Dadkii ka soo barakacay Colaada laascanood ayaa ka hadlay Xaaladooda

  Рет қаралды 25,262

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 161
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 Жыл бұрын
subxanallah ilaahay ha inoo fududeyo dhitan wallaahi somld baa inoo fiicnayd ❤
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Жыл бұрын
GARAADKA DOQONKA AH ISKA QOSLAYA EE JAAMAC SIYAAD AYAA DADKIISII SIDAA U GALAY....WAAR REERKA JAMAC SIYAAD MAXAADVU HAYSAA
@ismacil9022
@ismacil9022 Жыл бұрын
Sonoqda mahad canbashe iyo faratoon ukaalaya wanu idinla damqanaynaye
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 Жыл бұрын
Nabad ilaahay ha idinka dhigo ciidanka qaranka somalaialnd Allah ha barakeeyo shacabkana dawladu ha u gargaarto oo wax ha la qabato
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Жыл бұрын
GARAADKA GALA DAGAALKA BAL DADKII SIDUU U GALAY BAL EEGA...
@ridwansahardid5990
@ridwansahardid5990 Жыл бұрын
Wuxuu si fudud u yidhi gala dagaalka siday wax uburburaan Uma dhismaan
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
waa wax laga jidhidhicoodo walihi ilaahow nabad baan kaa barinay iyo umad midaysan amin !!!!!! from saylac
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Way iyo way maxaan u qabankaraa ma jirto in aan Allah u baryo oo aan ooyo mooyaane Nolosha qiimaheeda somalidu ma taqaan nin dan leh uun baa ku galgasha Dadku waa isku dad waa muslimiin Waa qaraabo waa walaalo Cidii kalasaarta Cadaab Allah ha geeyo.
@mubarigrashid9198
@mubarigrashid9198 Жыл бұрын
Hooyo alle haydinku soo celiyo nabad galyo dhuliina
@MilgoHoussein-ty2nk
@MilgoHoussein-ty2nk Жыл бұрын
ALLAH HAA NII GARGARO AMIN NABADA ALLAH HAA NII SOO CELIYO AMIN LAKIIN LAHADLA GARAADADA INAY KAA BAXAAN DADKAAN PUNDLAND MAXAD INII AMUSSIYEY DHIBTA ININKA QABEE
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Жыл бұрын
dee eedo waxaa waxa idiinkeenay mr gala khamriga oo nin waalana ale wax khayqaba ha idiin keeno aaamiiin hooyo
@abdirahmanadam8074
@abdirahmanadam8074 Жыл бұрын
Ilaahay ha inaga qaboojiyo dagaalada caafimaad iyo khayr iyo nolol wacan iyo saacido wanaagsan ha inagu nooliiyo
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf Жыл бұрын
Odayga gadhka cad leh ee garaadka isku shegaya ayaa fidnada wada foolxumo aya ka raacday dambigaasna isaga leh
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Жыл бұрын
😂😂😂😂 bal caqliga aadka u daciifka ah ee aad ummada la hor imaanayso eeg magaalo dhan oo dad iyo duunyo ku dhaqantahay ayaa lagu soo duulay oo la barakiciyay garaadka aad sheegayso ka hor 115 qof oo reer sool ah ayaa lagu dilay meeshana muuse bixi ayaa ka talinaayay cida dadkaa dishayna ilaa hada muuse biixi qiil uma hayo maanta oo qori lagaga saarayna cid madaxjabin lagu dilaayo ma jirto nolosha wanaagsan ee aad ku haysato dulinimo iyo xiriyad la'aan waxaa ka wanaagsan adiga oo faqiir ah oo xoriyad haysta
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf Жыл бұрын
@@ahmedsaedyusufahmednur1640 odaygasi waxa u ka taliyay dagaal arinkaasina wada hadal aya lagu dhamayn lahaa sababto ah maanta matida iyo dadka ku barkacay odaygas gadhka cad aya la wedyiya Muuse bixi laftisu dambiga wa leyay isma dhaanto iyo dhasheed waaye
@minursa02
@minursa02 Жыл бұрын
​​​@@Saeedahmedyusuf Nacaskaan wuxu kugooslayaa an ogeen, cadiifad reernino iyo xisbi ba hayaa. Reerkisa o nabaad kunool ayu larabaa buurbur ummad kale Muslimiin ah, asagoo isleeh xisbiga xukunka haya kuxume. Sidaa taageero laguma Helo, idhiinka hope isudigayaa.
