DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI

  Рет қаралды 50,429

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

27 күн бұрын

dagaalka Sagal somali iyo sucdi

Пікірлер: 189
@AnimaSaida
@AnimaSaida 25 күн бұрын
Sucdi wa miskiiin waana dadka iskaqaboow iska qalbi xaaraan xbbty dunida Kuma ciiisho
@zakiyahaji3639
@zakiyahaji3639 25 күн бұрын
Caaliya Well done, Garyaqaanad Si fiican ayaad midkasta runta ugu sheegtay
@Ahlaam638
@Ahlaam638 25 күн бұрын
Anaga cid inoo dirsatay maleh garta waa galeynaa kulahaa 😂😂😂😂 Caaliya waa shactaro miiran 😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 25 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😍
@leilamohamed9758
@leilamohamed9758 24 күн бұрын
Caaliya fariid garta naq aabahaa iyoawoowgaa baa naqijirey
@user-ol9cf5yt3w
@user-ol9cf5yt3w 25 күн бұрын
Mashaa الله Rabi waa jecelyahay runta shaqo wanaagsan ayaa Somali u haysaa Ilaah haku xafido adiga iyo duriyadaada iyo lada ku dhalay ogoow Ciyaal Xamarkii hore ayaa tahay meeshaasna waxbaad kawadataa❤
@anabshiekh-rn3ds
@anabshiekh-rn3ds 25 күн бұрын
thanks caliya you’re smart
@AyaaaJama
@AyaaaJama 25 күн бұрын
We love you caliya the most beautiful lady on youtube
@MsLajecel
@MsLajecel 25 күн бұрын
Wallee social media shar aad u weyn uu noo yahay Soomaali haddaan nahay. Allaha na xafido.
@asiaahmed8004
@asiaahmed8004 25 күн бұрын
asc caaliya sharfa walaashaye waanku salamayaa
@Sowda-nu5hv
@Sowda-nu5hv 25 күн бұрын
Waa sax walashay Allah xaqaa gugu jecel❤❤❤❤❤❤
@farhaanss1114
@farhaanss1114 24 күн бұрын
Maanshallah queen wlh sambatik aad tahay quruxeey keep going inshaĺlalah
@anabbashir2678
@anabbashir2678 25 күн бұрын
Naagta Sagal Soomaali la baxday waa iska waashay. Gabar maskiina ayay heshay
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 25 күн бұрын
Sucdi seems so nice , Waa gabadh degan , akhlaaqna leh , I liked markay tidhi ceeshow milix baan ahayn . Sagal sharteeda Alle haku cesho.
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 25 күн бұрын
mansha'llah ❤❤❤❤
@shukriosman2864
@shukriosman2864 25 күн бұрын
Abaayo macan madhamaysan vedio becouse ima cajebin qofka dulmiloga ah oo munaafaqa ah miyaad Fariid utaqaan fariid maahan waaa doqon wax magarato ah waa gun gunta hadii layska celin sidaas bay u dhaqmaan fariid qofka ah waa qofka naxariista respect leh u.ada ku xad gudbin hooyo dhibataysan garab siya qofka laga gardaran yahay grab siiya
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 25 күн бұрын
Saxiix wlhi kartida iyo dad nimada waa inaad gabar walaashaa oo ilmo yar baahan ku korsaneeso wexee ka hesho. Hadane gabar inaad dhahdo waa lagu kufsanaa.
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 25 күн бұрын
Walahi qofkasto damir leh wey xanuujisay sida sucdi naagtaa arxanlaayda ahi ula dhaqanteey .awooda ay gabadha hooyada ah kubahdushet meesgay kakeentay ayaan welu isweydiinayaa ,yeey ismoiday?ma trum qurunle?
