❤❤❤waa buuk aad iyo aad uxiisa badan ❤❤❤aad iyo aad ayaad umahad santahay ❤❤❤waana sugeynaa mid iyada lamida ama ka xiiso badan ❤❤
@XamseMaxamuudXariir-bh7isКүн бұрын
Mar uu meel macaan marayo ayuu kalago ay nio😢😢😢😢
@IsraDaarikhAhmed6 сағат бұрын
War niyaw isla marka buugaa laso bandhigo hanagala daahin wadna kumahdsanthy intaas aad noosoo gudbise😊
@MoussaDjama-i7zКүн бұрын
Waxdibloodhigaa summarizing oo dhamaan way kaladarnaayeen qisaduhu. Waansugaynaa dhamaadka isha allah
@Muniita-tКүн бұрын
Thank Plz khowf inoo bilow Aleeki
@SakariyeclrishiidSakariyeКүн бұрын
Sharfanid 🙏
@HayaatHassan-pl1wlКүн бұрын
ماشا الله ☺️ شكرا لك ustaad waad iga farxisay xoog
@ridwanabdifatah6677Күн бұрын
I.a🎉
@salmaali516121 сағат бұрын
Wlll away bookgee arziiz ee inoo socdaay
@ruthwan_AmeinКүн бұрын
Ustaad Shukran lak
@zeynabaliabdi6176Күн бұрын
Waan ka xumahay inan dhamaadka gadhin lkn waan rajanayaa book 5 inan helo mahadsanid
@MariaAwilКүн бұрын
Halqadan halqad igaga murugAbadan maan arag intii aan halqada ha soo wada waxan kaa codsana buuga 5 marka uu saa usooboxo inaad soodaysid aanad lasoo habsamin waNad mahadsan tahay wll
@Zundusss21 сағат бұрын
Jumana inee dhiman niyada iska laha wlhi 😂😂
@Randa1545Күн бұрын
thanks wlhi waa iga farxise 😢
@MaxamedadanAxmed-v2nКүн бұрын
Manata wad ku so dhakhsatay mahadzanid lph❤
@YurubMaxamed-b3dКүн бұрын
The goat abaabiil
@Aishaapdalla-m4jКүн бұрын
mahadsanid 😊
@MohamudupdiКүн бұрын
mahadsanid ustaad 20k coming soon😊🎉
@aasiyanuur7820Күн бұрын
Ustaad aleeki I'm your big fun wlhy maanta oo abaabiil dhamaatay baan comment soo qorayaa guulayso mcln Qaybta 5 indhaha ku hay pls meel xiiso badan bay ku dhamaatay
Why xilqada u danbaysa u mcanata horta🥺 wanaga soo muuqanay wll😅 aad bad ugu mhdsantay soo gudbintaada❤
@Anahida02 сағат бұрын
Jumana abtigeda side ku gursatay ayan la yabanhy 😂
@HodoAbdikarimКүн бұрын
Thanks 😊👍
@CabdullahiNajiibКүн бұрын
Pleas buugii kale noso bob sii wll❤
@Yahye25Күн бұрын
La so dhuqso updateka cusub zxp
@RAMINO_720 сағат бұрын
War qisoyinki jinka ma joojisay💔
@mohamedshariif397420 сағат бұрын
qisadan sideded banan wa mucjiso aad ban uga helay
@ShamisMaxamuud-b9cКүн бұрын
Waso dheriyay😂❤️
@MaxamadCqaadir-rx6nw18 сағат бұрын
War muunaan caasif aabihiina muunan soo noqonaynin hhh ileen juumaanaba waa iyada soo noqotay ee
@ZamiaAbdinasirКүн бұрын
Manta kahor comment maso qorin lkn manta yaabyo amajaag wax ladhaha igu sababey inan so qoro😂 jumana nool kuteh😮
@maamokhadra-yo7zsКүн бұрын
salaam aleeki sabab qiyaas uu uogaawaya madaamu abaabiil kasoojeego awooda nowrsa. sabab jumaana u soobi xiwaysiy dhib taas oo idil caasif u gufiirsanaysay😮😮😮😮😮
Mahadsanid Aleeki ❤ bal wlal waxan iga jawab 1 Maxa ka qaldan qoraga juuman so mahan abtigeed siduu u guursana 😮daaqin so abtigeed mahan 2.Mida kale caasif muxu uu raadsan la yhy gabdhisa so ma hooyadis uu egeyn , 3.shibamali ma dagal ka ayu ku dhintay, haddu noolyhy mise ka badbaday sxbadi caasif 4. Sheekada ma no so koobi karta inta buug 5aad so socda yacni meel ee u jeeda malhn waa wax isku dhax yacsan haddane dheer wax laga baranayo ma arag atleast xitaa no sheeg casharad laga baranyo ama ujeedad uu qoraga sheekadan uu sameyey waa ba bila xikmad sheekadi oo dhan🙄✌️
@siciidcabdiraxmaan4636Күн бұрын
Buuga shanaad xilimuu soo baxaya
@KhadraFarxan-gt6hgКүн бұрын
بساتين عربستان buugas ayaa xiiso wayn uqabaa ani😢
@QadijaCadeyКүн бұрын
Layab asago dhan ayaba yab ah😭lkn wa u xisi dona runti wa sheko cajib ah lkn runti asago dhan ayaba daren socd1 ah😢
@AnfacMaxamed-o5fКүн бұрын
Wxaan ahay qofka 3aad
@HanalizyКүн бұрын
Ma jumana so labty
@Saabariina152Күн бұрын
Juumana daqiin so tu abtigeeeda ahaa yaaab😮😮
@fcgemes-yz8wrКүн бұрын
Wayaabanay😂
@sabirinmohamed-q2cКүн бұрын
War aleekiyow qisadan maxy thy
@FardosoCali-c9bКүн бұрын
Macqul ma tahay inay jiraan umado aan beni adam iyo jin aheyn inay koonkani saran yihiin mise jiraan calam aan aheyn calamkena marka laga reebo calamka jinka
@amareak5871Күн бұрын
😭🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@BushraCabdikarimКүн бұрын
Mrka maqley qiyas io casiif wa isu abti wadnaha ii istagi gadhey wlhi😂😭
@munataltaliini4762Күн бұрын
Qeebtan qeeb ka yaab badan o ka cajibsan ima so marin xalqadan waba layab miiran 😅 lkn inu book 5ad jiro ayan ka jeclan laha 😢
@MohaanYare-b3c20 сағат бұрын
Wuu jiraa lkn weli ma soo bixin
@NafisaMahamudrobleКүн бұрын
Wllkayaw is ku sooxidh please 🥺
@Aleeki-MalowКүн бұрын
Haye walaal❤
@FardusHuseinКүн бұрын
Jumana daaqiinba guursadayba ugu la yaab badan mesha lamaba kala xishonayo. Abtiged bay gursatay 😂
@Aleeki-MalowКүн бұрын
@@FardusHusein 😂 sow ma aragtid anaaba layaabay
@FardusHuseinКүн бұрын
@Aleeki-Malow abti baastera
@UmuHesham.21 сағат бұрын
Buuga خوف ku xiji wall
@sacadfuaad8273Күн бұрын
Xin iyo bin miyanay ahayn kuwii bini adamka ka horayn