DAGAALKA SAMIIXA KHALIIL IYO AISHA YAR

  Рет қаралды 17,795

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

Күн бұрын

Пікірлер: 152
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Ай бұрын
Bismilah haweenki soomalida🎉waywasheen. Walllah ❤salangobeed❤❤❤❤❤
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v Ай бұрын
Allow Gabdhaha noo xafid ❤❤❤❤ allow shaydaanka ka xijaab❤
@wandaba90
@wandaba90 Ай бұрын
I love you Habo you give the best sheeko 😂😂😂
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Ай бұрын
Masha Allah caaliya sharafeey soo dhawoow xabiibti qaali xifdullah Thanks ❤️❤️❤️👍
@Farhiya-xt3ek
@Farhiya-xt3ek Ай бұрын
Run hadan kusheego waxaan ogaday naagaha gaaban iyo dheer dheer different ga udhexeyo waxaa shaqaalo ii so noqday 3 naag o dheer dheer iyo 4 gaagaaban amarka ilahy kuwa gaaban waxqabadkooda waxad moodaa in ey curyaamin yihiin wax baa ka khaldan shaqadii unwaakala dhimantahy Kawa dheerdheerka ahna shaqadooda wa clean meel aad dhaliisho maleh xoog iyo karti ayey isku tarsadeen aniga waxan ogaday o aan badhay weye igamana aha in aan qof wax ka sheego e waxan arkay
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir Ай бұрын
5:40 shameless father who's getting cat fight 😂😂😂
@fertunali1007
@fertunali1007 Ай бұрын
😂😂😂
@frank77w
@frank77w Ай бұрын
Waa camal iyo caado ogaadeen
@sahra4091
@sahra4091 Ай бұрын
Gabadhii abahed Ridwaan isaq udhacwoodaay ee yiirii waalaa faraa xumeyey. Kasohadal.
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 Ай бұрын
Caliya Cadaanki Maa'Xitaa 👃'San'Taag Ku'Dayday😂🤣🫡
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Waa lasyku diray gabdhaha kuwa comment ayaa isku diraaya war gabdhaha noo kala qabta tolkay waxay u maleeyaan in ay leeyihiin Kenya
@umuridwaan8815
@umuridwaan8815 Ай бұрын
Waa ku salaamay waxaa kaa sugeynaa ilmabeerdoo iyo Dr mohamaed rooda iyo dhaqterka maxaa ka dhaxeeya pls caaliya
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Ай бұрын
Caasha keep going sister ❤❤❤❤ sujuu kaleexo
@AliyahWardon
@AliyahWardon Ай бұрын
Masha Allah Aliyah waan jaclahay sida shakada uxafidid ❤
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk Ай бұрын
Subaxanalah ilahow sharakoda naga badabadi dadka isku diraya gabadhah ilahay xagaebay kagalayan😢😢😢😢😢
@munacadeymunamaanka9849
@munacadeymunamaanka9849 Ай бұрын
Ilahay ka cabso oo dulmiga iska da ma adiga og oo ku jira qalbiga caisha in ay samixa ku wada hadalka wa la dhimana ilahay u noqo
@fi1113
@fi1113 Ай бұрын
Qeybta QABYAALADA aad u xanuunto qoftaan 😂😂 u fiirsada
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Ай бұрын
horta🎉haweenkan maxa walay guryihina🎉joga nin ayey kuwasheen cajiib ❤❤habeenwanagsan yaa xilwo❤❤❤❤
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw Ай бұрын
qabyaaladu xumaa Caasha ayaad lasafatay.
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
@FatimaAli-b7q
@FatimaAli-b7q Ай бұрын
Samida hoyada baan ahay 1.85 waan ahay fay dhery aya laygu yedha wan ku salamay caliyay🎉
@magdanurachannel529
@magdanurachannel529 Ай бұрын
Qabyaladii kuqaday kuma dhigto
@MariamOmarHaji-kn1cn
@MariamOmarHaji-kn1cn Ай бұрын
Alia Gabdhaha Waa gacan taada midig Iyo Gacantaada. Bidix samixa meelaha Ay Ka xuntahay Waa sheegtey Maxaa u Sheegi weysey
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Ай бұрын
Boqolkiiba boqol aisha waa khaldan tahay maxaa ugeeyey mamo eedadeed ama hooyadeed oo kale ahayd oo waa hore dhimatay subxaanalah caasho waa dulmilay .hada kahor gabar miskiinay kudushay oo xaamilaa.