@KabelOumalkairemed
@KabelOumalkairemed 23 күн бұрын
Nagaha somalidu iyaka isku cadoow a😢
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 25 күн бұрын
😂😂😂 caliya very funny
@QueenHH252
@QueenHH252 25 күн бұрын
Please iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉❤❤❤
@hamdaaadanmohammedhamdaaad8593
@hamdaaadanmohammedhamdaaad8593 25 күн бұрын
Macha.allah caliyadeyda
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 25 күн бұрын
Fariidnimo ma lagu sheegi karo qof dadka Dulmiya,ilaahay SW ina Faray Ha is Dulmiyina,Qof Dumar ah oo adigoo La Dumar ah wax ku Soo Mooday waa laga fiican yahay in aad ku Tumato,Ifka iyo Aakhiroba Xisaabtii Allah waa Dambaysaa Yaa Allah,Ummadda qaarkood waxaa Hogaamiya Hunguriga iyo Maxaad heshaa Acuudubillahi
@user-wu9dp6nx5o
@user-wu9dp6nx5o 25 күн бұрын
Allah ha ku xafido caaliya run sheeg
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 25 күн бұрын
Asc Adeer guuleyso Been kaagama baran ee guuleyso ADEER.-
@fadumomohammednour21
@fadumomohammednour21 25 күн бұрын
Waa runtaa walaahi geesiyed geesiyed dhashay nolow ❤❤❤❤❤❤❤
@Roteyaani
@Roteyaani 25 күн бұрын
caaliya nice
@user-lx5ef4uj4v
@user-lx5ef4uj4v 21 күн бұрын
Masha Allah wll warunta sucdi runtii waxa lagu wadaa dulin sucdi guulayso marwalba huno
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad 22 күн бұрын
Sagal ana wata ana jecel dumaashidey rumaad weyaan
@user-rv4wv5ko4o
@user-rv4wv5ko4o 25 күн бұрын
Asc walaashey Caaliya wlh qosoley ayaa tahay ciyaal xamar ma dhumaayo reer Duda aye u aqliyey iyadaa ku baryeysoka soo deji 👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️ lagac iyo lug waa kuugu darey ❤ xabiibti qaali
@amaldiriye7606
@amaldiriye7606 20 күн бұрын
Mafiyo Kabuura
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 8 күн бұрын
Aliya tugusigi wad baratay good job 😂😂😂😂😂
@Womenspeek
@Womenspeek 25 күн бұрын
Maasha allaah 😂😂😂😂
@Muxmux238
@Muxmux238 25 күн бұрын
Mashallah naag nool❤
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 24 күн бұрын
Show badana hada ma tagereysa dhilada sagal aad fariid ugu yereysid nacalad baa ku talee insha Allah wey ka shaleyn naag Sacad doqon ma noqoto ee wey ku dhacday dhib malaha
@dahirawke9268
@dahirawke9268 25 күн бұрын
Asc ina adeer waanku salaamay
@umaamina1885
@umaamina1885 25 күн бұрын
Sagal waa gumeyste waxana u dheer maseyr ninka asad ah ayay ilaalisa lakin wey matagtay walahi sidey u caytameyso waa ciyaal suuqad waliba sumcadeedi ayay dhulka ku jiiday qof dumar ah sida u ceytameyso waa ayan daro qofba maalin ba la barta sagal sanyar waa isku dheeshay
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 24 күн бұрын
Waxay filimaanta ku jilaysay unbee samaysay ma ahanoo? Xaqqa Allaha na tuso.
@umaamina1885
@umaamina1885 24 күн бұрын
@@fouzifouzi3393 aamiin allaahuma aamiin
@user-gw9jy1gl2q
@user-gw9jy1gl2q 25 күн бұрын
Allah SWT Soomalida rag iyo dumarba meelay joogaanba inuu nabad dhexdhigo. Jazzakallah khairan ya Caaliya Shariif . D5 guul iyo gobonimo ayadoon nina qabiil lagu dulmaynin ❤🫶🫶🫶✌️🙏🫶
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 23 күн бұрын
😂😂😂 Qaali shire caadi mahaan " sure wllhi waraabe wayaan waraaabena waala uleeyaa😊
@tahlilali2201
@tahlilali2201 24 күн бұрын
Kkkkkkkk Good ❤
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 25 күн бұрын
Kkkkkk garta waa geleeynaa lkn cidnoo dirsatay maleh,😂😂😂
@FarhiaAdan-lz3yu
@FarhiaAdan-lz3yu 21 күн бұрын
Waa sax garyaqanada sxb wax ladhaho majiraan adun warersan beynu jognaa
@hiboali5025
@hiboali5025 23 күн бұрын
Caaliya mareexan kenya waxbo ka ma ahan, sucdi ayaa ka xigta sababtoo ah sucdi waa sacad waana ogaden nin na kama xigo kenya
@fardawsamowlid1842
@fardawsamowlid1842 24 күн бұрын
absolutely true
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 25 күн бұрын
Waa.ruun.caaliya
@ashaoali8020
@ashaoali8020 25 күн бұрын
Naagtan Sagal Somali ladhahyo waxaanba kunacay sida ey ninkeeda kabahdisho.
@zu7729
@zu7729 24 күн бұрын
Bur & Biyaa Ukala Saartay That's Why I ❤️ U
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 24 күн бұрын
Asc caaliya shariif. ❤
@fadumamohamud9021
@fadumamohamud9021 25 күн бұрын
Mansha allaah waxad tahay qof si wanagsan ugu kala gar qaaday nolow ina sharifey wan ku tageraa
@user-bz9cz2ti2w
@user-bz9cz2ti2w 24 күн бұрын
Kenya Hawiye wu dagan yhy caaluyo
@user-fj7sb2un6n
@user-fj7sb2un6n 25 күн бұрын
Caaliya caadi mahid Wlhi. We love you so much. Wlhi I always like to give you 10/10. You talk about true.
