Bitamare illahaye ku kena masibo deg deg ah rabi ku isaja wadanah kuwa khasaraya waa isaril ciidamada gush reer Hamas masare maxa ka sare mariki hore xudakoda
wax yuhuda af yaqana waxa ka jira iran irana garab mahaysato lkn waxay helaysa garab badan o rushka o kale ayay sxb la tahay mar dhaw waxa la arki dona iran oo nukler haysata oo robka kaga dhigta yuhuda
@faadumoabdullahiibrahim50066 күн бұрын
Afka lagu qabey,oo aadanka maxaa dabadhigey masjidyada Allow naga qabo.
@nuradinabdi51927 күн бұрын
Dowladda masar maxaa ka khaldan e maqaam keeda hoosu dhigey?
@Ahmdkariye7 күн бұрын
gole aman hadu jiro dumarka iyo carurta in la xasuqo lama dawadanen ee wax kale no sheg xashiyow
trm cida oo 4 sano so maray qof waln ama madaxa loga jiro ayuu u ekaa hada miyu is badalay
@AliMohajim7 күн бұрын
Sisi nin isagaba dhulkiisii ku baryootamaya halkas ina tago ha la ii ogolaado dad kale ka baryaya hade waa dhulkiisii waxa baryaya aa anaga noo digdiglaynaya oo bahal iskaga kaaya shigaya
@AbdifatahMohamed-k1e6 күн бұрын
Ma dhul Israel miyaa Jira? Haashi?
@Ahmdkariye7 күн бұрын
carabta in la ciqabo wy mudan tahay wayoo ayaga ayan wax jira ahayn ba xita ayaga is neceb
@abdulkadirmohamedagey2316 күн бұрын
BEEN BADANAA SIISII SOW MAAHAN NIN YUHUUDU KEENSATAY..