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Ай бұрын
Absolutely 💯 💯 💯 💯
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Abdi naag a tahay maxa samiha u geyay caruur bahahin ah o waxba qalabsan
@dekakasim9010
@dekakasim9010 Ай бұрын
Waxaa iiga daran qoftan weyn oo cayda hooyada dhimatay aan arkeenin lkn inaad eexasho ku jirto waa loo jeedaa Caaliyah
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
@@dekakasim9010 Ogaden ka dhan carur bahahin o waxba qalabsan qolol ka so furtay wa lo jeda
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Ай бұрын
@@Wrd-x8h caruurta waalidkaa kadaran qofka waa ka,aarsan kartaa siyaabo kale adoo xitaa caayin .
@Idil1986
@Idil1986 Ай бұрын
Saxiix Walhi anigaba yaabay caadi ay aheed iido hadeed dhimatay Ila hada wayabaa aniga 8 yrs ay aasan tahay hoyadey walahi sacad walbo ay igu taagan tahay Alah karim
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Caliya Shariif abaayo ma maqasha hoyada iyo 2 gabdhod oo Nairobi lagu diley
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Haa shalay baan maqlay is ilaaliya reer Nairobi
@lunamud3143
@lunamud3143 Ай бұрын
​@@Caaliyasharifcaaliya ina adeer iisoo jawaab
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Ай бұрын
Caasha waa gob ❤❤❤❤
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v Ай бұрын
aisha is hamble waana Gabar qalbi wanaagsan❤❤❤❤
@sacdiyaahmed239
@sacdiyaahmed239 Ай бұрын
Asc abaayo caaliyah gacmaha ha isku garaacin❤
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Ай бұрын
Ma karafonka iska hagaaji❤❤❤❤
@aaliyaahmed972
@aaliyaahmed972 Ай бұрын
My sami ina adeer kasow hadal dilka kadhacey kenya. Waxaa jeclahey saa wax usoo koobto oo no fahan siiso
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
War sugan baan ka waayay markaas baan iska dhaafay gabadhahaas Alla ha u naxariisto. Waad mahadsan tahay xbbti😍
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 Ай бұрын
Naaya afaka hagaaji isaticimal maxaad ka waada khaba yaalada jooji. Samiix waa ladhara
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Ай бұрын
Caaasho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 Ай бұрын
🤝Garta Cid Dirsatay Maleh Waan'Naqeeynaa😂 Kii'Gardaran Gardaran Waxaan Leenay Waa'Gardaran'Tahay🤣 Kii'Laga Gardaran'Yahay Waxaan Leenahay Waa'Lagaa Gardaran Yahay😂🤣😅 Caliya Cadeey 🌊🏊‍♀️'Bada Aan'isku'Tuurnee Dabaal See'isku'Nahay Mana'🗣'Weeydiineysid🤣😂?❔️
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
😅😅😅😅
@koomabeauty
@koomabeauty Ай бұрын
Hablihinaa bahdilaan Idriss kuwaloo
@leilamohamed9758
@leilamohamed9758 Ай бұрын
Garta gal cidiina garta goyn jirtee ❤
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 Ай бұрын
Majeerten gabdhahooda ha heestan aqlaaqda haka dhisaan yahooo majeerten waa concert Somali
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Kharaar ka mj aad ku tahay iskala dhimo
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@fahmahassan2174
@fahmahassan2174 Ай бұрын
1.58 is short Caaliyoy haha I’m 1.72 and I consider myself average.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Maya waad dheer tahay 1.72 haddii aad tahay
@wandaba90
@wandaba90 Ай бұрын
I’m 180
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Ай бұрын
Horta tan caisha la leyahay dagaal bay ku waalatay wa nag habaaran
@amalabdikarim1308
@amalabdikarim1308 Ай бұрын
Lkn caliyoy ma adan cadal falin si ex ah bad u hadashay ee si dhex ah oga hadal oo gabdhaha mid ba hal haben ku xigta ee ilhay ka baq oo si xaq ah u hadal
@faaizacusmaanaadam7128
@faaizacusmaanaadam7128 Ай бұрын
🤔Oo waaba ilama adeer miyaa subxanallaah famil sociala medier isku cebeynaa waa ii qow ceeb aha😱