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 24 күн бұрын
Wcl sister
@arliyop3199
@arliyop3199 24 күн бұрын
Alla daahir bagay diiday
@ugaasoskitchen2797
@ugaasoskitchen2797 25 күн бұрын
Garqaadidu in jaamacad looga soobaxo umabaahna ee waxay ubaahantahay caqli iyo ondhodheernimo iyo cadaalad fal. Well done caaliya❤
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 25 күн бұрын
Mama caliyo nonkan calosha weyn isgs daneys6o codna umadsneyo dadkan waxmafahmayan odaygan dacad aueyumaleynayan
@fatumacaali
@fatumacaali 25 күн бұрын
❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@sahrayusuf837
@sahrayusuf837 25 күн бұрын
Caaliyo garta waa goysay naag nool oo runta sheegtay❤❤❤
@degaghedi1738
@degaghedi1738 24 күн бұрын
Kkkkkkkkkk garta waan galaynaa naloomana dirsan kulahaa
@user-ug3lm7bc7e
@user-ug3lm7bc7e 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@wanaagsaninmacalin-pb8zj
@wanaagsaninmacalin-pb8zj 24 күн бұрын
😂😂 barti lo bahna ba dhigtay 👏🏼🏃🏼‍♀️
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 25 күн бұрын
Sagal iyo sucdi yeey ahaayeen tolow 😊
@user-tk8bo7mz9z
@user-tk8bo7mz9z 23 күн бұрын
Miskiin waaye sucdi caawiya gabadha
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 25 күн бұрын
CAALIYO WAA KU XISEY😍😍😍😍😍😍
@mariamjamaa5683
@mariamjamaa5683 25 күн бұрын
Waa runtaa naag aad isa dagaasheen gurigeed loogum tago sucudi waa maskiin naagan lam Aamiino saaxiib malah naagah sucudu saas umey caytamin sagal saaxiib nimad may qiimeen sagal waa balaayo daarood bey ku faantaw wey dhaleen wuun qabaa sucudi waxey la Amustay ina KZbin keed somaali udaawadan saas bey u caytami weysay
@anabseed7970
@anabseed7970 25 күн бұрын
Waa dir baan umalaynayaa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 25 күн бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh
@najahSaid-pn4jd
@najahSaid-pn4jd 25 күн бұрын
Fariid bad tahy wle
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 25 күн бұрын
Caaliya caadey jecliya ❤❤😅
@mruun3542
@mruun3542 25 күн бұрын
Balo ku degtay sowtii la heed Abti macaan anaa kusoo wacaa May markaas war naga tag
@umuridwaan8815
@umuridwaan8815 24 күн бұрын
Dir waaye 😂
@unknown..642
@unknown..642 23 күн бұрын
Suure waaye
@FahmonadarCabdulhi
@FahmonadarCabdulhi 25 күн бұрын
Asc caliyo abayo sagala aasoo duubtay markahore walogasohormaray
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 25 күн бұрын
Asc abaayo soomalida waa nuukale masaakiin baahan waa doqon ee daalin ka fariid kkk adi kuma quseeso abaayo
@amalahmed7254
@amalahmed7254 25 күн бұрын
Si fiican ayaa ooga hadashey
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 24 күн бұрын
Sagal waa dir sure
@ashaoali8020
@ashaoali8020 25 күн бұрын
Safal Somali waa Dir FAQI MUXUMAD EE XERAALE
@niyaaladem
@niyaaladem 24 күн бұрын
Hoogaa weey na ceebeeysay, naagtu waa mooryaan kabo xiran. Naa bax dheh baastarada.
@AyaanJamac-rd3bh
@AyaanJamac-rd3bh 25 күн бұрын
Sagàl nin baa Ka dhumaya 😂😂😂
@badraomar3509
@badraomar3509 21 күн бұрын
Nin bay u waalatay naa cidaada sheego
@AminoMaxamed-yx3dy
@AminoMaxamed-yx3dy 19 күн бұрын
Msh❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 25 күн бұрын
Caliya mad catoday mise waa indhahayga
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 25 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣inaadeer ma isku dirtay gabdhaha mise waa u garnaqday 🤣🤣🤣🤣 dacwo ku fur sawirkaaga dhan ka deji🤣🤣🤣🤣 T2aad 🤣🤣🤣🤣 anigu waxaan naag oo dhan ku nacay waa weji xun jid hadaad soo marto waxaad arkeysaa mid ma jaafo ah oo war la taagan🤣🤣
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 25 күн бұрын
Fariid micnaheeda ma taqaaanid adiguna jalmada fariid iyo maafiyo isma raacaan mid u daaa sagal
@samirasahra1747
@samirasahra1747 23 күн бұрын
Waa.Naago.KaL.Sooni.Xumo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 25 күн бұрын
Caliya May sa mayso barnamijka isoo wac. Nambarkeeda aan ka faaidnee. Kkk oil change ayay u baahantahay wan kuso duuli lahaaa inaabti
@nanogzan
@nanogzan 20 күн бұрын
caaliya caadi mahan 😂😂 gabdha ha isku dirin
@ahmedcade6804
@ahmedcade6804 24 күн бұрын
Masha allaha mahad sanid
@lulmuse7528
@lulmuse7528 25 күн бұрын
Caaliyo adigana caadi matihid xanuun daahir baa ku haya hadaad cadaalad faleysid inaad ruux kale dulmisid waa laga fiican yahay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 24 күн бұрын
Maya walaahi Daahir ma necbi laakiin eex buu yaqaan qofku mar hadduu eex u yaqaan gartiisu Cadaalad ma noqon karto. Waxyaabo kale uu ku fiican yahay waa jirtaa oo waa nin deeqsi ah laakiin Cadaalada kuma fiicna
@nuralceenabdullahi
@nuralceenabdullahi 20 күн бұрын
JIJELE WAYE SAGAL
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 24 күн бұрын
Marba hadi ad aragto qof leska hasto laguna danesto lona meriyo laguma tilmamikaro maskin ama bari niimo ee wa wax kale qofka isaga kor isuqaadi karo ishis laga arka lararta
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l 25 күн бұрын
Sagal wa re mudug #surre #fiqimuxumed , #dhulbahante aya u ree abti ah
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 25 күн бұрын
NAG MA SAAXIB GASHO UUUUUUFFFFF DHEEH
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 24 күн бұрын
😂😂😂 garta sifiican u qaaday Caaliya qurux
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 23 күн бұрын
Sagal waa laangaab ciilan
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 25 күн бұрын
Candho waa masiibo ummada somaliyeed loo soo diray
@user-wu9dp6nx5o
@user-wu9dp6nx5o 25 күн бұрын
Caaliya rental ayaad taabataa Mar walba Ilahay baa August jecel
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 22 күн бұрын
SAGAL WAA SURE DIR HADUU MAREEXAAN QABO WAA QOLODA EY DAGAALAMAYAAN MAREEXAANKA
@hooyosom8904
@hooyosom8904 24 күн бұрын
Fariid Rux ba Si ayuu u yaqaana Fariid Waxa ah ruuxa Xishooda Oo Alaah Iyo Umadiisa Ka Baqo
@shukriali5117
@shukriali5117 25 күн бұрын
Caaliyo sharaf aabaha baa garta niqi jiray noolow
@BashiirMaxamed-uk7nw
@BashiirMaxamed-uk7nw 24 күн бұрын
Sxbey.warka.isii
@hayatsaid6064
@hayatsaid6064 25 күн бұрын
Ma naqaan qofka runta sheeegaya
@ayannur9480
@ayannur9480 25 күн бұрын
Sagal salad iyo son ma sameeso sidas darteed shaydanka ugu xoog badshay
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 25 күн бұрын
Meesha KZbin Somali wyn ku xirtan weeye naga daa xanta dumarka ma faalayn karnee😂😂 Daahir oo ah axad ilaahay nacay umada soomaliyeed ceebteeda ayuu ka ganacsadaa oo caruur ku biilaa subxanallah. Maahan daahir kaliya dhamaan kuwa baraha bulshada cunfiga ka wada
@hawomohamed9674
@hawomohamed9674 25 күн бұрын
Walaal qoorta qorso please
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b 23 күн бұрын
Caaliyo waan kusalaamay walal ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay❤❤❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 22 күн бұрын
Waan kaa qaaday xbbti salaamulash carfoon 😍
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 25 күн бұрын
Fariidnimada ma akhlaaq xumadaad u taqaana waa yaab
@ifkahalane6528
@ifkahalane6528 25 күн бұрын
Hhhhhh
@katraabdi7778
@katraabdi7778 24 күн бұрын
Nin mareexaana ama dayroom ah.nin somali.kale ah waxba ma dheera😂😂
AROOSYADA UK 🇬🇧 HOOYOOYINKA GABDHAHA DHALAY QAAR #QISOOYINKAQURBAHA
14:10
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 11 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 25.07.2024
20:47
VTV Somali
Рет қаралды 1,5 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
WAR CUSUB: CAASHO MAXAY REERKA U WEERARTAY #ARIMAHABULSHADA
13:39
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 28 М.
YOUTUBER #Nayrobi SAGAL SOMALI OO SIXUN  UCAYDAY SUCDI. DAG DAG  CUSUB
11:19
Guusha Nolosha Official
Рет қаралды 50 М.
SAGAL OO KU GACANSEERTAY FAADUMO BARAMBUR , #FADUMO BARAMBUR DAGALKA KA BAXDAY
12:46
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН