waa Arin Family Aya I Taabatay Mashallaah Somali Kusoo Duul Uun Waa Marka Qudha Eey Mid Noqdaan🥺👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 8 ай бұрын
Warunti somali waa Hal famili
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 8 ай бұрын
I love ❤️ hawiye so much gob gob dhashay tihiiin...by from growe puntland
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Somaliland guuuul
@kafiyahabdihakim3070
@kafiyahabdihakim3070 8 ай бұрын
Soomaali wayn guuuùuuuuuuuuuuuul 🇸🇴❤🇸🇴
@amuun9967
@amuun9967 8 ай бұрын
Dadkan caanka iyaga luuqa may kujiraan😂😂😂
@NasteexoCabdi-qp9vm
@NasteexoCabdi-qp9vm 8 ай бұрын
Shiiq mèel taagan waa nin somali nimadu ku weeyntahay m.a aboowe horey usoco
@kaptanLiigamer
@kaptanLiigamer 8 ай бұрын
Somalia guul Badeenu iib ma ahan
@Jaaaama36
@Jaaaama36 8 ай бұрын
Wow moo kl miyaa arkooyaa mise Anaa moodo 😂😂
@user-xm6ee5ls9t
@user-xm6ee5ls9t 8 ай бұрын
8:37
@caseclosed7103
@caseclosed7103 8 ай бұрын
Dhagta tusbaxa saaran...... I lovet it 🤣🤣🤣🤣🤣...my ppl somali funny ppl hhhhhhHhh
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 8 ай бұрын
War dadka hawalina. Bada hoyadiin malleee somaliland baa lee
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 8 ай бұрын
Inaga hadaa dharki calanka isborti lakeenay madaxweyne kasta calamad aan dhumeyn madaxweynaha uguhoreyaa yasir carafad labiskisa
@alimire2
@alimire2 8 ай бұрын
😂😂😂 wallee dhalintaa waa mustaqbalka Somaaliya 🇸🇴🇸🇴
@SaynanAbdi-k8d
@SaynanAbdi-k8d 8 ай бұрын
Somali guuuuuuuul guuuuuuuul
@abdulwahabkhalifa3053
@abdulwahabkhalifa3053 8 ай бұрын
❤❤❤❤ xitaa gebdehenah they are ready for fight
@abdulahiabdisamad5555
@abdulahiabdisamad5555 8 ай бұрын
Somalia guuuul marwalba 🇸🇴
@abdirisaksugulle2810
@abdirisaksugulle2810 8 ай бұрын
Waxaan prank maaha waa wax la isku og yahay maxaayeelay kaas ioobiya taageeraayo waa la dilil lahaa gacan buu arki lahaa
@IbrahimRashiid-q1i
@IbrahimRashiid-q1i 8 ай бұрын
3:05
@AzmiishAhmedAw-ali
@AzmiishAhmedAw-ali 8 ай бұрын
Dhiigu biyo maaha badeena anagaa leh xaasidiinyhy kaalaya wax ka badala viva aabo muuse❤😂😂😂😂
@Lepanziad143
@Lepanziad143 8 ай бұрын
Muuse ku was dhilooy anigo burco jooga kuma faraxsani
@suumaya-ds3bk
@suumaya-ds3bk 8 ай бұрын
Adi takero iyo qadiyad kala sar doqon yahay feraha aqligu kagale hadad aqon lahed sas uma hadashen wale markey digoda arkan saqirka naska nugo xata madayan tasna waxaqiiq o waxey kadhacday muqdisho iyo afgoyi inta udhaxeyso bac atahy uuuuf
@abdulhamidmohamed3791
@abdulhamidmohamed3791 8 ай бұрын
Haku riixo dhilaa ku dhashay
@CraaxmaanJamaal
@CraaxmaanJamaal 8 ай бұрын
Moha karaama big legend
@user-dt7vx8zu2d
@user-dt7vx8zu2d 8 ай бұрын
😂😂
@ShayCade11
@ShayCade11 7 ай бұрын
Folxumo iyo bidaarta dadka daaya kudheh😊
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Waa dad wada xanuusanaya
@zakariyefaysal23
@zakariyefaysal23 8 ай бұрын
inta tiktok kasoo raacdey
@abdirasakahmed4405
@abdirasakahmed4405 8 ай бұрын
Doqmaha xamar jooga Ee ka xanaqsan bada Ethiopia 🇪🇹 la siinayo miyay aqalkoda xoraystan xamar aya lagu haysta 😅
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 8 ай бұрын
Cunigan tas walagu dili kara qatar waye
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 8 ай бұрын
😂😂😂liida xita maku arki waraaa
@deeqocdheere1891
@deeqocdheere1891 7 ай бұрын
Waa sheekakale see wax kayihiin😂😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
MADAXTOOYADA XASAN SHEEKH YAA WAARDIYEEYO?????
