Muuse biixi marku caayay mala qaylinayne maxaa qaldan kana madaxwayne maahe waa waashtaye
@Hiigsiofficial18 күн бұрын
Mashaa allaah
@Saylaan18 күн бұрын
Reer xamar waa la wasaa
@farhiyaabdulle359318 күн бұрын
Bulshaawi calooshaada ayaa kuu daran shalay somaliland heesta uu karbaashay waad ku raaxesanaysay oo sax ayaa ku haysay mida kale xasan waxaa uu sameeyo madax weyne somaliya soo maray ma sameen dhulkii badii wax uu cafiyay ma leh saas oo ay tahay sharma boy hees buu ku amaanay xasan laakin maanta markuu ku cabiray wax ka jira wadanka dadka lagu boobayo dhibka ka jira uusan cafin adeerkaa waxaa ku taagertay musuqmaasuq iyo fataal nimo iyo qabiil kaa guuxaya laakin ogow sharma waa xil kas qabiil aan aqoon ataag gareen
@SahrujaSheikh16 күн бұрын
Ilka case waa doqon wayn muxuu u facaystaa sharma wuu dhali karaaye uf war ka har wiilka
@zamzam525518 күн бұрын
HASAAN GARGURTE WAXAA MAA BAAD BADINAYO MASAKIINTII AYUU GUUD KU GURAATA EE ILLAAHEEY HANAGA QAABTO
@aminaali826318 күн бұрын
Scharma waa alikoliste waalaen
@mohamadomar459118 күн бұрын
Maxamsd ayaanle adiga sharma boy miyaad ku taageersantagay in oo caano madaxwaynaha
@HalimaKulmiye-gr9xn18 күн бұрын
Dalxureeye xasan shiiq cay wax looga qaadi waa
@foozia42618 күн бұрын
Marna badaydu iibmaha markaan bilaash kubixiyana haylahadlina oo madaxweynaha baqdinta vku bixiyey ban udoodaya waar ya ilahay yaqaan
Dib danbe ayey xil uqabaneyn awalaba deni o siyasadisa ka dhex arkey ba xasan dortey
@aminaali826318 күн бұрын
Maxaa boqaar aahe alikolistahe salidqunbaa
@hilalisesiyad888717 күн бұрын
Wuu ku qaldan tahay
@Suleeqoa18 күн бұрын
Benale wa ninxun xasan sharmana waxo sameyle lagu shegay
@sahraigal149318 күн бұрын
Lasheegey in madaxweyneh logu gafey maxa ladhaha cunxun o cabtoy ah inuu madaxwena cayo. no acceptable
@Mulkimohamud-r5g18 күн бұрын
Doqon.iska Hadley xasan muxuu diyariyey umadi u barakiciyey
@Tasniim118 күн бұрын
Kkkkkkkk Xasan sheikh miyaa wax badbaadinaya Allah ayaa wax badbaadiya kaas badbaado iyo wax qabad laga sugimaayo.
@siciidocabdi-fm9qh18 күн бұрын
Yaa huu yuu adiga ku cunin bilaa sahaye alaha ka soo gaaro umada dad oyo dalba xaraashhe
@Tasniim118 күн бұрын
Adigu maxaad tahay mooryaanka media isbaarada kuhaysta. Sharma boy munaafaqadda halaga daayo shalay markuu odaygii dheeraa ee muuse uheesayey markii badda lagu haystay waataad lahaydeen kusoco iyo sharma boy waa geesi. Bye the way sharma boy been kama sheegin wuxuu yahay uunbuu kusheegay. Xasan hadaydan rabin in wax laga sheego kursiga kadajiya odaygan isku dhexyaacay.