DAG_ FAAHFAAHIN HUBKII, 2MADAXWAYNE DDS IYO CANFAR OO DAGAALO CULUS OO KASOCDA AAGA TOP NEWS

  Рет қаралды 97,999

HUDHUD MEDIA

HUDHUD MEDIA

Күн бұрын

FADLAN LIKE SHARE AND SIBSCRIBE

Пікірлер: 89
@AhmedAskari-ho4fl
@AhmedAskari-ho4fl 2 ай бұрын
Layuu booliska Soomaaliyeed guul iyo gobonimo
@igalali950
@igalali950 2 ай бұрын
Asc, waar ikaa kadhsiya arikan Madaxwene Mustafe Cagjar , " Mustafe waa inuu Abiye miskaa uu ukaraco unaa dhahoo , sii dhakhsaa ah waa inuu cidankaa federalka itiopiya uu kaa saroo dhulka somalida oo ah Cudhufo, Garba Cise ,Madane ... . Hadii uu sidaa yelii wayoo Abiye , waa inuu Mustafe kubira jabhadaha laa dakalamaya Abiye .Cadaaw kaykaa cadawkisa waa saxibkay oo cadow midaa baan lenahay . Walahi Abiye uu iskuu XAARI .
@AhmedAskari-ho4fl
@AhmedAskari-ho4fl 2 ай бұрын
❤❤❤
@magalohassannor
@magalohassannor 2 ай бұрын
😂
@NimcoDaahirMaxamuud
@NimcoDaahirMaxamuud 2 ай бұрын
😢​@@magalohassannor
@BukhaariHassanMahamud-rh5ki
@BukhaariHassanMahamud-rh5ki 2 ай бұрын
Xassen Sheekh waa khain
@Rahoismacil
@Rahoismacil 2 ай бұрын
Maalmadhona EE aduunku wuxuu kudhawaaqi doona cuna qabatayana halka hubka sidaana waxay Kula Warrego doonta itobiya gobalada waqooyi waa argatidayada mahadsadiin dhamaantin
@KifatKif
@KifatKif 2 ай бұрын
maya xabashida dacaayadaha ah ee lagu kala qaybinayo soomaalida somalia HA NOOLAATO SOOMAALIYA HA NOOLAATO
@hussainabdi6602
@hussainabdi6602 2 ай бұрын
Laasacaanood iyo laascaano waa kala labo!! Midda hore waa DDS midda kalena waa SSC
@edbankhalif587
@edbankhalif587 2 ай бұрын
Kalab daarood xasan sheekh waad ka masersantiin😂😂
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Mareexaan hambalyo hambalyo gawaadhida kalana suga
@mohamedhussien9271
@mohamedhussien9271 2 ай бұрын
War laascanood ma aha Kan wariye ma aha wuu khasbanayaa War bal wadanka soo baro mise Xabashi baad tahay?
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Caqliga kujira dadkaan fiiriya,haddii xasan shiikh leeyahay hubka reer baadiyuhu bililiqaystay muu xamar kalasoo dago.
@AishaEtupia
@AishaEtupia 2 ай бұрын
Kalan
@KifatKif
@KifatKif 2 ай бұрын
tani waa dacaayad ka timid jaajuusiin xabashida ah oo lagu doonayo in lagu kala qeybiyo Soomaalida maad sheegtid magacyada xildhibaanada iyo warqada uu madaxweynaha Soomaaliya u saxiixay in hubka lagu iibsado sidaas darteed wax cadeyn ah uma heysid wax kasta oo aad dhahdo waxaad nagu kaxeysataa sidaada oo kale. jaajuus ka soo kiraystay Xabashida oo soo cesha caddaynta $270 haddii kale khaa'iniinta waa la daldalaa
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 2 ай бұрын
WAA FASHILMAY X GAAL BAQTIYE USUJUUDE IYO TIIMKIISA TUUGADA HORORKA DIIRATADA AH UMADA SOOMAALIYEED ILLAAHEEY HAKA HOR WAREEJIYO ALLAAHUMA AAMIIN YAA RABI AAMIIN INSHAA ALLAAH
@BosirAdam
@BosirAdam 2 ай бұрын
ITOOBIYA HUBKA LAGA GADAAYO MEELKALE MALAWAAY YURUB IYO TURKI IYO AMERIKA MALAGAWAAY
@SafiyaIsmail-nt2tg
@SafiyaIsmail-nt2tg 2 ай бұрын
soomaaliand waa ayaa uu dhamatay soomliya dadakawaa ya madhins😭😭😭
@SafiyaIsmail-nt2tg
@SafiyaIsmail-nt2tg 2 ай бұрын
😢😢😢
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 2 ай бұрын
❤❤❤❤ mahadsanid adeer ❤❤
@MuseeHamase
@MuseeHamase 2 ай бұрын
🐈‍⬛🤑 1:40
@Rahoismacil
@Rahoismacil 2 ай бұрын
Kadiba somaliay oo hulaana Aya weerarto itobiya waxaa loobahana xasan sheekha inuu uugarato lakiina uugaran waayay itoobay am halaga iibasado ama halaga xado ujeedkeedu wuxuu aha ina somaliay khashifto Ayna uhirgashay
@MohamedweliAbdulle
@MohamedweliAbdulle 2 ай бұрын
Coulr screen retun back
@Rahoismacil
@Rahoismacil 2 ай бұрын
Waxaana ahay Abdirahman Mahmoud omar waxay ilatahay in itobiy kadanbayso hukan shacabka faraha ugalay is aduunku U arko somaliy do owaldeedu qaadi karani masuuliyada hubka simar labada loogusoorogo cunaqabatayna halka huka
@Dayaxbashaash
@Dayaxbashaash 2 ай бұрын
War anaga waxaas hanoo sheekeenin nio madaxweynaha markuu meesha ciiidan udiyaarinaayo maxaa kagalay nin ka kudhagam ee qoorqoor shacabkiis asaa kamasuu eh madaxweynaha wuxoo noo cadeeyey maamulada kale inuu galmudug kajeceyl yahay waxa larabo yaana liisku sheegin
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 2 ай бұрын
Meel u toobiya Ka Jaban oo ka toosan ayuu heli laah Qabill nacab baa ku dhaamiyay ee wax kale la kaalay
@AhmedYare123p
@AhmedYare123p 2 ай бұрын
asc
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 ай бұрын
Alakumanaxariisto Beenlow Maxasan Shiekh beyond Etobiya???
@AbdifatahMohamed-ol9vw
@AbdifatahMohamed-ol9vw 2 ай бұрын
Naagihii madax weyne. Xasan shiiq. Aaaaaa
@Rudwaan-jj6ms
@Rudwaan-jj6ms 2 ай бұрын
Geesi waxgarad aya tahay wllky saswaye damaljadid hoyadedbay wasidonta
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Jufo niic igadheh
@mahadociise25
@mahadociise25 2 ай бұрын
Hubkaa waxa sogaliyay kulane jiis iyo farmaajo
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
KKKKKK CAJIIB
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 2 ай бұрын
Ilahay naku ma so celiyo xassan shaydane
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي 2 ай бұрын
Abboo axmed malaha qiimo iyo hoggaamin toonna laakiin waxaan jirin wax iska celiya dhinaca somaliya
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي 2 ай бұрын
Hubka caabudwaaq lagu qabtay waxa soo dhiibey calool geelle waxana wakiil uga ahaa inuu itobiya soo dhexmaro saaqid joon wuxuna ku socday jahooyin badan oo shabaabku kamid yahay
@yomamaobama4184
@yomamaobama4184 2 ай бұрын
Ghaniimo ma aha ghaniimadu waa xalaal
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 2 ай бұрын
Mr First Man
@KifatKif
@KifatKif 2 ай бұрын
tani waa dacaayad ka timid jaajuusiin xabashida ah oo lagu doonayo in lagu kala qeybiyo Soomaalida maad sheegtid magacyada xildhibaanada iyo warqada uu madaxweynaha Soomaaliya u saxiixay
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 2 ай бұрын
Caqlilaawe Waxa aad ka hadlaysa waa mana awaal iyo qiyaas lidata
@DIINAAYUUSUF-f3l
@DIINAAYUUSUF-f3l Ай бұрын
😂😂❤❤😢😢😢
@tamaamcumar4952
@tamaamcumar4952 2 ай бұрын
Waligay niman kabeenbadan ma arag
@mahadociise25
@mahadociise25 2 ай бұрын
Idinkiimaa abiye amaanayo walahi waxan maqlijiray dameerta saydkeeda waytaqaa gumeesiga kabaxa intaad xasan iyo dadka xorta ah kadhamaatan idinka somali baad owood uledihiin bas
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي 2 ай бұрын
Xasan dhiiqo waa aalad uu ku adeegto cadowga somaliya sida calool geelle Calool geelle wuxu rabaa inuu qaato awdal mustaqbalka uuna ka ijaaro xabashida iyo imaaraat
@AbdiRisaqmaxamad
@AbdiRisaqmaxamad 2 ай бұрын
Wa runta xasan wa candha medle dhiqo galay
@HassanHollandaisAbdi
@HassanHollandaisAbdi 2 ай бұрын
Wararkaguu waa War darad saxib kada Somalie dhibta
@KifatKif
@KifatKif 2 ай бұрын
ka digtoonow ⚠️ dacaayadaha basaasiinta
@gureymax7639
@gureymax7639 2 ай бұрын
$17m idinla yaraa Hub 3 gaari qaadi karto lacag intaa la eg macquul maaha ee Iska saxa warka
@MaxamedSuuraj-i2n
@MaxamedSuuraj-i2n 2 ай бұрын
Waa dhi ba to e
@Ygtyy
@Ygtyy 2 ай бұрын
Ilahey ma kabaqdaan balaoyo inku dhacday
@MuqtarFagare
@MuqtarFagare 2 ай бұрын
Hadu.amxaaradiibu.tabar.ulahaya ee seebu dhulka somaliyed cafar usiinkara raas gabooni raas caseer inta udhaxasa Somali gajoga wuusogalaya dagaalka siti abiina waajawareren ciidamada dagalamayana ciidanka abii axmad io kuwa cafartu waa iskumid labadaba waxaa kago an dilka io furashada wadaka somaliyed ee ciidamada kililka somalidu waxaba ka abarkhatan geela io ariga io dumarka somaliyed baaba abra guhadana Hal askari io Hal qof dib in uu usonoq taana madhacaso wana xaraba guuuul somaliya
@jaaranemaxamudo
@jaaranemaxamudo 2 ай бұрын
Abiiaxmad malalayahay wax iskuqarxiya
@ShineabdulahiAbdulahi-v3g
@ShineabdulahiAbdulahi-v3g 2 ай бұрын
Wadmahdsatihin
@Ygtyy
@Ygtyy 2 ай бұрын
Hooyadaa iyo amxarka ku dhalay u shek beebtaas
@Ygtyy
@Ygtyy 2 ай бұрын
Xasan iyo itobiya miyaa hishiis ah
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 ай бұрын
Haddii cagjar la maxkamadeeyo oo awal arba loo hiiliyo. Dds wa in baarlamaankooda tallaabo deg deg aay qaadaan. Abyi loo sheego somali ineey somali tahay dagaalna aay u iclaamiyaan abyi wa haddii inaba dhiig somali ah uu ku jiro.
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 2 ай бұрын
Iyo khotigan ilahay n'a nafiya
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 2 ай бұрын
War.suaashawaxatahay.dowlada.xasan.sheekh..ethiopia.dagaalbaanavadhexeeya.iyo.hub.baankasoogatay.bal.halaisqabadsiiyo
@yuuyash
@yuuyash 2 ай бұрын
war cadaaday
@abdifarah9609
@abdifarah9609 2 ай бұрын
Wabka wax war Ah kama haasod waayo been Ayaad kasheeyktay oo baabuur Aanan Arkin Ayaad sheeyktay 😂😂ninki loo waday na been Ayaad kasheektay
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 ай бұрын
Tuug Beenbadan?
