Dagaalkii Ciraaq & Maraykanka Bilaw ilaa Dhamaad.

  Рет қаралды 16,848

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@Maxamed.Cali09
@Maxamed.Cali09 Жыл бұрын
Zxp wllhi billahi tallahi waxa tahay nin abaal gud mudan sababtoo ah waxa tahy you tuberka somaliga ah ee ugu vedeyada dheer😊😊😊alle haku sharfo zxp qli
@hidayah3760
@hidayah3760 Жыл бұрын
Midnimada inay muhiimtahay ayaynu ka baraneyna barigii khilafo inowgu dambeysay beyna nabad inogu dambeyse gaaladu waa Cadow lkn mafahmeyno ila iyo maanta😢 jazaakallaahu khayran wll khadar
@zadaamhussein3043
@zadaamhussein3043 Жыл бұрын
Saxiib sheekoyinkan oo kale soobadii Tariikhda waa wax aad u fiican 👍
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 Жыл бұрын
Masha allh شكرا ❤❤
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 Жыл бұрын
Masha Allah Wall Khadar Hore Usoco Geesi
@ahmedsheikhmohamedahmedsheikhm
@ahmedsheikhmohamedahmedsheikhm Жыл бұрын
Allaha Ajir Iio xasanaad Kaasiiyo wll Sida Aadka Uqurxda Badan ee Noogu soo Gudbisay Taariikhdan Cajiibka ah Noosoo Badi wll Taariikho sidan oo Kale Indhaha Noogu Fura Si aan xaqiiqada U Ogaano
@Abubakarmohamed7418
@Abubakarmohamed7418 Жыл бұрын
masha Allah
@yesorno8511
@yesorno8511 Жыл бұрын
xaqiiq weyn oo qarsooneyd ayaaad banaanka keentay mahadsanid macalin
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 Жыл бұрын
Maashaa Allah wlal qaali Allaha ku barakeeyo
@abdulhamiidhassan3743
@abdulhamiidhassan3743 Жыл бұрын
Saxibow su aal rabaa inaa kuweediyo intee kaalasooxariiraa
@Axmeds222
@Axmeds222 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@playGAOL
@playGAOL Жыл бұрын
malmahaan lagu ma arkee wa halkee ee baw taariikhaha manaa soo dhigtid
@zerzadiik2558
@zerzadiik2558 Жыл бұрын
Thanks wll khadar jawahar
@user-kt2zy7pu7g
@user-kt2zy7pu7g Жыл бұрын
MNsha allah ❤️
@mohammedaaye1361
@mohammedaaye1361 Жыл бұрын
Saaxiib waad mahadsantahay laakiin waxad ka soo hadashaa dagaalkii koobaad iyo kii labaad ee adduunka .....mercy
@craxmaannuur5366
@craxmaannuur5366 Жыл бұрын
Mahadsanid aad baan ugafaaiidaysanay
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Masha allle brother ❤❤
@hibocadar5342
@hibocadar5342 Жыл бұрын
Maanan ogayn ba in shidaalka taariikhdaas dhan uu laha subxanallah lkn ilahey midnimada muslimiinta😢 dib ha i nogu soceliyo taariikhda inoosoo badi wll
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 3 ай бұрын
ciraaq Qani ayay aheyd shidaalkeedana saaid bu ahaaa abaayo balse maanta waa faqiir dadkeeda
@hibocadar5342
@hibocadar5342 3 ай бұрын
@@Abdikahinshukri-gx2cbhaa midaas a been aheen
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Жыл бұрын
Ayuhal shaam baarakalah
@maxamedalmani4400
@maxamedalmani4400 Жыл бұрын
masha Allah wll
@ahmedaani_7118
@ahmedaani_7118 Жыл бұрын
Ugu dambeyn mxan intan kabarany :- hadii ad isduleyso waa lagu duleysan
@maxamedaxmedsuufi6144
@maxamedaxmedsuufi6144 Жыл бұрын
Mahadsanid
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 Жыл бұрын
Muuqaalkan fecbooka soo dhig adoo raaliya aslan muuqaladoo dhan inoo soo dhigto isku day hadee hada asxaabtaada wada aqoonin weybara doonana ee soo dhigi haay mahadsanid wll qaali
@ahmedabdiraxmaanawil4323
@ahmedabdiraxmaanawil4323 Жыл бұрын
Aadan Baan Kaaga Mahada Celinaya Walaal Runtii Waan U Bahaana Wacayi Ama taariikh KU saabsan Dagaalkii Ciraaq Iyo HOOG iyo halaagu ay geesteen gaaladasi dadkaas muslimiinta ah
@jakivic172
@jakivic172 Жыл бұрын
Wll xaqiiqdii macluumaad aad u fiican baad ka hadashay lkn Marjac ma noo sheegi kartaa Yacni kutub iyo mawqiyo
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 Жыл бұрын
Mnsha Allah wll qli hore u soco waxaad kudantahy 1m subscribe Wiil dhalinyaro aha ayaad tahy misna dadaalaya si uu usoo bandhigo taariikho cajiiba iyo waxa ku hoos duugan hore u soco wll
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
Teeda kale sucuudiga ayaa ka xanaaqay arinta falastiin walaaltinimo darteeda hadana yiri hala weeraro ciraaq taas hanoo sheegin nio indhaha malaine Teeda wixiyoo dhan waxad kadhigtay mareekan ayaa waxoo dhan kala waday oo kaalaya sirtaaso dhan mareekan yaakasoo kashifay oo ogaaday inuu ciraaq sidaas dhan u amri jiray teeda kale waatee dawlada wadan iska weeraraysa oo awooda iyadoo maamuli karta shidaalkeedana qaadan karta maxa keenay inay weerarto ciidan kunaf waayaan intaas qarasha ku bixiyaan runtaa waxy tahay sadaam inuu laf dhuun gashay kunoqday cidda doonaysa inay taaqriiqda duugto waa cida dadka indhaha tiraysa
@mohamudmohamed
@mohamudmohamed Жыл бұрын
Mhdsnid wll qaali ah
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Mahad sanid Macalin
@playGAOL
@playGAOL Жыл бұрын
Taariikhda soomalida soo dow b
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 17 күн бұрын
Shidaalka carabta waxaa iska leh maraykan saas awgeed shidaalka ciraaq shiidaalkeeda mahaysan saas awgeed maraykanku shidaalkooda uun buu ka dhacayay
@mukhoibrahimabdimony8259
@mukhoibrahimabdimony8259 Жыл бұрын
Madsanid sxb
@oraahdamaanta4311
@oraahdamaanta4311 Жыл бұрын
War nio ciraaq magacaaas waligiis ayuu jiray waxana jira xadiis sugaaya midaas ee iska soo fiiri
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
ilaahay hakaa ajar siiyo wll
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
Zxp waxa ila ahayd inaad dhahdo duullaan lkn sidaa filayo maaha dagaal dhex maray laba dal,dhamaam saxaafada caalamku eryagaas ayay isticmaalaan,
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
WAXAAD kasoo sheekaysa dagaalkii Bosnia Herzégovine ee Muslimiinta badan lagu gumaaday tharikhda in la iloobo maahin mahadsanid ustaad
@qadanissa9840
@qadanissa9840 Жыл бұрын
Waad mahadsantay Dadaalkaaga lkn. Waxay ilatay in ayfiicnan layd hadad Sogabin layd video ga mahadsanid
@SahalDiini
@SahalDiini Жыл бұрын
barnaamijkan iyo kii hore ee suuriyaba waan daawaday waana fahmay cilada ii soo baxday maaha inay gaalo awood badan yihiin oo ay siday doonaan yeeli karaan ee waa in muslimiintii ka tageen diinkoodii waxaanan aamin sanahay hadii aynu diinka islaamka isku maamuli lahayn kuna dhaqmi lahayn aanay waxaas oo dhami dhaceen
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 Жыл бұрын
Kkk sxb itaxaanbaatahay adigiyo sadam wa inikalagaran wayay hhh
@Abuobeida-nj3xi
@Abuobeida-nj3xi Жыл бұрын
Music backround ka kadaa Ustaad Dhibaato weeye caadi looma dhagesan karo.
