DAGAAALKII ADUUNKA ||HAWIYE_VS_DAAROOD||

  Рет қаралды 2,366

umulkhayr official

umulkhayr official

Күн бұрын

NAGUSOOBIIR WALAAAL

Пікірлер: 23
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 2 жыл бұрын
Ani hada naag darooda ahay ninkayga iyo ilmahay wa hawiye qabiil majecli ilaahay awoaden baari ha noga dhigo aaamiin 🤲
@awkemohamed5324
@awkemohamed5324 2 жыл бұрын
Masha allah walal allah haku barakeeyo !!!
@layloonofficial14
@layloonofficial14 2 жыл бұрын
Horay uu soco qof logu yimado xaqiqada
@fatnaomar9288
@fatnaomar9288 2 жыл бұрын
Kartidii o qofa umulkhayr horumar wacan ficnaan lahayda dhalinta social media ku jirya haday kula mid noqon lahayeen dhmaantod mahan lkn intoda badan
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 2 жыл бұрын
Waa runta abaayo ku soco
@abdulfatahsomali1525
@abdulfatahsomali1525 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ummul kheyr maalin ayaan rajeynayaa in aad arki doonto bi'idnillaah dalka oo nabd iyo horumar gaadhay iyo dadka oo inta ugu badan tubta toosan marayaan ee niyada kheyr u sheeg inshaa Allah
@abdishireomarfeelfree7887
@abdishireomarfeelfree7887 2 жыл бұрын
Sharaf Baad leedahay Ina adeer allaaya Cizak
@adanahmed9567
@adanahmed9567 2 жыл бұрын
Good point wll qaali horay usoco qof maskax leh ayaad tahy
@arabmuktar4573
@arabmuktar4573 Жыл бұрын
Manshllh waxatahy qof wax mafmi Kara kln toolkada ay Somali ah sharafbad leedhahay huno
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 2 жыл бұрын
Keep gonig my sister walala lanbarkada ikusoqor comments
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 2 жыл бұрын
Anigu ma jecli in qabiil oodhanba waxlaga sheego waa qalad gaar ahaan darood waxlaga sheego walahi bilaahi hooyaday macan qaalidii idhashay in waxlaga sheegayo iigama duwana abtiyaashay waa boqoro gob iyo nasab Takle maanta 2022 miyaa somali dhalin yaradeedii dib unoqotay xasbiyalla wanicmalwakil
@jhashim739
@jhashim739 2 жыл бұрын
Masha Allah - walal sifiican kudayasho mudan udhigtay. Khabyaalad waa qurun in laga fogaado aynu iska wacyi galinno waa waajib. Kaliya waxaan suluugay hadalkii gabdhaha kusocday ahaa "kan kugu yaal meeshuu kugeeyo & kan waxkushubta baa tahay". Waxaa kafiicnayd "ciddaa guursato ama wax udhasho baa tahay". Sababtoo ah nolosha oo dhan ayey qof lawadaagaan haddii ilaahay awlaadsiinaya waa ilmaheedii "lama dhihi karo wax lagushubtay - soo ayada dhacaankeedii maaha? Intaa waa iga saxid lakin guud ahaan 100% waa kutaageeray❤👍👍❤. Shukran👍👍👍❤
@hamdikumanofficial436
@hamdikumanofficial436 2 жыл бұрын
Wlhi run baad ka hdshy wll umulkheyr
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 жыл бұрын
Bal 2daa gabdhood isku fiiriya waa isku da'a waa isku diin waa isku Dal waa isku luuqad lkn waa kala aqlaaq iyo asluub iyo aqlii. Ilaahay haa ku sharfoo wllo sidaa ugu miyir ceeli xoolahan social mediaha ku dhax waashay
@ugbadmoha4592
@ugbadmoha4592 2 жыл бұрын
😅😅😄😄😂
@fatxiahmed831
@fatxiahmed831 2 жыл бұрын
Ad ayan kutagera walasheye inten kala soharira
@cabdiqanicabdulaahi5552
@cabdiqanicabdulaahi5552 2 жыл бұрын
Run ahaantii way adag tahay inaa soo jiidato bulsho mecnaha waxaa tahay shaqsi aan taageero abayo ha u joogsan jabwaliba oo la kulato keep going
@mohamudaxmed5501
@mohamudaxmed5501 2 жыл бұрын
See wax ujiraan Ani mafah min gabadhaan ooyasa
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 2 жыл бұрын
Umulkhyre wll gabadhan inaa reaction ka bixiso ma mudnen
@adenmohamed4053
@adenmohamed4053 2 жыл бұрын
Gobanimo
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 2 жыл бұрын
Gaari ayaadtahay wlhi umulkhyre wadankeenii waxa halkaa dhigay waa qabil maantana waad aragtaah halkay gashey qabilku
@falismohamed153
@falismohamed153 2 жыл бұрын
Aduun samir aakhira bn ku jirnaa wlhi 🤔🤣aduun gadon weye hbo wlhi 🤣
@abwaandhaadane296
@abwaandhaadane296 2 жыл бұрын
Hablaha reer hebal xiniinyay leeyihiin Been baan moodi jiray Waakuwataa inaadeer 🤣🤣🤣
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 265 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 56 МЛН
Arabic Conversation: Hummam about his journey (Advanced)
1:16:05
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 98 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA | ABIY
24:09
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 43 М.
Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan
43:12
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 7 М.
FILM_QOSOL_AH||RIYADII REERKA DUMISAY||BY UMHLKHAYR
15:38
umulkhayr official
Рет қаралды 3,1 М.