@AbdiRisaqmaxamad
@AbdiRisaqmaxamad 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@kaireoma6206
@kaireoma6206 2 ай бұрын
Asc warkan waa war dhica kararan looguna eexday canfarta soomaalina dulmiyay cadaaladana kafog Ethiopia cadaalad hakasugin dagaalkan uma eegka mid dhamaanaya abiye ahmed cadaali ma aha oo waad arkaysan oo cidkasta oo ahayn oromo ito canfar waa la dirirayaa warkale maleh
@ApdoukadermahadAli
@ApdoukadermahadAli 2 ай бұрын
😢🎉🎉
@CaashaMuuse-y1v
@CaashaMuuse-y1v 2 ай бұрын
Klkkkkkkk
@omerjibril7318
@omerjibril7318 2 ай бұрын
Brother's please stop papagayos
@Ygtyy
@Ygtyy 2 ай бұрын
War beenta maxa ka heshan
@AhmedJameekaan
@AhmedJameekaan 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@CaashaMuuse-y1v
@CaashaMuuse-y1v 2 ай бұрын
Hhhhhhhh
@JamaAli-pu7fi
@JamaAli-pu7fi 2 ай бұрын
🎉🎉🎉
@FaaraxMaxamed-t1c
@FaaraxMaxamed-t1c 2 ай бұрын
Ko
@BosirAdam
@BosirAdam 2 ай бұрын
BENTA ISKA DAAY
@abdifarah9609
@abdifarah9609 2 ай бұрын
Waxaad sheektaan waa been
@calijaamac1430
@calijaamac1430 2 ай бұрын
War.runtaaa.hubkaaas
@calijaamac1430
@calijaamac1430 2 ай бұрын
Wa.Lasocanod.iyoLascaanood
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
Alxaqiiqawaye xasan dhiiqo ayawday fiilimka
@abdullahigelle74
@abdullahigelle74 2 ай бұрын
Nacalidi kugu dhacaday ee been ku foolxumaa Ethiopia iyo Somalia ma xariir hubkala iibsibaa ka dhexeeya
@BashirMohammed-e3v
@BashirMohammed-e3v 2 ай бұрын
Is
@mahadociise25
@mahadociise25 2 ай бұрын
Beenaalatahay
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 2 ай бұрын
Stop your fake news. Beenloow weeyn.
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 ай бұрын
Hasan sheekh maxuu ka qaban karaa ,somaliland oo 33 sano ka hor ka tashatay ma dagaal inuu qaado ayaad rabtay cag reereey ,Hasan sheekh ma waxaad rabtaa in wiisha hawiye ku laayo dagaal aanu guul ka keenayn oo Afweyne oo ciidankii ugu badnaa oo qayb walba haysta iyo qoxootigii ogaadeen ee dalka ku sugnaa uu kabo la,aan kaga cararay,
@AbdurahmanHassan-q9h
@AbdurahmanHassan-q9h 2 ай бұрын
Beenaale Beenaale ilaahay kafogaaday
@حليمهسعديهمحمد
@حليمهسعديهمحمد 2 ай бұрын
😜👎
@CabdulahiSheekhxuseen
@CabdulahiSheekhxuseen 2 ай бұрын
Beenaale
@BilanIsmail-cp2wf
@BilanIsmail-cp2wf 2 ай бұрын
Beenaale tahay wariyo
@KifatKif
@KifatKif 2 ай бұрын
maya xabashida dacaayadaha ah ee lagu kala qaybinayo soomaalida somalia HA NOOLAATO SOOMAALIYA HA NOOLAATO
@KifatKif
@KifatKif 2 ай бұрын
ka digtoonow ⚠️ dacaayadaha basaasiinta
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 115 МЛН
FILO PART 107
32:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 391 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39