Daawasho wacan Asxaabta! Kana raali noqdo lahjada reer xamark Een sida qaldan ugu dhawaaqey 😦
@asmageedi73286 жыл бұрын
Hhhh waba yab madaw lagu so cararayoh illhaw na casee bn ku baryayenaye mrkaza madawgn ka cararyny ku so yacayan maxa logu sheegy bal adba....
@abdirahmansiyaad62786 жыл бұрын
DADWEYNAHA , waxn rabay inaad wax nooga zheegTid zida aad horu marka ku gaadhaY
@abdullahiaden20016 жыл бұрын
Hello sudanis
@mrhabiibi3106 жыл бұрын
DADWEYNAHA , pro adi horta magacaa? Teekale intee joogtaa? Mahadsanid waa ku taageer sanahay I am fast fans👍
@wafaaqalanjoskincare4066 жыл бұрын
DADWEYNAHA , dacaaad ayaan u qosley plz isoo bada plz
@dheymaluula44526 жыл бұрын
Wlh wiilkaan mash allah codkiiisa iyo qaab u hadlakiis ku hestaa Hore u soco wall waan.ku tagera
@mohamedismail28306 жыл бұрын
TECHNICAL TRICKS ADNAAN bèenaale
@haadroon5 жыл бұрын
wiilkaan waqaan xata jamacada
@hoodoqadan97944 жыл бұрын
Waa runtaa sxp
@anhaarahmed66224 жыл бұрын
Ha wey fiicnaan lahayd muqalkiisa in aan kaseyno
@koosabdi79403 жыл бұрын
Aniba wllhi waan jcyl codkiisa mnshallah
@queencaaida68686 жыл бұрын
Sheydan allah subxanahu watacala waxu kaso balan qaday in uu adomadisa lumin dono ila ay qalqigoda badalan ta waxay caden utahay lumid mida ugu fog un ay tahay qof iska badalay qalqigisa
Somaaali inaan Ahaay ma inkiiro💪 💙💙 Viva somaalinimada💖💖
@kafiyainamahamed79776 жыл бұрын
anigana somali baan aha somalinimadii baan ka guray markaas baan waxaan izka dhigay yakala hee somali uun😂😂😂😂
@fardowsoabdulaahi33106 жыл бұрын
Mansha Allah qofkii ugu horeeyay oo like saaray ayaan aha ❤️❤️❤️
@Sheikhana3216 жыл бұрын
Maanta waad xaraabynysaa 😂😂😂😂run bad Ka hadashy wllo😚
@aishahennaharts93946 жыл бұрын
Wa Caleykuma Salaam wa Raxmatullahi wa Barakaatuh.. Cajiib.❤
@haidershilincalawash40976 жыл бұрын
Hhhhh wlhy waa barnamij cajiba mahadsanid zxp
@SomTurkishAcademy6 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid ustaaz
@moahmed97294 жыл бұрын
Black is beauty ( madowgu waa qurux)
@abduwalialpha21846 жыл бұрын
Walhi Zhp Amazing tahy. Masha Allah. I love your channel.
@mukhtaarmaxamuud47066 жыл бұрын
3:31 Ala maxaan aqaanaa rag badan qaarkod xaafada ila jooGa😂😂😃
@sacdiyaadontiialle54026 жыл бұрын
alla beerka qosolka aduunka ilaahey ha ku xafida wiilow😊
@mahdiyaapdirahmank.b.k22614 жыл бұрын
WAlll.anuuu Waan Madoobeee Igu duceeya🤣🤣🤣🤣
@Last_King20236 жыл бұрын
*_🇧🇱🇦🇨🇰 is 🇧🇪🇦🇺🇹🇮🇫🇺🇱_*
@amalitamondela89126 жыл бұрын
Anaa ugu so horeyay like isar
@walalmukhalas45836 жыл бұрын
Dadwaha kama daalo inaa dawado mrwlba waa ku soo ceshtaa 👏👏
@abdisamadjoe6 жыл бұрын
thanks for your uploud!
@jaylaani28666 жыл бұрын
Masha laah waa barnamij macan masuul sare aad boo iiqanciyay wlh super hit
@footballskillsplayers69956 жыл бұрын
Hhhh inta Chanelka Dadweynaha Taageera Like igu Qabta
@PerfectZizou6 жыл бұрын
Channelkan wa jeclahay 💯 ❤❤ Channelkeyga soboqo walal
@ritwantahir77616 жыл бұрын
Best chanel.hore usocda
@king_salmaan88226 жыл бұрын
madowga iyo cdanka waa laba midab oo siman waxa laga yaba nolle kasta oo adunka joga inu sida bila adanka u kala duwanyahay oo madow iyo cadan leyahay sidaa tarteed gabdhow ku qanca midabka allah idon dooray anagana hana sirina viva gabdh madow like sara wixi madow ku faraxsan
@samiirashacni99466 жыл бұрын
salmaan abdalla dhego 😂😂maba jogto gabadh madaw
@m.a51225 жыл бұрын
mashaallh great work. real talk . hore usocoo bro. umadhaa wax fahaamsii ee adunkaa ka jiro.
@Mowgajunior226 жыл бұрын
masha allah my bro horey uzoc hormarka waxyar bakaga dhiman never give up
@kadijalove47695 жыл бұрын
Hahahhaaha Waa ka helay Vidoe ga 🤣✌️
@Hamdamowlid56 жыл бұрын
Chanelk wax badan bn ka faa.iday hore usocda
@Maria-bl6um6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qosol aad iga keen tay wax kaa qosliyo maweeydid😂😍
@abdii90866 жыл бұрын
Mashallah wall 👍👍👍👍💝💝💝💝🌷🌷🌷👆👆👆
@user-vl7lp6uo5f6 жыл бұрын
My fav chanel Dadweynha guleysta wll 😍😘
@ahmedomar9856 жыл бұрын
Hore u soco
@suhaib98116 жыл бұрын
Waar Sxb Gabadh Madow Waan Ka quustay meelay Marayso Meelkasta Waan Tagoo Xataa Kuwaa Baaadiyaha ku Nool Meelkasta Waa Cadaan 😂😂😂
@kaftiikamohamed6696 жыл бұрын
Mashallh walhii inan aad u wacan bad tahay hore uso wllo
@apdirahmanapdikaafi75256 жыл бұрын
Aad ban ku Taagera sxp mcn horay u sco walHi barnamijyadaada aad ban ugu taxanahay 👏👏👏👏💖💖💖
@amaalxasan13536 жыл бұрын
Masha allah ani willkan codkiisa qaab u so jiideynaayo wan jeclestay allah hau daayo
@yasminosman44766 жыл бұрын
mya gadhan Germany ka ah wxaay ku doratay in ay madowga noqoto wxaay rabtay in boombale ladho baabi ah in ay isku akeeso aniga ayan ku dawaday ayadoo lawaresanayo tv jarmal ah wayo aniga aya kunool Germany ka jarmalka dhaxdiisa waxay ku noqoto arin layaab leh 🤣🤣
@dhakajabiyeshow34786 жыл бұрын
Yasmin osman yarka waku cadaysay sehr schön
@yasminosman44766 жыл бұрын
shamsudin cabdi rashiid waxan ka jogaa köln🤗
@abdirahmanmuhumedabubakar12076 жыл бұрын
Yasmin osman Arinkan aad shegtay wiil germany 🇩🇪 jooga aan ka maqlay lkn mahubo side saxda ah thanks
@aasiyabajeheheje32036 жыл бұрын
Yasmin osman aniga trier ayaan kajooga
@shideyare48346 жыл бұрын
shamsudiin cabdirashiid Adoo somalia jooga ayaad doonaysa si aad ku hantido hablaha #europe jooga shaxaari iga dheh 👌👌👌👌👍👍👍
@sacdiyaadontiialle54026 жыл бұрын
Kkkkk subxanallaah allow adiga ayaankaa magan galnay waxaan oo kale
@user-pc6nv6ck5n4 жыл бұрын
Walaahi aad ayaan u jeclahay madawga iyo maarinka 💖💖💖💝
@SIISOBOY7 ай бұрын
Aaminow maad garanaysaa ashqar😊
@cobragaming52906 жыл бұрын
masha allah thanks wll 😍😍
@abdirahmanmuhumedabubakar12076 жыл бұрын
Warar wngsn ayaa nala wadagtay go forward lipaax 👍👌 grazias
@ruuna41166 жыл бұрын
kkkkkkkk caadi ma ahan aaaaad iyo aaad aan uga bogtay hore usoco walal
@zeeynabzuuzu52925 жыл бұрын
Masha Allah Allah Ku xafido wll mcn
@xasanmaxamed44544 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@suldaaanhuud37855 жыл бұрын
Horaaa loo yiri Nin cad naagtaada uga baq Nin madowna naftaada uga baq
@amishajaamacofficial74766 жыл бұрын
SAS mahan midab keena waan kufaana
@abdurahmanmohamed38626 жыл бұрын
number one MaaanTa
@zonachiinaomer3766 жыл бұрын
mahadsanid wllky
@lelecadey73856 жыл бұрын
Codkaga is so cute
@itsnaju95796 жыл бұрын
Dadweynaha 😍😘❤
@abdullahiabdisaxane89896 жыл бұрын
Haaheey waan idiin tagera
@akaadirmohed83105 жыл бұрын
Apti mazuul kaftan badan ayaad tahay walahi go forward bro
@muntazabdiwali75674 жыл бұрын
Allah wilka ugandeska wuna tageraa🥰😁
@susuomar85843 жыл бұрын
Keep going bro 💛
@idmanqeuun28225 жыл бұрын
Walhi midas ayn been ahhen midibka madow wa midibka ugu quruxda badan 👄👄💯💯💯I love midibka black ah