@Noredin20
@Noredin20 Жыл бұрын
@@ahmedsaedyusufahmednur1640 150 laascano lagu diley iyo 500 oo Somaliland lagu dili jirey ilaa 1998 kii wllhi kuli waxa diley Argagixiso da Dhulmahante ee Daarood. 2003 kii waa tii Lagu Qabtay Ninka la yidhaahdo. **JAAMAC KUUTIYE* dagaalku marki u dhacay waa kuwa soo wada Galay Ragii dilka geysan jirey. E Cabdi madoobe u hoganiyeen. Waa taa hubka lagu so daabulayo. 2008 kio waa ta Rag ku Qudbadaynaya Parliament puntland waa in la dilaa Qof kasta oo Somaliland taagera. Sxb war la qabo xiiso. Manta Muqdisho aya lagu haya hubkii Argagixiso ee u socday Laascano
@aliibrahim1725
@aliibrahim1725 Жыл бұрын
Ilaahay haniigargaar insha alhaa ilahay ciida nka qaranka hagarbgalee way idiin soo celidoon taa nabad galyadii iyo hiigsidii aad leheeda insha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kamaalderia4842
@kamaalderia4842 Жыл бұрын
Walee dib usoo noqonmaayaan ducufada somaliland xabad baa iinoo balan aj
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 Жыл бұрын
Gala dagaalka wax badan ayaa ka dhashay
@MahdiHagi
@MahdiHagi Жыл бұрын
Yaa rab naga qabooji...dad noloshooda iyo waxbarashadooda wata.. .SubhanAllah
@cabdirahamaan5012
@cabdirahamaan5012 Жыл бұрын
Ilahay ha idin boga dhayo
@mahamoudali
@mahamoudali Жыл бұрын
Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa Allaahummaxfid ahlanaa wa.amwaalunaa wabilaadunaa min jamiicil aafaati wal.amraadi wabelaaya wasabit aqdaamanaa wansurnaa calal qowmil kaafiriina walmunaafiqiina walmushrikiin Allaahumma aamiin
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 Жыл бұрын
Maansha Allah ilaahay haku barakeeyo adeer waa runtaa nooloow
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Жыл бұрын
Inkaar qabe garadlawe jaamac uurdoox gala dagaalka ayaa halka nadhigey..Dawladbaan hoosjoogney.
@iidxasan5453
@iidxasan5453 Жыл бұрын
Aaaamiin aamiiin allow nabad iyo caano nagusoo celi
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Masha allaa hooyo macaan isha allaa nabadii way inoo soo noqon calasta iyo gala dagaalka khatumo seeka ah iyo dadka inay dumiyan lascanod ku soo qatay way iska dhaman isha allaa ciidankana soo afjari samra wax yar Isha allaa dib u soo noqon mayso cadaw baa ina halay
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Ilahay haydin gargaaro
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Жыл бұрын
Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Aaaamin Alle heynaga qabojiyo Dagdag ilaahey haidibsoceliyo
@Sahal63
@Sahal63 Жыл бұрын
Subxaan allah, waa wax laga jidhidhicoodo, waana u diirnaxayaa dadkaa Somaliyeed ee ehelka ah ee dhibka gacanta bini adamka lagu sameeyey loo geystay, intii ka danbeysena maalin baa lala xisaabtami., allah swt dhulkoodii nabad ha uga dhigo, fidmawalayaashana haka qabto.
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 Жыл бұрын
Mubaarik waa ciidanka madaxtooyaddda ma aha arday jamacadeed
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 Жыл бұрын
Allah nabdi ha uso celiyo re lascanod cadawgana haka saaro
@AbdinasirMohammed-z3t
@AbdinasirMohammed-z3t Жыл бұрын
Ilaahay nabadiina ha idiin so celiyo iyo dawladiini somaliland
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc Жыл бұрын
GARAADLAAWE ALLE KU DULLEE MUXUU MASIIBO KA SHAQEEYEY.
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 Жыл бұрын
Ilaahay ha idiin gargaaro xaalada aad ku jirtaan ilaahay baa idinka saari kara. Dagaalka ninkii iclaamiyey garaadkii yidhi galla dagaalka ayaa ka masuul ah wax allaale wixii maatidaas gaadhey if iyo aakhiroba isagaa qoorta loo sudhi doonnaa . Kuwii dadka layn jirey ee isku dirayey maamulkii meesha ka dhisnaa iyo shacabka reer sool ayaa ka.masuul noqonaya wixii dadkaas gaadhey.
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 Жыл бұрын
Subxanallah Allow garaad jamcow umada Ka qabo bal EEG wxu umadii u sababi
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 Жыл бұрын
Illahay coolaada ha idiga dulqaado Amiina.iyo gaaradada
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Imikay odhan badhyoculustii wa isaaq maamoyinkani, ilaayn wa dad xiqdi buuxiyay laascanood inti ficanbaa uhadhi kuwa dugaaga noqday ee maydka cunaan way dhaafi insha allah
@adoontialle4681
@adoontialle4681 Жыл бұрын
ALLE NABAD WAARTA HAYDINKUSOO DABAALO
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Allah guryihiin nabad qab ha idiinku soo celiyo runtii waa wax laga xumaado dhibka dadka soo gaadhay. Miftaaxii nabad Muse ha laga soo qaado
@fowsiamuhammad6784
@fowsiamuhammad6784 Жыл бұрын
Ilaahay colaada haynaga damiyo abtiyaaladey ilahaay khayr haka dhigo walaahay yagori oo aan tegey oo aad u jeclahay dadkaasina dadkeygii yahay aad baan walahay uga qiireysanahay rabiyoow nabada nogu soo celi yaa rabi
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Жыл бұрын
Naceyeb isaaq baad magaaladadi Uburburisay Talaa xumo dhulbahan tee ayaad utahay
@minursa02
@minursa02 Жыл бұрын
Dulbahante naceeb Isaaq kama ahene waa cadiifad iyo xumaan reeraha kale dulbahaante uqabeen hoormarkey gadeen Jamaac Sidyaad qeeb libaax na kafaaideen xiididkeey la heeysteen Soomaliland.
@xasannuux5275
@xasannuux5275 Жыл бұрын
Alle hadi xafiido
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 Жыл бұрын
Allah u sahal umadda Islamabad ah
@Axmedfa123
@Axmedfa123 Жыл бұрын
Alle ha u soo celiyo nabadii ay ku naloonjireyn dadkaa cidii sida u sababtay alle waa hor imanayaa maalin aan qofna dafirikarin wixii u sameyey
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Жыл бұрын
walal nookaalay hargaysa burco boorame soodhowaada gacma furan makala maaranee
@liibanfarah5982
@liibanfarah5982 Жыл бұрын
Shukran
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Жыл бұрын
Ilaheey nabad hadin siiyo iyadaa wacane umadda Somaliyeed nabad waarta Allaha dhexdhigo
@abdiaziiz5820
@abdiaziiz5820 Жыл бұрын
ale nabada haynoosoo cesho 😢😢
@AhmedMohamed-gu8hr
@AhmedMohamed-gu8hr Жыл бұрын
*One somalia 🇸🇴 for ever, Nothing call somaliand, SSC Guul iyo Gobanimo, Dagaalka Gala, One somalia 🇸🇴 for ever*
@ayanmahamud1404
@ayanmahamud1404 Жыл бұрын
Allahaw nabasii
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Alla idin gargaroo 🤲🤲🤲
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 Жыл бұрын
Halkaa waxa ka cad nimanka dadka mashruuca ka dhigtay inay Garaadlawayaasha khaniisinta khanìsintu dhashay ee la leeyahay hablihii yaryara ee reerahodu ka qaxeen wixii la kufsaday mooye waxa kalena iyagaa looga fataala ayaa dhibaatada oo dhan ka masuula oo burburka iyo jabka dadka dano shakhsi iyo lacag urursi ku jira iyo kuwaa dameerada ah ee qurba jooga ah ee xabagta caba iyo gaasta ee nijaasta ah . Dadki waakuwa qaylinaya ee jabay ee inay qaldameen is ogaaday
@naasirsulieman8737
@naasirsulieman8737 Жыл бұрын
Waa talooyin Masiiriya Hala hirgeliyo
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 Жыл бұрын
Garaad Galaa Dagaalka baa kaa Masuul ila Akhiroo daadka kuu dhintay iyo kuuwa kuu Barakacay Laascaanoodo
@SEEWEEYETV
@SEEWEEYETV Жыл бұрын
Hooyada baa ka masuul ah
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 Жыл бұрын
@@SEEWEEYETV Ciyalasuuq Hooyo Caayee nacaalad baa kuu Taala aniga ii jawaab oo Waalidka afkaga quudmisan kaa weeci
@abdilahidheeg5971
@abdilahidheeg5971 Жыл бұрын
Alaa faxane haloo noqdo Alle iyo Qarankii Somalind ee lagu gafay.
@nihaayamedia3493
@nihaayamedia3493 Жыл бұрын
Intay nabadi joogto ayuu ninba la nin leegyahay.
@abdulrahman-zq3vs
@abdulrahman-zq3vs Жыл бұрын
Somaliland Army dadkiina caawia
@fj1914
@fj1914 Жыл бұрын
Dadka hoobiyo bay ku garaciyaan 😂😂
@wiilkaxaafadda1819
@wiilkaxaafadda1819 Жыл бұрын
​@@fj1914 kuwan maaha kuwa hoobiyaha lagu garcyo kuwani waa Dadkayagi ee kuwa doonaya inay nabada magalada wax u dhimaan ayaa loogu tala galay hoobiyaha, meel hadu dagaal ka dhaco hubku makala yaqaan waa shacb iyo waa mid dagaalmayy si buu uwada saamynaya
@abdulrahman-zq3vs
@abdulrahman-zq3vs Жыл бұрын
Fiqishini iyo Dulbahante wa dadkeeni, Majerteen iyo Carab maxammed saalax aya Laas caanood laghasafeynaya.
@samsamibraahim205
@samsamibraahim205 Жыл бұрын
Dumarkaaba dhibaatada bilaabey
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 Жыл бұрын
Ilahay dhibka hadinka dulqaado nabad baa naas lanuugo leh dowladiinii somaliland ku soo noqda oomagaladiinii dhista
@ahmedhayan8921
@ahmedhayan8921 Жыл бұрын
Illaahay subxaanuhu watacaalaa nabada dib ha idiinku soo celiyo
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 Жыл бұрын
Waan ka naxay walaahay garaad laawe muxuu dhiig Muslim cabey oo caruur cunay cadaab ku war idam ale dad maansha alaa jooga ayuu ku la soo wabariistay belaayo iyaguna iskamay garan ee waa ladaba guuray nabsigii somaliland ayaa helay
@YasserAA93
@YasserAA93 Жыл бұрын
Ina cabashe reerkisa weeyaan! Adeer waan kala baxaynaaa idoorow
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Maxanu kala baxna maatidaadi ayad sidan uu gaashaye
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Alaylehe lahjad dhulbahante way tahay dhago ayay dadku leeyihiin hadalkeeda runta ah baa ku dhibay badhya culus iyo wax ka liita ciida cun
@asmaahmed-xw3hm
@asmaahmed-xw3hm Жыл бұрын
ILAAHOOW NABAT SOO DABAAL
@adamlonghill
@adamlonghill Жыл бұрын
Gared Jamac did this
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
ILLAHOW NABADA U SOO CELI SOOL IYI MUSLIM OOBDYAN
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 Жыл бұрын
Ciidanku qarank somaliland haka saaran huwanta ku soo duushay
@suleimansh.adamhererbritis128
@suleimansh.adamhererbritis128 Жыл бұрын
😢 axaxax mar horaan sheegy inaan colaad cizi lagu gaadhin
@asmaalicigal3308
@asmaalicigal3308 Жыл бұрын
Allow colaadan dagaalkan ilahoow naga qabooji alle umadiisa nabdgalyo hadhex dhigo subxaanallaah
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 Жыл бұрын
I feel sorry for you, but why do you listen to someone who doesn't care about you at all? It is not too late go back and say sorry to somaliland. What ever you discuss it's up to you.
@aminamuse90
@aminamuse90 Жыл бұрын
Bal dadkaa sida noloshoodii loo baa biyey day.
@suho7712
@suho7712 Жыл бұрын
Garaaadka iyo muuse xisaaab aakhiro ayaaaa utaaaala
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Muse iyagaa soodontay oo dantooda garan wayey lkn gardka lagala xisabtamaya midas gala dagalka maxaa kadambeeyey
@SEEWEEYETV
@SEEWEEYETV Жыл бұрын
Dawlad beel
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Kuwan waa idor iskah dhigayah dhulbahanteh war isku xishodah waa laydin ku yaqan bentah kkkkkk 😂😂
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Illaahay hadinka qaboojo gala dagaalka akhiro wa loo qabanayaa dadka dhintay iyo kuwa barkacaba intu magaaladi dab ku qabtay iyuu kolba meeshi nabada seexanayaa garaadku lacagiina ka guranayaa qurba jooga 😊😊😊
@monikhakima5451
@monikhakima5451 Жыл бұрын
alla laascanood 😪😪😪
@NasircabdiNasirtimo-d3z
@NasircabdiNasirtimo-d3z Жыл бұрын
Garad jaamac ersada isaga idin geliyey
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Alle hydin gargaaro wllyal idinku mazaakiin ayaad ahaydeene dad bila caqliya ayaa reer laascanood ku guuraye oo uu ugu horeeyo ninkaad ku zheegayzeen garaadka waa garaad laaawe anigu wn idin zoo ducaynyaa inzhlah wllyal dadka qalpiga zaafiga leh madaamoon grnyo colaadi wax ay tahy waayo wax aan ahay nin izaaqo oo walipa garxajisa oo bahazha la dhashay mrkaa wllyal wllhy wn ka xumahay in magaladeeni dad gardlawyala in ay ku duntay sorry wllhy
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Hooyada hadalkeeda aadban ula ooyey hooyooyinka iyo matida uunbaa ladhibayey ninkii dagalka gala lahaa uu raaxaysanaya illahay cadabta haku gogeeyo
@leabantwin7480
@leabantwin7480 Жыл бұрын
qabyaalada ayaa ina soo dhexgashay maalintii dagaalku bilowday ilaa maanta waan idiin ducaynayay
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын
Maxa imika laga faaiiday garaadka wax ha siiyo bixi e ride wax keen
@zeinabhassan3351
@zeinabhassan3351 Жыл бұрын
Ilaahow garaadadeena barakeeyo cadawgiina Aannootudhayn Bauka cabaadsheen Ssc guul alow sii Qofna duulaan kuma nihin Hooyo ssc ah oo ooyaysaa maa jirto Alxamdulilaah
@laraahmed6592
@laraahmed6592 Жыл бұрын
miskiin nabad iyo horomar ayay haysteen dadkani imkana waa qoxooti qabyalad ayo xasidnimo ayaa futada idnka gashay garadana waxba oma tarayaan dadkani soomaliland ayay doonayan waa qasbaysan waanay soo noqon doonan waad arki
@HamdiAbdi-q5l
@HamdiAbdi-q5l Жыл бұрын
"Way illaabeen" lahjad Dhulbahante ma ah
@adanabdi3944
@adanabdi3944 Жыл бұрын
Dhulbahante reer togdheer uun bay isku lahjad within kuwa sool kuwasanaag na reer Sanag lahjadu qabiil ma lahe wa deegan way ilaween iyo way ilaabeen intaba reer burco way yidhahdan
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 Жыл бұрын
Waa reer Laascanood nijaaski dagaalka gala waakuwa dadki maanta ogaaday, naago hinaasay iyo nijaasta Garaadlawayaasha ah ayaa mashruuc ka dhigtay imikana hablihii yaryara ee rerahoodi la cararay ayaa wixi la kufsaday mooye wixii kale Garaadlawayaasha ayaa looga fataala ayay Fahima Quuje hadalki laga soo duubay ku tidhi
@marwo2756
@marwo2756 Жыл бұрын
Sorry horta laakin nimankii marastoodii u iclaamiyeey dhibkaan ilaahay ayaa la xisaabtamaya
@maryamhussin1222
@maryamhussin1222 Жыл бұрын
AAD AYAN UGA XUMAHAY IN UMADA SIDAA LOOGALO
@fdama
@fdama Жыл бұрын
War and freedom under SSC is better than peace and oppression under Isaaqland. Guul SSC.
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 Жыл бұрын
Idinku dulmi maydan galin ee dadba xaabo u nqoqn doona jahanama
@minursa02
@minursa02 Жыл бұрын
Waxaan aaminsanahaay Intaa ubadhaan shacaabka dulbahante iney raali ka aheen dagaaladaan lagu qaasbeey. Caabsi ay kagabeen kooxda aargagixisada Sheeydan Cabdi Madoobe daraaded ayeey uga hoor imaan wayeen una diidi wayeen dagaalka. Xukuumada wey kagaabiseey iney gacaan biira ku qaabtan aargagixisada Shydan Cabdi Madoobe iyo garaadka dagaal oogaha ah.
@abdourahman-ve2ex
@abdourahman-ve2ex Жыл бұрын
Waxaan garaad lahayn ayaa umada sidaa ugalay
@cabdicasiiscusman414
@cabdicasiiscusman414 Жыл бұрын
Maanta collaadi waaxay dhib leedahay ree laas canood baa garabaya nabda ha lagu dadalo ilahay ha idinka qaboojjo
@abdulmohamud7685
@abdulmohamud7685 Жыл бұрын
Dadkan dhylbahante ma’aha waa riwayad Habar jeclo
@samirr546
@samirr546 Жыл бұрын
Oo miyaanad hadaad reer laaska tahay wejiyadooda garan Haday habarjeclo kuula ekaadeena maxaad u kalasaari waaba isku dir iyo asal e!!!!!!!!! Nin Rag ahi waa in uu dadka walaaleeyo.
@cabdihurre8034
@cabdihurre8034 Жыл бұрын
Waa wax ku qaadasho dadkii barwaaqada ku sugnaa ayaa la yidhi mar kali ah caydhooba oo bayhoofa akhiro ayay xasaabi taal gala dagaalka waxaasi inay ka danbaynayaan waa la garanayay
@moabdi3860
@moabdi3860 Жыл бұрын
Gala dagalka kii yiri wuu raxaysanayaa eish sorry momyinkaa waa wayn dhibay badeen😢
@herifmr5430
@herifmr5430 Жыл бұрын
Insha allaah marka laga xoreeyo SNM deegaankiina ayaad ku soo noqondoontaa 15 sano qabiil qabiil ku dul nool way soo afjarantay. Inaad dawlad noqoto adoo qabiil ah hasugin 🐎🐎🐎🐎🐎🐎 SSC Gala dagaalka
@aliguled2166
@aliguled2166 Жыл бұрын
Dhibtaas waxa keenay mr gala dagaalka
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Жыл бұрын
Dadkaa masaakiinta ah waxa waalay garaadlaawe Jaamac!! Ninkii yidhi gala dagaalka
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 Жыл бұрын
Sorry but wediya garad dagalga galaa
@Somaliland-First
@Somaliland-First Жыл бұрын
Natiijadii laga dhaxlay dagaalka gala! Alle nabadii ha idiin soo celiyo.
@Ismailw19
@Ismailw19 Жыл бұрын
RABBI haka qabto fidno wadayaasha dagaalka galiyay shacabka reer laascaanood
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 Жыл бұрын
Maxaa idiinku wacan qaxaa sow garaadlaawe cali maaha iska qabta oo kusoo laabta dalkiina haddi kale Majeerteen ha idin siiyo waxaad somaliland ku hayssteen wax ka fiican Wallaahi waa muraarodillaac Qax nin soo arkay baa og
@SEEWEEYETV
@SEEWEEYETV Жыл бұрын
RAGBAA ISKU XILQAAMAY SIDII IIDOOR IYO WIXI LA HALMAALA LOO SOO CELINLAHAA SOOMALINIMO IYO ISLAANIMO
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Жыл бұрын
MUUSE Shani iyo daagaalka gaala aaya waaxso dhiba geestay
@minursa02
@minursa02 Жыл бұрын
Stop looking for political opportunity where there's none, you believe in such manner your party will gain. People are a decades head of you, campaign in other ways not on inoscent people.
@amalabdi6617
@amalabdi6617 Жыл бұрын
Waa garaad inkaar qaba illahayoow ka qabo inkaartaas cakuyeey bal kawaran dhibta uu u geystay kii odaygii waalanaa ee gala dagaalka uff
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Жыл бұрын
Garaadadiinii iyo Isaaq nacab baa Hal kaa idin dhigay iyo qurbo joog caruurtoodii iyo noloshoodiii nimco ku jirto.
Kaftanka Siyaasada 528 oo aad u xiisa badan
47:40
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,3 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 275 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,4 М.