dadka dagan Guryihi Dabdamiska oo Saakay xaalad kale kusoo toosay

  Рет қаралды 19,636

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 5 ай бұрын
Dadkaan markoodi hore xagey kayimaadeen cirka maykasoo dheceen mise dhulka ayey kasoo bexeen ku qabso ku qadimeydide.
@fadma638
@fadma638 5 ай бұрын
😂😂😂
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 5 ай бұрын
Dowladu dhulkan xafada noqday ha u dayso dadka masakiintaa dowlooy dhulka bananka ah oo an ciriri aheyn raadso waa hada dowlad sax tahay oo dadkeeda u naxeysa♥️♥️♥️♥️
@cabdalacumar8008
@cabdalacumar8008 5 ай бұрын
Oo hadaad ku dhimataan mawaxaad moodeen in ay jihaad tahay wlhi intaad deganeydeen hadaan leydinka cafin waa ku naar tegeysaan hadaad ku dhimataana ahlu naar ayaa tihiin dhulka waxaa leh soomaali dadka degan wey khaldan yihiin iimaanka alaha u sugo xaqa alaha fahamsiiyo umada wadaadada waa in ay xaqa u sheegaan umada oo lakala saaro hantida umada iyo tan shaqsiga labadaba inay xaaran tahay in lugu noolaado amar la aan Asc
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 5 ай бұрын
Odayaasha waaween ayaanba layaabe oo dulmiga isku raace War wuxuu mooryansanaa
@Bambelmo
@Bambelmo 5 ай бұрын
Habar Gidir waan idinla nagay Maxamed Siyaad Barre na Madaxweyne fiican ayuu ahaa Allaha unaxariisto una qira inuu Aabe Soomaaliyeed ah, jizaar nimada mafiicnee.
@mancityfan660
@mancityfan660 5 ай бұрын
Halaga raro wasaq badanaa qasaaro baraxleey iyo calanleey aada shati maa haysataa meesha baadiye miyaa reer bililaqo
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 5 ай бұрын
Ma aabahaba laha waad qaldantiin waad guurayasaan
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 5 ай бұрын
Waxan usoo jedin laaha madaxda Somalia 🇸🇴 inay shicibkooda dhawran sidoo kale shicibkooodu wa inay ilashadan dhowrtan dawladood waxan usoo jeedin laaha madaxda qaran inay shicibkeena hoos u eegn ooy kor u eegan cadowga nabad iyo nolosha muqdisho ka jirta maanta ka xun ❤❤
@nasro7666
@nasro7666 5 ай бұрын
Kkkk maxamed siyad bre
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 5 ай бұрын
Runti iska guura macquul ma,aha dad aan awood ulaheyn in Ay guraan.Maskaxda ha shaqeeyso. Wada hadal ha lafuro iyo dib udajin.
@waxsoosaar
@waxsoosaar 5 ай бұрын
ISKU DIR TV. FADHI KU DIRIR IYI WARXUMOTASHIIL BAAD MASHRUUC KUSOO QAADATEEN. WAR BAXA.
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 5 ай бұрын
masaakiinta haloo naxariisto
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 5 ай бұрын
Dawlad magaceeda Somalia ayaa dishey. Wllhi dawlad waxay tahay ninki garanaaya ayaa garan lkn Somalia wax dawlad la dhaho kama jirto wyo dawlad waa tii dadkeeda u naxariisata, oo daryeelkisa, noloshisa, caafmaadkisa, nabad galiyadiisa ka shaqeysa. Kuwani meesha jooga dhammaantood waxay ku mashquulsanyiihin xoolo ururso iyo dhul boob. Hadda meeshan dadbaa raba ee dawlad looma rabo.
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 5 ай бұрын
ku dhinta xafadan ku shahida ahlu janaa tihiin hadii leydin ku dilo
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 5 ай бұрын
Hg meeshay degdo kama kacdo waaba dhaqan ay ka siman yahiin aqoon baa abgaal ugu dhiman soo way diiya dadka ay deegaan nada ladagaan
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 5 ай бұрын
Galmudug aada mooriyaan yeheey
@omarhonest6443
@omarhonest6443 5 ай бұрын
Ceeb u bariiri ogaa, oo xaaraan jeclaa. Ma dhulka Dowlada ka guura miyaa laga baryaa?
