DAGAAL CAMERADA GADAASHEEDA IYO SIDA LOO DUUBAY / BEHING THE SCENES 🎬

  Рет қаралды 81,694

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 453
@twinsisters-rd3gq
@twinsisters-rd3gq 9 сағат бұрын
amiira habrahaan io odayaashan candhada tiktok lasoo dhacaye kugu dhegen way kaaa maseer san yihiin wlhi cuz wx qalad ood samaysay ma jirin barnaamijkuna dhan kasta wuu ka dhisanaa wlhi top uu ahaa wanan ku haysanaa p2 wan sugynaaa soon inzha allh adna ilahay hakuu dhib yareeyo wlhi wan ogahay rafaadka laga soo maraye be strong every time Iknow u are hadana more more noqo wadadii 2m ku wajahan tahay wanan kuugu taagersanahay Idea kasta ood nooso gudbiso love u aqwan🥺💗💗
@AxlaamHasan
@AxlaamHasan 9 сағат бұрын
Barnamija top weye wlhi lakin eyga mehraz layidhahdo ayaa ka xumeyeey inanta
@ShugriIbraahim-u4t
@ShugriIbraahim-u4t 8 сағат бұрын
Calaamkay naga baree jeenaysaa anaga un baa amiira kasareesiin karna caalamka xitaa lakiin ningan mariis aduun kaa unecbhay uf
@SundusIbrahim-by2lm
@SundusIbrahim-by2lm 7 минут бұрын
Amira Wxa kaa sugnaba Waa p2 Queen ❤
@Mulkiyada
@Mulkiyada 10 сағат бұрын
Amiira wadadii 2m waa heesa saan cml mar mar barnamijyo quruxbadan nooguso tuur yariisteydii horay usoco wlhi teamka wa wada tagera lkn adi iyo ceyda kal iyo laab idiin wata❤❤❤
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 9 сағат бұрын
Same abyo
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z 10 сағат бұрын
Amiira qaybtii 2aad kaa sugayna ta labaad adiga iyo sundus gabdho badan oo gabadh nimo sheegnya waad ka sharaf iyo cisi badantihiin mnsha allaah sundus waxaad ku waanisa inayna waxaa dhag u dhigin danaheeda haka raacto❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 10 сағат бұрын
TEAM AMIRA QURUX ONE LIKE ❤🎉
@Anjuu-c8m
@Anjuu-c8m 10 сағат бұрын
Team koko and samia one like ❤❤😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 10 сағат бұрын
Yaristeydii waxa heysa wadadii kugari laheyd 2M san kusoco wax walba no kento wan rabna psrt2 wan kasugeyna in kasto dhib aadka mareyso ilahy hakula garab galo my mirosss🥺😩❤️‍🔥💋
@Israaedite
@Israaedite 9 сағат бұрын
garoob nabiga u duceeyay dadka wad ka sharaf badan tihiin amira and sundus strong mothers tihin
@UBAX-8
@UBAX-8 10 сағат бұрын
Boqoradeena Amiira wlh waa ka suguye sida ku duubte videogas qurux badan❤😮
@Suusu863
@Suusu863 10 сағат бұрын
Amiiro muuqaalo oo san ah soo samee oo rafaad ah waayo 2m ayaa si dhaqsi ah u gaaraysaa waxba ha eegin dhibka aad ka maraysid lkn muuqaalo kan oo kle ah oo kharash waqti aad ku bixisay oo tayo leh kan o kle soo samee inkastoo ay muuqaaladaada dhamaan ay qurux badan yahiin m.a ❤
@marizadagan2470
@marizadagan2470 9 сағат бұрын
Garoob iyo gabdh difernsi wayn Uma dhexeeyo qurxeey gabdhkasta adaa ka mcn oo ka dhex yar yagoo gabdha ah bay dadka qaar buuran yihiin calool waynyihiin idinka hooyooyinaad ka sharaf badanyihiin ❤❤
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 9 сағат бұрын
