ILAAHAY AQLIGA IYO GARASHADA DHEER ALLAHA KUU SIYAADIYO AMIIN
@osmanyussuf706917 күн бұрын
Isaaqow idinka waxna dumin kara somalina dib uso ururin karee talada ha seegina sidani waa ma soconyso Allow sahal !!!!
@adamabdi735318 күн бұрын
Ilaa kitaabka quraanka liisku xukumo tabtaas bay inoo ahaaneysaa
@suadabdi518 күн бұрын
Waxa weeye qof leh anigu wadan kale ayan leeyahay oo wadankaaga kama Mid ehi marka sidee loo nool aan, anaga harti caarigaabo 32 sano ayan ka aamusnay oo jiro ahal aya tihiin askartii iyo xukuumadii somaliland ayaa harti cunsuriyad iyo dibindaabyaysay shacab waxba isma yeelo,