Dagaalkaad hore uqaadateen you idinla qadhaadhan wax nabad la dheho ma hayno...Ciidamada madaniga

  Рет қаралды 12,446

YAASIIN BALBALAADHSHE

YAASIIN BALBALAADHSHE

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@baabuli8762
@baabuli8762 4 күн бұрын
Libaaxyo guulaysta garabkiinan nahay isha allah nabad hoosaasin ah nabad maaha colaaday badhan ku qaateen taasaanu gudoonay
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 4 күн бұрын
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
@sahraahmed-9556
@sahraahmed-9556 4 күн бұрын
اللھم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤مدد مدد مدد يا شيخ محمد رضي الله عنه ❤❤❤❤❤
@KhadraCabdullahi-e2t
@KhadraCabdullahi-e2t 4 күн бұрын
Dagaal aynu isku diyarino reer sheekh isxaaqaw wllhi cadawgu wuu jabaya
@avoidcruel744
@avoidcruel744 4 күн бұрын
Guul Somaliland❤ G36 SSB Qaranka❤❤❤
@munayusuf4949
@munayusuf4949 4 күн бұрын
Allahbhabinakala qaboojo eedo, Allah ha idin xafido ameen. Dhiig manrabno, isku dad ayeynu nahaye Allah xaqa habina wada garansiiyo amiin
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 4 күн бұрын
Nabadaasi waa khiyaamo ha aqbalina isaaqoo garaahaan isaaq bari waa khiyaamo waa khiyaamo
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 күн бұрын
masha allah Guulaysta SSB G36 ciidanka qaranka
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 4 күн бұрын
Guul SSB & G36 S/LAND ❤🎉
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 4 күн бұрын
Muuse Ismaaciil algarxajisiya waa in la keenaa gaadhiga suuga oo ay ku faanayaan cadowgu ✅💯
@sahraismail610
@sahraismail610 4 күн бұрын
🎉guulaysta ciidanka ssb ciidanka g36 🎉🎉🎉🎉 geesiyasha lahubo guul
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 4 күн бұрын
Garxajisow ilaahay ku xidhnaada oo xuskiisa badsada ✅💯
@mohamedelmi4474
@mohamedelmi4474 4 күн бұрын
Walaahi hadlkiina waa badanyahay nabad ma jirrteeh fulaynima ayaa u aqaanaah kkk
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n 4 күн бұрын
Huwan nabad ma hayso ee ku jihaada oo iska celiya ,hana doonina .
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 күн бұрын
Wa sida hanadadow Nabad benbena no Intay nabad inagu yelan Colad inagumaba yeelan
@mohamedelmi4474
@mohamedelmi4474 4 күн бұрын
Kkk ciyaar ayaa wadding walaahi wax yar sugar walaahi waa nala soo khalday ayaa sugayaah kkk g36 ssb maxaa la dhahaa kkk dowladii maxaa ku dhacay kkk wlaahi waan yaabanahay wax yar isuga inshaalaah kk
@SakariyeSiciid-df9zs
@SakariyeSiciid-df9zs 4 күн бұрын
Guulaysta geesiyadow, waa in la buufiyo huwanta. Guul Somaliland G36 & SSB.
@abduge1237
@abduge1237 4 күн бұрын
Somalilantii ma waxay ku danbaysay 35 sano ka dib 20 wiil oo reer miyi ah oo macaawiisyo sita oo leh nin na amar kama qaadano. ALLAH KARIIM. Waar ha dhimanina oo guryihiina ku noqda dib qarax ma degtaan oo hawsha dowladda ciro u daaya. Maxaa ciro loo doortay. Ciro baad fashilinaysaan.
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x 4 күн бұрын
Hadhowna yaana guursanaya dhaha qoyaney
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 күн бұрын
Cid dambe idin guursan mayso shan fac markaad keligiin isku noqnoqotaana asalkiinii baa soo baxaya idinkoo zanzibaariin noqday baad is arki doontaan
@NimcaanMajaajilayste
@NimcaanMajaajilayste 4 күн бұрын
Ayayayyyyyyyyyyyyyy
@u.j7332
@u.j7332 3 күн бұрын
Nabadu waxay baajinaysa dad islaama dhiigooda oo la daadiyo idinkuna soomaali ka sokow daris iyo xigaal baa tihiine soo dhaweeya Nabada ilaahay baa jecele Aakhirona wax idinkaga horeeya ma ogodin
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 4 күн бұрын
Garxajisow ceyda joojiya oo hooyo danbe yaan la caayin ✅💯