@somalistar8261
@somalistar8261 8 ай бұрын
Daaroodka edeb ha ueeshaan War dhul bahan tahaan edeb ha yeeshaan
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 8 ай бұрын
🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰🎉💯
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 8 ай бұрын
Moha ma wuxuu metelayaa oromada soomaaliya kunol oo beriiska soomaaliyed ku soo kortay hadana welina ku dhex nool oo Etopia difacaya bada soomaaliyedna kudodaya ha qadato dadkii soomaaliyed na kala qay qay binaya dhalinyaro qofkii aad ku aragtan inuu Etopia udodayo waa Etopia ee meeshuu tagan yahay ku dila wadankana Oromada iyo etopionka oo dhan halaga saro meeshii lagu arkona halagu dilo waa cadow gurigaga ku dhex jira oo kuu eg oo cadowga banaanka caawinaya etopionka iyo madax ku sheega munaafaqiinta ah ee meelkasta la inoo fariisiyey ee imaaradka iyo cadowga kaleba u shaqalaha u ah wadanka halaga saro.
@user-xm6ee5ls9t
@user-xm6ee5ls9t 8 ай бұрын
Music boxing xa ku was kulah ilyas
@kaptanLiigamer
@kaptanLiigamer 8 ай бұрын
Sxb microphone 🎤 ina naga qarisaan aye eheed prank ku dhiigle
@ShukriKassim-q6c
@ShukriKassim-q6c 4 ай бұрын
Ani wayawee dadka canka banamanka Mey tatagan yihin
@somalistar8261
@somalistar8261 8 ай бұрын
Dhulbahan daarood ka waay waashern wardaaroodoow
@ayan5829
@ayan5829 8 ай бұрын
Ninkii ugu horeye e xamar lagu kufsdo aya noqone 😂😂😮
@sirkaal
@sirkaal 8 ай бұрын
Legend 😂😂😂
@abdimajidmohamed1463
@abdimajidmohamed1463 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@zahradahir2811
@zahradahir2811 8 ай бұрын
Mashallah ❤
@jamaalmaxamed7771
@jamaalmaxamed7771 8 ай бұрын
dadkan Qararku hayo somaliland &somalia laba kala dal waye maxaa adeer anaga tan ka talina wanu ibiayna wlhy hadonte itobiya wax no dhama ma jiran 😏
@BossXafada
@BossXafada 8 ай бұрын
Sax somaliya guuul
@FSBTUBE
@FSBTUBE 6 ай бұрын
No no❤
@sayidcabdi3509
@sayidcabdi3509 8 ай бұрын
Bada ma hooyadiinbale
@historypublishers
@historypublishers 8 ай бұрын
💪🏿🇸🇴💪🏿
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741 8 ай бұрын
Itoobiya caac marabtee waxkale sheega wax xoog lagu qaatay xoog lagu soocishtaa
@ShiineCaadeey
@ShiineCaadeey 8 ай бұрын
soomaliga Noodaa aad kuhadlee Nacaladyahey
@aaminoshiiqali7734
@aaminoshiiqali7734 8 ай бұрын
Mooha. Goormee imaatay malesiya mjooginoo
@DholaYare-ry7jy
@DholaYare-ry7jy 8 ай бұрын
Badaaas ma hoyadiinba leh horta
@dreamgirl.................1422
@dreamgirl.................1422 8 ай бұрын
Reer muqdishow qarar manihaayo dhul ayaan leheen ma ayaad ku doodesaan
@AbdiweliHussein-dy4qy
@AbdiweliHussein-dy4qy 8 ай бұрын
BADENU EEB MAAHA
@user-wp5gb7yn3g
@user-wp5gb7yn3g 8 ай бұрын
Waa wacal
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 8 ай бұрын
Mashallaah Allaahu Akbar muuse ilmahaa yaryarbaa dhaama ‼️ mashallaah 🇸🇴🇸🇴❤️❤️💙🌺🇸🇴🌺🌺🌺💐🌺💐🌺💐🌺💐🌺💐💐🏵️🏵️💕🐎💎💎🕋❤️💙🌺🇸🇴🌺🌺🌺💐🌺
@guled669
@guled669 8 ай бұрын
This is such a dangerous prank to pull in Xamar. He’s lucky to be alive, yeah don’t make joke about Somali sovereignty weliba iin Xamar. You can get killed for less dude
@shurealiim9996
@shurealiim9996 8 ай бұрын
😅
@ruqiyamohammed4240
@ruqiyamohammed4240 8 ай бұрын
Dhiigu biyo maha wllhi
@somalistar8261
@somalistar8261 8 ай бұрын
Beenta daaroodka joojiya doqomo yahoow bari carabta baay kagateen
@somalistar8261
@somalistar8261 8 ай бұрын
Dhulbahan te waay ku guulaaysteen borogaraamka
@user-wp5gb7yn3g
@user-wp5gb7yn3g 8 ай бұрын
Ana dalay
@apdimaalikxazan8984
@apdimaalikxazan8984 8 ай бұрын
Wax la'is la ogyahay😂
@somalistar8261
@somalistar8261 8 ай бұрын
War shabaabka iska celi nimankaan dhul bahan te edeb yeshaan
@Bintu122
@Bintu122 8 ай бұрын
Reeraha cidi kama hadlayn
@TheReal_Man
@TheReal_Man 8 ай бұрын
Qaf miyaa mise qof waa garan waayay ninkan yuunaaniya somaligiisa maxa ka qaldan