@MohamudAar6 жыл бұрын
Rag dhalooya🤣🤣🤣
@dhoolali78696 жыл бұрын
Muwaadin mohamud Maakhiraawi kkkkkkkk
@Anuamiir6 жыл бұрын
Muwaadin mohamud Maakhiraawi dabaal
@fathiali15366 жыл бұрын
Ogoow midabkaada waa midabka ugu quruxda badan
@ustaadmohamud11746 жыл бұрын
Masha Allah Waa cajiib barbemijkaan runtii
@apdimalikzalfadoor47516 жыл бұрын
Janalka dadwaynaha Full respecT 👍👍👍👍👍👍
@sacdiyasiman13483 жыл бұрын
😂🤣🤣😂😂 faduul waa dhaafeen waxoodu
@faysamohamu43984 жыл бұрын
Kusaliya NABIGEENA muxamad scw scw scw
@geenyorersomaliland20275 жыл бұрын
Yaakhii tooshka kajeedi kulahaa 😂😂😂😂😂
@bukhaarisaleban91265 жыл бұрын
ZALAAMULAHI CALAYKA akhii wan ka helay zidaaad uzoo bandhigtay barmaamiggam
Waad iga qoslisay wallhi refer xamarka saad u dhajinaysid
@moiq25626 жыл бұрын
😂😂 dadweynaha
@mustafemahamed22444 жыл бұрын
Ku jecliyaa wll aad ayaad u kaftan bdn tahay💋💞❤❤👄💕🌹😘
@khalidkaar90545 жыл бұрын
Barnamijkan waad ku jees jeestay xaaji.
@shaakitkater73506 жыл бұрын
FIRST ONE ME HDAAD SOMALI TAY LIKE
@iamcrm14366 жыл бұрын
Msha😍Allah Bro Nlow😍👈
@asmatapliiq74904 жыл бұрын
Kkkk msha Allah akhuuna xayakallah
@mulaaxocabdiqani77176 жыл бұрын
Cajaa'ib😐 Hore usoco prother
@kaahhospital43064 жыл бұрын
keep goind xaga kasi wad
@haniapdirahman18523 жыл бұрын
Thanks wll
@shideyare48346 жыл бұрын
Is cadayntii maanta waxay maraysaa ragii like dayax dalnuurshe
@fadumaali33855 жыл бұрын
Maadama Adan fisqi ka Hadleyn waan ku taageeri
@miskimaanka78605 жыл бұрын
M.allah wll codkaga allaha kuu dhowro
@salahudinho96336 жыл бұрын
Hore u soco wll👏
@wiilkahooyocadey12686 жыл бұрын
Manshaa allaaha brother iiga qoslisey hehehehehe
@epthullahihussein76916 жыл бұрын
zHp zHeekooyinlaagu QossoL pay U padan tahay😅 Hore U socoH wll
@abshirjama9866 жыл бұрын
😂😂😂😂😂kk sxbow lahjadi nagu ciyaartay
@abdirahmansiyaad62786 жыл бұрын
Sidiina ma noqon karra oo qababka aad videoga ufirayzid wax ma nooga zheegiN
@somaliwood1376 жыл бұрын
Kkkkkk walahi waan qoslay sxb
@dahabizizy6 жыл бұрын
woahhvicy hada wa cadi awil way fududeed😂😂😂😂 sufiyad ayay ahyd
@idilabdirashidcarabhawd76536 жыл бұрын
Wlhi waa runta kabadha jarmalka ee ismado beeysey anaa dawadey dhacda deeda inka kale war uuma haayo
@abdinasirmaalim89085 жыл бұрын
anigaba kujira walal mi dabkaygu mabadalin understand wana madoobahy Allahamdullah ..... lacagta aaa radinaysid halkaas may kaagashay inaa tirahaado gabadhaha somaliyeed way is cadayaan dhamaantood aniga iyo hooyaday baa kujirana ee ogow ...
@najiibcabdulahi54144 жыл бұрын
wardee ninkaan waa qosliyaa xigmad badan waan ku qosloo hadadalada aad rabtid inaan ku qoslo sidoo kale waan layaabaa hada dalada aad rabtid inaan layaa taas macnaheedu waan inaad qof qali ah tahay oo soomali nabada kuwayntahay in kastoon umaleenayo inaad tahay iskaabulo sidayda ookale kkk' mahadsanid akhii
@abdulazizmohamoud19455 жыл бұрын
SIDAA DARTEED WAXAAN KULA TALIN LAHAA RAG& DUMARBA INEY AAMINAN MIDABKOODA OO AH MIDAB AAN LA HELI KARIN, DHANKA KALE WAA DENBI AAD KA GALEYSO ALLAHII KU ABUURAY& NAFTAADABA WAAYOO CAAFIMAADKAGA AYAA HALIS KU JIRO MARKAAD SUN MARISID JIRKAAGA