Xasan dhiiqo col lama aha ethiopia isaga iyo abyi waa heshiis. Abyi isku halleeyn ayuu ugu dhaar dhaaranayaa.
@SafiaHussein-v4q2 күн бұрын
Abii hadii uu wax dhoolatus ah sameyn kara wuxuu iska celin lahaa faano oo caasimadii ku heysata
@G4STV28582 күн бұрын
Niman fiican baad eheydeene oo barnaamijkoodana umada somali ay jeceshahay hadad isbadashaan umaduma wey isbadalayaan Axmed waji badane wakhtigu ha iskaga luminina
@Mustafe-o6z2 күн бұрын
Ethiopea.....Webi yar oo aad dhaam ka samaysay, ma difaac u baahan yahay...dalka u baahan in la difaaco...la Heshii FANA....Fana dalkiina heshiis la tihiin wax tihiin....dalkiina la heshiiya....
@abdifarah41642 күн бұрын
XASAN miyaa meesha ku jira?
@AyuubKamal2 күн бұрын
sanka ka wasi laha zxb😂😂😂😂
@somaliasomalibaleh78222 күн бұрын
Ma ethiopia aya hadda dagaal geli karta. Adeer sheekada aad waddiin waa iska boolo xoofto 25 ha la gaaro ethiopia oo kala cararto.
@ziyadmohammed73352 күн бұрын
Beenaake
@yasinomar75692 күн бұрын
Ninyahow wariye kuma fiicnid mida kale tababar ayaad u baahan tahay ee iska daa warka beentana iska aayar inyar run ah xataa ma sheegaysaan