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
@CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip 8 ай бұрын
Dhiig kaneeco ayaa ku jira
@PoqorkaJidwaaq
@PoqorkaJidwaaq 8 ай бұрын
😂😂😂😊
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 8 ай бұрын
😂😂😂
@somalistar8261
@somalistar8261 8 ай бұрын
Meediya ninka dhul bahante oo xamar joogo edeb yeesha
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 8 ай бұрын
Wacde somali wa waloolo...by from growe puntland
@MuuseMuxumed-kf5xz
@MuuseMuxumed-kf5xz 8 ай бұрын
Somaliland waa wadan xor ah reer somaaliyaay waxba idin ksmay galin🎉🎉dhiigu biyo maaha reer Somaliland is muujiya
@ManagingAcount
@ManagingAcount 8 ай бұрын
Somaliland bal noo fasir wll
@فتحيهمحمد-ع3م
@فتحيهمحمد-ع3م 8 ай бұрын
@@ManagingAcount😂😂😂❤😂😂😂😂
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 8 ай бұрын
Dhalinyada yar ayaa ku dhamaao.
@Alleyesonrafah10
@Alleyesonrafah10 8 ай бұрын
@@ManagingAcount😂😂😂😂😂😂run safiraada Somaliland ayaaaan sugaynaaa Somaliwayn guulaysta😂😂
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 8 ай бұрын
Wll dhib kaagu waa dhibkeena Ethiopia kiro wax ka weyn ayay wadaa wax fahan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 8 ай бұрын
Dhul aynaad lahayn oo aydayn awood u lahayn ayaad ku doodaysaan 32 ayaad riwaayad iyo been isku sheegaysaan
@HassanAbdirahman-bn8rw
@HassanAbdirahman-bn8rw 8 ай бұрын
No no ethiopie
@MohammeYusuf
@MohammeYusuf 8 ай бұрын
Lama qadankaro fack itiopia is my cado 1
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 8 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
@cbmm798
@cbmm798 8 ай бұрын
Somaliland wa dawlade kii diidayow maantaba dilaac
@somalistar8261
@somalistar8261 8 ай бұрын
Dhul bahante borogaraanka ay wadato fiiri
@Bintu122
@Bintu122 8 ай бұрын
Reerka sheegaysid meesha ma joogan
@lebaan4795
@lebaan4795 8 ай бұрын
Stop stop that is not prank that is the misinformation I know you still making jokes and prank but that’s not good that’s not a reaction please and please don’t?
@Amal_UK
@Amal_UK 8 ай бұрын
Wiilka Darawishta prank%
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 8 ай бұрын
Kaniwuuxanuusnyah
@SomalilandChannel
@SomalilandChannel 8 ай бұрын
Reer xamarow Ethiopia ha isku dirina idinkoo melahaa dhus dhus leh bay idin qaban doontaa waxba qaylo ku yeeli maysaan
@AnabHassan-zb9ju
@AnabHassan-zb9ju 8 ай бұрын
Amxaaro kamo baqno anaga uf adigaa dad umaleeyo waxaas
@sharifjama20
@sharifjama20 8 ай бұрын
Duqa somalida binu adam kasereya ilahayba ma aburin amxaro anago intan katabaryar ayan cashar u dhignay,,, manta u dahi mayno marka cadi iska dhig duqa
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 8 ай бұрын
Athiga yee ku waasin Ethiopia
@abdirasakahmed4405
@abdirasakahmed4405 8 ай бұрын
Doqmaha xamar jooga Ee ka xanaqsan bada Ethiopia 🇪🇹 la siinayo miyay aqalkoda xoraystan xamar aya lagu haysta 😅
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,5 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 7 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 232 М.
baabajeey oo arin layaab leh sameeyay😱😱
15:53
hirka boy official
Рет қаралды 116 М.
CATOOSH YARE IYO BAAQULI BOY OO BAALAHA ISKA RIFAY
11:09
Captan baara official
Рет қаралды 27 М.
Safarkaygii Marka Cadeey 🇸🇴 || My journey to Merca Somalia
30:51
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 257 М.
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 194 М.
Keeydsane oo gabar qorta ka tabaty kadib maxaa dhacy🤦🏼‍♂️😂
8:04
Shorti film Baaquli Boy Iyo Cabtan Baara maxaa kala qabsaday
9:54
Captan baara official
Рет қаралды 22 М.
DEG-DEG XAYAAT PRETTY OO WIIL KU DHEX DISHAY MOGADISHU
8:48
hirka boy official
Рет қаралды 16 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,5 МЛН