Рет қаралды 885
Dalsan TV
Dadka deegaanka oo kaashanaya Maamulka degmada Ufayn ayaa olole isugu jira jarid iyo gubid ku qaaday Geedka Garanwaaga loo yaqaan ama Geed Yahuudka.