Mehres hablaha ka khafiifi wax yar ixtiraam ku dar hadalada qaar inagama gayaan hablahenu garoob iyo inanba allah haydin sharfo from hargeisa ❤❤
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 9 сағат бұрын
Wanka qabna wlo from burco😂
@FaadumoShikhmursal
@FaadumoShikhmursal 9 сағат бұрын
Rabi ha ku sharfo qof walbo dhaqankisa wuxu ka turjuma gurigu ku so barbaarey
@Fatuush11
@Fatuush11 6 сағат бұрын
Waligeedbe wiilasha reer hargeisa ka ficnaayen wiilasha kle 😂
@NaimaAhmed-jg3so
@NaimaAhmed-jg3so Сағат бұрын
Wn kula qabaa fikirkA in hablaha la dhawro oo respect lo muujiyo from borama landers ❤
@maxamedZHANTA778
@maxamedZHANTA778 10 сағат бұрын
Raali noqo intii aan ku soo caayay all Muslims respect
@twinsisters-rd3gq
@twinsisters-rd3gq 9 сағат бұрын
ilahay baa kaa abaal marin hadanad ka toobad keenin cayda qof an wxxba kugu samen
@salmaansalka5798
@salmaansalka5798 10 сағат бұрын
Sunmir 4eva strong womans❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 10 сағат бұрын
Inta ila jcl king ceyda iyo Amira qurux ismujiya 😂❤
@AminadaherAssoweAmina
@AminadaherAssoweAmina 10 сағат бұрын
🎉❤m
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 9 сағат бұрын
Ani😂❤❤
@adontiialle2748
@adontiialle2748 10 сағат бұрын
Inta caawa sugaysay barnamijka bart 2 qacba naga yeedhsiyay please prt 2 noo soo daa
@Manaxdo-h9m
@Manaxdo-h9m 9 сағат бұрын
No se. Sugayna wah gabdha iyadaba rafaday ki hore maxaa 7h dhan Ka qatay editka le lkn i.sh malmahaan sosocdo bay so dhigaysa
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 9 сағат бұрын
anaaka mida inta qacda kayeertay lkn waaka sugaynaa i.a amiira
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 6 сағат бұрын
Milyan Qurux wa qof aad u nasiib badan, dad waxa ku xidhan akhyaar ah oo jecel, u nasteexeya, u damqada, canaanta oo xumaan dhan u diida because wa gabadh yar akhlaaq le oo guru wanagsan ku so barbaartey. Qofka fiican isma qariyo Amira wa loo han weyn yahay taas ba keenta dhaliil iyo canaan inaa comments loga fal celiyo hadey wax aan u qalmeen dadku ka daremaan. ❤❤❤
@fartuunabuukar1398
@fartuunabuukar1398 6 сағат бұрын
Saax walahi
@SalmaAxmad-xk7gy
@SalmaAxmad-xk7gy 10 сағат бұрын
Mahris caadiyaa lagi dhaga jadlay caawa😅😅saasaa kaa rabaa sundus😊❤
@YussufShabdi-qh8mm
@YussufShabdi-qh8mm 10 сағат бұрын
Ohinta daa caadi qac laidin kaga yeersiye reality mhn ladehe 😭😂
@salmaansalka5798
@salmaansalka5798 10 сағат бұрын
​Maxa la cabadee dumarlan is not easy 🔥🔥
@YussufShabdi-qh8mm
@YussufShabdi-qh8mm 9 сағат бұрын
@@salmaansalka5798 srry abayo adi kulama hadlyn
@quenlucky9221
@quenlucky9221 58 минут бұрын
@@YussufShabdi-qh8mm aa qararta idinkabo oysen be kulaha amiira aba ama barnamijka iga bixisa caloshu ka hadlay dhiman dhimanka💀😹
@ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
@ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 10 сағат бұрын
