Dagaal qaraar abdikadir esse iyo wasiir alcadaala iyo xasan iyo xamze madagaaleen somaliland oo

  Рет қаралды 11,880

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Ай бұрын

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Пікірлер: 32
@iskufilan1223
@iskufilan1223 28 күн бұрын
Horey u soco Abduqadir guuleyso brother❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅
@iskufilan1223
@iskufilan1223 28 күн бұрын
Xamze iyo hassan Alaha isku xafido xaasid Alaha ka qabto
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 28 күн бұрын
Amiin Yaa Rabii
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 28 күн бұрын
Ilaaaa goooorma isku ilaaaalin hamze 😂😂😂😂 Se u 2025/4
@casalasal6466
@casalasal6466 27 күн бұрын
SHAQADII WARFAAFINTA AYAA SAAS KUSOO URUURTAY MOORYAN SHABAB DILAAGII IKRAAN TAHLIL ABWAN BADAL IYO QAAR KALOO BADAN AL QABYAALA AYAA WAQTIGIISII SOO DHAMAADAY ALLE QAADKA
@khadiijasaid1516
@khadiijasaid1516 28 күн бұрын
🇸🇴
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 28 күн бұрын
Masha Allah Wariye Sare Cabduqadir Ciise Waa Halyey Geesi Geesi Dhalaya Waana Halyey Hal Adag Waa Geesi Codkiisa Ayka Argagaxan Qawariita Tuugada I W M Allah Xafido Insha Allah
@salimmohamedali1903
@salimmohamedali1903 28 күн бұрын
LAACADAALA WAA MASIIBO
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 28 күн бұрын
Kan waa caqli xun yahay Axmed madoobe, Sulub dartiis uma badalin dastuurka .
@mohammedabdi7534
@mohammedabdi7534 27 күн бұрын
Damerdowladisawata.hasantug
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 28 күн бұрын
aaqiro guuleysan maayo alqabyaala karaahiyo
@iskufilan1223
@iskufilan1223 28 күн бұрын
Alcadaala wariye xun xun wado Walaga tuuraya😂 ogoow
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 28 күн бұрын
kkk waa makhaarsaar daauud aweys saxaafad nin layahay
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 28 күн бұрын
Adigaanba aqoonin, waayoo xasan sh ayaa ku yiri madoobe waxaan ku leeyahay madaxweyne ku meel gaar ah. Sidaa darteed jubbada hoose kismaayo kuma laha madoobe xitaa 1 tuulo, laakiin waxaa ka mas'uul ah xasan sheikh. Wixii axmed madoobe uu sameeyo. Cid kale ha weydiinin.
@Wardhere77
@Wardhere77 28 күн бұрын
Wariyahan waa la soo diray qolo ku qaraarsan baa ku ku soo direen alcadala xilka uu hayo ayaa qaraar ka haya
@mohammedabdi7534
@mohammedabdi7534 27 күн бұрын
Subaglebenale
@fartunosman3503
@fartunosman3503 28 күн бұрын
Kuwaannsomaliland maa ISKA dhaaftiin xamar,groowe ISKA daaya dadkaan aada ADI's ababba dhaha
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 28 күн бұрын
Garguurte muukaqaado najaaska xaaranta kuhaysta wasaarada ufufuf
@AbduSalmoha
@AbduSalmoha 28 күн бұрын
Kaalay kaqaad😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Wardhere77
@Wardhere77 28 күн бұрын
Madaxweyine xasan sheeq weydii wax hubso ninyow
@sahruja5777
@sahruja5777 28 күн бұрын
Garaad dowlada kaleexo.
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 28 күн бұрын
War garaadppw abwaan somaliya miyaad ka hadllaysaa. Siyaasadda maad ka dhacday.
@durandeeqsideeqsi742
@durandeeqsideeqsi742 26 күн бұрын
Odaygan cuqdad aya kamuqata wa fashilan yahy
@maryancabdulaahi6144
@maryancabdulaahi6144 28 күн бұрын
30 sano Kahor qaldan miyaat ahaayd
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 28 күн бұрын
Ninkani dawladii farmaajo ee wasiirku xigeenka warfaafinta ayuu ka ahaa waa ninkii qabyaalada Ku qabsaday wakii tabacay ragii qabiilkay Ku duminaayay dawladnimadii soo
@CheerfulAstronomicalMode-wu4oq
@CheerfulAstronomicalMode-wu4oq 28 күн бұрын
Qabiil ayaad ku maageysaa alcadaala laakiin adiga iyo 100 kale oo qabiil wado alcadaala meel buu saaraayaa
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 28 күн бұрын
Ebow bàadi kugu raagtay waxa moodaa. In aad leedahay .alcadaale Waa sidaas . Waxa waxa uu moodaay tv. Mid ay Lee yihiin qaraabadiis
@user-tx8sd5cz3g
@user-tx8sd5cz3g 28 күн бұрын
Kkkkkk HG ayaan magaay markaasaan nabadgalay waa sheeko kale adeer alcadaala waa nin laandheera wariyahaan wabiileystaha ah baad noogadhigeysaa qof qaran kkk dabdamiska isnot easy walhi
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 28 күн бұрын
Xasan dhiiqo rakaab xumaah asagaa ale kaa reeb sidaa buu labo good loogu dortay
@iskufilan1223
@iskufilan1223 28 күн бұрын
Dhiiqo adigaa ku fadhiyo. Wana arki doontaa dhiiqada ku fadhido ka dhaxbax alcadaala iyo abduqadir ayaga is yaqaan ayaga abduqadir esse waa geesi la haleel waaye❤️❤️✅
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 96 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
DEG DEG XASAASI AMAR ALLE LAAKIIN  August 2024
44:01
Habar media
Рет қаралды 377
Somalia oo Aqoonsatay Somaliland 🇸🇴🇸🇴
12:30
Amiira Shire officials
Рет қаралды 16 М.
Alcadaala Vs Cabdulqaadir Ciise
7:04
Mohamed Nor Ahmed
Рет қаралды 1,1 М.
НАЛЕТЕЛ НА БРАТА САНИ🧨
0:36
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 174 М.