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 Ай бұрын
Ciirtaa juwle❤❤❤❤
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m Ай бұрын
ASC CAALIYA SI KHAAS ANKUU SALAAMAA WA AKHYAARKI
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Samiha khalil carurta adkeyso Ogaden o dhan a wa shamsi ku qaday Carurta Aisha o waxba qalabsan
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Ай бұрын
Wcs ❤
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح Ай бұрын
Dirisle waa ey ey dhaly oo gabdhaha ku ciyaara vlog channel buuku duubtaa labadaba wuxuu u isticmaalayaa youtube,marka samiiha shaki bayka qabtaa in Aisha iyo dirisle waxka dhexeeyaan lkn waxba kama dhexeeyaan
@zuzuzuzu5106
@zuzuzuzu5106 Ай бұрын
Samixa ma khaldana Caasha iyada dafdaf badan gabadhana ka gardaraydatay
@sagalhaashi1483
@sagalhaashi1483 Ай бұрын
Cagdheer soma ahan 😂😂😂casho waa nag mj ah dhanka rer abtiga ayaa idhaqaqay rer abahey waan ku kacsanahay waa jaahilin
@Faarax-y4v
@Faarax-y4v Ай бұрын
war caqligii aaway??? gaab naanta ceeb maaha ✅
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b Ай бұрын
Derisle waa.ina aderkey wanmalyan wuuheystay samixa ayadarabtay iney fiyuus kuhesho❤
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Ай бұрын
Samiixo waa doqon uf
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Ай бұрын
Aisha Aisha Aisha superwoman superwoman
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir Ай бұрын
Mashallah Aisha
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Caasho waa ciyaal suuqad idirisle waay nacdaay mana rabto beenta daa ciyaal maay caayn ogoow
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Ай бұрын
Caaliya , walaaal Mayti ama Qof dhintay in la caayo waaa ceebtiii iyo aakhiro Seeg weeye walaahi inaad si Adag uga hadashay ahayd walal . Walal maytidiii in la caayo ayay Somali ku waalatay😢😢 . Caruurta masakiinta in la caayana waa ceeeb 😢
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Nasra wa khalad in carur bahahin o waxba qalabsan la cayo Aisha wa naag gar iyo khalad ba qadata
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b Ай бұрын
Maashaa allaah thank you caaliya quru xleeya reer qardho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Ай бұрын
Caliyoow sacabkii baan kaa bartay aniguna markaan sheekeynayana waan sabciyaa.
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
Santaag iyo walac cudur aan somali lala qabin.😂😂😂
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 Ай бұрын
Sharci yar bay hasataa mafiicna hadii ay dagaalanto 00 ay dacwad gasho oo maxkamad ku furanto kama bixi karto wadanka waa khatar. 2, samiixa wax nafleh kama gaabna casha. 3, somalidu goormay aduunka raacayaan balaayo isu kiin dishay dagaalkooda qurbahan ku nacay 😮😮😮😮😮😊.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Wcs walshey calya allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh ❤ waalhi aniga samixo khalil waa sax qof dhiintay o waaludka aha siibo hoyo qof cayay maa u farxsanan Karo wa sax
@amaalhassan6048
@amaalhassan6048 Ай бұрын
Aslaam ilaahy ka baq ma caayin caruurteeda markii hore ee waxay tiri balwadeeda kali waa doritos abaheed US oga keeney, wallaley,
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir Ай бұрын
12:30 short girls never happy with themselves 😂😂😂 yes tall man love short chick but they don't like they drama 😂😂 all man want they son to president n mean he chooses tall mother for his kids but side chick can short chick . Tall chick always happy 💃🏿💃🏿💃🏿💃🏿💃🏿❤❤❤
@ummaisha876
@ummaisha876 Ай бұрын
Caaliya sheekadaada dhinac ayay ka raran tahay,Calaashaan MJ.I am sorry. CÀISHA WAA TII HOOYADEED CAAYAYSAY,NAAG CAASIYAD AH HA DIFAACIN.
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Umma cuqdada Mj ku heysa u dhimo
@wandaba90
@wandaba90 Ай бұрын
So I thought Aisha started it but seems like samihas insecure self took it toooooo far smh 😂
@farxiyafarahmohamed1202
@farxiyafarahmohamed1202 Ай бұрын
Mic caadiya ayaad samixa u qadatay indeerta dhiga ayaa kuu dhaqaqay 😂😂😂😂
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Ай бұрын
Gabadha sujuuga waa cuqdadly kali geed inykafiican tahy moodaa Gabadha caasha waa maskiin qalbi wanaag san
@beyourself9293
@beyourself9293 Ай бұрын
Samiixa waa naag ilbax ah oo afkeera ka adag, Caasha ayaa ku gaftay wayo casha waxay ka tomid miyi pitland oo dagaal & buranbur uun la yaqaano madama ay baadiye tahay !! Naa adigu qabyalad baad wadaa reer badiye af dheer baa tahiin Samiiha waa ilbax edeb leh! Reer miyi ayaa af dheeri loogu yimadaa 😮
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Ай бұрын
Caaliyooy soomaalidu markeey Kibaandhaha kaqaataan kenya dhalad beey ismoodaan kkkkk
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u Ай бұрын
Caa isha wey dulmisay samiixa weyna gardareysatay samiixa waa gabar yar oo la dulmiyey samiixa waa gabar duceysan edeb badan Hada dadka waa saaqadiin
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 Ай бұрын
Fiiri
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 Ай бұрын
Rer Tiktok umada ma ah wlhi mami😂😂
@queen-xd9wr
@queen-xd9wr Ай бұрын
Maxa Jarmlka waa lesku qorah Englishisks muxu la joga anaga aya ka fican o ka adag
@hooyo-hj6dd
@hooyo-hj6dd Ай бұрын
Samiixa waa gabar yar oo edeb badan, naagtaas isku loot maahan haka fogaato.
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Haday edab leedahay maxa malin walba ayadoo is looxaaysa dhigay TikTok? Kolay wa labo gabadho oo yar yar. Wa naa isku mid.
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Samixa wa cajuus 😂 ogaden a ku qaday
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Ай бұрын
Hoiyo maxay edebkuleedahy sootaa dirisle marsaday?
@sahramahamud2558
@sahramahamud2558 Ай бұрын
😂👋
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Ай бұрын
Ani ahaan samiixaa ila qaldan hadii la heshiisiiyay inay hadana soo fadhiisato may aheen haday soo fadhiisanaysona inay kommentlayda ujawaabto uunbay aheed maaha inay dhahdo fadhigayga iigu timid oo igu raali galisay aasha
@aishamohamedhassanhassan3847
@aishamohamedhassanhassan3847 Ай бұрын
Hapo 1.59 aa average miyaa aniga 1.71 baa xafada jumbay gaab laigu dahaa kwrn
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Ай бұрын
Samiixa waa Sujuu dee Cuqdada
@dekakasim9010
@dekakasim9010 Ай бұрын
Xoogaa dhinac ayaad uraran tahay
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
Allow kalaqabooji ❤👍
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 Ай бұрын
Sharafta iyo quruxdu walahi waa qaabka aad u dhaqanto dherer iyo gaabni midna maaha.qaabka aad u hadasho ayaa goomineysa nooca aad tahay.
@sunnisunni5767
@sunnisunni5767 Ай бұрын
Dadnimo lees dheeryahay ku te alle mj siyaasad badnaa samiixa ukala hara babar kasta wey kasoo xiratay yaab anagaa aragtay
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
Naa noowad sheekada danahaagaad u qurux badantahaye Mansha allahe 😂😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
😅😅😅😅l🎉🎉🎉
@hakimoali3794
@hakimoali3794 Ай бұрын
My dear I'm short lady and proud my self lol. 😂
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
@hakimoali3794 you are so amazing young woman sister anyways 🤣🤣 Anigoo yar wareersan markaan ku daawado sii qoslaa adoon hadliba Inaa ❤️ kugu ahay yaan dib kafahmay 🤣🤣🤣
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u Ай бұрын
Caaliya waxan mooday qof daacad ah maantana samiixa u soo farisatay arimaha bulshada
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
Caliya 😂😂😂 galada nagaha Waan hurufi jirtey miya.