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 4 күн бұрын
GEESIYO HAMAQLINA WAA BEEN CAD OONAY WAXBA KA JIRIN
@RashidAbdullahi
@RashidAbdullahi 4 күн бұрын
Geesiyaadii g36
@gureey3185
@gureey3185 4 күн бұрын
Waxay yaqaanaan ayay ku hadleen soomaali wataa mashaqaystaan hadhow caalamka nakaalmeeya ayay Lee yihiin waa dad ay u dhamaatay ha iska dhintaan ileen qiimaba majoogaan
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 күн бұрын
Dagal is coming like or not ceerigaabo
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 4 күн бұрын
Nacaskaa leh dhulbaa idinka maqan muxuu uga jeedaa waar jooji fowdada nabadu idinka ayay dan idiin tahay ee xishoodaa dhulna kamaba haysano dhulna kama maqnaa
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 4 күн бұрын
Lasqore bi habar yunis ku socora maba jogisan dinan
@horijoogmedia
@horijoogmedia 4 күн бұрын
Harti waa saas ay uga guuran ceerigabo xafad bay ka daganayn magalana xafad laguma sheegto ha na dhafan awalba khyr ma lahayn dagamada ay dagan yihiin ha qado warsangali
@userc6x3u
@userc6x3u 2 күн бұрын
Waa beentoda nabad majirtee wayso hub arursanayan War cidna ha dhagesanina
@said1498ify
@said1498ify 2 күн бұрын
Yaan la idin khiyaamin nabad ma jirto. Raga iska celiya oo wadanka difaaca.
@Qarandhise
@Qarandhise 4 күн бұрын
Yaasin bilaayoda lama bunbuuniyo nabada wax ka macan
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n 4 күн бұрын
Nabad beena ayay haysan daaquut .waan laga in tirtiro Somaliland iñsha Allah
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 3 күн бұрын
MAXAA DHAKH BARATAY ISAAQ😂😂 BAAFIN BAAFIN WAXAA LOOGU BAAQAYAA RAGA HARGEEYSA MAKHAAYADAHA SHAAHA KU CABAYA INAY ISKA XAADIRIYAAN JIIDA HORE OO MEELKASTA OO NIN ISAAQ JOOGO SOO DHAQAAQO OO DALKOODA DIFAACAN.
@abdisamadmohamoud
@abdisamadmohamoud 4 күн бұрын
toolaye habar yoonisey toolayey habr jecloy war yaan ladin gaadin darood waa idin soo hub urursanaya lkn maxa usugaysan ma werartan wakuwa isku urursanaya fiqi fuliye odayasha warsangeli nabada ka hadlayey waa si aay isku dhigatan waa khiyamadi darood
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 4 күн бұрын
😂😂😂😂hadal yuu idinka tagin
@qurbaawis642
@qurbaawis642 4 күн бұрын
Waxaasi waa hoosaasin daarood dagaal ayuu diyaar u yahay yaan lays dhigan
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy 4 күн бұрын
GUUL GUUL IYO GOBONIMO CIDANKA QARANKA JSL GUUL GUUL IYO GOBONIMO CIDANKA MADANIGA GUUL GUUL IYO GOBONIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ GARABKIINA. DIFAACA DALKA UMADA SOMALILAND WAA MUQADIS WAA SAX IN LASOO AFJARO ARGAGIXISADA KUSOO DUUSHAY DALKA UMADA SOMALILAND GUUL GUUL IYO GOBONIMO UMADA SOMALILAND
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 күн бұрын
markay arkeen in loo diyaar garoobay bay nabad doonayan marka hore maxay u diideen nabad tolow wixi xiligii afwayne gaaysten baaa loo dulqatay oo aan lagula xisabtamin xalay dhalay xuman ka noqda la yidhi mantay hadna kibreen marka hore yaa dhidhi baxa kuwii kale wa dhaarnayan iyagna inay soo gala n bay rabaan aragaxiso danbe noo iman mayaan nabad auga dartay ha la tuso xumantooda baga
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n 4 күн бұрын
Suugag iibsada ilmadeerayal
SPLASH BALLOON
00:44
Natan por Aí
Рет қаралды 27 МЛН
I didn’t expect that #kindness #help #respect #heroic #leohoangviet
00:19
New Colour Match Puzzle Challenge With Squid Game 2 - Incredibox Sprunki
00:30
A Child's Big Mistake Turned Into an Unforgettable Gift #shorts
00:18
Fabiosa Stories
Рет қаралды 43 МЛН
Maxay Somaliland la tagtay shirweynaha caalamiga ahaa ee Dubai?
12:02
SPLASH BALLOON
00:44
Natan por Aí
Рет қаралды 27 МЛН