Thanks amiiradena waku wada mar walba keep going my sister ❤️
@nimcoxuseen338
@nimcoxuseen338 9 сағат бұрын
You are strong girl abaayo mcn sharaftaada ilaalsho kafagoow dadka aan ixtiraamka lahayn
@SadaJamac
@SadaJamac 10 сағат бұрын
Amiiro xaly video noma so galin lkn caawa ciyow so dhigte tnx amiradeena
@AbokorHamud
@AbokorHamud 9 сағат бұрын
Caawa kanaa noo Video Ah 😂😂
@safianor7614
@safianor7614 10 сағат бұрын
Amiiro waad nga soo daahisay videoga wadadii 2m waad hysaa gbr karti bdn waad thy runtiii aaadaan kuu jeclhy wlhi gbdh daganoo caqligeeda ka socoto tahy aadna noo ixtraanto Mrkasta sdaas u muuqo Amiiradena❤
@CadyaAbdi
@CadyaAbdi 10 сағат бұрын
AmiiradeydiiH Horey usoco abyo wllhi gabadh caqli badan ayaad thy oo fiican in lagu taagero oo lagu jeclaado waa uqlantaa video yooyadan iyo kuwa kale ok qurux badan ba waa kaasugnaa I.a🧡👸🏻🔥
@FaadumoSahayb
@FaadumoSahayb 9 сағат бұрын
Amiiradayda keep going you are Queen of this world 🌎 💋💋
@fatimaabdrizakali4784
@fatimaabdrizakali4784 10 сағат бұрын
Amira waad samayn kartaa wax walba. Aad rabtid horay u soco ❤
@NajahYusuf-t2d
@NajahYusuf-t2d 9 сағат бұрын
Garoob Waa gabar gumaysi diidey ❤❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 6 сағат бұрын
Wallahi wa runta, wa gabar duleyste diidey😂😂😂
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 10 сағат бұрын
15:16 amiira pls mahriz hado gabdhaha si. Xush madleh ula dhaqmeyn ama ula Hadleyn barnamij yasha haku so Darin 🙂‍↔️
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 10 сағат бұрын
Sundus iyo amiira iyo dhaman gabdhaha iskufilan idin jecliyaa ❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 10 сағат бұрын
Amiira Asxaabeda hadalkooda way qiimaysaa videogan qaar asxaabta kamid ah baa ka codsanayay wayna soo duubtay
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 10 сағат бұрын
Ha wlhi wax kasta laga codsado way keenta Asxaabteeda way qadarisa❤🎉
@AdnoSiciid-nz3fm
@AdnoSiciid-nz3fm 9 сағат бұрын
Haa wllhi😢❤
@KowsarAbdi-o6h
@KowsarAbdi-o6h 8 сағат бұрын
Haaa sidan 2m u garsin laheyn an galno anaga xita fikirkena way qiimeysa amiradena team amiira hala dadaalo inshaAllah
@SamiraDahir-gp8zy
@SamiraDahir-gp8zy 7 сағат бұрын
Amiradena naagku Gari wayday io nin kuheli wayey ku caaya inta ku jecel baa kabadan Waxas waliga yey ku samayn boqorad baa thy 4ta hal ee kugu naxsan kabahaga karon wlhi keep going boqoradena wax kasta wad saamyn karta gabar karti badan❤❤❤
@ZamzamZuuu
@ZamzamZuuu 10 сағат бұрын
Sundusey se I yeshay he aqwan❤😂😂😂
@mulki926
@mulki926 10 сағат бұрын
ayy war amiiroy camera gadaasheeda saa urabay lee❤😂
@king_amiid
@king_amiid 10 сағат бұрын
Team amiira qurux on like
@Fattidiamond
@Fattidiamond 10 сағат бұрын
Ee amiira anga prt2. Gabdhah kaa sugynaa. Dadka hadlkooda dhag haudhigin yaaqy islaanta daaln ee. Biilka karadisa inay dadka kumashquusho. Waa rky. Wey niga xuntahee. Nosoo daa. Qybta gabdhaha. Insha allah hbn sanbe