@saidaali412
@saidaali412 5 ай бұрын
Kaasa Italia sow shalay ma aheen wixii dadka.laga raraayey mise.idinka waa.kaduwan tihiin dadkaas adeerayaalow jooga dhib ma fiicno
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx 5 ай бұрын
Kam guuri karan ma waxa loga guuraya xasan munafaq wuu ibsadey ee idiin ka ayaa ku xaq leh
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 5 ай бұрын
Xiligi siyad bare markii shicib ka la rarayo deegamo kale baa lasiin jiray lakiin dawlad wayn bay ahayd oo awood leh lakiin dawlad awood leh ma jirdo hada waxan oran lahaa dadkaan meel hala siiyo ay degaan
@AbdiArtan-o1e
@AbdiArtan-o1e 5 ай бұрын
Goaankiina haka laabanina darbi kasta qori laga jeediyo difaaca fdhuljiina
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 5 ай бұрын
Oo kaale aqli xumaa dadku dhlka dowladeed ka guura 200 dhul marka dhiibeyse oo dowlada siiyeeysa maxaa udagii weysee adigu oo dhul dowladeed ku keene
@Rocco-v7h
@Rocco-v7h 5 ай бұрын
Wadakam wey qaldanyihiin hadii laga kicin waayo dhulkaas 😊 anigana laga ma yaabo inaa ka guuro tarbuunka oo ah dhul dowladeed 😂😂😂😂😂 Quri ayaan la soo baxaayaa markeyga
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 ай бұрын
DHULKA WA DHUL HAWIYE SHACABKANA WA SHACAB HAWIYE O JOGA DHULKODA AYAGA LEH
@cabdilaahimaxamed7698
@cabdilaahimaxamed7698 5 ай бұрын
Wllo duqsiga ka ilaali dheh cuntada 😢😢😢😢
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 5 ай бұрын
dadka in taan waxaa soo gar siiyey qorshe xumada dow lada dhul la dajiyo looma wey nin ee dow lada ayada dhanaa dulmi ku jogta ilahey ha daba gadiyo
@saidaali412
@saidaali412 5 ай бұрын
Adeerayaal majoogtiin meelo badan ayaa dad laga rarey hadii dowlada u baahan tahay meel iska raadsada
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 5 ай бұрын
Dadkan hunfeey miyaa . Cagey deganaan jireen?? Waxaa yaab ah. In dhulka diwlada ka dego mudo 33 sano oo. Hafsa la dhaho waan ku dhinaneeynaa !!!!
@yurub5288
@yurub5288 5 ай бұрын
War meesha iska na diifiya oo iska xaadha ku dafada😮
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 5 ай бұрын
Aqli habargidir waa kaas😂
@AbdiArtan-o1e
@AbdiArtan-o1e 5 ай бұрын
Shacabku go aankoodu waa ku saxanyihiin
@faaysalluq7413
@faaysalluq7413 5 ай бұрын
Cadalad xumoo dowlaad tuugo ah
@User7654suy
@User7654suy 5 ай бұрын
Xasan Dal Xaraashe.👎🏿
@abshirmohamed9935
@abshirmohamed9935 5 ай бұрын
Awalba xaraan ku naax miiran baaad ahaydee xoolo dad wayne maa isku dhaarsateen waa umad xaaran ku koray kuligood
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 5 ай бұрын
xafada afar teeda gees basuke soo dhigta isku di faaca
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 5 ай бұрын
Adigaa suwaahili shayaadhiin ka soo jeeda
@RahmaNuh-v3w
@RahmaNuh-v3w 5 ай бұрын
BAL MAQAL XAARAANT JECLAA DADKAAN
@suadaydid5270
@suadaydid5270 5 ай бұрын
Ma xoog bay ku deganan karan,,,,, ku wada dhinta
@Farhan-mi8rl
@Farhan-mi8rl 5 ай бұрын
Waa mooryaan ku habsatay dawladna ma jirto
@MohaMoha-k7d
@MohaMoha-k7d 5 ай бұрын
Ka kaca nio mesha mooryan yahay mooryanta dhashay habar gidir
@lulaa1113
@lulaa1113 5 ай бұрын
Dhulka maa kuwaan soo tufey awal xaggee ka yimaadeen markey dhulka dowlada boobaayeen
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 5 ай бұрын
Dadkaan qaxooti miyaaa mise wax kale i fahamsiiya
@roblebrick1536
@roblebrick1536 5 ай бұрын
Sahib dowlada markay imaada xacarariin
@suadaydid5270
@suadaydid5270 5 ай бұрын
Taga meeshad ka timaadeen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 ай бұрын
Aun engineer Yariisow ayey ku dileen oo ay bom ugu xireen tuugtani cagafta mariya guriceel halgu shubo ku noqda meeshad ka timadeen
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 5 ай бұрын
War ka baxa dhulka dwlada
@cismaanguure927
@cismaanguure927 5 ай бұрын
Goob ay dowladda lahayd haddii ay noqotay deegaan shacab sidee lagu xalinkaraa laakiin aniga waxay ilatahay shacabka ha loo daayo ,
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 5 ай бұрын
axsan goboladii aad ku dhalateen u guura bi fadlikum
@nuurahmed1507
@nuurahmed1507 5 ай бұрын
Faataale xabad baa dabada leydinka galinayaa mooryaan baa tihiin
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 ай бұрын
Guriceel iyo hobyo hawada aadeen tuugta ilaahey ka furatey oo hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@highflyer215
@highflyer215 5 ай бұрын
Xaalad kale kusoo kacay maxay kawadan marka. Sidii caadiga aha bay kusoo kaceen may dhahan.
@shuaibhassannuh8046
@shuaibhassannuh8046 5 ай бұрын
somaliya ayaa laga hela in dad 30 sano ka badan daganaa guryo aysan lahay kirana laga qadin waligood, ay markii loo baahdo dhahaan kama baxayno waana ku dhimanaynaa
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 5 ай бұрын
Cirka mey kuso dhaceen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 ай бұрын
Halaga sifeeyo oo Hubka ku tijasbiya oo tuugtani ku ilmo dhaley shaley Aun Yariisow ayey dileen markii uu yiri ka guura dabdamiska
@chronicles6197
@chronicles6197 5 ай бұрын
Waar gura .hormalka
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 5 ай бұрын
War dadkaan miyeenan allah aqoon May iskaga guuraan waa dhul dan guude
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,3 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 54 МЛН
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 15 10 2024
15:44
Universal TV
Рет қаралды 17 М.
TOOS: MAXKAMADDA RAFCAANKA GOBOLKA BANAADIR DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI MACALIM.
1:04:02
Somali National Television
Рет қаралды 210 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН