Soomaali iyo Axmaro wanaag kama dhaxayn waligood haatanna kama rajaynayno Axmaaro iyo adeegayaasheeda.
@WIILWAAL13 жыл бұрын
FREE SOMALI GALBEED✊✊👍👍
@cabdiraxmaanaxmad90973 жыл бұрын
filsan waa Gabdhaha ugu Raganimada Badan
@maxamuudkibaar79073 жыл бұрын
Filsan abdilaah fiiriid waankugu raacay
@markshawn69673 жыл бұрын
Abiy is ahmaro!! Somali gelbed you are ok!! OLA will protect you from ahmaro Mustefe and Abiy
@thiqatiibillaahiwaxdahufaq69833 жыл бұрын
الله ياالله ياالله وياصالحون وياكل عبدلله تعالى صالح
@daqare201jama73 жыл бұрын
Ha noolado filsan .waa gabar geesiyada soomaliyeed
@WIILWAAL13 жыл бұрын
Filsan waxay kahadashay in tigre kufsi kadhacay side Amnesty international reports kusosartay...FILSAN WAXAY DIDAY INAY WAXA XUN TAGERTO...WAA GABAR AAD UQIIMO BADAN FIKIRKEEDANA DHEERYAHAY....WE LOVE YOU FILSAN FOR STANDING YOUR ETHNICS AND GOODNESS 👍👍✌ strong special lady and good honest leader
@kifaaxyusuf59353 жыл бұрын
dareenkii wadanigiyo yaanka dhiman dareenkii dhibatadu damqaysaa D D S guuuul midnimo ogadenya haxorowdo
@thiqatiibillaahiwaxdahufaq69833 жыл бұрын
الله ياالله وياصالحون وياكل عبدلله تعالى صالح بالله
@zamzamzamsam61083 жыл бұрын
Filsan waxay dhaantaa Raga Aan hadlaynin Quudhsi mafiicna
@mahdisayga44933 жыл бұрын
Uu saxanyahay cadaani waanan laqabaa fikirkaa anigoo ku nool dds
@kaireoma62063 жыл бұрын
Asc waa in somalidu hurdada kakacaan oy xaqooga raadsadaan haddii kale ethiopia garasho maleh oo kabaha ayaa laladulmari doonaa somalida ethiopia
@aaboawke40543 жыл бұрын
Filsan ma'ha somaliyad ee waa amxarad waayo waati lacagta badan u urirenaysay amxarada iyo cafarta dadkoodi gajoonayay ilowdayna somalidi gajoonaysay.