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 10 сағат бұрын
Islaantu waa ayo abyo
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 9 сағат бұрын
islaantu waa tee abyo
@queenruun9709
@queenruun9709 6 сағат бұрын
Ar nosoo jawab islaanta aan ogaane hhh
@siraadbrown
@siraadbrown 10 сағат бұрын
Amiira qaybta gabdha baan kaa su gaynaa lkn guriga Adna ka dhig oo si akhaaq leh halysku waaydiyo su,aalah 🤙
@aaminoismaaciill
@aaminoismaaciill 10 сағат бұрын
Inta jacel barnamijka Camerada gadasheda😂😂❤
@Jamiilaxuseen-p1v
@Jamiilaxuseen-p1v 10 сағат бұрын
Amiira wax kasta wad samayn kartaa keep going ❤
@Beaquen
@Beaquen 10 сағат бұрын
Amiira marka gabdha so samee lkn dadka si xush mada ku jirto ha u hadlaaan
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 10 сағат бұрын
Amiira video qeybtiisa kale no so dhig wan ka helay wlhi 🎉😊❤
@ifrahmohamed4570
@ifrahmohamed4570 10 сағат бұрын
Amiradena keep going marwalba ❤
@AaminaMaxamed-x3y
@AaminaMaxamed-x3y 9 сағат бұрын
Amiro aqwaan dadka hadalkooda dhag ha u dhigin wixi waanaagsan uun arag inta xun wax ha ka soo qaadin gabar iyo garoobna waa isku mid maahmahdana ina ku maahmaahdo ma ahayn dumarlandnimadu ha ina deeqdo
@ZeinabAhmed-rj4bp
@ZeinabAhmed-rj4bp 9 сағат бұрын
yaa wx dahy abyo amiradena isheg❤❤
@AaminaMaxamed-x3y
@AaminaMaxamed-x3y 9 сағат бұрын
@@ZeinabAhmed-rj4bp mida international rufiyaan ugu qoran tahay weeye abyo
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 10 сағат бұрын
Amiiroy barnamijks wu shidna lkn cunugas ba ku dhelay ma la rabin ina kuso darto
@hodanabshir8110
@hodanabshir8110 10 сағат бұрын
Part two kaga fadhinaa million quruxey ❤
@NajmoCabdi-kw8hy
@NajmoCabdi-kw8hy 9 сағат бұрын
Amiiradena horay usoco xppti guleyso waxwalbo jeceshahayna same wanhubna inasamekartide ad adegasna wadledahaye ❤❤❤❤❤❤part two io barnamijyakalo xuqurux badan amiradena❤❤❤❤❤
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 10 сағат бұрын
Team amiira qurux one like 🎉🎉❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 сағат бұрын
markii hore raga aan caqligoodu ku filayn baa garoob cay moodi jiray lkn waxa soo baxay naago iyagoo dumar ah garoob cay moodaya ama gabar gabar kale garoob dhahaysa waa damiir xumo iyo ceeb iyo bahdil aad u wayn adoo dumar ah inaad dumar ku dhahdo garoob mida kale garoob nabigaa u duceeyay garoob na waa gabar guumaysi diiday marka diinta la fiiriyana guurka iyo furiiinkaba Allah baa qoray haday ceeb ahaan lahaayeen Alle umadiisa uma soo dajiyeen waa sunada nolosha guurka iyo furiinkuba dadka maan gaabka ah baan midaas u sheegayaa sundus na waxan dhahaa qaar gabdho isku haysta ayaad ka qiimo badan kartaa hore u soco sharafta iyo qiimuhu waa shaqsiyada qofka ee maaha jirkiisa ama nolosha u soo maray
@LuulCabduqaadir-j9o
@LuulCabduqaadir-j9o 10 сағат бұрын
team salax jj one like❤🎉
@HafsamohamedMohamud-gj2zl
@HafsamohamedMohamud-gj2zl 10 сағат бұрын
Boqoradeyda an jeclahay qab qab ❤❤❤❤❤
@Uuuukkyyyytkkl
@Uuuukkyyyytkkl 10 сағат бұрын
Video haween hore baa la dubey kan kale ayuu ka horeeye😂😂
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 10 сағат бұрын
Amiira part 2 oo gabdha iyo wiilasha dooranayaan kasoodhig 😹😹😂
@AnzalmaxamedZiyaad
@AnzalmaxamedZiyaad 10 сағат бұрын
Comon bqoradeyda wax walbii adag waa sameyn kartaa sawbtoo ah boqorada kartidaa tahay horay usoco queeen👸👑🫶 cidna hadal kooda dhag ha u dhigin xawiiwii
@NuuxAxmed-x6o
@NuuxAxmed-x6o 10 сағат бұрын
Amiira wlhi wan ku jec lhy 😂😂 ii. Aamin
@SidcaliTakow
@SidcaliTakow 10 сағат бұрын
Amiro. Barnamijka wo qurux badan yahay lknse adi gabarta in aadan aqonin cml ula dhaqan Inta kale oky wllhi tada kale wilasha usheg mesha aflagado loma bahno wxa kalo krnta dad cusub kuwa team ku jiran we is wada yaqanan kuwan is aqonin keen sass ku dhaha
@NajaxCabdi-tf3rp
@NajaxCabdi-tf3rp 10 сағат бұрын
Can't wait for 2m 🎉🎉🎉❤ les go gous ❤
@sumayosiyaadmaxamed4405
@sumayosiyaadmaxamed4405 10 сағат бұрын
Omggg amiiross ana uhereyo 😂❤💋
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 10 сағат бұрын
Ayy barnamijka Qatar a ah m.a io wilasha side udubeyn❤🎉😊
@bahjabahjabilan5161
@bahjabahjabilan5161 10 сағат бұрын
Karati badnateni waxa kasta wad samysan karta hppti keep going isha all prt 2 ka sugan ❤🎉👸
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
@SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 10 сағат бұрын
Mehrez.shuuubo yalo qabanin damarladn wu shook sanyahy wecelka garoob kulahaa balyo ilko fekaye leh😂❤😂
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 10 сағат бұрын
Attt ishad katurty😂😂😂😂
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 9 сағат бұрын
Jabkii faaraxyada kudhacay buula ciil qabaa dumarland is not aesy😂😂😂😂😂
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 9 сағат бұрын
Qofka doqisa asaga leh wll Garoob hadusan doqan doqa asaga leh !
@ahmeds6878
@ahmeds6878 4 сағат бұрын
Naag aan shaqeesaneen naag maaha runta fcn also rag iyo dumar respect is very important
@ABDIFATAH7
@ABDIFATAH7 4 сағат бұрын
Garoob daalan 😂
@fardoosotifow
@fardoosotifow 10 сағат бұрын
Amiiro part 2 rabnaa guys anagane gawadha aa kor uqaadno barnaamijka wo dhib badan yehe wa aragtaan amiiroy adine waxyaalo cusub le no ken wa kuwadanaa waqti kasta❤
@CanabMohamed-q1j
@CanabMohamed-q1j 8 сағат бұрын
Team amiira qurux and koko bull and samiya Ahmed and sundus ayaali one like 🎉🎉🎉
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad 9 сағат бұрын
Amiira part2 kaa sugaynaa abyo qaalih keepgoin oo gabdhaha ah i.a
@Aminoabdullahi84
@Aminoabdullahi84 9 сағат бұрын
Mahreh balayo af xuun mawa uqalmo inta gabar mesha joogto😂
@AmranNur-vb9we
@AmranNur-vb9we 10 сағат бұрын
Inta xale Amira u xiste one like ❤
@Saabo607
@Saabo607 9 сағат бұрын
Amiira keep going abayo wadadii 2M waad haysaa horay u soco ❤❤❤❤❤❤
@Kaad8232
@Kaad8232 10 сағат бұрын
Team cayda ❤❤❤