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Hal meel diirada masaari kartid 😂😂
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
miisaanka xasanaadka ilaahay hakaasiiyo wll
@Diiriye14
@Diiriye14 Жыл бұрын
Ala ya cizak
@mxmdcmraxmd4552
@mxmdcmraxmd4552 7 ай бұрын
Mhad sanid ader, waxasi markay dhcayen wan jogy sidana uman fahsaneen
@ZakarieHajji
@ZakarieHajji Жыл бұрын
Su'aasha meesha taal waa 1) Maxa sababay in mareekan uu ka baaqsaday sida uu ciraaq u gumaaday in uusan Somaliya u gumaadin iyado aan ognahay in Ceydiid uu ku indha adka dagaalka Mareykanka 2) Ciraaq waxay u muuqata mid kaso kabsatay dagaalkas oo ciidan ahaan iyo dowladnimo ahaamba way dhismeysa halka Somaliya o qasaara yareyd ay wili daalaa-dheceyso waa maxay farqiga u dhexeya 3) Reer galbeedka oo lagu yaqiinay gumaadka iyo gaaguuntirka umadaha muslimka maxa Somaliya oo iyadiba qarka kasi dheceysa maxay isugu celinayan iyado ay jirto inaysan naxariis ay noo hayaan eheen
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
Wll suaasha 1aad,,sababta uu ciraaq sidan oo dhan ugu galay waa dhawr arimood -gobolka ay ku taallo oo aad xasaasi u ah(bariga dhexe)maadaama oo la sugayo amaaanka i s r a e l ,lama ogolayn in dal kasoo horjeda reer galbeed uu gobolkaas awood ku yeesho -dawlada ciraaq oo ku tala jirtay inay qabsato dhawr dal oo carbeed oo sacuudigu ku jiro,halkaasna dawlad xoog leh oo reer galbeedka amarkooda kaso hor jeesata laga cabsi qabay, 2=suaasha 2 aad sababta ay soomaaliya usoo kaban wayday ciraaqna usoo kabatay waa mid la xidhiidha kala duwanaanshaha umadeed,soomalida oo ah dad aan aad ugu tababarnayn dawladnimada,qabyaaladna ay aad uga jirto, hadii mar la dumiyana siday usoo noqdaan ay adag tahay,halka ciraaqiyiintu ay ahaayeen dad ilbaxnimo ah leh walaw aad loo dumiyay
@mahamedarten1700
@mahamedarten1700 Жыл бұрын
Keep going brother mshlah
@dhaqanesahal5151
@dhaqanesahal5151 Жыл бұрын
Codkaaga kor uqaad brother
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 Жыл бұрын
bal waxa waryha sheeganya eega eed moodo naag cunaha la hyo
@manduale3936
@manduale3936 Жыл бұрын
Lkn suala madaxayga kaduurayo waxay tahay marke ugu horeysey 600 e qof e maraykanku danihiisa kadhax arkiwaayay sbb buu saadan u xasuuqay? Wxn dhihi kara si iraq dawlad madax banaan unoqoto dhagarka ay USA wado uga badbaado markay quwadeysatana danaheega ka arimsato ayuu usameeyey aan odhano lkn marka 2aad mxaa ku kalifay Inta uu isku dhiibo in uu hubkiisa xataa burburiyo hadii ladhimanayo dhareerka layska duwaa e? Mise sadaan khaain buu aha isaga laftarkiisa
@qadarheero5013
@qadarheero5013 Жыл бұрын
Reer yurub laandheresana waxa cid aysan so gumesan malahn 😂
@yusufmursal947
@yusufmursal947 Жыл бұрын
Sanadkii 4aad ba ii socda ' iyo history been ah Oo ku sallaysan bropoganda & buun buunin reer galbeed . Iskadda tariikh aynu baarne keena dhexdeena baanu shakki Galina. Markaa yey tahay inaynu kasugno noo'na qoraan tariikhda ay leedahay qawmiyaddeenu Su'aashu waxay tahay? Jiil kan aan anigu ka mid ahay sida loo jiheeyey Oo naloo indhatiray waxa ka dhalan kara malaga fakeray kaa gan jeeb buux siga wadaw.
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@jii7900
@jii7900 Жыл бұрын
Mahadsanid bro
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 48 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 91 МЛН
Dagaalkii Somalia & Maraykanka ee October 1993
34:44
Jawaahiri
Рет қаралды 8 М.
Taariikhda Dagaaladii Syria & Shaam
56:13
Jawaahiri
Рет қаралды 10 М.
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 364 М.
Palestine takes new seat at UN General Assembly
1:04
Middle East Eye
Рет қаралды 31 М.
DİL LAYAAB LEH AYEY SAMEEYEEN OO LA FAHMİ WAAYE
16:24
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 44 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 48 МЛН