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Ай бұрын
Ciirta jug leh wa ilowday markan😂😂
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 Ай бұрын
Aniga fulay baan ahay dagaalka majecli laakiin markaan baxsan waayo geesinimo meel aykatimid aan aqoon baan yee shaa meel walbo qofkaa haduu joogo guri giisa xatee waan tagaa
@ladanhassan1172
@ladanhassan1172 Ай бұрын
Habar qabxad oo benaley aya tahay ilhay na Kamadan baqi Mj nimadi iyo qudhinkini ayad Wada uf
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Beenta daaa ogoowbnaayaaa iyadaba waay is tic maalaaay saay idirisle samiixo waa ga badh geesiyaaa
@Ummu.maxamed
@Ummu.maxamed Ай бұрын
Fiyuus mafiicna dadka aan fiyuuska kuraadinin dadka caydiisa ma ogola kole halagu waalid caayo kole waa baranki ladhoho
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Team casasht
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Naayaa ma jeer teen waa ciyaal suuqiin bastarad baatahaay naayaa naagtaan daroogada cabta
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs Ай бұрын
Samixo ayaa gardaran abayo sababto ah wax kale ayeey ku heestaa dirisle ayeey ka urinesaa hoyadeda mar marsiyo ka dhiganesa
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Ай бұрын
Malaha kenyati ee kenyan ayaa iska le dheh kenyati waa nin magaciis,teedakale isli soomaali ayaa iska leh iskana lahaa ee saas lasoco,uk camal ma,aha
@fertunali1007
@fertunali1007 Ай бұрын
Dagaal meshas kama dhicin anigu waxan arkaa gabar ey isugu tagen gabar iyo aabehed oo ciidan loso watay weli.dagal waxan u aqan labo qof oo gacan isula tagay. Mida kale maxaa korka iska saray dadkan kuligod malinba laba is ceyda
@khalisayussuf7601
@khalisayussuf7601 Ай бұрын
Qabyalada jooji gabadhas samixa gardoro bey la so donatey Aisha hada xaqa ka hadleynin iska amu
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Ай бұрын
Sujuu waa doqmo uf
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w Ай бұрын
Casha Gabdhan indeert samiixa laso adegasad
@hindaicawimohamed9266
@hindaicawimohamed9266 Ай бұрын
Caisho akhlaq malaha way walantahay
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
😂😂😂😂
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 Ай бұрын
Alla dirisle wiil xunmahe ukadi yarantisimoye wa wiil akhlqle hada hbo
@somalistar8261
@somalistar8261 Ай бұрын
Naa yaaa ogoow maxishootaaa adiga waa hiilinooysaa ogoow
GABAR REER 🇺🇸 AH CAANA KA AH TIKTOK OO NOO WARANTAY #ARIMAHABULSHA
14:04
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 21 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 47 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 36 МЛН
ISKU DIYAARIN IYO SURPRISE AAN UGU DHIGAY..?
12:27
Amira Qurux
Рет қаралды 14 М.
QISADA SUCAAD QALBIGAY TABANAYSA!!@sawdamqaalib
47:02
Sawda Qaalib
Рет қаралды 76 М.
GABAR CADDAADO OO NINKII AY XADAY LAGA SOO DHIGAY😅 #ARIMAHABULSHADA
15:24
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 28 М.
Geenyada madow oo wiil u rakateeyey
52:30
Lulka malayzia
Рет қаралды 181
DHAGA HADALKA XAMDA EE ANI IGU SOCDA WAA TAN JAWAABTIISA🤫🤫🤔
40:00
AJ FAMILY MA MAJEERTEEN BAA🤔 MISE? #ARIMAHABULSHADA
17:00
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 42 М.
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 337 М.
GABADHII TIRI NIN REER 🇬🇧 AH BAA UUR IGU INKIRAY🤔#ARIMAHABULSHADA
12:59
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 40 М.