@AdnoSiciid-nz3fm
@AdnoSiciid-nz3fm 9 сағат бұрын
Amirayy abaayo wllhi aadbaad udadalaysa anagana wakula dadalayna mcnto keep going karti badan intaan inkabadan ku rajayna i.sh 🥺🫂👑
@SihaamCisman-sf1cq
@SihaamCisman-sf1cq 10 сағат бұрын
Amiira abyo let's go 💪🏻 👏 Hore usoco ❤❤
@maxamedcabdicumar-u4p
@maxamedcabdicumar-u4p 10 сағат бұрын
Wow team amiira
@xaliimocadey1525
@xaliimocadey1525 10 сағат бұрын
Amiiro part 2 soo samey abyo nhhh❤😮😊
@NajmaAli719
@NajmaAli719 10 сағат бұрын
Team amira qurux like 👍 😊
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 10 сағат бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 10 сағат бұрын
Team comment land hadaa xariifiin tihiin amiira qurux waan jeclahe qarashki aanku guursan laha iiso dira 😢😊
@UmeymaIbrahim-j6b
@UmeymaIbrahim-j6b 10 сағат бұрын
Team caymir one like❤
@SaladCusmanxusen
@SaladCusmanxusen 10 сағат бұрын
My team waaidin wataa❤❤❤
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh 9 сағат бұрын
Amira qurux keep going insha llah 2m ❤❤❤❤❤❤
@laylamuxudiinroble2705
@laylamuxudiinroble2705 10 сағат бұрын
Sudus dhiigaaa ku jclhy wlhi ❤nolow
@KhadroAli-km5by
@KhadroAli-km5by 10 сағат бұрын
Sundus waan kujeclhy ❤❤❤
@calicabdullaahi
@calicabdullaahi 7 сағат бұрын
Amiira boqorad tahee keep going hafirin dadka xun jawabtoda boqolal wanagsan kuwata
@MunaShahmad
@MunaShahmad 9 сағат бұрын
Sundus iyo amiira wan idin jecelahay walhi Saad waliba isla jira waligin
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 6 сағат бұрын
Garoobku kow gabadh bey ahayd inteysan garoob noqon....Horta Garoob ceeb mahan wa gabadh sharaf lagu gursadey oo gayaankeed la guri gashey, calafkuduna dhamaadey. 9ki dumar u Kheiru Khalqullah Mohamed (S.A.W) gursadey 8ba garoob aheed so wax leysku caayo maahan. Amira iyo Sudus waxa tihiin gabdho yaryar quruxbadan, dhexdu taako tahey wakhigoodina ku jira so ninki idin hela ayaa ayaan badan❤❤❤
@Abdirashidrashka-c8k
@Abdirashidrashka-c8k 8 сағат бұрын
Amiira Qurux mar walbo waxan ka mid ahay taa gera yaashada mar walbo inoo soo badi jalanjiga qeybtisa baarti 2❤❤
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 10 сағат бұрын
Amiiroy barnaamijkaas wuu qurux badnaa lkn wiilkaas ayaa ku ciyaaray markii uu isku dayey inuu qof personal attacks faraha lagalo isagoo raadinaya dib ha ugu soo dirin wiilkaas
@FirdhaMalasta
@FirdhaMalasta 9 сағат бұрын
Wllhi asaa shide😂
@MaaidoNuur-z7x
@MaaidoNuur-z7x 8 сағат бұрын
Amiira waku taagera wallashey❤❤❤
@Qabqabfamily_2025
@Qabqabfamily_2025 10 сағат бұрын
Dhag ha udhigin hbbt islamahn dalan yurub nimnka cadanka ku gumaystan goomanku dhamaden waa xasidin qruxdada io smilkga farxdada ka xunyihiiin waxan Io wax ka qruxbadan kaa sugaynaa miiiiiraaaaaa anaaga ku jecel dhawr qof oo xun yaysan ku samen waa dad masersan dadkas wadadii 2mka waa heesa 🔜 💋❤️🫂keep going
@zamzamabdulqadir6467
@zamzamabdulqadir6467 10 сағат бұрын
Naagteey wyeh ka soo hadashey msba arkineeh
@queenruun9709
@queenruun9709 10 сағат бұрын
Behind the scenekaan waan baku tashanayay inaa amiira nosoo galineysid
@MunaQurux-lr3zt
@MunaQurux-lr3zt 9 сағат бұрын
Amiira brt2 so same keep going sister🎉❤❤
@SumayaSaeed-p8s
@SumayaSaeed-p8s 10 сағат бұрын
Wiilasha garobka diiday hda nhy team gabdho anagana marabno
@DheemanAbdi-kv4bp
@DheemanAbdi-kv4bp 10 сағат бұрын
Miss milyon qurux❤❤❤❤❤
@halimasacdiya
@halimasacdiya 2 сағат бұрын
Amira iyo sundus wa hoyoyin sharaf leh wlhi amira wilkan malin kasda kamaqla garob isagaba hoya dhashy caqli xuma keep going wll amira wan idin jeclhy adi iyo sundus dhaman team ka inda wnagsn❤❤
@farxiyadeek
@farxiyadeek 13 минут бұрын
Barnamijka kiisi 2aad soo gali qalbi dadka dheg jalaqhaudhigineh😊❤❤❤
@BisharaHassan-ed7pn
@BisharaHassan-ed7pn 9 сағат бұрын
Abayo waxaso dhan dhag haudhigin kuwa kucaynayo waxa kabadan kuwa kuhecel anaka kujecel horay usoco mcnto❤❤
@CaliMakore
@CaliMakore 10 сағат бұрын
M.a maanta first one ❤❤❤
@NaciimaSihaam
@NaciimaSihaam 8 сағат бұрын
Amiiro abayo hore usoco ha joogsanin hana cabsanin waxkasta wad sameynkarta dadaal guusha wad gaareysa❤❤🥰😍
@masbaljama9283
@masbaljama9283 6 сағат бұрын
You did it girl good job keep going 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤Masha Allah
@xasanbaarichannel5795
@xasanbaarichannel5795 8 сағат бұрын
Mashlah amiro quruxu❤🎉
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 8 сағат бұрын
Team amiira qurux❤ like😊
@SuleekhaXasan-tz3yu
@SuleekhaXasan-tz3yu 14 минут бұрын
Amiiradaydii booqradeeni dadka ka daba qaylinay dhag ha u dhigin homor wacan mcnto anaag garbkaaga ah inata xun inat waangsan ku ilwo 2m inshalah ❤boqoradeeni miraaa❤❤❤❤
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy 10 сағат бұрын
Barnaamijyo nocaan ah soo baadi qalbi ❤
@jamaadcismaan
@jamaadcismaan 8 сағат бұрын
really waad ka fiicantihiin kana sharaf badantihiin❤ gabdhahoo dhana
@CadiyaApdirahman-r9w
@CadiyaApdirahman-r9w 10 сағат бұрын
Smart girl 👸🏻 🕊 🙈 🔥
@Naduuuuuuuu
@Naduuuuuuuu 6 сағат бұрын
Amiira dadkan TikTok iyo KZbin kasoo qeylinayo oo hhh ooc kuhaya haubixin wey kugari wayen inta Kaa xuna hafirin ee dadka kudhiiri galinaya fiiri kuwa kugari waye ee kuhaya mesha kaba la,aan ee Soo Galen haubuxina kuwas wee kugari wayen horey usoco Amiradena ❤
@IftinxirsiMuxumad
@IftinxirsiMuxumad 9 сағат бұрын
My queen amiira
NIGHT ROUTINE HABENKII DHAN WAXA QABTO TEAM 27 QARAXO DA ADUNKA😱
18:55
TEAM GABDHO VS TEAM WIILAL GAME ADAG// CADOWGAAGA MA AAMINEE…?
36:49
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
KOKO OO GAARIGEEDA IGU WAREEJISAY BIXITAANKEDA KA HOR INTA AY…..
8:30
POP THE BALLOON SOMALI EDITION REACTION BUUQIISA WATA
23:52
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 42 М.
NAIROBI HOUSE RENT ( KIRADA GURIGA NAIROBI ) SHORT MOVIE 2024
14:59
Soya films Studio
Рет қаралды 4,5 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН